Caku hooyooyinka doqomadaa ee caruurtooda ka jara abahood Iyo ehelkoodaba uf og uf og baan idin leeyahay hooyooyinka noocaas ah waan ka xumahay hooyo allaha kuu soo sahlo aabahaa
Adoo raali ah su'aalaha qaar oo ah maxay u guursatay dadkiis ayadu kama jawaabi karto waana la soo dhaafay waqtigaas lama soo calin karo. Inaadan weydiin ayaa ila qurux badan.
Bro hadi ad dalki ad jogto uu tag oo vidoga tus ajar iyo adunyo iyo mid akhiro baa wad ka helaysa bro wa cawrad wlh bilahay anigo nin ah oo askari ah ñacam calol adega aya kawada askariga oo tagay melo badan oo dagalo ka socdan meydadka nocnoc ah soo arkay aya ilmeyay wlh incha allah bro ilahay haa uu fudediyo iney hel uun hesho ee rerkas ad shegayso sida ugu dag daga badan uu tag bro
Adoo raali ah su'aalaha qaar oo ah maxay u guursatay dadkiis ayadu kama jawaabi karto waana la soo dhaafay waqtigaas lama soo calin karo. Inaadan weydiin ayaa ila qurux badan.
Hah aaad baan uga xumaaday wallhi ilaah sifudud ilaah hawgu sahlo ❤❤❤❤❤❤❤
illahaya ha ku sahalo abaabo rabi ha ku soo fudeya inshallaha faraxda waye ku dabesa inshallaha
Waad helaysaa insha alhaa
Abaayo illaahey ha ku sahlo aabahaa insha Allah waad heleysaa haduu noolayhey hadii klana Ehelkii ayaa heleysaa maadaama aad heysatid war bixin fiican
Ayaan hooyo qalbigaa ixanuunay walaahay ilintaan ceshanwaayey insha alahakuusahlo aabahaa iyo reerkiida aamiin
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
ILAAH waxaan ka baryayaa in uu kuu fududeyo helida aabahaa.
Aamiin Aamiin Aamiin
Ma wey neysid I sha Allah
Illaahoow yaarabi dadkeedii siii
Ax ciil bay laooyeysa aamuu huuno macan 😢😭😭😭😭😭
Caku hooyooyinka doqomadaa ee caruurtooda ka jara abahood Iyo ehelkoodaba uf og uf og baan idin leeyahay hooyooyinka noocaas ah waan ka xumahay hooyo allaha kuu soo sahlo aabahaa
Isagaa sababta keenay oo qariye dhibkaa isaga masuuliyadisii gaby
Haduu qaldamo Iyo hadii kalaba waxaa fiican inaad fiiriso ilmahaaga qalbigooda
Allaah ha ku sahlo idanka Alle Amiin Amiin Amiin
Adoo raali ah su'aalaha qaar oo ah maxay u guursatay dadkiis ayadu kama jawaabi karto waana la soo dhaafay waqtigaas lama soo calin karo. Inaadan weydiin ayaa ila qurux badan.
اللهم اجمع بينها وبين أبيها وفرج كربها
Allah u sahlo wlhi waa xanuun
ALLE SWT hukuu sahlo aabahaa.
Ilaaheey ha u sahlo aabaheed si dhibyar oo fudut bi.itnilaahi baari.u guruub 100 qof kabadan ayaan u direy ee walaalayaal kucaawiya baafinta iyada iyo kuwa wax kamaqn yihiin iyadoo kale jizaa.a kumulaahu kheyran scw scw scw scw scw scw scw
Allah ha ku sahlo Aabbe macaan
Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah ❤
Ale haku sahlo abahaa
Ilaah ha sahlo amuurteeda
Walaal alle haku xifdiyo
Allaha kuu sahlo eedo macaanto 😭😭😭😭😭
Allaha u soo sahlo abaheed
Alle hakuu sahlo wlshy qaali insha allah wd helin
Cabdifataax me su.aalo.qaladan.haweydiin I'm gabadha
.wixi.waalidku.haleyey.haweydiin.ceebaha.qarson.kadaa.ka.daa😢😢😢😢😢😢😢
Abayo allaha ku sahlo abo mcn wanahelee bi idnilaahi kariim
I can understand the feelings this young lady feels. I lost my mom at the age of two .
Qofkii uguhoreyay 🎊 🎉
Mashal
Waad helaysaa insha allah
Illaahay ha u sahlo
In sha Allaah waa helee.
Ilaahow.usahal.aabe.heeda.ragu.sidaas
Ayey.dumarkaa
Allaha U Sahlo Aabaheed Bi Falli Allaah
In shaaa allh habo mcn waad helin
Allah kuu soo sallo
Ilaahey ha ku soo sahlo aabahas
Shariifada ALLAAH ha u sahlo family keeda.
Ilaahay hakuuyasiro waad heleysaa insha allaah walaashey
Allaha usahlo ehel keeda
Cabdi cadsiisow murug iyo farxadba wad ka dharagtay ilaahay imada haygu asturo
Ilaah si dhibyar ha isku kiin siiyo adiga iyo aabaha iska cafi hoyadaa ALLAHUMA AAMIN
Asharaf is mujiya allaha ku sahlo abaayo
Abaayo raali noqo ale u samir aabo hadu nool yahay waad heli insha allah gabadhan cunsirino unbey la kulantey wan ka xumahay 😢
Ayan wahan leyahy Nasiba الله ku wanjiyo wa gabar daad ah... kurbada الله kafeydo يارب ushal.abehed. ...
Abaayo Allah kuu sahlo
habo illaahay hakuu soo dhoweyo hada, hadigaaba hooyaa
Allaha ku sahlo aabaha
Allaah hakuu Sahlin aabo
Allaha u sahlo aabeheed
Allaha kuu sahlo
Allah haku sosahlo abahaa wllo
❤
Ana waxan u share gareyay gabar walashey oo Dubai degan bal iney garato insha allah walasheen farxad baan u rajeeyey
Alle ha ufududeyo
Allaha kuu fududeeyo inaad hesho abaayo🎉❤
Gadhaan Waxaa Eedo u ah Gabar Faduma Shariif Abuukar Shariif Cusman
Oo ka Mid ahayd Golihii Degaanka Xamar ee Dhisay 1980 Isla Markaas Waxay Mar Labaad Faatuma Shariif 1984 Waxaa Reer Xamar Weyne Waa Dad Caan ah
Wll hada garanesid rerkaa Aas shegeso u sheeg waa maskin hada mel kuu oohtahy 😢 please wllo
Video tuus please wllo bal iney iyaga noqdan wan coodsi abowe
Haa Walaal Dadkaas Hadaad Garanayso Ama Ay Nooshay Bal Nala Raadi Adoo Mahadsan.
Ilaahay Noo Sakhiro.
Bro hadi ad dalki ad jogto uu tag oo vidoga tus ajar iyo adunyo iyo mid akhiro baa wad ka helaysa bro wa cawrad wlh bilahay anigo nin ah oo askari ah ñacam calol adega aya kawada askariga oo tagay melo badan oo dagalo ka socdan meydadka nocnoc ah soo arkay aya ilmeyay wlh incha allah bro ilahay haa uu fudediyo iney hel uun hesho ee rerkas ad shegayso sida ugu dag daga badan uu tag bro
🎉
Alow u saqir yaa allah intii murugeysan qalbiga u qabooji😢😢
Sorry abaayo ilaahyeey ha ku sahlo aabe😢
maxaa ka qaldan mm gabadheeda ka ooyisay ilahey abeheed ha u sahlo
MA RUN BAA ?????????
Sorry abaayo allaha kuu Soo sahalo aabaha iyo ehelkaaga inashallah waan dareemayana abaayo macan
Dadku.iney.ooyaan.miyaad.kaheshaa
Hu
Adoo raali ah su'aalaha qaar oo ah maxay u guursatay dadkiis ayadu kama jawaabi karto waana la soo dhaafay waqtigaas lama soo calin karo. Inaadan weydiin ayaa ila qurux badan.
Sax❤❤