Deg Deg Musharax Cirro Oo Garab Istaagay Somalia, Kenya Oo Axmed Madoobe Hoos Geysay DFS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @AbdiMohamud-w1m
    @AbdiMohamud-w1m 34 хвилини тому +1

    Turkiga ha u gefin somaliya mesha ey jogto allah ka sukoow asaa gaarsiiyee

  • @ciisecabeey7172
    @ciisecabeey7172 8 хвилин тому

    Asc waxaan salaamaayaa garaattv

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 3 години тому +5

    Kkkk iyaday utaal Itoobiya hadaysan bad lahayn ( ilaahay muxuu u siin waayey?), itoobiya waa sida 17 dal oo Africa ah oo aan bad ilaahay siinin ee maxaa Itoobiya ka duway?.

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 3 години тому +2

    Donista turkiga danihiisa ithopia waa wax U dhexeya iyaga lakin xitaa haday Ethiopia aqbasho rabitaka dawlada somaliya loo ogolaan mayo marnaba kadhib markan ogaanay ajendayaasha U qarsoon waa arigtida reer hiiraan iyo inta aaminsan sareynta soomalinimada

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 Годину тому

    Hakan fidan in uu itoobiya ay rabaan in ay hesho bad markii hore uu hadalay ayey ayaan arakay hadalkiisa

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 години тому +1

    Beenbaad soo werisa iskuma diri kartid somaliland hanoolaato inta lanoolyahay S/land

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q Годину тому

    Bad siineyno itoobiya hakan badisa hasiiyo abii, dhulkena badena bixin meyno

  • @khalidyusuf9574
    @khalidyusuf9574 2 години тому

    Isaaq land vs SSC
    Old man doesn't make difference when all his sub- clan men in the front.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Годину тому

    Hakan Fidaam Waa Iska Af Gobaasi Wixiisu Waxaana Ku Filan Itoobiya Bad Uma Heeyno Ma Jirto Cid Uu Xoog Ku Leyahay

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 години тому +1

    Ethiopia waa yahuuda Africa hana dhaafto bad uma hayno turkiga haga dhax boxo

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Годину тому

    Waayaab reer koonfur soo nama Oran jirin turki waafiican yahay anigu waxaan leeyahay turkiga yuhuudda soo dirsatay ama bariga dhexe hajuugto ama afrika hajoogtee turki hadduu khhayr leeyahay kidiga oo muslimiin ah muusan xasuuqeen gabal iyo waa haddana waad maqlayseen in uu yuhuudda kiimiko uraraayay wuxuu waa gaala kawar qabe ingailaasha

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Годину тому +1

    Alle Somaali Maxa Jaahilnimo iyo Diin la'aan Ah😒Yaa wax Aanay ka Fiirsan ku deg degey, Ciro garab istaagay Somaliya, kuwa waxa iska dhadhiciyey, Somali maryoley ka Dhadhicinaaya Cire, Jilib Weyna U Laaban,Wixiisu waa Sir, Somaali Walla Weyn, Ma Rabee waxow Rabaa In Magaca Somaali, Jaran Jaro ku Fuulo waayo Muuse Handarab wuu la'qaba Fikirkiisa Ee wuu iskabinaya, Ee Somalida, Ciro ku'hayda, Caqligu ha'shaqeyo Muuse Handaraab iyo Ciro, Waa isku Fikir Ama Figrad Ee Muuse Handarab, waa Fudud yahay waana Arkaysa Calooshisa lakiin Ciro ma arkaysan Somalay, Malintu qabsado baa Arki Doona.

  • @cabdullahisayidaxmed333
    @cabdullahisayidaxmed333 3 години тому +1

    Asc Turkiga haddii warkaa keenay waa labo wajiile wax layeelayana ma ah.itoobiya maxaey ku darsatay somaaliya.waa dulmi waa in aan loodabci talada turkiga iyo damaca itoobiyaba.xataa waxaa xaaraan ah in wax lagakireeyoba

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 години тому +2

    DJIBUTI AYABA BAD U OGOL BIYO BADDEED, TURKIYA ITOOBIYA IYO DJIBUTI HA XALLISO, AMA BADDA HOBIYO HA NAGA IJAARATO MUDDA GAABAN.

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Годину тому

    Anigu waxaan diidanaa baa soobaxay xasan sheekh iyo muuse biixi iyo ismaaciil camar iyo abii axmad iyo imaaraad iyo turki lagu daray. Yuhuudda iyo maraykanka waa isogyihiine ciddii laga arkba haldilo dhulkeenii galbeed markaan kagaabinay doodiisii iyo dagaalkiisii miyay hakaa nala maraysaa

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 3 години тому +2

    GARAAD TV GUUL IYO GOBANIMO