Assalamu aleykum sister. This is from sheitan.read the muawatein, dua morning and evening,a lot of istiqfaar, Ayatul kursi. Saliga nabiga and be close to Allah always.. May Allah SW give you quick recovery.
Xanuunka wa mid jira panic attack la dhahaa e dhakhtar. Vitamin D Ilahay ha ku caafiyo amiin. Guri isku day inaad yar baxdo maalin walba . Ashwagandha organic tablets hurdo ku siin kimiko Ma leh wa geed cadi ah
Asc, walashey waxan kulatalin lahaa iney subaxii ducadaan aqriso بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في subax & galab الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم ) ثلاث مرات iyo iney aqriso ducada guriga loogabaxo بسم الله توكلت على الله ولا حول ولا قوة الا باالله
Dhaqtar uma baahnid, ee waxaad u baahantahay quraan aad u tiro badan, teeda kale waxaad badisaa laa xaawla walaa qubata ilaa bilaahi caliyul cadiim, iyo adkaarta subixi ama galabti si joogto ah u aqriso, in sha Allah waad caafimaadaysaa. Illaahay isku xir.
Allhuma rabi naas idhilbasa ishfi anta shaafii laa shifaa a illaa shifaauka ishfiihaa yaa rabi walaashey rabi ha ku caafiyo quraan isa saar dhaqaatiirtana u tag rabi ha kaa dulqaado
quraanka dhegaha ku hayso aniga jin ayan qabi jiray waxan isaga saaray quraan aan saacadkasta dhegeysan jiray naag jin iyo nin insi ah aya iga bexeen abaayo quraanka deris la noqo barashadiisa aqriskiisa dhegeysigiisa inshallah waa cafimaadi doontaa
Walashey marka hore allaha kucafiyo tan xikta anigey taas naftirkedo kale igu dhacday wa xanunada ruuxiga allaha ka dulqao culeyska waxad sameysa waysada yaysan ka burin adkaaru sabaax wal masaa,a aqriso suuratul baqara aqri ama dhageyso saliga nabiga badi laa xowla walaa quwata illa billaah badi wad fiicnaan insha allah
Nabiga صلي الله عليه وسلم ku sali ,naftaada ha dhegeysan albaabka inaa ka baxdo isku day markaa baxeyso dheh بسم الله توكلت علي الله لا حول ولا قوة الا بالله
Horty gabdhaan alle ha caafiyo gabdhaan waxa haya xanuun aniga I hayn jirey lakiin aan hada ka bogsadey alxamdulillaah aniga xanuunkaygu wuxuu ahaa kow hadaan is dhaho gurigaaga ka shaqeyso 2nin o xoog waaaweyn baaa xargo igu xir xirayaan xanuunka xaragahaa la igu xirxirayo waaan ilmeyn jirey cidna uma sheegi jirin 2hadaan suuqa aado naago baagada sitaa I Dabo socon jirey ogoow live uma arko lakiin sida aan nimankaan u arkayaan u arkayey 3 hadaan dhaqtar aado nubarka 6aad hadaan ahay inta 5ta qof I dhafayaan wan fadhinqyaa kaygu markuu soo dhawayaha dhegta lagaga oranayaa maxaad hada dhaqtarkaan ka sugeysaaa daawo ka heli mayside wllhey bilhaahey wan kici jirey nubrkaan ninka u dhiiba wan soo noqonayaa baan ku dhahaa gurigeygii kama sokeeyo hadee waa naagti saaaka gurigeedi uga soo baxdey iney dhaqtar aado 4 lugaha o I barari jirey 5 dhabar xanuun saaaid ah 6 suuqa o aan kaligey aadi jirin dadka ma oranjirin wn baqayaaye iraaca e waxaan oran jirey kaaley aniga baska kaa bixinayee i raac 😂quraan wala I saarey si walba wala ii galey odaygaygu alle ha u naxariiste wuxu oranjirey xafsa wll buufis baaa ku haya alle haku caafiyey teeda kale naag buran o cad o aan jiifin 😂😂😂yaa is oranaya way xanuunsanaysa marki danbe waxa la ii geyay sheekh rusheeyaha wayn mar u boosaso degenaa bey ahayd xanuunkeygu wuxu soo bilowdey 2008 wuxuna alle iga kaxeyay 2014tii marka isla mar igumu bilaban markii hore dhabar xanuun bu ku bilowdey Lugo barara kadib cabsi. Marka anigu gabdhaan waxaan oranlahaa abayo kow badi digriga istiqfarata salaiga nabiga scw 2quraanka shido siiba suratu baqra 3 cashar hadaada awoodo tufo ayat kursiga mucawanateynka sida qul acuudu birabinaas falaq al axad magacayada illheey adkaarta intaa taqaanba ila 2014kii intasan isku ilaaliyaa hadaan wagaa fahansanahay shayadiintu imaba dhibeen sheekh rusheeye raad shayadiinta ka cabsata aad iyo aad
Walaashay alle ha ku caafiyo Suratul baqra akhri ama dhageyso Saliga nabiga csw badi iyo istiqfaarta اللهم رب الناس اذهب الباس اشفها انث شافي لاشاء الي شفاءك
Vitamins ka ha iska soo cabirto inuu ku yar yahay iyo inkale dhakhtarka ha iska soo eegto inuu dhiigu ku yar yahay lagayaabe inay bilaa dhiigtahay dhakhtarku ha cabiro si uu vitamin ugu qoro inshallaah illaahay bari bari anigu aan cabsanjiray waxaan galay dugsi quraan quraanka ayaan soo dhigan jiray kadib illaahay uu icaafiyey dugsi quraan dhigo waad isbadali doontaa inshallaah
Walaashaya horata illahaya ha ku siya caafimada waxa kula talina laha rabi tala saro waa culasa xaga allaha dhagesi Quranka Surata baqar iyo ayada kuridiga inshallaha rabi ha ku siya caafimada deg deg walaalah tana labda waxa la xirta dhaqatar waxa ku haya Cilami nafisa
Allaahu aclam. Laakiin waxay u eg tahay in la Sixray oo Guurka laga sixray. Markaa waxay u baahan tahay inay maalin kasta akhriso Suurada Al Baqara. Waxaa suurta gal ah in lagu soo sixray Shaydaan/Jin ku afuufa waswas markay is tidhaahdo bax ama guurso. Haday akhriso Al Baqara maalin kasta, inshaa Allah xanuunku wuu ka baaba’ayaa 6 bilood ka dib inshaa Allah.
@@SagalMohaned Sorry wllo Somalida dad naxa Uma badna Waliba Qofka jiran Familkiisa Qaarkood ileen dadku isku mid ma aha (MENTAL ILLNESS) MABA AAMINSANABA INANTAAN ALLAHA CAAFIYO INTA WALAALAHAN AY KUGULA TALIYEEN WAXAN KUUGU DARI LAHAA INAAD RAADISO AMA EHELKAAGA ALLAHA KUU QASBEE INAY KULA RAADIYAAN PHYCatrik
Psychiatric & Waliba Psychology Dhaqtaradaasna kama maarantid Waxaase Lambar 1 ah quraanka weesoqabka Digriga Alle Sadaqad soonka sunada ah & Adigoo Naftaada u sheega inaad Allah adoon u tahay ,Magan u tahay ,qadarkiisa ay kugu socoto shaydaankana Ka caydhi Naftaada ha u ogolaanin fursad Yar Allaha Ku caafiyo wllo
Asc halageeyo cilaaj quraan ayeey u baahan tahay gabadha teeda kale hadeey yurub joogi laheed daawo stress ayaa la siin lahaa weeyna kabi leheed cabsida ma ogi in dalka laga helaayo xabad 2 kaniini oo haben iyo maalin uun baa la siinlaha . Lkn dhaqaatiirta dalka bac buuxda ayeey u quraan dadka ayagaaba cudur ku ridaayo qofkii xanuunsana Allah ha kaa dulqaado mcn badaneey insha Allah
1. Wayso qabka ku dadaal.
2. Suuratul Baqara akhriskeega badi, gurigana ka daar.
3. Adkaarta subixii iyo galabtii si joogto ah u akhriso
4. Sadaqad bixi intii aad awoodo.
5. Xuska Alle badi.
6. Ducada iyo baryada Alle badi, saqda dhexe kac hadii aad awoodo oo tuko Allena u bandhig dhibta ku haysata.
7. Sabirka ku dadaal.
Alle waxan kaaga baryayaa inuu xanuunka caafimaad kuugu badelo.
Wllo Jzklaah
Dardaaran & waano khayr ah ayaad siisay
Walaasheen Allaha caafiyo
Amiiin
Allaha ku cafiyo
Waa talo faido leh qiimo badan aduun iyo aaqiro anfaceso allaha kaa baalsiiyo
Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa aalihii wasaxbihii wasalam.
Aniga ayaa soo maray arintaan oo kale waxaan ku caafimaaddsy quraan
Agoraphobia ladhaa Rabi kuguma so celiyo wllo
Mashaalla Allah ha gu siyadiyo cafimadka
Alle kuguma soceliyo abyadaane allaha ka dulqado
abayo ilaahay hakucaafiyo lkin quraan saar badan ubaahantahay marwalbana albaqra guriga kashid saliga Nabiga badso
Gabdhu Agoraphobia qabtaa ee hala caawiyo baadhitaana ha ku samayso arintaas
Waa runtaa adkaarta iyo Quranka waxkasta udawoo ah
qur’aan saaar aad bi’idnillaah waad fiicnaan,
Maskin waanka xumahay aniga ayaa ku dareema walaahi aniga ayaa somaray dhibkan alxmdulilaah hada waan fiicnaday ilaahey qeer ilaahasiyo odigeeyga ayaa igarab qabtay alxmdulilaah aniga waxan ku la talina 1 quransaar 2 markasto weesaqaado saliga nabiga scw istaqfaarta batso markat dareento cabsi rabi subxaana watacala haku caafiyo aamiin yaarabi
Waa la ooyay inantan😢😢😢
Ilaahoow ka dulqaad miskiinta xanuunka haya.
Walaale wac STAR RUQYA
Ilaahay isku xidh, aamin in ilaahay ka awood wayn yahay wax kasta oo jira. Shaydaankuna daciif yahay. Suratu Albaqra kaa adag. Qalbiga ka aamiin. Oo isusheeg marwalba. Ilaahay baa kaa dulqaadi. Waa calaamado shaydaan iyo ibliis. Saliga nabiga ( scw) badi. Maansha Allah qof diinta ku dhaqantaad u egtay oo quruxleey ah. Ilaahay aamin adna is Aamin. Shaydaankana cagta hoosteeda gali. Insha Allah waad guulaysan.
Aniga waxandarema ildad waaye waxa aqriney qulhuwalahu qulacudu barabilfalaq birabinaas alhamdulilah ayatulkursi 100 100 malinkasto wacafimadey ishaalah
Aniga taladeydu waxey tahay inad quraan isasa saarto xanunkan wuu jiraa wuxuna ku dhacaa qalbiga dawadiisuna waa qur,aan illaheyna haku caafiyo abayo
Waa runtaa wllo Gabdhu Agoraphobia qabtaa ee hala caawiyo baadhitaana ha ku samayso arintaas
Asc waa qomayo waana walwal quraanka and tasbiixda isku daawey insha Allah waaku cafimaadeysaa
Ilaaahy hakaa korqaaado dhipta ilaaahy hakaaa kuu sahlo wlo arimahaaaga khyr bey noqoneysaaa wlo quraanka akhriso wlo tasbiixda badso
Xabiibatii illaahi ha kucaafiya.
Assalamu aleykum sister. This is from sheitan.read the muawatein, dua morning and evening,a lot of istiqfaar, Ayatul kursi. Saliga nabiga and be close to Allah always.. May Allah SW give you quick recovery.
Abaayo allaha ha ku cafiyo,quraan is saar
Gabadhaan waan kuu ducaynaynaa Allah yashfiika QUR’AAN HA ISA SAARTO ADKAARTA AQRISKEEDA HABADISO QU’AANKA AQRISKA HABADISO
Xanuunka wa mid jira panic attack la dhahaa e dhakhtar. Vitamin D
Ilahay ha ku caafiyo amiin.
Guri isku day inaad yar baxdo maalin walba . Ashwagandha organic tablets hurdo ku siin kimiko
Ma leh wa geed cadi ah
Ilaaahayoow caafi gabadhaan soomaaliyeey ilaaahayoow caafi
Gabadha waxaan kulatalinaya iney utagto dr xanuunada nafga ah ilaahey ha caafiyo
Asc, walashey waxan kulatalin lahaa iney subaxii ducadaan aqriso بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في subax & galab الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم ) ثلاث مرات iyo iney aqriso ducada guriga loogabaxo بسم الله توكلت على الله ولا حول ولا قوة الا باالله
Wa sax
hnad🎉🎉
MashaAllah TabarakaAllah
Waa sax ducadaa
Also Gabdhu Agoraphobia qabtaa ee hala caawiyo baadhitaana ha ku samayso arintaas
Walhi aniga igu dhacdey alxdlh quraan badan ka dib waan caafimaadey,Ilaahey ha caafiyo
Agoraphobia baa la dhahaa waxaas Allah kuguma so celiyo wllo
Waa jira xanunkan illahay hacafiyi walasheen quraan badan isisaar dhaqtarka cilminafsigaa utag abayo
Allaha ku caafiyo abaayo qofkii somaray ayaa dareemaayo quranka iyo tasbiixda ku dadaal
Allah ha haku caafiyo adkaarta akhriso quraankana. Isasaar walaal waa shayaadiin iyo xasad sida aan isleeyahay
Gabadha qur'aank halasaaro
Dhakhtarna hala geeyo waalid keed allaha usoo jeediyo in ay caawiyan amiin 🤲
Dhaqtar uma baahnid, ee waxaad u baahantahay quraan aad u tiro badan, teeda kale waxaad badisaa laa xaawla walaa qubata ilaa bilaahi caliyul cadiim, iyo adkaarta subixi ama galabti si joogto ah u aqriso, in sha Allah waad caafimaadaysaa. Illaahay isku xir.
Quraan badan ha isi saarto gadhaan Allah caafiyo waa xanuunad jira waa niyad jab iyo sheydaamo baa kujiro
Abaayo Allah ku caafiyo ani waxan kugulatalinaa quranka isku dawee gaar ahaan suratu baqraa akhir hadaadan kharin karina dhagayso insha'Allah
Abaayo ilaahey haku caafiyo waa xanuun ruuxi ah waxa kuhaayo daawana wuu leeyahay ee macalim zuhiur group keeda kubiir waad ka caafimaadi doontaa bi idni allah ( qisas al dikir) baa layiraahdaa
Intey jogtaa
Abaayo anaa rabo guubka ustaadah zuhuur
Telegram baad ka helesaa face book na wey leeyihiin
Gabdhu Agoraphobia qabtaa ee hala caawiyo baadhitaana ha ku samayso arintaas
Walalo, gabadh waa maraad nafsii waxa haya
Dr. Fowzia uu taag
inaa lilaahi walhi caadi mahan anaguna waxaan radinaa dumar guryaha noojoogaa
Wll illaahey awoodiisa haku caafiyo in aad salaatu leylka tukatid ku dadaal
Allaha. Caafiyo gabadha waa dhibaatooyinka. Maskaxda ee ku soo badanaayo wadankeena
Ayaa Allah adiga ayaa awood leh oo caafimaad dhamestiran sii oo kadul qaad , laaxowla walaa quwati inaa bilaahi caliyun cadiim da badi iyo saliga nabiga nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee iyo albaqra hadaadan akhirinkarin dhagaha gasho waa imtixaan ee samir waa danbi dhaafee Allah ku caafiyo alluhu ma aamiim wabilaahi towfiiq
يا عبد العزيز عفر الله ولوالديك
Quuraan. Saarbeey. Ubaahantahay
Allaha ku caafiyo abaayo Suratul Baqrah aqri maalinkasto ama dhageyso weysada ilaasho markasta weyseyso tasbiixda badi
سبحان اللہ سبحان اللہ
Abaayo alle haku caafiyo fadlan aayatulkursii badso alle hakugu caafiyo
Alle hakucaafoyo abyo quran isku aqri surtu baqaro dhagaha gasho kuseexo kusookac hajoojin aqri badso duradaas waad cafimaadi insha alh saliga badi alle hakaaqaado
Abaayo dhakhtarada nafsiga la xiriír ilaahayna talo saaro alaha ku caafiyo
ALLAHA KU CAAFIYO WAA XANUUN JIRO EE ISTAQFARTA IYO ALBAQRA IYO WX YAALO KALE LA XIRIIIIR SAKOLAJ U TAK DHAQTAR
Abaayo Allaha kucaafiyo aniga hada kahor cabsi igu dhacday halbil larafaadsana dawoyin depression waan qatay waxba imatarin kadib quraan laisaaray anigana baqaro laasimay salaadtuleyl tuko rabigaa kuooy alxamdulilah intaa aan soshegay Allah igucaafiyay
Anigay wiil iiga dhacday waa jiro suuratul baqara +istiqfaar soo isniin iyo khamiis.jiradaan waa il gabadha waaridkaa yaysan sahlan
Allhuma rabi naas idhilbasa ishfi anta shaafii laa shifaa a illaa shifaauka ishfiihaa yaa rabi walaashey rabi ha ku caafiyo quraan isa saar dhaqaatiirtana u tag rabi ha kaa dulqaado
quraanka dhegaha ku hayso aniga jin ayan qabi jiray waxan isaga saaray quraan aan saacadkasta dhegeysan jiray naag jin iyo nin insi ah aya iga bexeen abaayo quraanka deris la noqo barashadiisa aqriskiisa dhegeysigiisa inshallah waa cafimaadi doontaa
Walashey marka hore allaha kucafiyo tan xikta anigey taas naftirkedo kale igu dhacday wa xanunada ruuxiga allaha ka dulqao culeyska waxad sameysa waysada yaysan ka burin adkaaru sabaax wal masaa,a aqriso suuratul baqara aqri ama dhageyso saliga nabiga badi laa xowla walaa quwata illa billaah badi wad fiicnaan insha allah
Gabadha quran hala saaro guriga haka gusto insh allah
Fadlan waxii talo ah ugu reeba qaybta hoose ee comments ka❤🎉
Quran sar halageyo
Quran sar halageyo gabada
Nabiga صلي الله عليه وسلم ku sali ,naftaada ha dhegeysan albaabka inaa ka baxdo isku day markaa baxeyso dheh بسم الله توكلت علي الله لا حول ولا قوة الا بالله
Horty gabdhaan alle ha caafiyo gabdhaan waxa haya xanuun aniga I hayn jirey lakiin aan hada ka bogsadey alxamdulillaah aniga xanuunkaygu wuxuu ahaa kow hadaan is dhaho gurigaaga ka shaqeyso 2nin o xoog waaaweyn baaa xargo igu xir xirayaan xanuunka xaragahaa la igu xirxirayo waaan ilmeyn jirey cidna uma sheegi jirin 2hadaan suuqa aado naago baagada sitaa I Dabo socon jirey ogoow live uma arko lakiin sida aan nimankaan u arkayaan u arkayey 3 hadaan dhaqtar aado nubarka 6aad hadaan ahay inta 5ta qof I dhafayaan wan fadhinqyaa kaygu markuu soo dhawayaha dhegta lagaga oranayaa maxaad hada dhaqtarkaan ka sugeysaaa daawo ka heli mayside wllhey bilhaahey wan kici jirey nubrkaan ninka u dhiiba wan soo noqonayaa baan ku dhahaa gurigeygii kama sokeeyo hadee waa naagti saaaka gurigeedi uga soo baxdey iney dhaqtar aado 4 lugaha o I barari jirey 5 dhabar xanuun saaaid ah 6 suuqa o aan kaligey aadi jirin dadka ma oranjirin wn baqayaaye iraaca e waxaan oran jirey kaaley aniga baska kaa bixinayee i raac 😂quraan wala I saarey si walba wala ii galey odaygaygu alle ha u naxariiste wuxu oranjirey xafsa wll buufis baaa ku haya alle haku caafiyey teeda kale naag buran o cad o aan jiifin 😂😂😂yaa is oranaya way xanuunsanaysa marki danbe waxa la ii geyay sheekh rusheeyaha wayn mar u boosaso degenaa bey ahayd xanuunkeygu wuxu soo bilowdey 2008 wuxuna alle iga kaxeyay 2014tii marka isla mar igumu bilaban markii hore dhabar xanuun bu ku bilowdey Lugo barara kadib cabsi. Marka anigu gabdhaan waxaan oranlahaa abayo kow badi digriga istiqfarata salaiga nabiga scw 2quraanka shido siiba suratu baqra 3 cashar hadaada awoodo tufo ayat kursiga mucawanateynka sida qul acuudu birabinaas falaq al axad magacayada illheey adkaarta intaa taqaanba ila 2014kii intasan isku ilaaliyaa hadaan wagaa fahansanahay shayadiintu imaba dhibeen sheekh rusheeye raad shayadiinta ka cabsata aad iyo aad
Ilah hakucafiyo. سورة البقرة. Halaguguakhriyo mudabadan halaguguakhriyo
Waa callaamadaha isha insiga yaa allaah caafi GABDHAH RAGA AY XOOG iskaga furaan cayuuma
Abaayo illahey ha ku caafiyo ,
Tasbiixda badso , inshallaah waa cfm deeydaa
Allah hacafiyo gabadhan somaliyed taladaydu wa in ay quraanka lazimato ayaduna aayad kursi aqrisato waqtikasta oo aysojedo way cafimadaysa insha Allah
Aniga ayan ahay sida 3sano ah lakib bilaha ugu debeyo xoga wan ronahy alx waxan daimey quranka malin walba waxan ka akhriya iyo istiqfar badan daganaan qalbiga ah ayan heley laki hudo la an igudan beso adina allh ku cafiyo sidokale anna ninan cafimado 😢😢
Walaashay alle ha ku caafiyo
Suratul baqra akhri ama dhageyso
Saliga nabiga csw badi iyo istiqfaarta
اللهم رب الناس اذهب الباس اشفها انث شافي لاشاء الي شفاءك
Caafimaad deg deg ah Allah swt ha siiyo Qur'aan badana ha akhrisato
Quraan ha la saaro gabadha
ALLAHA ku CAAFIYO ALLAAHUMMA AAMEEN ❤❤❤❤❤❤
gabadhaan shayaadiin ayaaheydee haysquraansaarto waakareysee insha allah
Miskiin ilahay ha caafiyo gabadha lkn waalidiindu waa inay ilmaha dhagaystaan oo quraan saaran yaa rabi adaa awoodee caafimaad taam ah sii
Hooyo iyo aabe maxaa gabdhiina waxaad ugu fiirsaneyaiin quraan saar geeya gabdha👁️👁️
Alle haku caafiyo
Vitamins ka ha iska soo cabirto inuu ku yar yahay iyo inkale dhakhtarka ha iska soo eegto inuu dhiigu ku yar yahay lagayaabe inay bilaa dhiigtahay dhakhtarku ha cabiro si uu vitamin ugu qoro inshallaah illaahay bari bari anigu aan cabsanjiray waxaan galay dugsi quraan quraanka ayaan soo dhigan jiray kadib illaahay uu icaafiyey dugsi quraan dhigo waad isbadali doontaa inshallaah
Allah ku cafiyo abayo Quran badan lagu saaro tasbiixdana baso Subxanalaah iyo galaba aqriso Dr hagu geeyo insha Allah waada cafimaadiin
Qof garab istago bey weyse wallhi
Gabadha allha caafiyo
Doctor psychologist raadso walaal cafimad taama allaha ku siiyo, Adkaarta iyo qur'aan akhriska ku dadaal
Asc abaayo ducayso quraana isa saar fitaminadaadana baar sida feerada B12 D intaas iska baar haday dhamaadan qofka saan ayuu moqdaa illahayna haku caafiyo
Asw walaal cabdiaziiz really gabdhaan ALLAAH cafimad ha siiyo waxaan u dardaarmaya in eey astaqfaarta badiso oo aay ALLAAH isku xirto
Anxiety waaye saan u maleynaa ilaahey subxaana watacaalaa ha kaa dulqaado
Abaayo ha quusan
Sax Wlhi😢
Ilaahoow kaa dul qaad aamiin
Rabiyoow ku caafiyo Amiin
Subhanalah Ilahay cafimad taam ah ha ku siiyo gabadhan cudurkeda nerfayasha uu u egyahay dhakhtar neerfaha ha utagto dawo jogta ah ay qadan donta fadlan quranka,adkaraha,ilahayna bari. Dhakhtakana waa muhiim ha fudeydsan
Aniga sas ahay alxn hada daawo QA adaa cabsida iga yareyneysoo inshallaah ayada dhaqtar iney heli donto
Abyo ilahay ha kuu caafiyo qur aan isa saar ciladaada waa quraan wax kale ma ah
Walaashaya horata illahaya ha ku siya caafimada waxa kula talina laha rabi tala saro waa culasa xaga allaha dhagesi Quranka Surata baqar iyo ayada kuridiga inshallaha rabi ha ku siya caafimada deg deg walaalah tana labda waxa la xirta dhaqatar waxa ku haya Cilami nafisa
Ani markasto waan cabsada waxa qalbig leyga dhaha cudur hewal aad qabta marksto cudur cusub ilahey hana cafiyo inta xanusan 🤲
Allah hacafiyo gabdhaa quran baa dawo u ah
Rabi. Ha ku caafiyo
Allah ha ku caafiiyo hana ku gargaaro Aamiin
Adcww xabiibti waxad badisa oo aad akhrisa saliga ,suratul baqara, weysadana marwaliba ku dadaal Allaah haku caafiyo sadaqadana inshaa Allaah waxa lagu daweya xanunka wax sadaqayso Allaah haku caafiyo quranka marna akhri marna dhagayso saratul baqarana malin waliba akhriso Rabbi haku caafiyo qaali
Ilaahow cfmd taam ah sii una fududee albaabkey ugu hagaagi lahayd
Lkn mxay ugu fiirsanoyan qoyska gabadha dhibataba haysate gabadhan dadal bay ubahanthy allh ugargare
psychological trauma waaye walaa qur'aan ka hala saaro dhaqtar psychological ah na haloo geeyo wey caafimaadee allaah idankiis
Abaayo waa lugufalay Quran isku aqri no other way Insha allah ❤❤❤
Ilahay cafimaad degdega hasiiyo insha allaah
Subxanaallah illahow cafimad dag dag ah sii
Waa wax ladaweenkaro waxey ubaahanthy quraan iyo dadaal farabadan aniga ilaa soxiriiri
Waxan rajeyna in qoralkeyge ku anfaco dhaqtarka nafsige laxirir cawinad kahele insha allah allahe kucafiyo
Allaha ka dulqado xabibti waxa utagtaa sheeq caydaruus quran saarka
Abayo Allaha ku caafiyo quraanka adiga aqriso dhegeysiga ku darso suuratul baraqaro akhriso
Allha ka qul qaado cabsida abaayo
Quran sar aad
Allah Haa ku cafiyo quran ad udhegeyso adkartaa badso
Allaahu aclam. Laakiin waxay u eg tahay in la Sixray oo Guurka laga sixray. Markaa waxay u baahan tahay inay maalin kasta akhriso Suurada Al Baqara. Waxaa suurta gal ah in lagu soo sixray Shaydaan/Jin ku afuufa waswas markay is tidhaahdo bax ama guurso. Haday akhriso Al Baqara maalin kasta, inshaa Allah xanuunku wuu ka baaba’ayaa 6 bilood ka dib inshaa Allah.
Asalaamu caleykum
Waraxmatullaahi
Wabarakaatuhu
gabadhu waxay
u baahan tahay
Quraan saar!
Abaayo suurada qaaf la dhaho waxaa la yiri qofkii uu qoof ama cabsi uu ku jiro inshaa alaah wuu ku caafimaadaa ee dhagayso goor walba gaar ahaan waqtiga hurdada walaahu mustacaan
Gabadhaan allah hacaafiyo😢😢😢 abaayo quranka hadaa taqaano suuratu baqra akhriso maalin walba 😢😢😢
Shaafiyo alaah yaa rabii
Abayo hadaad quran taqanid al baqra aqriso subaxdi iyo habenki hadaad awodid iyo adkarta subaxdi iyo galabti iyo istiqfarta tasbixda iyo Baryada ilahey badi habenki sideed sac so kac slad tuko kidibna duceyso waad cafimadey Inshah
Cabdiaziiz oihinta waa caafimaad anig hadaan ooyo waan ku nafisaa.
ILAAHOOW MAALIN QAYR BADAN WAAYEE ILAAHOOW GABADHAAN WAXA HAAYA KA DULQAAD INDHAHEEYGA ILINAA KATIMID SUBXAANALAAH
Aamiin yaa Allaah
Amiin yaarabi
Aaamiin yaa allaah anigaa soo maray ax ill insi ill xasad sixir 1wm weye yaa allaah caafi aniga iskadaa inla ila qaybsado la ila tacaalee wey is yeel yeelaysaa laygu wareeriyay ax yaaa allaah caafi
@@SagalMohaned
Sorry wllo Somalida dad naxa Uma badna
Waliba Qofka jiran Familkiisa
Qaarkood ileen dadku isku mid ma aha
(MENTAL ILLNESS)
MABA AAMINSANABA
INANTAAN
ALLAHA CAAFIYO
INTA WALAALAHAN AY KUGULA TALIYEEN WAXAN KUUGU DARI LAHAA INAAD RAADISO AMA EHELKAAGA ALLAHA KUU QASBEE INAY KULA RAADIYAAN
PHYCatrik
Psychiatric
& Waliba Psychology
Dhaqtaradaasna kama maarantid
Waxaase Lambar 1 ah quraanka weesoqabka
Digriga Alle
Sadaqad soonka sunada ah
& Adigoo Naftaada u sheega inaad Allah adoon u tahay ,Magan u tahay ,qadarkiisa ay kugu socoto shaydaankana Ka caydhi Naftaada ha u ogolaanin fursad Yar
Allaha Ku caafiyo wllo
Wsc waa nooc dipretion ah ama sixir lkn daawayledadahay
Allah hayow caafi❤❤❤❤❤
allaha kucaafiyo adkaarta iyo saliga nabiga iyo qur aanka gar ahaan mucal wadateenka iyo sutarul baqara
intaas kudadaal insha allaah waku cafimadee
Asc halageeyo cilaaj quraan ayeey u baahan tahay gabadha teeda kale hadeey yurub joogi laheed daawo stress ayaa la siin lahaa weeyna kabi leheed cabsida ma ogi in dalka laga helaayo xabad 2 kaniini oo haben iyo maalin uun baa la siinlaha . Lkn dhaqaatiirta dalka bac buuxda ayeey u quraan dadka ayagaaba cudur ku ridaayo qofkii xanuunsana Allah ha kaa dulqaado mcn badaneey insha Allah
Asc wr wb abaayo ilaahey ha ku caafiyo caafimaad taam ah. Abaayo ilaahey Bari saliga nabigana badi adkaarta kurbada badi.
Abdiasis. Weydii. In. Tay xanuunsan wax. Ku. Dhacay. Sida. Shilgaari. In. Qof. Garaacay. In. La. Kufsaday. In. Qof. Ay. Jecleed. In. Aay. Weyday. Please. Doctorka. La xariir. Dheh. Dabareshin. Waaye. Waa. Niyad. Jab. Ayaa. Haya. Cilmi. Nafsi. 😢
Quraansaar baad ubaahantay allaha kucaafiyo
Allah haku cafiyo abyo😢