Mahadsanid Abdicaziz. Talo ayaan ku darsanaya qiisadan marka dhageystay: Waxa lo bahanyahay in la wacdi kaliyo bulshada in aan laga qariinin carurta walidiintoda ruunta ah. Qofka wax gorinayo ajiirkiisa waa leyahay kln carurta marking ee so caqliyeestaan waan in lala socsiyo xalada noloshooda quseso. Thanks Abdiazizi
Ninka koriyay ee yidhi waan ku guursanayaa gabadha uu aabaha u ahaa waa daanyeernimo iyo diimiirlaawe Gabdhaha lama waalo. Waan ku guursanayaa kulahaa. diin xumida Soomaalida ayay ka mid ah qof ay soo koriyeen oo ay ka qariyeen inayan dhalin inay guur u bandhigaan markii ay damcaan without introduction for months or years.
Sax wll wa runta . Lakin wll ninkan hooyada qabey wa bila diin waayo diiniyan ma guursan karo gabdha naagtiisu dhashay😡😡😡xita dadka laha is deji ninku abaha maha wa dad waalan oo bila diin ah 😡😡subxanallah 😭😭😭😭@hiboabdisalam1008
Allahu Akbar way nasiib badan tahay lianahu rabi waxuu u sakhiray family kedi ilahay ayaa ku mahad san io abti o usheegay waana gabar adag guulayso walashy qaali ❤❤boqorad batahy alle haku xiftyo adn io akhrba
Waa qiso aad u xanuun badan waaye hadii ayna naxadin u dhimay waa illahay mahdiisa. in ay heshay waalinkii dhalay . Waa gabar adadag oo samir badan allaha ku xafido
Subxanallaah wlhi waa qiso qaracan iyo anfariir bdn ilaahow gabadhaas qalbiga u qabooji o xanuunada jira ka hay qofkii fiirsada o qalbi jilicsana wa arin u ka qaracmaayo 😢😢😢😢😢
Wallahay waa qof adag oo nasiib badan madam aay reerkeedii heshay guurku usoobandhigay ninka Aabeheed midaysay Kheeray u ahaayd عسى ان تكرهوا شيء وهو خير لكن
Subxanalha imanku wa cajib lkn uma maleynayo inan Nolan lahaa hadiba abahay idhaho wan ku gursana hadana bar labad hoyoda iyo habaha midna kuma dhalin😢😢
Maashaa allaah waa gabadh nasiib badan mar haddii ay heshey waalidkeed laakiin waa wax laga argagax aabihii ku soo korsadey inuu guur u soo bandhigaa waa xanuun
Hadda waxaan kaa rabnaa odagii guurka ka baaqaday in aad wareysi muuqaal ah ka keento si uu noogu sheego damiciisa waalnaa? Hadii kale qisadu waa la abuuray. Nuuca sheekadaas oo carbeed ayaa jirtay 15 sano ka hor lagu daabacay jaraa’id-ka bariga dhexe
Wlhi waxaa isoo martey qiso dhab ah oo tan u eg lkn aniga waan ka duwanahay oo hooyadey macan nin qabey ayaa anigoo yar 7 jir ah idamaaciyey lkn qisadeyda way dheertahay heer ay sababteyda ku kala tagaan ayey gaartey hooyadey sidaas ayey ku kala tageen lkn waa qiso xanuun badan aniga teyda
Maashaa allaah waa gabar adkaysi badan way sabartay marking damage farad ayaa u dambeeyay xaashaalilaah ilaaheey ha fiyoweyo wixii ay soo martayn ilaaheey ayaa grab galay
Xanun waye whi waa qof imaanleh masha allah abayo adunyo wayee iska Samir ilahey talasaro qalbiga allah kudajiyo 😢😢😢😢
اللهم أحسن خاتمتنا و أجرنا من موت الغفلة ولا تأخذنا من الدنيا إلا وأنت راضٍ عنّا 🤍"😊
Mahadsanid Abdicaziz.
Talo ayaan ku darsanaya qiisadan marka dhageystay:
Waxa lo bahanyahay in la wacdi kaliyo bulshada in aan laga qariinin carurta walidiintoda ruunta ah.
Qofka wax gorinayo ajiirkiisa waa leyahay kln carurta marking ee so caqliyeestaan waan in lala socsiyo xalada noloshooda quseso. Thanks Abdiazizi
Aad iyo Aad waa sax
Waan kanaxay qisada wayo waa gabar yabtay dad aala wuu gules taa
Ninka koriyay ee yidhi waan ku guursanayaa gabadha uu aabaha u ahaa waa daanyeernimo iyo diimiirlaawe Gabdhaha lama waalo. Waan ku guursanayaa kulahaa. diin xumida Soomaalida ayay ka mid ah qof ay soo koriyeen oo ay ka qariyeen inayan dhalin inay guur u bandhigaan markii ay damcaan without introduction for months or years.
Gabadh adag hambalyo guurkaaga alaha kuu barakeeyo huunomcn❤️❤️
Alxlhi Maaddaama ay heshay Reerkeedii, Balse waa khalad in layirashdo waanu ku dhalay, hadana waa ku guursanayaa oo kuma dhalin.
Hadu so korsdy xita hoyed u qaby ma gursa karo weysa kam jabiso so ugu nikaxsama waa dad an diin lahen😊
Hooyadeed maaha waa dad korsaday @@DeeqaCanshuur
Jizakallaah wll hool adag ayaa umada u haysaa ❤
Mashalaah habo alxamdulilaah dheh Mitigates allaah kaa badbaashey alxamdulilaah
Nabigu wuxuu yiri kaasi waa dayuus mana galayo janada waana lacdananyahay subxanlaah
Nabiga caleehi salaatu wa salaam haka been sheegin dambi yuu kaasoo gaarin
@@qalliguhaad4300waa dax allah shirkiga ma cafiyo lkn wixi kaso haro wuu cafiyaa haduu doono
Wuxuu ahaa nin doqon ah, muxuu ugu sheegi waayey mar hore...
sidoo kale xaaskiisa dhimatay iyaduna ugu sheegi eeysay markii ay aheyd 10 jirka.
😢😢😢qalbi adagka niinku ilmu korsadeey side u gursada subxanallah
Qalad wyn waye waxas ilamaha lakorsanayo wax loyahy inloshega fican odar illahy lokoriyo inti qofka asago wyn laga naxsan laha dadbadan by kudhacdy qisadan okale wiilal iyo gabdhabo leh marka wadhibatoyin ad udaran inqofka laga qariyo wax uyahy
Sax wll wa runta . Lakin wll ninkan hooyada qabey wa bila diin waayo diiniyan ma guursan karo gabdha naagtiisu dhashay😡😡😡xita dadka laha is deji ninku abaha maha wa dad waalan oo bila diin ah 😡😡subxanallah 😭😭😭😭@hiboabdisalam1008
Abdiaziz oo kale alle hano badiyo ilahay haku xiftyo walalkey qaali
SubxanAllah ya Rabbi
Qiso xanuun badan lnk
Ku dhamaatay wanag
Waa xanuun iyo murugo balse Alxamdulilaah mar hadiii aad heshey family gagii
Mahadsanid Abdiaziz.gabadh guul ban urajayanaya
Qof ilaahay jecel yahay weeyi masha Allh
Wlo guulban kuu rajaynay rabbi ubad khayr leh haku siiyo❤🎉
waa arin naxdin hadana farxad ku dhamaatay mashaallah
Waa gabar adkaysi badan, Ilaahay ha xifdiyo arrin lagu waasho ayey soo martay
Arimo ka xun ayanu ku jirnaa 😢😢 waxkasta hadan lasheegin ma sheegman
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Walaasheey sabir waalidkaana u ducee, aduunku wuu xaalada badan yahay, adigusevwaa ka badbaaday. 🤲🤲🤲🤲🤲
Wallahi gabadhaas waa gabar adag MASHALLAH ABTIGII WAX WALBA IS KU KEENAYNE GABADHAAS ABAAL OW KU LEYAHAY✅
Xasbuna laah wa nicmal wakiil waa qaracan kaas oday waalan waaye xatee ugu yaraan muxuu wiilkiisa u siin waayey ceeb badanaa ❤
Side uu siye so wilka hooyada ma dalin?
Allah mahad u sugnate ku sahlay familkaga
Adigana waxa tahay gabar adag ❤
Gul ku rajaynaa abyo
Waa Qiso dhan xanuun keeda leh! Dhana farxad ka ah inay gabadhu heshay Qoyskeeda.
Imanka beel dheh kaas, gabadha uu korsaday hoostuu ka fiirsanayay, nimanka qaar waa dhurwaa,ceeb badanaa, waxaana ka sii daran tolkiisa oo rabay in ay ku meheriyaan gabadhuu korsaday
Allahu Akbar way nasiib badan tahay lianahu rabi waxuu u sakhiray family kedi ilahay ayaa ku mahad san io abti o usheegay waana gabar adag guulayso walashy qaali ❤❤boqorad batahy alle haku xiftyo adn io akhrba
Subxanallaah war ilmaha yaan la qarsan war illaahay kabaq
Wll waad mhdsnthy wllky gabadhana alle ha xifdiyo waa qiso layaab leh waxaa mahad u sugnaatat allihii gabadha bad baadiyey masha allah
Wa gabar qalbi wanaksan allaha kudhuro wallashe
Ninka abtiga ah waa nin wanaagsan gabadhaasna wuu badbaadiyay ilaahay badbaadadiisa ka dib c/casiisna allaha xafido
Hooyada asey bay waday see aabaheed u noolyahay😢
Anba is waydinaye wlhi😢
Inay kala tageen oo ay ninka guursatay baa macquula
ilhy qalpiga haw qaboojiyo gabadhaaasi dhib bay martay wllhi
Subxanalah booskii walidkii ayuu ugu Jira gabadha caqliga Galay xaguu ka aadey abaha koriyey
Ax Waa rain xajiib ah walashey allaha ku xifdiyo farxad waarta idam alle
Allah umahad celi walshy allah kaabadbaadiyey inaad si kale aad go,aan uqaadatid alx
Xasbunallaah ilmo uu korsadey mucuu uhaweystey
Waa qiso aad u xanuun badan waaye hadii ayna naxadin u dhimay waa illahay mahdiisa. in ay heshay waalinkii dhalay . Waa gabar adadag oo samir badan allaha ku xafido
Asc wr wb abaayo wixii aad soo martey iska ilow oo dib ha u fiirin ee horey uga soco ilaahehaduu kaa badbaadiyey murugadaas ..Alxamdu lillaah dheh.
Naxdin weynaa allahu mustacaan cabdulcaziiz baarakallahu fiikum adiga iyo familkaada.
Masha allaah waaba heshay ehelkedii alxamdulillaah
Waa xanuun lakiin allaah u mahad celi intaad yaray dhib mad daremin
Markad waynatyna ehelkii ayaad heshay
Waa nimco allaah ku siiyey markasta rabigaaga ku qadary u mahad celi walaalo nasiib baa ledahay❤
Subxanallaah wlhi waa qiso qaracan iyo anfariir bdn ilaahow gabadhaas qalbiga u qabooji o xanuunada jira ka hay qofkii fiirsada o qalbi jilicsana wa arin u ka qaracmaayo 😢😢😢😢😢
Aniga qisadayda waa xanuun waan kaa fogahay se 😢 allah ha iga samatabixiyo 😢
Allahu akbar waa qiso cajiib ah subxaanallah gabadhaas dhib bey lakulantey alla swt baa ugargaarey oka badbaadiye odeygii so koriye allahu akbar😂😂😂
SubxaanaAllah. Nin aqlaaq xun ayuu ahaa. Damaaci xun.
Wallahay waa qof adag oo nasiib badan madam aay reerkeedii heshay guurku usoobandhigay ninka Aabeheed midaysay Kheeray u ahaayd عسى ان تكرهوا شيء وهو خير لكن
Subxanalha imanku wa cajib lkn uma maleynayo inan Nolan lahaa hadiba abahay idhaho wan ku gursana hadana bar labad hoyoda iyo habaha midna kuma dhalin😢😢
Subaxanallah musiibadaan ma dhacday
Subxan Allah ilahy Aya Bad badshay gabadhas. Wax Lagu washo ayu KU sameyay odaygu Inu damco ma Ahen
Subxanallah xbbti aduunka wax walba walaarkaa❤
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada💞
Abdiaziz alaha ku barakeeyo noona kaa xafido
Waa qiso xanuun badan false ku dhacday geesiyad sabirkeedii. Xambaarsan. Maasha allah
اللہ اکبر اللہ اکبر ❤❤
Waa khiso cajiiba mahadsanid abdi aziiz
Ninkasi horar aan iimaan lahayn bu
Ahaa weliba waxa fiicnan lahayd inu
Burnaamijkan daawado ceebtiisa
Ha arkee subxanallaah
Ale qalbiga ha u dhiso
Waaba adeerkeede subhanallaah
MY BROTHER ABDIAZIZ ALAHAKU XAFIDO WAANA KU MAHADSAN TAHAY CAAWINADA UMADA SOMALIYED U QABATO AADBAANKU SALAMAYA🥰 🇨🇦🇨🇦🇨🇦
(وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ) سورة البقرة
( ILAAHAY KA CABSADA , OGAADA INUU
ILAAHAY ARKO WAXAA SAMAY NAYSAAN )
Surat Al-Baqara
ADEER XUSEEN
Walalaahi waaqiso xanuunbadan laakiin naseebkeeda cawiyay
Subxaan allaah waa qiso aad u xanuun badan odaygu khalad aad u weyn buu galay oo ah inuu gabadhii uu argagax ku riday asagoon waxba u faahfaahin inuu dhaho waan ku guursan hadaysanba naxdin u dhiman maalintaas alxamdulilaah laakiin waxaan aad uugu farxay inay heshay dadkeedii. Waxaan ku dhihi lahaa abaayo ilaahay qalbiga hakuu dejiyo hada waxaas waad kasoo gudubtay Alxamdulilaah. Cabdicasiis adna waadba sigatay markaad gabadha waraysanaysay oo dadku yaabeen gabadha oohinteeda
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم
Masha alahu waa wiso yaab leh ilahow ilmaheena iyo anigaba naga badbadi shugran cabdi casiis
masha allaah hambalyo gurkeda abtigana allaha ka ajarsiyo
Maashaa allaah waa gabadh nasiib badan mar haddii ay heshey waalidkeed laakiin waa wax laga argagax aabihii ku soo korsadey inuu guur u soo bandhigaa waa xanuun
Xumaan waxaa kafog allaah oo nokala furfuro arimaha adag🤗☺😍😍
Waa murugo midii ogu xumiid walahi ilahay baa kabixiyey😢😢😢😢
Subxaanallaah waa arin naxdin leh
Illintir Abdi Aziz Alle hakubarakeyo Aduunyo iyo Akhera🎉
waa qiso yaab leh xasbunallaah
Allah mubarik my sister
INAAD KATAGTIDBAU AHAYD XOOGLAGUMA LAHA SUBXANALAH ILAHOW GABDHAHENA NOO XAFID AAMIIN
Abtigaas kheyr Allaha siiyo
Subaxan Allah waa yab
Subhanallah inaa Lillian wainaa illahe raajicun
Hadda waxaan kaa rabnaa odagii guurka ka baaqaday in aad wareysi muuqaal ah ka keento si uu noogu sheego damiciisa waalnaa? Hadii kale qisadu waa la abuuray. Nuuca sheekadaas oo carbeed ayaa jirtay 15 sano ka hor lagu daabacay jaraa’id-ka bariga dhexe
Waa nin xanuunsan subhahallah
Subaxaana Allah
Subxaana laah masi WAA doqon WAAyo weyso ka.ma jibiyo
Subaxanalah waa arina yaba badan kasa abaabo ma ah Mashallaha gabdha waxa aheda qofa ada uu fiican
Wlhi waxaa isoo martey qiso dhab ah oo tan u eg lkn aniga waan ka duwanahay oo hooyadey macan nin qabey ayaa anigoo yar 7 jir ah idamaaciyey lkn qisadeyda way dheertahay heer ay sababteyda ku kala tagaan ayey gaartey hooyadey sidaas ayey ku kala tageen lkn waa qiso xanuun badan aniga teyda
Illahay qalbiga haku qaboojiyo wll 😢
Gabar somaali oon qurax badnayn mabajirto.
Mnsha Allah qof iimankedu buuxo ayey aheed ❤😢
Subxana alaah walahi wey imaan qabtaa ilaahey ayaa unaxaristy wahi wexanunbadan tahy ilaahey hakaqado culeska intii walidkood kamaqan alha hair wafajiyo😢😢
Waa Wax laga noxo Qisadaan waliba waa Xanuun 😭😭😭
Waqiso aad uxanun badan walaahi ilahay aya mahadsan iyo abtigi iyo dadki kale cawiyey ilahay abayo Qalbiga haku qabojiyo ninkaaga nin fican hakaga dhigo awlaad baariyana alaha kusiyo Amin
❤❤❤❤ abdi aziis really ayaa laga helaa ❤😂
nin hooyo qabay sidee ku guursanayaa subxaanlaah so sad weeye walaahi bilaaahi subxaanlaah 😢😢😢
Wlhi waaa gabadh adag abayo guurkaga allah ku barakeyo
Amazing walhi, she is strong 😊
Ninkaaaas iyo xaaaaxkiisuba iyo wiilkooduba wxy a haaaayeeen dad wanaaag badn sabbtoo ah tarbiyada wngsn iyo diiiniyn iyo maaadiyn iyo wanaaaaga farhbdn eee u sameeryeeen ayaaa kbdn qaldkyar eee dhacay qaldna bani aaaadnbaaaa loooyhay balse...wxaaaa cajiiib ah sida alle ❤❤❤ wx ukalbdalay alle gbdhaa farxadbdn h ku arsaaaqo nink adeerkeedn abaaaal bdn buuku leeeyhy ha ogaaato wnaaaag ayaaakbdn qaldkyr
Waa wax la dhisay run maaha
Gabadaas way dadaashay ilahayna wuu kanabad haliyay ninka soo korsaday inuu guursado way dhacdaa gabadhey horu soco
Wlh waa qiso aad u xanuun badan lkn ko.aankii ay qaadatay ayaa uhor seeday guul
asc horta markiihore waanaxay lkn gadaal ayankafarxay ninka gabadha sookoriyay waa nin xun lkn waxaalayiri sharhoostet kheer ayakujiro in uukudhaho wan kuguursanayaa kheer ayakugujiray hawaxaa heshay khoskaagii masha allaah guurkana allahakuubarakeeyo
Subxaanalaah . Nasiib ayeey leedahay illaheey ayaa jecel . Anaganne cimri qaadasho ayeeynootahay . Balsee aaba yaasha dhalay gabdha ama korsaday waxaan kuladardaamayaa in eeyna gabdhahooda kusababin dhimasho iyo waali . Dareemaane dareenka waalidnimada naxariista eebne xasuustaan .
Maashaa allaah waa gabar adkaysi badan way sabartay marking damage farad ayaa u dambeeyay xaashaalilaah ilaaheey ha fiyoweyo wixii ay soo martayn ilaaheey ayaa grab galay
Wallahi xanuun waye iyo soomaaliya wada dayacan aax
Subxanallah allahou akbar
Abayo iska samir hadaad heshay walidkaa😢😢😢😢😢
subxanalaah alloow ceeb astur