Qisada heesta Bada caashaqeen gudhin Sahra axmed jaamac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • #han_irmaan #channel #subscribe #like #share #comment #comments #qisooyin #qisooyinka #qisas #qisada #heesta #sahra #axmed #fanaan #fanka #community_tab #heescusub #heesobilaamusicah #qaaci #qaraami #qaraam #music #hees_cusub
    Qisada heesta Bada caashaqeen gudhin Sahra axmed jaamac
    • Qisada heesta Bada caa...

КОМЕНТАРІ • 25

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 місяці тому +3

    Alla muxuu nin isaaq ah oo ciidagalle ah jacayl dilay sidii indeerkii cilmi boodhari

  • @JAABIRONLINE
    @JAABIRONLINE Рік тому +2

    Badaa caaasahaq een Guin waa sheeko dheer 🎉

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 5 місяців тому +2

    Waa beentaa sidaa may ahayen

  • @mahdiyamohamedmouse143
    @mahdiyamohamedmouse143 Рік тому +2

    Wad mahadsantihiin bahda Han-irmaan channel wxd ummada uhaysaan hawl weyn oo wx ku ool ah Qisadana si kale ayan ufahamsana weligay.thnz

  • @apdaleyousuf8297
    @apdaleyousuf8297 Рік тому +2

    Heesta eryadeeda ya laha huryo manu lahayn

    • @HAN-IRMAAN_CHANNEL
      @HAN-IRMAAN_CHANNEL  Рік тому +1

      Waxa Ereyada lahaa Ahn abwaan Maxamed Cumar Xuseen Huryo, laxankana Ahn Axmed Gacayte Yuusuf Codkana Ahn.Sahra Ahmed Jaamac

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 5 місяців тому

    Mirihii m.c.huryo laxankii a.gaceeyte codkii sahra axmed jaamac

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 5 місяців тому +1

    QISADU SIDAA MAY AHAYEN ISKA HUBSO

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 5 місяців тому

    Ilmo ader weye rer macalin quwaax

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 9 годин тому

    Waxaanad garaneyni ayaa ka hadalaysaa beenta jooji

  • @madaxtooyotv2076
    @madaxtooyotv2076 Рік тому +2

    Axsan Caleek waa Qiso cajiib ah lkn dadku si kale oo xaqiiqada ka fog ayey usoo wariyaan Qisada laga sameeyey

    • @HAN-IRMAAN_CHANNEL
      @HAN-IRMAAN_CHANNEL  Рік тому +1

      Dadku inta badan Qisooyinka suugaanta sida ay u fahmaan ayuunbay u faafiyaan,mahadsanid

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 5 місяців тому +2

    Labada abwaan midba hees buu sameeyay heesta kale (haduu nugulku doogsado )
    Iyana qiso ayay Xanbaarsanayd

    • @HAN-IRMAAN_CHANNEL
      @HAN-IRMAAN_CHANNEL  5 місяців тому +2

      Nala soo wadaag hadaad qisada heesta aad sheegtey wx ka hayso

    • @suldaanofficially
      @suldaanofficially 5 місяців тому

      @@HAN-IRMAAN_CHANNEL haye isha allah waan kuka so wadaagi

    • @siidcumar-yj1gi
      @siidcumar-yj1gi 3 місяці тому +1

      ​@@suldaanofficiallyNala wadaag

    • @siidcumar-yj1gi
      @siidcumar-yj1gi 3 місяці тому +1

      ​@@suldaanofficially Nala wadaag

    • @suldaanofficially
      @suldaanofficially 2 місяці тому

      @@siidcumar-yj1gi Qisada Heesta waan idin la wadaagayaa zxpyaan isha allah barito

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax 5 місяців тому

    Sidaa may ahayen Qisado ku nopo

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 5 місяців тому

    Beenaleh adeer anagu wakhtiga wanu jiiray huuyo khamariga waxa Barry axmed saleban marka axmed saleban wuxuu tagay sacuudiga muudo ayu ku magna marku soonogday ayu huryo khamrigi iyo arimakale uu diyariyay waxa la joogay axmed cali ciigal iyo faniinkaleh oo badan axmed wuxu yiri wansika dayay oo wan tobacco keenay huyoyo hastening buu alifay axmed cali cigarette na laxanka iyo coodku spray ee beenta dadakan dabe lasugu nita dadkii hoore rawaxayan kkkkkkkkkkkkk beenaleh wayen baad tahay kkkkkkk

  • @abdirahmanabdi6884
    @abdirahmanabdi6884 5 місяців тому +2

    Beenaale heesta huryo ayaa leh qisaduna waxay ahayd axmed saleebaan ayaa khamriga baray muda ka dib na axmed wuu iska daayay huryana xiligaa wuxuu ku noqday qof qamriga aan ka qafi karin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 11 днів тому

    HEESTA WAAD KA BEEN SHEEGTAY EE WAA QURAARAD QAMRI AH OO HURWO WEYDIISTAY A.S.BIDE OO XOOGAA LACAG AH KASOO HELAY UAE