Allah ha unaxariisto 2006 aya gaadhi ku dilay Maraykan..Gacaytena maso dhawan Khadrana 2022 ayay kudhimatay Hargeisa ilahay inti muslimin dhimatay ha unaxariisto
Walaal aad baad u mahadsan tahay, 2006 baan sameyeeye channelkan wakhtigaas ilaa 2010 lacag ma jirin, xitaa UA-cam baa ila soo doonatay lacagta, oo email ii soo dirtay. Waxaan ku bilaabay dhowr heesood aan anigu gacanta ku duubay, August ilaa November 1990, Muqadisho TVga qaranka Soomaliyeed, cajalada in badan baan hayey, Muqdisho kala tagey, Sucuudiga 5 sanno ku hayey, Suuriya soo martay, aakhirkii Mareykan la imad, run ahaantee heeso badan baan ka duubay wakhtigaa laakin Sucuudiga baan kaga imid. Galabta ama fiidka Khamiista aan qayilayo anigu oo fasax ku tagey Muqdisho, (Inkastoon aha reer Hargeysa ahay wakhtigaa Hargeysa waa laga qaxay) baan VCR iyo TV aan Sucuudiga kale tagey ku duubi jirey January 1991 Xamar baa lagu bililqaystay VCR iyo TV Set kaba, ma joogin waxaan ku noqday shaqadaydii iyo Dhahran Saudi Arabia, January 17 1991 waxaa bilaabmay tagaalkii Ciraaq mareykunka wareeray. Markii aan soo galey 1995 Mareykan, baan cajaadaha ka badeley PAL/Secam u badelaya NTSC oo nidaamka mareykunka. ka dub ku shubay Computer. Ma ahi jiilka danbe, riwayado badan oo caan ahaa baan soo dawaaday Geerishkii Carabka, Hargeysa National Cinema, Beerta Xoriyada ilaa Tiyaartka igu danbeysay 1982. Kan Muqdisho dhowr baan galay 1978, 1981, 1984. Thanks
Rabbi ha u naxariisto
Ahmed Gacayte
Abwaan Abdikadir hersi yamyam iyo khadra Dahir igeh
Aamin
Alle ha uwada naxaristo abwan yamyam iyo axmed gacayte iyo khadra dahir dhawan wa wada dhinteen rabiyahaw anagana hana fidmayn
Aamin
Ilahay ha u Naxariistee
Wuxuu ahaa Abwaan
Ay Soomaalinimadu ku weyn
Tahay
Aamin
Allah ha unaxariisto 2006 aya gaadhi ku dilay Maraykan..Gacaytena maso dhawan
Khadrana 2022 ayay kudhimatay Hargeisa ilahay inti muslimin dhimatay ha unaxariisto
Aamin
Aamiin insha allaa
Unforgettable memories of a legend Khadra Dahir May Allah grant her eternal peace to her soul
Allahayoow u naxariiso oo iska cafi caziiz☝️
baatahaye
🤲🤲🤲
Aamin
Rabinaxariisti jano haka waraabiyo cabdulqaadir xirsi yamyam wuxuu ahaa halyay soomalida kabaxay waxaanan ilaahay uga baryayaa inuu kucasuumo janatul fardawsa
Aamin
Allah ha u naxariisto fanka somalia waa jiil mar la arag oo mar dambe aan soo laaban doonin
Wa abwanka kaliye oo cimamadisa dige heesti daalo ayan kuqance Allah ya raxma
Aamin
Waaaamayaa, tanitani waa unkhatroqarancadayyareey qiimobadan dumaroo lagufarxeeeey dahir.lsyguma qaraabtoo sooshaaco.nololba iyaaaaaaa
Allah haw naxriisto Ahmed Gacayte Yamyam & Khadra daahir
Aamin
Ameen Yaa Rabbi
@@saidojama1170 .waa ku salaamay wl, magacaaga dhawr meel ku arkay, qof fanka iyo suugaanta jecel baa tahy 💯🇸🇴✍
Comment-gii maxaa helay miyaad saartay Saaxiib cawayska?. 😂🙆
HAMBALYO 700K intaa iyo in ka badanba waa kuu Rajaynayaa Saaxiib KEEP GOING..👍
Waa caadi comment ka ee UA-cam ka ayaa qaar xayirta Walaal mahadsanin Thanks a lot
@@caweyskadalmar
Dhib maleh Saaxiib Adaa mudan.👍
HEESTI ISHA SACABKA MARI CODKII KHADRA DAAHIR CIGE AUN ERAYADII ABWAN CABDUQADIR XIRSI SIYAAD YAM YAM AUN LAXANKII AXMAD GACEYTE YUUSUF AUN
QABASHO 11. 7. 1976
Waxaan filayaa in uu lahaa axmed nuur jaango laxamka heestan. Hadaanan khaldanayn
@@kadardoll7965 May sxb er phalasoof yam yam aun lxn axmed gacayte aun codka khadra daahir
Aamin
AAMIN AAMIN AAMIN
ILAAAHAY HA NAXARIISTO DHAMAAANTOOD DADKII WAAA SOCDAY
Aamin
Ilaahay ha u naxariisto yamyam iyo khadra iyo axmed gacayte
Aamin
Naxariistii Eebe hakusiiyo wlo khadro.and aabe yamyay
Aamin
MAHADSANIDIN CAWEYSKA DALMAR
Walaal adiga muddan
Noolaaba waa la iyaqaan.iyaaaa sheekobaraleeeey.waamayeee
Iyaaaaaaa.dimaaar qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba dhamaystiran iyoiyo
Ilaahay ha u naxariisto dhamatii
Aamin
Allah hawnaxariisto abwaanka iyo khadra dahir
Aamin
Aamiin
Allah how naxariisto dhamaanod
Aamin
Aun cabdi qadir Yam ayam
Aamin
Alhnaxariisto dhamaan
Aamin
AUN abwaan yamyam raboow ku janee
Aamin
Alle ha u naxariisto
Aamin
DHAL MAGAAALONA WAAN AHAA HADANA CIMRIGA 50 AYAAN KU JIRAAA ALA NAXAAN WAX XASUUUSTAAA
Chanelkan waa chanel aad u tayo badan oo dhaqanka ururiya xusid gaar ahbuu leeyhy wlhi kanaalkan qofka ama dhamaan dadka maamulaa xusid gaar ah in loo sameeyo ayay istaahilaan
Maaha kaliyaata in uu vieuskeena lacag ka samaunayo lkn wuxuu inoo soo gudbiyaa oo uu inoo badi doonaa waxyaabo aad inoogu muhim ah oo inaga lumi lahaa cajiib
Walaal aad baad u mahadsan tahay, 2006 baan sameyeeye channelkan wakhtigaas ilaa 2010 lacag ma jirin, xitaa UA-cam baa ila soo doonatay lacagta, oo email ii soo dirtay.
Waxaan ku bilaabay dhowr heesood aan anigu gacanta ku duubay, August ilaa November 1990, Muqadisho TVga qaranka Soomaliyeed, cajalada in badan baan hayey, Muqdisho kala tagey, Sucuudiga 5 sanno ku hayey, Suuriya soo martay, aakhirkii Mareykan la imad, run ahaantee heeso badan baan ka duubay wakhtigaa laakin Sucuudiga baan kaga imid. Galabta ama fiidka Khamiista aan qayilayo anigu oo fasax ku tagey Muqdisho, (Inkastoon aha reer Hargeysa ahay wakhtigaa Hargeysa waa laga qaxay) baan VCR iyo TV aan Sucuudiga kale tagey ku duubi jirey January 1991 Xamar baa lagu bililqaystay VCR iyo TV Set kaba, ma joogin waxaan ku noqday shaqadaydii iyo Dhahran Saudi Arabia, January 17 1991 waxaa bilaabmay tagaalkii Ciraaq mareykunka wareeray.
Markii aan soo galey 1995 Mareykan, baan cajaadaha ka badeley PAL/Secam u badelaya NTSC oo nidaamka mareykunka. ka dub ku shubay Computer.
Ma ahi jiilka danbe, riwayado badan oo caan ahaa baan soo dawaaday Geerishkii Carabka, Hargeysa National Cinema, Beerta Xoriyada ilaa Tiyaartka igu danbeysay 1982. Kan Muqdisho dhowr baan galay 1978, 1981, 1984. Thanks
@@caweyskadalmar
Masha Allaah wlhi waayo arag baad tahay walaal
Hargaysa xaafadee ka degenayd
Masha Allah wll cimriga alle hakuubarakeeyo waad soojabhadaysaye❤@@caweyskadalmar
AUN khadara Dahir cige heestan aadban u jclhy
Aamin
Waxuu ahaan nin aad u suugaan maxaanu الله يرحمه
Aamin
ALLAH ha u naxariisto
Aamin
Allaah ha u naxariisto
Aamin