TAXANAHA ARDAY | XALQADA 5AAD | SEYNAB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Taxanaha ARDAY oo ay soo saartay shirkadda Bile Media uuna Director ka yahay Axmed Faarax kaas oo la tayo ah kuwa caalamka ayaa 27da bisha April 2023 laga bilaabay baahintiisa Bile Media, waxaadna ka daawan doontaan Channel-kan BIle TV, sidoo kale dadka ku nool Muqdisho ee heysta ama uu guriga ugu jiro Bile Media waxa ay ka daawan doonaan kannaallada kala ah Bile TV iyo Bile Drama Plus.
    ©️©️©️ AFEEF ©️©️©️
    Xuquuqda filimka waa ay dhowrantahay. Lama soo gelin karo meelo kale dibna looma codeyn karo ogolaansho la'aan. Hadii lagugu helo waxaa ku qaban doona xeerka copyright-ka.
    #taxanahaarday
    #arday
    #bilemedia
    #biletv
    #riyofilms
    PROTECTED BY
    DMCA.com
    www.dmca.com/r...

КОМЕНТАРІ • 3,9 тис.

  • @suhuurcabdisaxardid9029
    @suhuurcabdisaxardid9029 Рік тому +1126

    Filimkan inta doonaysa in isbuci laba jeer laso galiyo ama daqiiqada nalo badiyo isooraac😢🚶‍♀️😊

    • @hamdalaki1009
      @hamdalaki1009 Рік тому +15

      Filimka dhanba waa 10 xalaqdood hada 5 kliya hadhay marka surta gal maha in week labo mar lasoo dayo

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому +2

      @@hamdalaki1009 💯 hde Google gareeyan wey fahmi lahayen!

    • @duhstf-zr8go
      @duhstf-zr8go Рік тому +1

      Wan kugu racsanhy😊

    • @ismaanapdullahi2082
      @ismaanapdullahi2082 Рік тому +2

      Asaga dhan waa 10 xalqo Side marka week 2 jeer loo soo daana fashil wye hahaahha side lacag loo sameena 😅😂

    • @IqroABDINUUR
      @IqroABDINUUR Рік тому

      Aniga

  • @yasminhassan9571
    @yasminhassan9571 Рік тому +769

    This is not acting this girl is speaking from the heart and the pain we all feel. Best somali modern drama. 👍🏽

    • @Ali-xu4db
      @Ali-xu4db Рік тому +15

      Unfortunately every Somali person can somehow feel the same pain. My people suffered a lot, thanks a lot @biletv for raising awareness about this topic’s.

    • @JohnAbruzi1
      @JohnAbruzi1 Рік тому +2

      Qeybtn wxyabo bdan oo Logic Aan Aheyn Ka buuxan Sida Nin xaaskisa Oo 1 cunug u hezo ka aadayo Mid 4 faraqa Ku wadato 😂😂😂

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 Рік тому +3

      @@JohnAbruzi1 ​​⁠ maya kama aadin ee micnaha aniga ufahmay waa kuwa wadamada qurbaha ku qabo hadana somaliya gabar yar ku guursanayo si raqiis ah. Hadhow marki ay tan qurbaha ogaatana iska furayo 😂sharci buu ku qabaye hadii kale waa la dacweyn guriga ka cayrin😂

    • @hibaaqabdullahi1385
      @hibaaqabdullahi1385 Рік тому +2

      @@JohnAbruzi1 it’s logic maxaa yelay waanba aragnay nin katagay xaaskisa oo midkale oo ilmo badan heysata ka aday most Somali men are messed up 😒

    • @mohaakram2780
      @mohaakram2780 Рік тому +1

      Luqadada Af-soomali ku hadal. Dada kle waxa ugu duwan nahay waa luqada.

  • @samiiramohameddaaud7175
    @samiiramohameddaaud7175 Рік тому +215

    I never cried over Somali movies but this episode when seynab telling her friend’s story I found my self crying 😂 seynab her acting is another level 🔥

    • @sweetnana8574
      @sweetnana8574 Рік тому

      Thank u🥰

    • @mahiragwal9522
      @mahiragwal9522 Рік тому +1

      😢yeh me tooo

    • @mohamedabdalle522
      @mohamedabdalle522 Рік тому

      ❤❤❤❤I swear in the name of this is so cute🎉🎉🎉🎉🎉

    • @subaidaxyz
      @subaidaxyz Рік тому

      ⁠@@mohamedabdalle522zxp waxaasi waa shirk iska ilaali oo ilaahy u tawbad keen

    • @najmaxirse9662
      @najmaxirse9662 4 місяці тому

      🎉🎉🎉❤❤

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 Рік тому +5

    Seynab wax yaabaha ay ka shekey neyso waa really wlh😢😢😢 somaliyeey sidaan aan iska badalno🤌😭

  • @SomaliDrama
    @SomaliDrama Рік тому +17

    Saynab Dardar cusub iyo jawi Xiiso leh Ayey Lasoo gashay Xalqadan iyo Jiliin Heerkiisu sareeyo . Dhadhan ayey Noogu yeeshay Xalqadan alle ha barakeeyo Waa gabadh Hibo Aad y fiican u leh 🙏❤️

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 Рік тому +220

    Xalqad kasta murugo noogu dhamaataa taas waxaa cadeyn utahay in wadankeena aan farxad dhameystiran ka jirin. Maalin kastana dad si dulmi ah ugu dhintaan. Dalka iyo dadka alle hanoo hagaajiyo🥺❤️❤️

    • @zamzammahadfarah003
      @zamzammahadfarah003 Рік тому +2

      Haa wllhi 😢 so sad 😞 😔

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid Рік тому +1

      waa runtaada walaalo 😢😢

    • @zariinaargzan3368
      @zariinaargzan3368 Рік тому +2

      Lkin halka dulmigu ka jiraa waa simaliya wadankayga somaliland nabad❤

    • @majidelmit2326
      @majidelmit2326 Рік тому +7

      @@zariinaargzan3368 War iska aamus. Tuulo walba Somalia ku taal waa iskumid

    • @FaadumoMaxamed-gn5og
      @FaadumoMaxamed-gn5og Рік тому +1

      meel nabada majirto soomaali joogto ool waa isku mid

  • @DJSAMIRLYRICS
    @DJSAMIRLYRICS Рік тому +7

    Gabdhaheena somaliyeed qurux natural Allaa Oogudeeqay

  • @hinatah9989
    @hinatah9989 Рік тому +5

    Saynab waxay cabirtay wixii aan cabiri kari wayey😢 waan ilmeeyey markn dhagaystay siday u hadlay, anu somalilander ahy balse hadelkedasi wuu iga dhex guuxayey
    ربي يحفظكم ان شاء الله
    ويحمي بلدنا الصومال،وصوماليلاند

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 Рік тому +700

    inta Filimka Ka Arday Rabto inay dhameysataan farta 👍❤

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib Рік тому +4

      Sibisgareeb isaara zxb

    • @252pikka9
      @252pikka9 Рік тому +2

      hada xalqadaan madhamaateyna,...... r we waiting further 1 weak

    • @nimcomohamedahmed285
      @nimcomohamedahmed285 Рік тому +3

      Wahadu alle idmo yaa Ok mesha nala sojooko insha allah dheh

  • @jamaalcabdi488
    @jamaalcabdi488 Рік тому +556

    Filmkan inta ayna xalqadiisa dhaafin waan idin salamay 👋😀

  • @Lucabassmed
    @Lucabassmed Рік тому +4

    From 🇩🇯Djibouti this film is very good wlh I liked isoo soo badiyaa wlh waa cajib Netflix waan iskaa deyneynaa wlh

  • @itsarawelo6238
    @itsarawelo6238 Рік тому +32

    Seynab is literally my favorite person. Her acting is so natural and unique! ❤❤
    Love from Djibouti 🇩🇯

    • @Elmi94
      @Elmi94 Рік тому

      Exactement une de meilleure actrice

    • @yahcha
      @yahcha Рік тому

      Yep t’as raison 🇩🇯

  • @farhiyaibar8786
    @farhiyaibar8786 Рік тому +359

    Waa xaqiiqada ay ku noolyihiin gabdhaha Somaliyed mid yar iyo mid waynba so sad 😭

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib Рік тому +2

      Sibisgareeb isaar ❤

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p Рік тому +3

      Haa wlh gabar sxb magasho

    • @guuleedmohamed
      @guuleedmohamed Рік тому

      qabdhaha somaliyeed oo qudha maaha waa gabdhaha dunida oo dhan
      waa damaca raga ugu dhaqanka xun

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 Рік тому

      @@MubaarigDayib 😂hye

    • @HaniAbdi-iy2hr
      @HaniAbdi-iy2hr Рік тому +4

      Ax wlhy dumarku masakiin 😢 wu yar yahy nin somaliyed oo qlbida dhowra

  • @n3tnomad
    @n3tnomad Рік тому +445

    This episode hits home for many of us, especially where Zainab was discussing her experience as a diaspora with the therapist. Thanks Bile Media.

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 Рік тому +11

      Waa xanuunka Somali haysta xataa luuqadoodii ayay diideen in ay comeentka Ku qoraaan kkkkkkkkk

    • @najmaamuhammad1278
      @najmaamuhammad1278 Рік тому +4

      The only way to tackle this is frequent visits back home and willingness to learn and accept the social norms and culture
      Been there twice and stayed for a long duration and created friends, forced myself to learn how to type Somali and enhanced my speaking Somali skills ❤❤

    • @safia2868
      @safia2868 Рік тому

      @@najmaamuhammad1278 Love this, ManshaAllah!

    • @ahmedabdilahi1582
      @ahmedabdilahi1582 Рік тому

    • @malehakim248
      @malehakim248 Рік тому

      @@najmaamuhammad1278 I think you are wrong sister. Lets say you moved to China, learnt chinese well and accepted their norms and culture, and you even stayed in China for quite sometime. Would the chinese eventually call you chinese? Is it your fault that you are not Chinese enough or is it something with the Chinese culture that is not accepting enough?

  • @Lucabassmed
    @Lucabassmed Рік тому +3

    Wlh this film waxan umaleynayaa inuu waax kabadali doono siyasadaa iyo dhibatadaa kaa jirtaa somaliyaa
    Plz 🙏 inoo reer jabuti aah 🇩🇯 soo badiyaa filimantaa Oo kaleh wlh xitaa daadkaa Somalia moralkooda uu taabsanayaa wlh 😢

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Рік тому +66

    Film ka xalay waa shidnaay, Zeynab is not easy, inta iga horeysa iyo inta iga danbeysa ASC 🤝🏃

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +1212

    Make sure guys make dua our brothers & sisters in Palestine 🇵🇸 May Allah protect them ameen ♥️ 🤲🏽

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib Рік тому +6

      Sibisgareeb isaara zxb

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 Рік тому +47

      maxaa inaga gly carab teena na heeste u duuce dlkada

    • @tarhanjerah114
      @tarhanjerah114 Рік тому +2

      ALLAHUMA AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN

    • @kai_lino
      @kai_lino Рік тому +19

      ​@@mkhmahamud2394 carabnimada kusoo tag sinjiyada hooyada wase falastiin waa walalaha muslimiinta uducee ama dadka uduceynaayo iska dhaaf aabaha la wasye😢

    • @Diiwaanka_Dhacdooyinka
      @Diiwaanka_Dhacdooyinka Рік тому

      Ameen

  • @zaaked7930
    @zaaked7930 Рік тому +121

    Caawa episode-kan wuxuu daaha ka qaadaya waxyaabo Badan oo wadankan ku gadaaman walaahi waa emotional xalqadani caawa 😢

  • @caashaxasan156
    @caashaxasan156 Рік тому +57

    Heesta Waan ku qiiroodiidey😢❤
    Macalinku qaadeyo 😢 inta galbta daawaty waa inin salaaamey 🎉😊

  • @caashaxasan156
    @caashaxasan156 Рік тому +30

    Filimkan wuxuu ka hadleyaa ina nolosha Somalia ka jirta😢 iyo nolosha dhabta ee muqdisho ka jirta wlhi Relly film my life 😢😢😢😢😢😢😢❤

  • @calick4689
    @calick4689 Рік тому +15

    Wlhi Filim kan inta Somali filin ay keenty midka serieus as ma runta taala ka hadla waa 😢 I really happy shaqadaad wadin dadka inay wax ka fahman rajeyna qaasantan gabdhaha walalahena labada qeyb udanbeysa gabdhaha inu cashir unoqdo an rajeyna thank you bila media 🙏🥰

  • @muusa-rabiic1473
    @muusa-rabiic1473 Рік тому +25

    Ragow Dumarkeena Aa u naxariisano oo sida u dhaano sxbyaal. This episode was so emotional 😢

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial Рік тому +6

    Kaliya film mha
    Wadan jacayl
    Wll nimo
    Dhir iyo nabad jacayl
    Dulmi diid
    😢😢
    Allow wdanka noo nabadeee hadana noo barakee😢❤❤

  • @salsaarmytiny136
    @salsaarmytiny136 Рік тому +136

    Hats off to whoever sat down and wrote this series ❤
    Truly they are educating our nation with what shall be showed and talked about!! To all actors , producers and Directors who took their precious time to disclose and open the eyes which couldn't see well , WE THANK YOU FOR YOUR DEDICATION 💐

    • @wardam1711
      @wardam1711 Рік тому +1

      Walahi so much credit is due to the writers and producers of this series. It would be great to add subtitles in English

    • @salsaarmytiny136
      @salsaarmytiny136 Рік тому

      @@wardam1711 hey it has subs already 😭

    • @MsFatimaB88
      @MsFatimaB88 Рік тому

      ​@@wardam1711 click on captions* English subs is available

    • @sihaamcumar7908
      @sihaamcumar7908 Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤o❤❤❤❤❤o❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +83

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @hooriyaosman5069
    @hooriyaosman5069 Рік тому +76

    Director ka film kaan waa mid isbedel weyn kusoo kordhin doona nolosha somalia. Wax loo baahnay oo soo raagey 😢❤

  • @MsFatimaB88
    @MsFatimaB88 Рік тому +22

    Watched this episode with my older sister and aunt, they both love the show, at one point my sister said and I quote "Zainab doesn't look like shes acting, it seems so real" this episode and especially Zainab's scene was so moving, it really touched our hearts. Everything she said was how we felt and feel at times. That sense of hopelessness is the worst feeling ever.
    I just finished episode six, cant wait for more.

  • @husseinrashead960
    @husseinrashead960 Рік тому +4

    Nebi muxamed scw hal mar ku sali

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Рік тому +125

    Xalqadda caawa waa emotional wllhi😢 waqaca dhabta ah ee somalia ka jira ayuu toos u taabanayaa iyo waliba dhibaatoyinka haysta haweenka somaaliyeed😭🙏

    • @JohnAbruzi1
      @JohnAbruzi1 Рік тому +1

      Qeybtn wxyabo bdan oo Logic Aan Aheyn Ka buuxan Sida Nin xaaskisa Oo 1 cunug u hezo ka aadayo Mid 4 faraqa Ku wadato 😂😂😂

    • @nasapohmalapoh6664
      @nasapohmalapoh6664 Рік тому +1

      @@JohnAbruzi1 hadanad arag wey dhacda anapa arkay ku an dhalin oo tisi u jogto yo 9 wadata guursadey marka adunyooy noocyo badan weeyi 😅

    • @JohnAbruzi1
      @JohnAbruzi1 Рік тому

      @@nasapohmalapoh6664 😂😂😂 Wr filmkn Wxyabo bdan oo Logic aheyn ka Buuxan

    • @user-rm7gs6ip2m
      @user-rm7gs6ip2m Рік тому

      @@JohnAbruzi1 soma maqleysit xaskeygi hora raba uuleyahay

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому +3

      @@JohnAbruzi1 ​​⁠​⁠ marke larabo in laga tago wax aan logic eheen aya lagu dhahaa wana wxe kudhaqmaan qaar kamid ah #raga somaliyeed

  • @user-pr1bu5bc5u
    @user-pr1bu5bc5u Рік тому +56

    Filimkaan Filim Waa Dhaafay Wllhy Waliba Xalqadaan Xaqiiqda Jirta Ayey Ka Hadlaysaa gabdhaheen Soomaaliyeed Alle Ha Idin Amaansado❤🥺

  • @koowsarnoor8386
    @koowsarnoor8386 Рік тому +60

    I never cried over movies but episode 4 and episode 5 really got me emotional, because it’s all about the reality in Somalia. And now I understand why they tried to stop for this series to be released. This series is a wake up call for all Somali people.

  • @CimraanPoy-tb1fi
    @CimraanPoy-tb1fi Рік тому +16

    Inta muqdisho kadawaansa wan iden salamay from Borama❤👋😂

  • @haykalyare2419
    @haykalyare2419 Рік тому +49

    Wlhi filimaanta hindiga inta sheekada ah waan is dhaafin jiray lkin filimka arday wlhi hal second isma dhaafsiyo 👍👍❤ somalia is not easy 👍

    • @ilyaasaliahmed3456
      @ilyaasaliahmed3456 Рік тому

      Kuwa hindiga waxe ka hadlan waxa ka jira wadan koda filmka arday isagana waxuu ka hadla waxa wadan kena ka jiro oo aan wada ognahey shaqo wacan ayay wada qabten inta ka soo wada shaqeyay film kaa

  • @AhmedFarma1
    @AhmedFarma1 Рік тому +62

    Run ahaantii caalamka waa la tartami karnaa qisooyinkeena iyo dhibaatoyinkeenana qaab filim dareen ah waa kusoo gudbin karnaa sida umadaha kale🥰🥰❤️

    • @alishakhan7189
      @alishakhan7189 Рік тому +1

      Been baa shegtey boqolkii ma garaan calamka adunka waxan musalsal ma ahan

    • @SacdiyoAbdifatah-jg5jw
      @SacdiyoAbdifatah-jg5jw Рік тому +4

      @@alishakhan7189 hdusn ehn ha dwm ee ka dhaqsji meesha

    • @MaxamudaxmedXasan-ju6vu
      @MaxamudaxmedXasan-ju6vu Рік тому

      @@alishakhan7189 waxkasta in tiro zero ah laka bilawo aad ilowday hda sida calamka ma ahan lkn mar ayeey ksi fcnan donan

    • @zakamazaki6569
      @zakamazaki6569 Рік тому

      @@alishakhan7189 somali is not easy

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 Рік тому +1

      😪😰

  • @MohamedAhmed-ko9oi
    @MohamedAhmed-ko9oi Рік тому +7

    Nolosheyda Film somali soo saartay ma fiirsan lkns wxaan ku faraxsana hy inaa Filmkan Arday ee san hal Qeyb ee san i dhaafin Thans Bile Tv ❤

  • @sumraanadan1097
    @sumraanadan1097 Рік тому +2

    Bisinkow war ilintiya iga dhamaaty ma flim hindiya dawanoya omg bile tv libintisa halo qiro wlh ❤👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 Рік тому +141

    Subhanallah! I cried every episode but this episode got me the most. Couple of days ago, the director was saying that Zeinab’s story correlates with Shukri’s personal story. However, every somali person can relate to this episode, it’s our story too. She’s indeed talking from the heart. I always say, how could I claim somali, if I never saw Somalia? I’ve been in the states since I was 7, like many of us, I’ve been told, “ Go back to your country” countless times. I can’t imagine seeing Somalia for the first time and to be alienated there too. The scene with her friend was devastating, it happens almost every day in our society. It’s unfortunate! Thank You Ahmed Farah and Bile TV. You guys are the voice of the voiceless! Hormar wacan, continue the good work walaalayaal ❤

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +4

      Wxa horumar umaleeysey inaa luqadada hooyo ka faanto lkn wxa thy dadka caqliga laga gumaaysto waana ka xumahy 😕👎🏽

    • @lulshire7831
      @lulshire7831 Рік тому +10

      @@sHimaaLi_x1 wow! Don’t judge a book by its cover. Iimaba taqaanid halke iigu aragtay aniga o ka faanaayo luqaadeeda hooyo iyo wadankeeyga aan jeclahay o waligeey arkin? Ya ii gumeeysto boowe? Hadalka wanaagsan wa sadaqo, wax wanaagsan hadii dhaheeynin, fadlan iska amuus.

    • @hallad598
      @hallad598 Рік тому +3

      ​@@lulshire7831waxaa wanaagsan in aad afkaaga hooyo wax ku qorto halkii aad af shisheeye ku qori laheyd. Ogoow hadba inta aad afkaaga wax ku qorto ayaad nooleynta iyo cimri dhererka Af-soomaliga ka gaysanaysaa. Afafku waxay ku kobcaan adeegsigooda waxayna taa liddigeeda ku cimri gaabtaan adeegsi la'aantooda. Qoraalka ugu hiili afka hooyo.

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +1

      @@hallad598 Haa wll dadkan horumar beey uu maleeyen inaay luqad shiisheye ku hadlaan lkn waa dadka ilaa hadda Caqliga laga gumaaysto 😒

    • @najmaaden1046
      @najmaaden1046 Рік тому +5

      @@lulshire7831 walhy sometimes I wonder 🤔 wax yar lee English kusoqoresaye ababa wabalagusoaada .wanyabe is it must in wixi aaqoreso Dan afsomali kasodhigtid dad markey wax qorayan luqadaha mix kadigo aajiran come on guys luqad kale aa qoralkaga kusodartid micnaheeda maahn inaa tada aa kafaneesid see cml... Luleey abayo anbo sas waahay dhag haudigin .

  • @faskafaskaawi1105
    @faskafaskaawi1105 Рік тому +33

    Inta jeclaan lahayd in xalqadaha filinka la dheereyo love saara Somalia maxamed ❤

  • @princessmariyama9274
    @princessmariyama9274 Рік тому +11

    This story relates to a lot of Somalis living in the west, i can 100% relate to Zeinab. With us somalis living in the west no matter where it is Canada, US, UK, Australia, we don’t fit in with the non Muslim, they tell us to go back to our country and when we finally do go back to our country, they say we are qurba juug, they look at us differently, stare at like like we are any different to them, make fun of our Somali. Thats why this episode hits different.

    • @user-ou3vx6uv3f
      @user-ou3vx6uv3f Рік тому

      Sax waay ciyaal say walhi iyo ciyaal casiir dhibada ku dhashtay wadanka ma fahmeno

  • @saleyeduwanearsenal3891
    @saleyeduwanearsenal3891 Рік тому +1

    Waligay ma arag muqaal ilin iga Keena walahi waa xaqiiqda jirta waxan filim kaliya ma ahan
    Thanks bile media

  • @ayaelmi4186
    @ayaelmi4186 Рік тому +212

    This episode has truly ripped my heart. I felt her pain when she was talking about how us 'diaspora ' kids are treated different when all we want to feel is belonging in your own country

    • @sumaya92
      @sumaya92 Рік тому +2

      Same I can relate

    • @Kamila_ali
      @Kamila_ali Рік тому +13

      @@Vaaid_10 adba magac somali ah maxaa kudiday dadka amaan sii

    • @Inner_You
      @Inner_You Рік тому +3

      @@Kamila_ali 😂😂😂 jawab sax ba siisay

    • @nboss8028
      @nboss8028 Рік тому

      Absolutely ❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Рік тому

      ​@@Vaaid_10 emotional damage qac makaa yeertay😅

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +41

    Xiisa badanaa filimka arday
    Inta saake oo jimco ah daawanayso ismuujiya ❤❤❤❤

  • @zundusyuuzuf6137
    @zundusyuuzuf6137 Рік тому +5

    Filimkani wlhi waxyaabo xaqiiqa ayuu ka hadlaa 😢 wan idin salaamay inta filimkan jecel ee fiirsata

  • @Theking-hs6qu
    @Theking-hs6qu Рік тому +5

    Zeinab and her friend weren’t only acting but absolutely they are talking about serious situation in our society. This series exposed the real thing in our country, thank you guys I really appreciate for your efforts for did this great series.!

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 Рік тому +9

    Shugri ereyadeeda waa wax gabar kasta ama qof somaliya kunool uu qalbiga kuhaayo Well done sis 👏

  • @abdalle9566
    @abdalle9566 Рік тому +67

    Qeybtaan wax ka macaanaa ma ba jiro bo, 1000 likes to you ❤😊

  • @amruunmohed739
    @amruunmohed739 Рік тому +13

    Waxaa ixanuunay qalbiga 😢😢😢 wlahi waa itabatay xalqadan Zainab iney ku soo biirto filmka aad baa u sugayey. Filmkan waaku mahadsanyahiin bile tv waa wacyigalin waana xaqiiqo arinkaan dhab ayuu ka hadlaya filmkan😢😢😢

  • @nasserarafat6278
    @nasserarafat6278 Рік тому +17

    This episodes touches the difficulties that our daughters,sisters and mothers encounter in our country. Really touching.

  • @najiibalpo4981
    @najiibalpo4981 Рік тому +286

    Hadii aad u jeedo magac allah (اللهُ) Like👍 saar💓💯👈

  • @DAAD-RESPECT
    @DAAD-RESPECT Рік тому +67

    Horta wan ku faraxsanahay wlhi inaa ku taxanaado sida loo jiley iyo xaalada somali ka jirto lkn flimkan side ugu qeeb qaataan jiliyaasha ❤❤❤❤❤

  • @abdullahibashiir1250
    @abdullahibashiir1250 Рік тому +6

    this episode made me to understand why some gys were campaigning to stop this series
    it's full of reality and opening eyes for this young generation
    thank you Bile TV for bringing the truth into our living rooms 🙏

  • @zakariyekhan7143
    @zakariyekhan7143 Рік тому +5

    Aqyayre english kan wa dhibsaday almiino naga yareya ,qurbaha wa wada jogna ha lii ogaado ma kawadiin,filinkan anaguu na matalaa ,afkeena hoyo aan wax isku shegno😢😢
    Jimco wanagsan 😊😊

  • @ahmetdool2446
    @ahmetdool2446 Рік тому +99

    Somalidu waa wada cawaan, Film ahaan baa u dawanayey lkn wey itabatey, dhibaatada dalka ka jirta, siiba dumarkii somaliyeed Dhibka ugaarka ah😢😢😢

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +265

    WLLHI PILLAHI LIKE WAAN KUU SAARAA DHAARTA OOFI 😅 😂 😂

  • @abdirahmanliban9541
    @abdirahmanliban9541 Рік тому +3

    من المملكة الي الصومال 🇸🇴 تحياتي لكم

  • @farhiafarta6500
    @farhiafarta6500 Рік тому +2

    Murugada dhabtaa ee dumarka somaliyed u gaarka ah😢😢 waan ka bixi donaaa i.allaaah

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 Рік тому +487

    Part 1 yarka qarax saxibadis
    Part 2 gabadha hibo guurka lagu qasbayo
    Part 3 pranka qatarta uu leeyahay
    Part 4 ismahan kufsiga loo geestey
    Part 5 zaynab saxibted oo la dhibaateyey hadaad sidas ula socotey waxaad tahay macmiil jacel inuu dhameysto filmka ilaa end la ornayo.

    • @ABDIRIZAAK_NADRAAWI
      @ABDIRIZAAK_NADRAAWI Рік тому +2

      Lkin in murugta la horaysiiyo oo wixii farxada la danbaysiiyo waaye hhh

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому +3

      @@ABDIRIZAAK_NADRAAWI seynab ee kusocotay waana gawar farxad kamuqanin, oo xanaag, cabsi. Maantane wxe uqarsana aya nala wadaagay.

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Рік тому +1

      @ibnu jamhuur hye qalbiga dhagax yu kanoqon hadalada nocaan wa jesjes iyo qalbi adeyg o laga qado

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому

      @@quruxleyqalanjo5485 ma aqoon gaar maa uledahay waa adigi kadhigtay qof aan quraan iyo xadiis aqanin? Ama waa istiri🤦🏾‍♀️

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 Рік тому

      ​@@maxameddeeqcabdale961 wwwww Qatar baa tahy maasha allh allow kusiyadih❤️❤️🤲💐

  • @abdirizakab8280
    @abdirizakab8280 Рік тому +142

    This series so far touches every aspect of life in our country I swear best series ever may Allah reward the those who made this due the fact that our people needed the awareness. Most of us go
    To Somalia blindly without knowing what’s what and end up learning things the hard way. Thank you 🙏 Bile TV all those who took part of this historical effort.

    • @cabdishakurdaahir7277
      @cabdishakurdaahir7277 Рік тому +3

      Afkaaga hooyo Ina wax kusoo qorto maxa kuu diidey

    • @maryamnita-yt1nl
      @maryamnita-yt1nl Рік тому +1

      @@cabdishakurdaahir7277 😂😂😂

    • @Hana-997
      @Hana-997 Рік тому +4

      ​@@cabdishakurdaahir7277 adiga barashada Englishka maxaa kuu diidey

    • @brittany4084
      @brittany4084 Рік тому

      @@cabdishakurdaahir7277 maxaa kaa galay adih waxee kuhadasho

    • @abdalarockstar915
      @abdalarockstar915 Рік тому +2

      @@Hana-997 hhh barasho ma ahn lkn fiiri coments ka 99% wa english filmkana wa somalia wxa coment bixnayo wa somali ajbani hadu meshan imado mxu is dhihi karaa kuwan luqad kale maa lahan so ma ahn

  • @mohamedfarah6328
    @mohamedfarah6328 Рік тому +16

    This episode is full of sadness and emotions and made me cry while watching it. What is worrying is that it is the reality on ground and such events happens daily in Xamar and else where.
    I commend Zainab for her professionalism.

  • @ekrambashiir3016
    @ekrambashiir3016 Рік тому +25

    How comes no one on the comment section is talking about the most important lesson in the beginning of the episode
    The importance or faidada dirta (plants) wadanka abarta kajirto waxa usababa waxyalo badan lakin hada dirta ladhaqaleyo abarta wayaralehed
    Plant as many trees everywhere ❤❤❤❤❤

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 Рік тому +69

    Filimkaan aad bey noo taabaneysaa hadaan gabadha somaliyeed waa naga soo daahey lkinse hadda waa in casharo laga bartaa wixi waa dhaceen aan isdaba qabano hablow ❤❤

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Рік тому +32

    Dadka comment ga dhan like badan bey helooyiine ana maxa iigu saari la dahe 🥺🫵

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed Рік тому +2

    Tani Waa Xaqiiqada Qadhaadh Ee Ka Jirta Somalia
    Balse Been Macaan Baynu iskugu Sheekaynaa
    Runtu Wataa 😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdishabelleshabelle3960
    @abdishabelleshabelle3960 Рік тому +3

    Shekadan waa mid qiiro badan waana dhibka Hablaha somaliyed haysta 😢

  • @abdullahiaxaynosh
    @abdullahiaxaynosh Рік тому +41

    Wll cawa wa jimco kusali nabiga scw😢

  • @mazeenacade3206
    @mazeenacade3206 Рік тому +5

    Musalsalka ardey waa fariin guud ee kusocota shacabka somaliyed iyo madaxda dalka dadka kahadlayana oo rabaan inay xumaan inu yahy dadka usheegan waa dad aan jecleyn hormarka qof uu sameynaya #Bile TV guuleysta

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial Рік тому +6

    Waa xalqad qiiro badan
    WxY ka hadlayzaa dhibk ciyaal weerada
    Sppta keenta ciyaal weero waa dhlint pilaa camal iyo dawlad awood wayn aan lahayn 😢❤

  • @ashrafcadde8360
    @ashrafcadde8360 Рік тому +10

    This series is full of sad emotions💔 and my heart goes to the every somali girl💞😢who are sick by the damage caused the man not all men but some of these men😞😓🧐😕

  • @Ozla252
    @Ozla252 Рік тому +55

    Filimkaan filim waa dhaafay wlhi waliba xalqadaan xaqiiqda jirta ayay ka hadlaysaa gabdhaheena soomaaliyeed alle ha idin amaansado ❤

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +34

    Film kan wuxuu kahadlaya xaqiiqda maanta dalkeena jirta 😢😢😢 part gan waa emotional wllhi 😭😭

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 Рік тому +1

    Maaha filin waa xaqiiqo ka jirta wadankeena waana documentary. Ka turjumaya xaqiiqada wadanka waana sida wax loo fahansiin karo jiilka hada nool .congratulation bile 📺

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Рік тому +3

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @ladanidil7348
    @ladanidil7348 Рік тому +22

    🥺🥺 wlhi waa xaqiq jirta illahow somalia nabad kaadig..from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @faaraxsandhoore4369
    @faaraxsandhoore4369 Рік тому +59

    Filimkaan qaabka loo jilay aad buu u sareeyaa. Waliba waa gabdho iyo wiilal aad u yar yar oo hadana jiliinkoodu aad u sareeyo. Well done Guys 😊

  • @saadaqjiirow3306
    @saadaqjiirow3306 Рік тому +6

    Today this episode is on another level.. I felt emotional and saluted these young Somali actors well done sis. Your story is really touching.I love It.

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Рік тому +5

    Filimki ugu ficna ee katurjumaya xaalada hada ka taagan somalia weyan filimkan💜💯

  • @user-de2kn8jx8r
    @user-de2kn8jx8r Рік тому +16

    زينب لخصت وجع قلب عيال العصير لما يرجعون الصومال 🇸🇴 الصراحة ابدعت البنت و برافوووو عليكي يا زينب 👏🏽👏🏽👏🏽

    • @rukiyahanamahamoud482
      @rukiyahanamahamoud482 Рік тому +1

      😂😂 هية كمان من انواع يتنمر علي طلاب ليش حامل سكين في مدرسة 😂😂😂 متنمرين لما يجي وقتهم يبكو

    • @xasanmalaay8221
      @xasanmalaay8221 Рік тому +1

      زينب ماقصرتي والله تستاهلي كل خير ❤

    • @siciidcabdulahi6187
      @siciidcabdulahi6187 Рік тому

      زينب رغم سنها ابدعت فى التمثيل بكل معنى الكلمة وابهرتنا بأداء رائع وجميل شكرا يا اختى الصومالية

  • @mahatmohamed9704
    @mahatmohamed9704 Рік тому +102

    Haters are going to hate. Fans, let's gather here and show some love to this exceptional talent

    • @JohnAbruzi1
      @JohnAbruzi1 Рік тому

      Qeybtn wxyabo bdan oo Logic Aan Aheyn Ka buuxan Sida Nin xaaskisa Oo 1 cunug u hezo ka aadayo Mid 4 faraqa Ku wadato 😂😂😂

    • @Hana-997
      @Hana-997 Рік тому +1

      ​@@JohnAbruzi1 kkkk sookuwa marka islaanta weyni ogaato inu gabadh yar wadankii ku guursadey la dacweeyo wixii lacag iyo hanti uu lahaa laga wareejiyo caruurta la saftaan hoyaadood oo lagu dhaho dagdag u fur gadhaas yar. Wax jira oo maalin walba dhaca ayey ka wacyigalinayaan bulshada.

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 Рік тому +2

    Axl wn ka ilbaxeyy filimaantii turkiga ahyd e aan daawan jirey wxaan helay flim dadkyga io dalkyga ah o si weyn aan u fahmi kro wx wlpa o ka dhex dhacaya isaga un bn sugaa waQti ka waQtiga u soo dhacayo wx kle ma daawado horeyy usocda wllaheyga somaliyeed e dhalinyarda ahi ❤ wn idin wataa ani 🥳🥳

  • @Samirbadan
    @Samirbadan Рік тому +2

    Inta saliga nabiga SCM afka ku haysa marwalba ee gulaysatay waan salaamayaa🎉

  • @HafsaAhmed-dp1de
    @HafsaAhmed-dp1de Рік тому +64

    MashAllah I am so proud to be Somali. By Far this Movie is the best African drama/Film, whatever you want to call it. This Film should compete for the world competition. Just struggles Somalians face in Somali and other places in the world. Hard life and experiences teaches you to be humble or in some cases more ignorant. May Allah unite and Bless Somalia.

    • @mohamedlucky8091
      @mohamedlucky8091 Рік тому

      Afsoomaali inaa ku qorto maxaa kuu diide ajinabi matihide

    • @Theblazingfirewithinme
      @Theblazingfirewithinme Рік тому +5

      @@mohamedlucky8091 Salaam Alaikum Walalo. I am sorry my Somali writing is not good unfortunately, because I never studied in Somalia and been in UK n Europe almost all my life. I can just about read but writing is a struggle. Insha’Allah I will learn one day, it’s one of my mains goals in Dunyah.

    • @AbdiwahidMahad
      @AbdiwahidMahad Рік тому +1

      ​@@Theblazingfirewithinme side kufahante flimka

    • @ccasiiszaafi3409
      @ccasiiszaafi3409 Рік тому

      @@mohamedlucky8091 ii

  • @yacquubcabdi3350
    @yacquubcabdi3350 Рік тому +101

    Inta 5ta xalqadoodba caafimad ku daawatay wan idin salaamay ❤️

  • @user-kd3ou6jz1w
    @user-kd3ou6jz1w Рік тому +3

    WAY WAY JACAYL XASID ❤😢

  • @mohamedamin9567
    @mohamedamin9567 Рік тому +1

    Best episode so far runti ARDAY gar iyo gardaro wa ni wataa waxad mujiseen cayayanka hadalkood inu wxbo ka jirin runti umadenana wacyi galinta noocan wan ubahnen bravo team arday and Mr Ahmed Farah runti wa in taalo loodisa he's a great deal for this golden era of Somali cinema

  • @Legend33661
    @Legend33661 Рік тому +187

    Filimkan Inta ayna Xalqadiisa ay dhaafin waa idiin SalaamaY ❤🤚❤

    • @DrLibaan
      @DrLibaan Рік тому

      Haduu idhaafay xalqad salaam ma lihi miyaa?

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +64

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @badrudiinisse9621
      @badrudiinisse9621 Рік тому

      Ani

    • @mssishwaaq
      @mssishwaaq Рік тому

      Me too ❤

    • @amiirfaysal789
      @amiirfaysal789 Рік тому +2

      sxb Xamse Hassan ASAD magaciisa waxba haku shaqaysan ee markasta waxad ku qaraabtaa like iyo waxa ku raadisaa diinta marka waxaa ka quruxbdn inaad diinta aadan ku ciyaarin plz waxkle la imaw waxaan hubaa inaadan salaadda iyo quraan aqriska aadan joogteen oo aad heesa hindiga aad dhagystid waan kula soconaa ee jooji dadka beenta u sheegysid ee plz diinta kadaa ku ganbashada meelkasta waad ku jirtaa ee plz allah ka baq waree

    • @amiirfaysal789
      @amiirfaysal789 Рік тому +1

      London baad ku qoranysaa waxaana joogtaa Eithopia

    • @abdirahmanwerar1952
      @abdirahmanwerar1952 Рік тому

      Waan kugu raacsanahay neefyohoow faaidho malihidhee

  • @litmosstash9871
    @litmosstash9871 Рік тому +1

    Masha Allah xalqadan was more educative and emotional than the rest I loved the scene encouraging the people to plant and the scene of seynab talking what most of us diasporas affect us it was emotional wallahi runti waanku faraxsanahay inu musalsalkan iskubadalay oppositki wixi laga sheegay from now on waxaan leeyahay team arday 4 life

  • @cabdisamadcsamad1778
    @cabdisamadcsamad1778 Рік тому +4

    Wllhi heer waxan gaaray taagerida filimkaan aan uhaayo moobalal dadow in aan like iyo views usoo badiyo

  • @revolutiontv3965
    @revolutiontv3965 Рік тому +50

    This series is the best Somalis have ever produced. The quality and the starring are of another level. The series ARDAY hands up and caps off ♡

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj Рік тому +6

    Waa xaqiiqo qaraar Oo Dumarka dalkeenii kunool ay wajahayaan Allaha dhowro, asturo, dulmi iney sameeyaan iyo in iyaga lagusameeyo Allow ka ilaali 😔

  • @ovcll
    @ovcll Рік тому +5

    Reality in Somalia

  • @khalidismail9498
    @khalidismail9498 Рік тому +1

    Axxx..🥺🥺 Waan Qalbi Jilcanahay Wlhi

  • @shuebsharef6452
    @shuebsharef6452 Рік тому +150

    SAYNAB, It's the only episode I've been waiting for ❤

    • @tasniifshow
      @tasniifshow Рік тому +3

      Xalqadii ugu wacneyd ayaan dhihi kara Caawa dareen gooni ah ayuu lahaa Filmka Arday🥰🥰🥰

    • @cabiirabdalla8347
      @cabiirabdalla8347 Рік тому +1

      Isku mid👋

  • @Abshir-Ahmed
    @Abshir-Ahmed Рік тому +96

    You've really brought the shenanigans of teen-themed school series into our living rooms. It's like taking a nostalgic trip down memory lane.

  • @ZainabHassan-vu7ge
    @ZainabHassan-vu7ge Рік тому +1

    Qaabka ardayda loo rido ayaa nabarteen thanks 😊 🙏

  • @mohammadisse3768
    @mohammadisse3768 Рік тому

    Waa xanuun wlhi in qof u dhastay wadanka lagu tilmaamo diaspora marka ay ka sheekeyneysay waan ilmeeyey maxaa yeelay marka aan dibada joogo wadankaan ma u dhalanin lagu dhahaa haddii aad wadankaaga imaatayna soomali ma tihid lagu dhahaa macalimiinta xitaa si kle igula dhaqmi jireen ardayda way iga sikan jireen its so painful wlhi filimkaan waxuu ka hadlaya xaqiiqada jirta waan ku taageersanahy bile tv horay u socda ❤❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +1184

    Kan filim waa dhaafay

  • @mulkibishar8119
    @mulkibishar8119 Рік тому +214

    If I may ask why were people against this series? Is it beacuse it’s an eye opening to many and they don’t want people to know how rotten our society is?😢

    • @fardowsaabdi5454
      @fardowsaabdi5454 Рік тому +18

      Yes that’s exactly why they don’t want this series to get the attention it does

    • @rayanahmet
      @rayanahmet Рік тому +19

      Everyone knows about this situation in somali this old generation is the same generation that destroyed the government and they don't want us to have government they destroyed their future and want to destroy ours

    • @nboss8028
      @nboss8028 Рік тому +8

      Yes they don’t want people to know what is really happening that’s it

    • @Hana-997
      @Hana-997 Рік тому +5

      Toosh aa lagu qabtey dhibta lagu haayo gabadhaha yaryar

    • @maanyareyare4949
      @maanyareyare4949 Рік тому

      Somali ma tihidin miya waxey engilshkan aad khasbaneysaan

  • @user-qu5dn2ou1t
    @user-qu5dn2ou1t Рік тому

    Caruur Aad u qurxon Allha ku siiyo Hadad igula saliso💌Nabi Maxamed Scw 💕✍️m.a" SCW SCW

  • @Arawello_1
    @Arawello_1 Рік тому +1

    May Allah bless the people of Somalia and their resilience😢 thank you Bile for bringing issues the Somali people face on a daily 👏🏽💕💕💕