Dhaliyarada Somaliyeed Meel ay Joogan ba Inta Aydoonan Ha jirraane Waa In Ay Wax bartaan Oo Ku dedaalan Waxbarashada Diini iyo Maadiba Salaadana Ta koowaad ay ka dhigaan haddii Kale Waxa aad noqonaysaa Xabaal Lagu Xamaasho
Amazing song❤ I'm listening this song after 15 years later❤01/03/2024👏Friday morning❤8:30 AM❤ Saalax Qaasim❤WALAALKAA KOLEY KUTAHAY BARYADU WEYDEYSANAA, WAX HAYNTU MARFIICANAA🤦 ALLA RUN BADANAA FANAANKAAN💯👏
Weelkaagu hadaanu buuxin Wax saarku ku qaban ogaa, Weedhadu i taal yaraa Walaalkaa kolay ku tahay Baryaddu weydeysanaa Wax-hayntu mar fiicanaa. --------- waayo dhab ah bay ka hadlaysaa Heesto-----------------.
Ilaahay ban ku baryaynaanisagaa weyn oo waxidee inuu kuu fududeeyo hawlahaaaga aduunyo waa laga baxaa dhibta balse ilahay isku xidh isaga ku gargariye anana wan ku ducaynanayaa . Dhibta laguma waaree wixi nool adunyada marbaad ka bixi niyada wanaaji
walal isku mid maha xalad walbo mar uun bay dhamata marka dumark a nacaso wy ku jiraa lkn waxan jecelahay inan saxibteyda ama qofka aan jece;lahay ama qof walbo aan la qeensadp waqtiga nacaskaa anigu dumar ayan ahay side ku xuman karaan
Wa malin talado ah sacadu wa abaro 17:30 glbnimo /1 agosto /2023 :wellkagu hadanu buuxin wax zarku kubqaban oga 🥺 wallka kol ay ku thy baryadu weydeysana🤝 Wax hayntu Mar ficana 😥 inta ka badan tariiqdeyda ma jecli in an meshan ka cabado place qalpigaa iga so duceeya wallayal 🤲
Erayadii abwaan dacar
Laxanka saalax qaasim
Codka saalax qaasim
Walaalkaa koleey ku tahay
Baryadu weydeysanaa
Wax heyntu mar ficanaa
Best song
Xaji lpheyga sow wx jiro kma hdleydo ebw
Haa sxb
Walaalka kolay ku tahay
Baryadu waydaysanaa
Wax-hayntu Mar fiicana
Saalax Qaasim 17-03-2022
Dhaliyarada Somaliyeed Meel ay Joogan ba Inta Aydoonan Ha jirraane Waa In Ay Wax bartaan Oo Ku dedaalan Waxbarashada Diini iyo Maadiba
Salaadana Ta koowaad ay ka dhigaan
haddii Kale Waxa aad noqonaysaa Xabaal Lagu Xamaasho
waa somalidih hore I love this
Waqtigu nacas-seysanaa
Waayuhu niyo badan ogaa
Dhallintu waji garadsanaa❤
Weelkaagu hadaanu buuxin
Wax saarku ku qaban ogaa
Weedhaadu itaal yaraa
Walaalka koley ku tahay
Baryadu way-deysanaa
Wax-hayntu mar fiicanaa🤦♂️
Xaqiiq Wlhi💯 Balse macnaha iyo miizaanka erayadan waxaa Fahmi kara un qof soo maray ama kuba sugan xaalada aan ku sugnahay Haatan! Waan rajeynayaa inu is baddalo waqtigu.
Saalax qaasim naji A.U.N🤲 18-may-24✍
Sxb sax qofkii wadadaan so maraa ku fahmi kara
I.n waynu guuleysan zxp😢
Amazing song❤
I'm listening this song after 15 years later❤01/03/2024👏Friday morning❤8:30 AM❤
Saalax Qaasim❤WALAALKAA KOLEY KUTAHAY BARYADU WEYDEYSANAA, WAX HAYNTU MARFIICANAA🤦
ALLA RUN BADANAA FANAANKAAN💯👏
Waah waah 20004 ayaa fiirsady anoo yar qofki 2018 firsa like
2019 still I waching
2024 still watching 👀
Waa Fanaankii Codka Macaanaa ee Saalax Qaasim Naaji.ee Hobolada waaberi.Waa horyaal ama classic
5t
8/1/2020 plez like soomliyey oday kutagnthy bn ahy
Wax hayntu mar fiicanaa! 👏👏👏
Yaa Cisak Xbbi Saalx Qaasim. ❤️🙏
Saalax qaasim fannaan Cod dahabi ah leh weeye, heestanna waxay ku jirtay riwaayaddii Beeneey waa Run.
Wadkiyo noloshu hayaa isagaa waxbiye ana aan wakishe ilaahay ilaahay wanaagasan hadaan waasho oo wajaqay wareerka rabaa daweeye alla wayoo waxide ilhay waanagsana
Old is god,I don’t get bored listening to!..
Walalkaa koleey ku tahay
Baryadu weydisnaa
Wax hayntu mar ficnaa😢
Erydii abwaan dacar
Codka iyo laxanka salax qaasim
2020/11/6 waa hees cajaa,ib ah waqti bdna waan arkey lkn dawashadeeda 2014 iigu horeysey love
Waa riwayadii beeney waa run samayntii abwaan dacar
weelkaagu hadaanu buuxin
waxsaarku ku qaban ogga
weedhàdu itaaal yara...
reality
ihiiii
wllka kolay ku tahay
baryadu weydeysana ,
wax hayntu mar fiicana..... damn real talk
wahwaah dadkii hore ayaa dad ahaa waagii aanu sharafta lahayn soomaali ahayn
2019
Weelkaagu hadaanu buuxin,
Wax-saar kuu qaban ogaa,
Weeddaadu itaal yarka,
Walaalku kolkeey kutahay,
Baryadu weydeysanaa,
wax-hayntu mar ficanaa.
Weelkaagu hadaanu buuxin
Wax saarku ku qaban ogaa,
Weedhadu i taal yaraa
Walaalkaa kolay ku tahay
Baryaddu weydeysanaa
Wax-hayntu mar fiicanaa.
--------- waayo dhab ah bay ka hadlaysaa Heesto-----------------.
maalintii labaad ee iida ramadaan.
oo aan agfadhiyo noloshaydii dareenka jacylkuna i marayo halka u saraysa.
se jeebkaygu yahay mid 00 ah.
xataa aan dareemayo xanuun .
meel uu iga hayana aan garanyn.
weelkaagu hadaani buuxin weedhadu itaaal yaraaaa.😭😭😭
saacada 3:30 pm. sanadka 2019 bisha 6aad 5teeda
wadanka greece.
baryadu waydiisana.
like plz😭😭😭😭😭
Ax ax ax huuno iska samir.
Aduunyada is badalaysa
Ilaahay ban ku baryaynaanisagaa weyn oo waxidee inuu kuu fududeeyo hawlahaaaga aduunyo waa laga baxaa dhibta balse ilahay isku xidh isaga ku gargariye anana wan ku ducaynanayaa . Dhibta laguma waaree wixi nool adunyada marbaad ka bixi niyada wanaaji
Saalax Qaasim nolow intey nololi jirto mashallah ❤️
Aamin
Yaa Zalaam! Hees iyo badh walee. weelkaagu hadaanu buuxi,.wax saarku ku qaban ogaa, weedhaadu i taal yaraa.
Wax hayntu mar fiicanaa! Cod iyo erayo qiima badan😧😍
01:18am
15 Jan 2022 cajiib!
Ana 1:11Am 08/05/23 Hargeisa midh night not mirqaan wlhi 😂
best song ever wlhi xaqiiq ku fadhida RIP salax qaasim naaji
Still he's a live
+Abdirahman yaare sure Bro!!! I think he passed away
Yeh man am sure** I don't know exactly where he's now but am sure he's live
Xaqiiqo Raadis wuu noolyahay wll
Abdisamad osman wuu noolyahay bro yurub ayuuna kunoolyahay
🤲🤲 اللهم إنى وكلتك امرى كلھ فأنت خير وكيل ilaahey wanaagsaa
If you’re watching after 13years ago you’re a legend😍😓 Saalax Qaasim Naaji 💔
Zxb anaa dhagysna caawa oo mufalas ahy ( wax aduuna hayn) waliba bilaa camala
Rag badan oo aan asxaap ahyn mrku wakhtigu ii wacnaa ayaa maanta ogaadey iney sawir kur ah igula jireen oo wax saxiiptinma iiba hayn hungurri igula socdey
Goor danbe ayaan Toosey oon baraarugey saw waa lay qaniinsnaa
Heestana si kadis ah ayaan ku xasuustey caawa isku qaboojin ayan ka dhignyey relieve pain
@@disisfunny88 so sad wl waqtigu wuxu kala saara saxibka wanaagsan iyo midka xun marka tusaale haku ahaato waaayaha adag waka bixi insha allah
14 years later
@@ilhancaraaye5801 ...Aaamiin wll waad mahadsan tahey inder qali ❤🙏
@@ilhancaraaye5801 TUSAALE HA USKU HALEEYNIN QABIIL IYO WSLAAL DADAALDIDAAAD DADNIMO LAHADEED SHAQEEYSO NOMAN SHAQEYSAN SHAAH WAA KA XAARAN A.M.SALIM SHINGAANI
1/5/2021 waxan jogaa greece mudo labo sano ah wllshey ayaa i cawiso ķher allaha siyo lkn wayaha iyo wakhtiga baa iska adag allaah ayn kher ka sugaya inchlh wn guleysan iso duceya
Aamin Ilaahay khayr buu ku siin
Illahaya mesha ad jaceshahay ha ku geyo
INkasto Ey 2 years ka Soo Wareehatay? ZhPKayOw Hadda Mxa Ku SuganTHh?
Allahaha Ha KuLa Garab Gallo Zho NoLosho wey AdagTHh😢
qofki 2019 Fiirsada please like.
🌴🌴🌴☀❤🌴🌴🌴
🌊🌴🌴💃🚶🌴🌴🌊
Nice song qiimaha ay lacagtu leedahay ayuu sheegayaa iyo marka aad waydo sida aad wax kasta u waayso
2020 ayan daawanaynaa wll
Caashqawgi
@@ismaciladan3277 I
Waqtigu nacaseesana oo dibad i dhigay😢 Shisheeye iyo baraf i baday😢🇹🇷.
Hada maka baxday wll😢
Heestani Aniga dareenkayga ayay saamayn ku yeelataa ! Dugsigii sare ayaan ku dhigtay
Old is gold 2024 april 29 ❤️
saalax qasin naaji iyo abwaan dacar waxay ina tusinayeen wanaagaan dumar u gaystay abaal hore looga waayay miyay waalidu iga raacday ax ax ax heesaha aan jecelahay ayaay ka mid tahayna
maxay wadhidu iga raacday weeye
Miyee wadhidu iga raacde waaye wl af somaligii hore e suugaantu waxay u baahan yihin fahan badan
@@ilhancaraaye5801
EreuGaas MecNiHiisa Hadaad Haraneysid Noo FaaaH FaaHi Zhp🙏
2020 yaa dawanaya like ku qabta
2024 ❤
How is listening this to 2022 old is gold 😍
waa hees macno wayn ku fadhida 13/8/18 old is gold
2020.....waqtigu nacaseysanaa...2007 ayaan riwaayadan daawaday hada 13sano ayaa kasoowareegtay
Hadana meeqo kaso wareegaty sxb
Maashaa allah dadkii hore ayaa dadnimada wax ka garanaayeey
Caweyska dalmar thank in badan sxb heestaan waa raadiyay wax badan balse suaasha is weeydiinta mudan waxeey tahy heestan oo nus qarni ku dhow dadkii maalintaas dalka oo doowlad leh oo shaqo leh cadaalad darro dareemaayay kawaran ninka maanta joogo oo faqrigaa #weelkaagu hadaanan buuxin waxsaarku ku qaban ogaa weedhaadu itaal yaraa saxiix
Waa Iska AduuN Zhp😢
31=12=2018
Habeenkii ugu danbeeyey sanadka
Saalax qaasim 👑
Axyaaa hees siday aniga caaawa ikhusayso heeakani maba qiyaasi karo walahi ilinbaa igu taaagan ax walalka kol ay kutahay barweydaysana
Aragsan Warsame me too xabibtii
Waa inoo shan sano kadib
habeenkan habeenkiisa 😢,
.....
😒😒😒😒
Three years left
After 3 years Mxa Ku Hagaay ZhPKaYow😢
hadda nooshahay waxaan ilaah kaga baryi inaad guushadi gaadhey 3sano ka dib
2020 xazuuz ahaaN ufiirsadaY
SalaH Khazim NaJi❤
2007 ayan dawanjiry xasuuus wlh
Intiina 2020 daawanaysa like ii saara. Thank you.
Never get old 💯 2023 may
Big legend salaax qassim
Welkaga hadnu buxin
Waxsarku kuqaban ogaa 😢
Weedhaadu itaal yaraa
Baryadu weydesanaa😔
i love his song baxsaneey hargeysa, it is his best
Maxamudsulub
waa run
ale sida ha naga dhigin
wanaagan dumar ugeystay
abaal hore looga waayey
miyAay wadhidu iga raacady
axyaa hees saalax qaasim naaji
Wadkiyo noloshuu Hayaa ana aan wakishee ilahey wanagsana🥺🥺
2000 ayaaan dhegeystay
abwaan dacar waa riwayadii beeney waaaa run√
Salax qasim ruwayadan danyeer buu ku matalayay markii xogagii ka dhamaday waa la eryay 😂🤣
Wash wash wlee waan wareeray
2024 ❤
Inkasto uu Aan Waqti Hore Soo BooKHdey Stiil Waan Ku Ceshceshtaa😢 1/3/ 2024
2018 yaa dhagsanaya
princess ayaa Ana Dwanya Hno
si dhaqso ayanba ku argay anigana waxan is lahaa qaramiga umada uma badno faraxad ayan idin rajenayaa
princess ayaa me wtoo
heestan waa xaqiiq dumarku waa jirjiroole
walal isku mid maha xalad walbo mar uun bay dhamata marka dumark a nacaso wy ku jiraa lkn waxan jecelahay inan saxibteyda ama qofka aan jece;lahay ama qof walbo aan la qeensadp waqtiga nacaskaa anigu dumar ayan ahay side ku xuman karaan
I love this!!!
😢😢😢😢😢😢 ax wakhtigu nacasay sanaaa
Ragoow jacaylka ayaan idiinka digayaa iyo dabinada sida loogu dhacayo😢 06:07 subaxnimo 13 may 2024 iyo magaalada doha gaar ahaan xaafada muqliina
*Walalkaa kolay ku tahay*
*Baryadu waydaysana*
*Wax hayntu mar fiicaana*
Marka aya waayuhu kujeeex jeexaan waa Nocan
Aduunyooy
Wax hayntu mar fiicna allow alle hees dareenkayga toos ubadashay.
intii heestan ku murqanty like ta isii hee
Sxb hda ku mirqamaya
waaah waah waaah
axyaa fanaan ilaa wakhtigan lajoogo waan dhagaystaa
Mohamed omar Ibrahim i
Esh cala hees 2020
Hees lafahmi Karo wye adban ula dhacey runtiii💯
22/6/2019 hesaan jeclhay
Walalkaa kolley kutahay
Baryadu wey-deysana
Wax heyntu mar fiicanaa!!
‘’wadkiyo noloshuu hayaa
Isaga wax bixiye
Anna aan wakiishee
Ilahy ilahay wanaagsanaa’’
Mogdisho-mon-03july-2023❤
Salax qasin fanan weyn
Heestan sidaan ereyadeda ugu dhago nuglaaday illaahow khayrkana iigu dhago nuglee
Alle hala naga saaro bilaa camalka nadaashadee
Ameen
Heestani Wa Nabar Cadi ah 😭
18 1 2021 😘 Wanagan Dumar ku Gaystay Abal hore Laga Waye Miyey wadiidu iga racday😭
Xaqiqdi hada wax heysan old golden song
1:06 Am.
May-14-19.
Isparta. Ramadan Mubarak
Ramadan Kariim
It's really good song
Omg Is unforgettable 😭
2019 yaa dawanaya
Heestan waxan ku dhagaysanayaa athens greeece waxan ku jiraa tahriib waqtigu waa iska kolba cayn laakin noloshu samir bay ubahanthy
Ilaahay ha ku gargaaro. Aamin
Saed Mohamed rabi hakugu guuleyo
Waad gaari doontaa halkan aad doonaysid. Done that 1991.
Wlh sxb kaliga mhn Athns ayn kula jogaa xldane ad ayey igu adgthy lkn alx cafimd ayn qaba lkn wyaha adunka ayaa gelinba cen iska ah lkn inshlh wn ka bxi donaa
Noloshu samir ayey rabtaa bro
I wish in aad guleysatay maka baxday Greece hada talaaw
midkamida heesaha ugu cajiibsan ee runta ka hadla
Party to party ayuu lacagtii ku dhameeyay.
Riwayadii been waa run iyo abwaan dacar iyo alfanaan qaasim
waa xaqiiq hiis kaan runti
Eraydii abwaan maxamed aadan dacar
wali wan dhagaysanaa SAALAX QAASIIM
Wa malin talado ah sacadu wa abaro 17:30 glbnimo /1 agosto /2023
:wellkagu hadanu buuxin wax zarku kubqaban oga 🥺
wallka kol ay ku thy baryadu weydeysana🤝
Wax hayntu Mar ficana 😥 inta ka badan tariiqdeyda ma jecli in an meshan ka cabado place qalpigaa iga so duceeya wallayal 🤲
ZHP wxd Niyada Ku Hyso Alaha Ha Kuu Fududeeyo🤲
like a lot have good Jumah Dalmar
ax Hees mcn walhi Wllka kolay ku tahay barydau waydaysana wax hayntu mar fiicana
Riwaayadii Beeney Waa Run 1986 teaterka muqdisho hsbeen xusuus lahaa r
Ma 1986 baa la sameyey riwayada, sxb?
xikmad baaa ku dhan!!
Weelkaagu Haddaanu buuxin wax saarku ku qaban ogaa weedhaadu itaaal yaraa😣😣
22/5/2024 ban daawanayaa heestan weliba ajigo meel cidla ah iska fadhiya kana wal walaya mustqbal😢
Heestan waxay kujirty riwaayadi la,oranjiray beeneey waa run
axsan hees 💯
Dad badan oo xaaladan soo martay badanaa
Weelkaagu hadaanu buuxin
Wax saarku ku qaban ogaa🥹🥲
Hadaan waayo arag ahee
Wanaajiyoo iwanaaji
Wadada toosan nagu hagaaji
Waynoow nagu hagaaji🥲🤲
23/Febr/2023■8:27p.m■xamar💕🥰💓💞
Aduun😢
@@najibfaysal4259 aaheey aduun waa ibtilo laga gudbayo mar uun😢❤tii rasmiga aheyd ilaahay naguma hoojiyo oo lama huraanka ah❤
2018 Yaa ila Dawnaya 😢😢
2019 ayaa iladhagaysanya liketa seediyaal
Haddaan waya arag ahee wanajiyo iwanaaji
"Baryadu Weedesana". Hees Waqtigaan Nolosheeda ka hadleesa🤧 lkn Nolol baa dambeesa. 27/04/24 Nairobi🇰🇪.
ab iyo ab sharoobadii murugada
dayib altezo caawan cabaa sxb
Yaa ila daawanayo2020