DAAWO INTA AADAN U IIBSAN VIDEO EDITING KA LAPTOP || WATCH BEFORE YOU BUY VIDEO EDITING LAPTOP

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Ka baro xirfada video editing: fariidacademy....

КОМЕНТАРІ • 110

  • @abdirahmanbarkhad4071
    @abdirahmanbarkhad4071 2 місяці тому +7

    Top weyi br thanks for information 🙌

  • @MohamedIshakOsman
    @MohamedIshakOsman Місяць тому +4

    Fariidow aad iyo aad bad umahadsntahy jazakallah kheyr sxp

  • @Aboudi600
    @Aboudi600 2 місяці тому +2

    Thanks man am Civil Engineering Student also Architect So this may help me
    Tysm for giving Information ❤

  • @Genzidea4
    @Genzidea4 2 місяці тому +9

    Fariid in the building 🎉

    • @abdirahmanmahdi7008
      @abdirahmanmahdi7008  2 місяці тому +3

      🙏

    • @Sakariyeinamowliid
      @Sakariyeinamowliid Місяць тому

      ​@@abdirahmanmahdi7008 waa imisa qiimaha

    • @AbdirahmanHussein-n4d
      @AbdirahmanHussein-n4d 21 день тому

      Asc Architecture qof bartay baan ahay please computerkan aad video kaga warantay ma wadankaa laga helayaa se imisa ayaad ku heshay adigu jwb

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому +4

    Aad iyo aad Muhiim jiddan ❤

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 2 місяці тому +5

    Wow information Fa ido uleh qof kasta o ubahna Guleyso sxb❤

  • @SadiqmusseSaid
    @SadiqmusseSaid 2 місяці тому +8

    Telegramka link noo soo dir

  • @AxmedDiinioDiinidarajo
    @AxmedDiinioDiinidarajo 2 місяці тому +4

    Thanks wllka arinta waan sugayay

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 2 місяці тому +5

    wow 😊

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 Місяць тому +2

    M allab keep going wlalkay🎉🎉

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo Місяць тому +2

    Sidi cadada ku ahayd very informative 🤤💪🏽

  • @Rasheitt
    @Rasheitt Місяць тому +5

    Shaashadiisa waa meeqo inch pro

  • @Luqmaan.Al-xakim
    @Luqmaan.Al-xakim 2 місяці тому +3

    Thanks

  • @khalidyonis-be8rm
    @khalidyonis-be8rm 2 місяці тому +4

    Coach 🫡

  • @mahatmustaf4882
    @mahatmustaf4882 8 днів тому

    Sxpow Laptop aan ku dhigan karo.
    Compou5er sciences
    Ii sheeg.

  • @Secret_668
    @Secret_668 2 місяці тому +4

    keyga waa core i5 generation 8 too smooth waaye

  • @WAASAC
    @WAASAC 2 місяці тому +4

    Qimhisa wa imisa 🙏🏻

  • @SpeeD-uZ
    @SpeeD-uZ Місяць тому +3

    Nio waan haystaa lkn waa culsay saa idaa maxaa sameeyaa wll

  • @Yusraabdi615
    @Yusraabdi615 20 днів тому

    Brother Information Aad Ka Hadashay Wuu I an Facay Thanks 😊
    Lkn Waxa Iga jawabta Waxa No Sharaxday Hp Laptop Lkn Adi Waxaad Is ticmasha Apple laptop why

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW Місяць тому +2

    😂 I'm From Hiigsi editor 😊😊

  • @Mohawalichanel
    @Mohawalichanel 2 місяці тому +1

    Thanks zxp

  • @Mohacali-t4x
    @Mohacali-t4x Місяць тому

    Waku mahad san tahay sa labtonka noga cawisay libax waxa kaso hadasha camirada sawir qadida ugu quruxda badan badan kaso hadal bls bls bls

  • @khalidarab3303
    @khalidarab3303 Місяць тому

    Macalinkeygii cabdiraxmaan mahdi legend

  • @Yarexassan
    @Yarexassan Місяць тому +1

    Hada ayan so decay wllka wan ubahanahay vidio eating wllka

  • @cimraan166
    @cimraan166 18 днів тому

    Asigo cusub miyaan ku heli karaa $300- $400
    Hp elitebook 1030 g?

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 2 місяці тому +1

    hp Elitebook 1030 G7 miyaaana chp isoo jawaab

  • @aameensuleiman
    @aameensuleiman Місяць тому +1

    walaal laptopkaygu waa kaas oo kale
    lkn GB-giisu waa 8GB

  • @caalimfx
    @caalimfx Місяць тому

    Sxb gaming laptop ka kasoo hadal kuwz ugu fiican mhdsnid

  • @FALCON-hy9th
    @FALCON-hy9th Місяць тому

    Qiimihiisu waa imisa🤩

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Місяць тому +1

    Fariid is your name and your brand 🎉also❤

  • @Asadaarka23
    @Asadaarka23 2 місяці тому +1

    Maasha Allah thanks ustaad waa laptopka aan heysto marka laga reebo screen touch

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir Місяць тому

    Noocani GPU malaha wll siibahaan Getforce RTX VIDIA 4070 _____
    Laptop-ka leh GPU waxa kamida Omen, Gaming laptops etc.

  • @gaashaanleshow2996
    @gaashaanleshow2996 Місяць тому

    Zxp daroon i anfacda ii sheeg oo muqaal vcn oo 4k ah duubaysa mhd sanid❤

  • @diyosaki2042
    @diyosaki2042 Місяць тому +1

    Fariid wll qiimaha wa imisa inteena laga heli karaa .

  • @Ilkcase
    @Ilkcase Місяць тому

    maaha core i7 oo dhan ama i9 oo dhan u fiican yihiin muuqaal jar jarida markaa inaga soo sax gudoomiye muhiimadu genr iyo iyo xarafka halka danbe kaga yaala

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide Місяць тому

    waxaan rajeynaa inaad wax kabaratid muhiimada generations

  • @Motivation0809
    @Motivation0809 Місяць тому

    waad mahad santahay wll qaali

  • @nourdiiinabaas6761
    @nourdiiinabaas6761 2 місяці тому +5

    Laba su aal qiimihisisa ?
    Boorama xaruntee laga hellaya ?

  • @Dalla_Ade
    @Dalla_Ade 2 місяці тому +7

    Qiimahiisa?

  • @user-jd6so4fe3h
    @user-jd6so4fe3h 2 місяці тому +3

    Mobile editing maxaad u diyaarin weyday

  • @cabdulqadirdaahirmohammed2631
    @cabdulqadirdaahirmohammed2631 Місяць тому

    Computer-ka magiciisa maxaa ladhahaa pro?

  • @cabdixakinxusen4767
    @cabdixakinxusen4767 Місяць тому

    Wall Qiimaha Lagu Heli karo Waa imisa

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 Місяць тому

    Qiimihiisa iyo halka laga helayo naso dheeg

  • @xiyock2419
    @xiyock2419 Місяць тому

    Guuleyso libax

  • @kornelyaxye5960
    @kornelyaxye5960 Місяць тому

    aad bad u mahad san tahay eng
    anigu waxan hystaa pavilion ram 16 ssd aad u xawaareeya icore 5
    qiimahihiisuna wa $580

  • @at-taqwamedia2684
    @at-taqwamedia2684 2 місяці тому +2

    Wll waxan rabaa inan barto video edtingka waliba academyadada ina ka barto

  • @abdulazeezfarah8437
    @abdulazeezfarah8437 2 місяці тому +2

    Generationka ka waran?

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 Місяць тому

    Ustaad Adobe 2023 zip

  • @Walalbuulle
    @Walalbuulle 2 місяці тому +1

    Computer kaas asoo celis ah yaa lagu dagmin waa rabish waxaa fiicn qufkii awoodo inoo cuseebkiisa soo gato shirkada qaar muqdisho waa tuugo hala iska ilaaliyo

    • @abdiaziz8223
      @abdiaziz8223 2 місяці тому

      Sxbow cuseebkisa halkee ka helaa?

  • @xamseTyrone-jn3hn
    @xamseTyrone-jn3hn 2 місяці тому

    Laptop kaa wn waayey zbx mid speedka cpu oo ka sarreeya 1.90
    Mrkaa ma I anfacayaa wll

  • @MukhtaarXasan-qj1np
    @MukhtaarXasan-qj1np 2 місяці тому +1

    Sxb core ka micnihisu SAS ma aha

  • @WardaArap
    @WardaArap Місяць тому

    Xirfada graphi designka md bixisan

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 Місяць тому

    Ram 8 yahay wa side

  • @Hanafilms7
    @Hanafilms7 2 місяці тому +1

    Wll qiimihiisu waa imisa aan ku tala galee qidmadii aan ku soo iibsan lahaa

  • @Abdanyu
    @Abdanyu Місяць тому +1

    Ustaad Capcut laptop na maku shaqeeyaa?

    • @abdirahmanmahdi7008
      @abdirahmanmahdi7008  21 день тому +1

      Haa wlaal

    • @Abdanyu
      @Abdanyu 21 день тому

      @@abdirahmanmahdi7008 ok ma PC computer kaliyaa mise Mac xitaa?

  • @shaqaleaxmed3514
    @shaqaleaxmed3514 2 місяці тому +2

    Qiimaha lagaa siiyey soo raaci pro

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 2 місяці тому +1

    Waxoogaha music aad iyu uu qaylinaya sxb marka dambee gabii waxyar .

  • @TUULKA_DHAANTADA
    @TUULKA_DHAANTADA 2 місяці тому

    Zxb plz waxa raba qiimaha microphone ka ad wax ku duubeyso qiimaha iyo magaceda?
    Microphone ugu fican ee wax lagu duubo qiima walba

    • @abdirahmanmahdi7008
      @abdirahmanmahdi7008  Місяць тому

      Walal microphone waxa la yidhaah rode podmich usb
      Qiimahiisa walal waa 200$ madaxa o kali haata
      Hadi gacanta ku jirto na waa 300$

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 2 місяці тому +1

    Gaming maku dican yahy bro

    • @abdirahmanmahdi7008
      @abdirahmanmahdi7008  Місяць тому

      Waa ku ciyaari karta lkin waxa kaga fican laptops ka games loogu talo galay walal

  • @somalione6095
    @somalione6095 2 місяці тому +2

    3 bill kahor so iibsaday si wacan bu igu shaqeya alx

  • @ahmeddeeq2037
    @ahmeddeeq2037 2 місяці тому +1

    Battery life kiisa inada soraciso baa habo nayd.

    • @abdirahmanmahdi7008
      @abdirahmanmahdi7008  Місяць тому

      Walal hada editing ku isticmaalayso battery ga awoodisa dhaqso ba uu u lumiya qasab wa in aad ku isticmaasho dab inta u badan mar hadii u yhy computer ku mid qiimahiisa hoooseyo

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 Місяць тому

    Haa ustaad core waxaa ka muhiimsan speed ka cpu ga 2.7 ghz wxii kayar video editing nafkumalaha

  • @dacawmedia1269
    @dacawmedia1269 Місяць тому

    ua-cam.com/video/7ZAQNHO6cp4/v-deo.htmlsi=13_UQ_1zqeOX_7d1
    War ilmaderayaal itaabta Han ka qadeyee Bahalka ❤

  • @billalupdyqadir
    @billalupdyqadir 2 місяці тому

    Zxp Coding ka ka waran Mise ayyu Laptoon ayaa lagu isticmaali karaa .

  • @abdirahmanmohamed3626
    @abdirahmanmohamed3626 Місяць тому

    Qiimihiisa wa imisaa Zxp ?

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 2 місяці тому +1

    Qimihiiisa waa imisa laptop kaa