The Somalia TikTok Editing Challenge is Out of Control

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • challenges editing TikTok Somali
    ◀ Waad ku mahadsan tahay daawashada 😍
    ◀ Ha iloobin inaad subscribe dhahdo channel ka ❤ iyo like (👍) oo share garee muqaalka
    ◀ Barnaamijyada loo isticmaalo tafatirka 📸
    ● (Adobe premiere pro )(adobe after effects) barnaamijka
    ●(technology) (camera)
    #challengevideo #editing #fyp #somalia #foryou #reaction #fyp #edit#abumotion

КОМЕНТАРІ • 58

  • @mohameddahir9266
    @mohameddahir9266 Місяць тому +20

    Thnkz bro❤❤❤

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 Місяць тому +8

    Muqaalkan Marka ugu horeyso aan arkaayo Waaye Tiktok Shamuumiye Soo dhigaa iga War haay😂 🎉

    • @Abumotion1
      @Abumotion1  Місяць тому +1

      @@shamuumiye8485 ok pro

  • @troller-z2b
    @troller-z2b 18 днів тому +1

    Zxp adiguuba editing kaa qaldan yahee

  • @sadiaibrahim4601
    @sadiaibrahim4601 Місяць тому +5

    Qamshax qamshax waa ku wataa😂😂😂😂

  • @ugbaadofficial9380
    @ugbaadofficial9380 Місяць тому +2

    Keep going habo mcn wiilkeyga

  • @Abdikaafii
    @Abdikaafii Місяць тому +5

    Top 10 ❤

  • @Zayynab236
    @Zayynab236 Місяць тому +4

    Aniga inaa ka qeyb qaato ban raby lkn video gii baan waayey. 😂

    • @Abumotion1
      @Abumotion1  Місяць тому +1

      @@Zayynab236 telegram ka yaaley

  • @SalmanmaxamedCabdi
    @SalmanmaxamedCabdi Місяць тому +4

    Tnx Saxiib laakiin mid kale Noo qabo Ani Waxaa Igu Tiri Waa soo daahde❤

  • @Lucky60_0
    @Lucky60_0 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤

  • @Mohacali-t4x
    @Mohacali-t4x Місяць тому

    Waw mahad sanid wllo

  • @metamein
    @metamein Місяць тому

    Zhp next video makaga so hadli karta like : camerada ad isticmasha iyo qalabkaga , colors ka ad u isticmasha video yadada .
    Mahadsanid

    • @Abumotion1
      @Abumotion1  Місяць тому

      @@metamein kan 3 ka dhigay

  • @SheikhMustafe-lf9gn
    @SheikhMustafe-lf9gn Місяць тому

    Zxp hore u sii soco ❤

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd Місяць тому +1

    Wlhi waan jeclaan lahaa inaan ka qayb galo lkn wuu idhaafay kaas kan dnbe xagee soo dhigaysaa wlal

  • @Lucky60_0
    @Lucky60_0 Місяць тому +1

    مشكور ❤

  • @saaxibkanolosha
    @saaxibkanolosha Місяць тому

    Zhp next kale goorme waayna

  • @Lilyvlogs3.1
    @Lilyvlogs3.1 Місяць тому +2

    Bro nambarkaaga isodir

  • @mohamedmustafe8382
    @mohamedmustafe8382 Місяць тому +1

    Bigmn

  • @FALCON-hy9th
    @FALCON-hy9th Місяць тому +1

    Nio TikTok soo dhigay waa kugu soo mention gareyay soo qiimee😅

  • @iam24-bb7vz
    @iam24-bb7vz Місяць тому +1

    speedka somaliya

  • @YAHOOW_YAASKA
    @YAHOOW_YAASKA Місяць тому +2

    Thanks mucalimow🫡🙏

  • @abdikafinursalad4482
    @abdikafinursalad4482 Місяць тому +1

    Timo wayne😂

  • @hooyo885
    @hooyo885 Місяць тому

    Intee lagala degaa ?
    Intee lagu so diraa.?

  • @Mohacali-t4x
    @Mohacali-t4x Місяць тому

    Xageeba kabarta edit

  • @Somali.Engineering
    @Somali.Engineering Місяць тому +1

    Sxb anaga xitaa waa edit gareenay lkn untee laguugu soo diray

    • @Abumotion1
      @Abumotion1  Місяць тому

      @@Somali.Engineering Marka xigto

  • @maryamadam
    @maryamadam Місяць тому +1

    Thank you ❤

  • @Cabdirisaq-indho
    @Cabdirisaq-indho Місяць тому

    Muuqaalka halkee laga helaa?

  • @CaliibraahimIbraahim
    @CaliibraahimIbraahim 23 дні тому

    Wllka markaa play store ka ku qoro adobe premiere pro maii soo baxaayo ee maxaa sameeyee😢😢

    • @Abumotion1
      @Abumotion1  23 дні тому

      @@CaliibraahimIbraahim pro laptop 💻 waye

  • @Mohamedmohfit
    @Mohamedmohfit Місяць тому

    Sxp camera Aad ku duubaydo waxa magaceed isheega please

  • @Mohamedmohfit
    @Mohamedmohfit Місяць тому

    Thanks pro

  • @Muxamed-9
    @Muxamed-9 Місяць тому +1

    Teacher

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 Місяць тому +1

    Dhalinyarada dadaalkooda waa ku dheeshay. Qofkii ugu mudna ma siin
    Meesha baqtiya nasiib maa loo tartamaayay mise dadaalkiisa fiicnaado? Maxee tahay qori tuurka u sameesay?

    • @Abumotion1
      @Abumotion1  Місяць тому

      @@daawoshow3541 inkasee Soo dadaaleen dadkii isku dadaalee noqdeen sideeh lokala saara marka

    • @daawoshow3541
      @daawoshow3541 Місяць тому

      @@Abumotion1
      Isku dadaal ma noqon karaan
      Adiga fahmi waayay kii ugu mudnaa
      Latashi la sameey Editors ka Expert ga ah intaadan go aan gaarin

  • @SeynabNuur-tc7mm
    @SeynabNuur-tc7mm Місяць тому +1

    Telgramka mxaa kugu qoran

  • @ABUBAKAR_YUUSUF
    @ABUBAKAR_YUUSUF Місяць тому +1

    ANIGA IGU DAR

  • @MARIOMAPHIO
    @MARIOMAPHIO Місяць тому

    Ani inaa bartaa rwaa yaa ibaraayo edited 🎉❤

  • @maajidcabdi6570
    @maajidcabdi6570 Місяць тому +1

    Sxb kan waa la i gaaday ku celis waaye

    • @Abumotion1
      @Abumotion1  Місяць тому

      @@maajidcabdi6570 isoo diyaar

  • @bood90
    @bood90 Місяць тому +2

    Challenge Waa i Dhaafay NEXT 🔥

  • @ogaancusb
    @ogaancusb Місяць тому +1

    sxb vedio sofware kee isticmaasha >

    • @Abumotion1
      @Abumotion1  Місяць тому

      @@ogaancusb premiere pro iyo after effect

  • @aishaabdikani438
    @aishaabdikani438 Місяць тому

    Wll mabixisaa course editing waan u baahnaaa

  • @imiiab8401
    @imiiab8401 Місяць тому

    Midkale noqabo

  • @Shaadali01
    @Shaadali01 Місяць тому +1

    Hanpalyo