"Reer Samatar ayaa ilaalin jiray saldanada, markaa haddii maanta..."Suldaan Xasan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 83

  • @aishaosman1641
    @aishaosman1641 5 днів тому +5

    Manshaa Allaah guuuuuuul Somaalilnd

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 5 днів тому +9

    Tareenkii muuse waa laga daatey😂

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 5 днів тому +5

    Kkkkkk waar bahashan halkeedii Siciid Ismaaciilow ku celiya

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 4 дні тому +2

    Maansha allah guul iyo gobanimo

  • @faiabd6621
    @faiabd6621 5 днів тому +3

    Maxaa tv keenay hadii aad dhabka sheegaysaan. Warkii hore warsoo dhaaf

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 5 днів тому +5

    Tareenkii muuse miyaa laga degay muuse iyo ina kaahin ayuun baa ku hadhay oo dhex fadhiya .

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 дні тому

      sacad cali shire, cali mareexaan, samaale, buuni, iyo waxoogaa kale baa ku hadhay, waa in xaajiyaddi qaado

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 днів тому +2

    Masha allllah subeer awalaw nooooolaaada❤

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 5 днів тому +2

    Reer Awawgay Maanta Way Taliyeen , Inbadan Ayaa La Xamanayee Oo La lahaa Reerku Miyaanu Isqabane Maanta Way Iska Daahiriyeen Tuhunkii Yaraa Ee Jiray Guul Iyo Gobonimo. Dalka Badbaadadiisana Horay Ugu Suntanaayeen .

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 5 днів тому +2

    Sax mujaahidiin baad tihiin ku soo dhawaada xisbiga wadani iyo cabdiraxmaan cirro, sax xili wanaagsan baad timaadeen oo doonidii cirro idinka buuxsami gaaadhin

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 5 днів тому +1

    Masha allah scad muse iskuma jiraane waa kuwa gobti hadashy dalka iyo dadkuba isbadal ayey u baahan yihiin

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 4 дні тому

      Nacas kuwani waa ilma baasto raadshe odaygan muuse laaluushka u diiday hooyadi ha waso muuse biiixina codkaga isaga iskale guulwadaynta naga daa

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 3 дні тому

    Ma Ciise Muuse Ilaaliyo Mise Reer Samatar

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 5 днів тому +4

    Mxy rer samatar u cebaynayan may idhahdan rer koshin ayn nhy laangaabku

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 дні тому

      walllee waa gob adiga ayaa maskaxda laan gaab ka ah, adiga ayaa maskaxdaada rag iska qafishay

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 5 днів тому +1

    Kkk Suldaanka Ha Iska Daayo Umadda Madaxa Laysku Gelinayo Gaar ahaan Tolkii Habar Awal .

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 дні тому

      dadkee madaxa la isu gelinaya, guuleed hurdoow, toos adeer oo tareenka isbedelka dalka soo raac, doqonow doqonku dhalay

    • @guuleedabdi3329
      @guuleedabdi3329 3 дні тому

      @@mhassan0163 Tareenka Isbadalka Mxd ka Wada? Siyaasadu Munaafaqad Maha, Reer Hebel Maha. Umadda Cida Madaxa Isku Gelisana Wa Ninka Tolkii Markey Ka Yaaben, Xasan Yare U Bixiyen. Nin Meeqamkiisi ku Badashey Inu Qoysaska Muslimka ah Babiyo . Ayeeyoyinka Fadeexeyo, Caarka Aan Ka Xishoon Waxba Aan isku Falin. Fadeexadii Jamacada Abaarso ka Danbeeyey. Ceebta Tolkii Ku Faana. Xishooo isqari.

    • @guuleedabdi3329
      @guuleedabdi3329 3 дні тому

      @@mhassan0163 ilmada Yaxaaska. Siyaasada Iyo isbadalka Barro Marka Hore. Muslimkana Fidnada Iyo Ibtileynta Ha Laga Dayom

    • @guuleedabdi3329
      @guuleedabdi3329 3 дні тому

      ilmada Yaxaaska. Siyaasadu Munaafaqad maha, Reer Hebel Maha. Umadda Madaxa laysku Geliyeyna​ Waxay Kaga Jawaben Xasan Yare.@@mhassan0163

  • @Xasmas
    @Xasmas 5 днів тому +2

    Sheeko Qaban 😂 xasan yare

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l 5 днів тому +2

    Xaramka lagaama aqbalin waayo muusad caloosha kuhaysaa dadkaalasaamaxaa

  • @MohamedAhmed-yg5cj
    @MohamedAhmed-yg5cj 5 днів тому +4

    Masha Allah

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 дні тому

    Ma suldaankii waa sidaa ku danbeeyay bulshadii subeerAwal ma Afartaa baad maanta ku taabacsan hibadii ayuu iska qaaday

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 5 днів тому +1

    UMADAAN DEGAN SOMALILAND GOORMAY KA GUDBAYAAN QABYAALAD , WAA MEESHA KELIYA QABIIL LAGU CAABUDO, QABIIL QARAN MA NOQON KARO QABIIL BAY RABAAN INAY DAWLAD AY KA DHIGAAN, DUNIDA HORUMARTAY EEGA OOQABIIL KUMA DHISNA DAWLADAHOODA IYO MAAMULKOODA, SULADAN GARAAD IWM MA AHAN INUU KA SHAQEEYO AMA KU LUG YEESHO SIYAASADA DAL UU LEEYAHAY

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 5 днів тому

    XASSAN YARE😂😂😂

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 5 днів тому

    Kkk ma Intan Ayaan reer samatara odeygu dawaq ayuu ku jiraa

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 4 дні тому +1

    Wa qarbahan oo lacag radisa Xassan benalow mahishotid meday sadanadi waad bahdijey.😂😂😂😂

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 дні тому

      shukri waa garacad midgaan ah oo yibir ah, oo hooyadeed meel daran ka keentay, xaaraan lagu soo koriyey,

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 5 днів тому +1

    Waaryadheheen mee Suladanki Asalka aha muxu u aamusanyahay waxan lama daawan karee

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l 5 днів тому +2

    Waarkuwani maaha reesamatal malaha waamidgo layaala kkkkk

    • @SomaSooooda-dm7vs
      @SomaSooooda-dm7vs 4 дні тому

      Baroro muse cadwalaba waaye nacadaye reeri afku isu galiyaaye jabuti somali lasconod xabashi balayo dhan muse kaa danbeeyaaye waxa ja sii daran balan umada

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 5 днів тому +1

    DEE WAXAD TIDHAAHDAAN WADANI MA GEE.
    WAA WAXA MAGACAYAGII DILAY HOOYADIIN JILEECA KA WASEE

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 5 днів тому

      Beri baa wadani xaflad u qabanayaaa ee cayda jooji sxb tareenkiii wadani baa buuxsamayoo loo kala dheeraynayaa

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 4 дні тому

    Saladin gajonaysa aqoona lahayn oo kolba ka 4:02 waxoga haya uqabanayasa talo ya lothian.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 дні тому

    Gob gob dhashay, Abtiyaaladay waa ku ogaa, dadkiina dhinac ka raaca, wixii Muse ka xumaaday isaga ayay ka xumaadeen, hal qudha baynu nahay, xaqa u hiisha, wanaaga u hiisha, Muse maya maya baynu leenahay, maanta gob iyo gunimo baa loo kala baxayaa, badbaadinta ama burburinta waddanka ayaa loo kala safanaya, Muse wax weyn baa ka khaldamay, mana fahamsana sidii loo sixi lahaa ma hayo, wuxuu innaga ridaya jar dheer haddaan gacanta laga qaban, Allah sidii roon

  • @user-yc6hh2rq9q
    @user-yc6hh2rq9q 4 дні тому

    Reersamatar ookeliya suldaan uma aha eehaduu reersamatar ookeliya suldaan uyahay deeqaata ookufilmaada subeer awalna suldaan hadoorto cida udiidikarta ama naguqasnaysa suldaan xasan hatimaado

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 4 дні тому

    Soomaali tihiin mise axmaar cadeeya mowqifkiina

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 днів тому +1

    Hadaa Suldanka habar Awal utimaaden is Cadeeya Somalia iyo Amxaaro yaa Idin Xiga

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm 5 днів тому

      Hooyo Yaa Qabay Awal Hooyadaa Anaaa Qabay 😅

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm 5 днів тому

      Hadaad Nin Raga Tahay Somaliland Kaalay Bal comment yar Baad waxkusoo Qorqoraysaa Hooyadaabay Amxaaro Wasaaan

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 5 днів тому

      @@MohamedHassan-nv1gm idinkaa Hoos dhigta Amxaaro oo isirkiinii ka Cararay sababtaa Oo Ah SSC Khaatumo Ayaa Sababay sababay dhulbahantaa sababay in Somalinimadii uga Carartaan Oromayahay shut up

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 5 днів тому +1

    Reer samatar dee meel hageeyaan muuse afdheere

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 4 дні тому

    Walhi taareenkii muuse walaga daggay
    Yaanay qabyaaladi idin qaadin soo raaca waddni

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 5 днів тому +1

    Wr w qarac kuwani Managa garanayna ba

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 5 днів тому

      Waar dhalinta haga caayin xayawanyow adiga iyo muuse waxa aad shegayso ahe

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 днів тому +1

      Wadaa garac baa tihiin

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 5 днів тому

      @@hassan-mp1pk anigu ku caayimayp ilahay hakaa abaaliyo walidintaa aad caruurtooda leedahay meher kumay dhalin lkn reerku haday waxaa aad sheegayso yihiin muusana kuwaas ayuu ka mid yahay sow maaha

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 днів тому

      @@sultanc.kariim9366 ina biixi waa nun tuugaa oo dhaqan xun

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 днів тому

      @@WarsameAbdi-ii8gr kuligiun bahaa wad garac dhaqan xun

  • @Waadani2024
    @Waadani2024 5 днів тому

    Saaldaanaad iyoo suldaan waa umaad ku jirtaa saanadaadii 1600 iyoo1700

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 4 дні тому

    Muuse ayaa u soo diray

  • @SomaSooooda-dm7vs
    @SomaSooooda-dm7vs 4 дні тому

    Muse cidwalaba wuu kaga cabadiyaaye qori dablee iyo laa wareegayawaata jubuti daab kaga furaye lasconod hadalkeeda daa somali oodhan cadwi ayu kaa dhigtaye

  • @moodyhype978
    @moodyhype978 5 днів тому

    War samatarkii cadaawadu naga dhaxaysay maantaan xaqiiqsaday inay laandheere yihiin.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 дні тому

    imikaa maahee

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 5 днів тому

    Somali ma Amaxahrea keeba tihiin?????

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 5 днів тому +1

    reer samatar abaarso ayay kasoo bexeen oo coldoon sheegay qomaluud lagu barto suldaanku wakii cadaystay inu waraan meel kagajiray warbaahinta horteeda ! from saylac

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 5 днів тому

      Subxanallah qoraarl xumida iskada mangaabyow😂😂😂😂

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 4 дні тому

      Oo wll maxaa ku qaatay?qof wxd ahayd aragti toganle oon dhac dhicin lkn wxa layidhi nin habari dhashay hal ma seegi waayo dhib maleh

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 4 дні тому

      @@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm habar waa idhashoo waliba issaq waliba Cidagaleh ah mashallah lakin Abahay waa maxbuus ciidamada Taagiyaada hubka culus ee lidiga diyaaaradaha laguqabtay Maraga gobolka sool kolka cuqdadu waxay suldaanka ii tustay waa Abbahay oo farintu nosoo diray ahayd hadaad aniga wax ii qabanaysaan cadowgu yaanu guulaaysan ee xornimada dalka waxkasta u huraa maal iyo nafba hadaad naga danbaysaan macaa hadii qorta laydijarayo kolkaasu suldaankani warbaahinta iskadaa inu qarkii huyanta u jawaabo garadlaaye Galadagaalka muxu yidhi sidaanu u sugaynay waranbaa dabada igaga yaala .... from saylac lilmo kululbaa igasoo yaacday anagoo aderkay u dhintay difaaca somaliland abaahay xabsi ku jiro aniguna aan maalinkasta waydisto saraakiisha cidamada millitariga gurmadka degdegah dhakhaatirta caafimaadka in laybadalo gobolka sool !!!!!!!!!! from saylac somaliland wa nafar !!!!!!!!!!!

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 5 днів тому +2

    Muusaa qadiyey kuwan 😂😂😂

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 5 днів тому

      @@hamsaibro6454 muuse waa anaga reer samatar maxaa idinka galay anagana ridayna ninkastoy jufadaada ka sheekee

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 5 днів тому +2

    Tuug afar kabood layaala

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 5 днів тому

      Naa suldaanka ha caayin aabahaa siilka caaryada leh ka wase makhnuudad yahay viva waxani

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 5 днів тому +4

    Suldaan maydaan booqane xasan yare munaafaq ayaad booqateen

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 5 днів тому

      Naa suldaanka ha caayin makhnuudad yahay kkkkk xisbiga wadani baa beri xaflad u qabanaya dhalinyarada habarawal maxaa yeelay muuse iyo ina kaahin baa kulmiye isku dhex guursadoo laga soo yaacayaa

  • @user-kp5ip4xt4p
    @user-kp5ip4xt4p 4 дні тому

    Beenaleyaal matihidin reer Samantar ee waxad tihin ilma Xsan beenaleyaal reer Samantar waxa afkodi kuhadlay mujahi cismaan awr leqe matihidi Saldanhka waxan leeyahay suldaanimadadi mawaxay noqotay Kolba inan yaroo cyaala suuq ah inaad sawirlasogasho sandamada haceebayn Hore ayaad uu cebaysaye

  • @osmanhassan4902
    @osmanhassan4902 5 днів тому +3

    Waa Fake sultan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 днів тому

      Habar awale dhadiga isaaq wad ahaa fake

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 4 дні тому +1

    Suldan xasanow adeero muuse xoolaha umada ku sinmaayo alle waxkale waydiiso

  • @khadrafarahfarah-ye3sz
    @khadrafarahfarah-ye3sz 5 днів тому +2

    Odaygan xun maxaa daba dhigay

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 днів тому +3

    Reer samatar oo isbadal doon ah muuse laga quusay 😂😂😂😂😂

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 5 днів тому

      @@abdirahmanlibaan5850 umadii ayuu is nacsiiyey godob ayuu no sameyey wax uu maqlayaa majirto markaa hana dhaafo ninka guurtidii iyo wakiladii haysan kariwayey waligeed may dhicin

    • @afnancumer8907
      @afnancumer8907 4 дні тому

      Muuse laaluush ma hayo codkoodana meel kale mamarin karan ninka s muuse ee an muse codsiinini waa garac naga mid maaha

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 5 днів тому

    Waar Md Muse Bixi waa madaxweyne qaran reer u ma bahana ee dad Somaliland aaminsan o u daacada ayuu u doonaya Ninkani waa reer Wadani ee dhalinyaarada reer Samatar ee kaso labta

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 днів тому

      Ina biixi tuuga ahaa dhul ka xadaa

  • @khadrafarahfarah-ye3sz
    @khadrafarahfarah-ye3sz 5 днів тому +1

    Aba ha isbadalka ka wase

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 4 дні тому +1

    Lo isku soo ururtay hooyadin doqonimada ka wasa muuse lacag iyo baad idinma hayo anigoo axmed cabdale ah baa muuse biixi gar iyo gardaraba ku wata cabdale siciidna sidino kale caado qatayaaal maaha

  • @UmooH
    @UmooH 5 днів тому

    Reer Samatar waa dhiiqeysteen dunuubta uu Muuse galayo waa arin aan idinka hadhayn abidkiin

  • @SoccerTube-qo3kl
    @SoccerTube-qo3kl 5 днів тому

    Viva Reer samatar

  • @ehludiininaxaji1901
    @ehludiininaxaji1901 4 дні тому

    Xasan yare habar awal codkooda ma matalo