КОМЕНТАРІ •

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 2 місяці тому +6

    Xisbigaaygu waa wadani🧡 ururkaayguna waa kaah❤ guul & gobamimo🦾🦾🦾

  • @Cajabo
    @Cajabo 2 місяці тому +8

    Isbahaysigow Alaaha haydin garabgalo Isbahaysigow guuleysta guuleyseta

  • @ZainaB-ve5gp
    @ZainaB-ve5gp 2 місяці тому +2

    MashaAllah Guul Guul Guul Guul Guul waddani iyo kaah

  • @saleebaanseeto3446
    @saleebaanseeto3446 2 місяці тому +2

    Waa arin aad uwacan hadaanu nahay kaah garabka wadani ayaanu taaganahay insha allahh guulbaa imandoota

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 місяці тому

    Wadani wadani wadani wadani wadani Kaah kaah kaah Kaah kaah kaah Kaah kaah kaah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 місяці тому

    Wadani wadani wadani wadani wadani wadani wadani wadani Kaah kaah kaah Kaah kaah Kaah kaah kaah Kaah kaah ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 2 місяці тому +3

    Guuuuuul iyo gobanimo

  • @Hal-abuurmurtiile
    @Hal-abuurmurtiile 2 місяці тому +2

    Maashallaah guuleysta hadaa kulmiye gurigiisu ba ay

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 місяці тому +1

    Guul isbahaysiga insha Allah.

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 2 місяці тому

    Mashaa Allah. Both two opposing parties Wadani And Kaah can share the citizens votes without interference they typically need to make good decisions and strategy points to make sure everyone is winning the election.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому

    Habr jeclo habar awal iyo samroon hal cod ka heli maysid wadaniyow

  • @HuhaleWabeye
    @HuhaleWabeye 2 місяці тому

    Maasha Allaah guul wadani,
    Illaahay si fudud ha inagu dhaafiyo kuwan meesha fadhiya

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 2 місяці тому

    Kulmiye godkiisa biyo ugu galeen

  • @Maxamedsaleebaan-r5u
    @Maxamedsaleebaan-r5u 2 місяці тому +1

    RUN AAN KUU SHEGE SIYAASADU WAXAY U BAHAN TAHAY GOAAN QADHAADH MARKA HADDI KAAH LALA AHURAKOBO WAA IN WADANI IYO XIRSI DAAQADA KA BAXAAN HADDI KALE WAA ISKA RIYO MAALMEED

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 місяці тому

    Xukumadda fidnada ayadaa dadkii wada mucaarad ka dhigtay Bari iyo galbeed

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    WADANI.IYI KULMIYE WAA KULMIYOI HORE SIRAAYO WAABTUUGTII BOOBTEY XOLHA SHACABKA IN MAXKAMDA LANGEEYO AHED YAA BAAS DOORANYAA

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 2 місяці тому

    Xisbiga kulmiye maaha mid waxaasi wax kaqaadayaan ururka huwanta hoosta kala shaqeeya ee ciidankii qaranka basaasay cidi dooran maysao guuuushu waa kulmiye

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 2 місяці тому

    Sidokale dadkikale away

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 2 місяці тому

    Ma xirsibaa buudhi madhan laga kireeyey xirsi waxuu qabaa inuu garxajis ucodayn doono xusbiga wadani oo laga iibiyey ciro waa laga yaaba inuu cod ka helo laakin xirsi waa buudhi madhan

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 2 місяці тому

    Laba tuug iyo ciro oo ciil udhimanaaya markuu waayo

  • @prosl11
    @prosl11 2 місяці тому

    Waar kaah iyo waddani geshiin mayaan sabato ah xirsi iyo ina xaashi labada kursiga kuu xiga cabdirahmaan ciro ayeey dooniyaan

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx 2 місяці тому

    Cididooranmayso'waaragii'lasoobartay'ee'mashruucii'xunbawayne??

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 2 місяці тому

      Muusaba waa lasoobartay 7sano oo iminka ah iyo Markuu lahaa anoo waxdilikara duco qaadanmaayo 7sano qarankii buuqaawiyay

    • @MashaAllah-k2u
      @MashaAllah-k2u 2 місяці тому

      Us us aslada abaha wase..😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому

    Labdi tuug dalka cunay aya isku bahystay inay mar kale shacbka somaliland hagar doomo kale u gaystan