Wllshy waa Qiso murug ah wll ninkaani ma ahan nin mustaqbal kaa Leh ma aha waxad Arkeysaan dad uhalgamayo mustaqbalka ninkaan wll wuu kaa Lumiyay wakhti intaan inka badan wakhti kale wuun kaa sii lumin wll nin guur Rabo ma ahan
Gabaryahay waxaas jaclkiisa iska iloow kuma rabo ee ka har illahay talo saaro wiilasha Somali waa badanyihiin asagana nabsigu ha ku haro iska dhaaf murugta ka mayro wixii ku soo maray walaal! Waa ka xumahay 😂😂
Aniga waxa la yaaba nin rag naag hadal kaso dhagesanayo oo naagtisa ilmihisa lagu diri karo kaas ma aqaan wax aa ku tilmaamo rag maahin naagtane waa nahaab aan alle aqoon Lkn ninja so dhagesanayo aa kasii xun
wixi dacar ku gariyo
wixi nabar dahsoonaa
haka qadin dahee
dadku waa ayamaha
kla duwan sidi dhaba
sida daain nagu baray
doojimaha kuwan baran
Walashay qalbiga rabi hakuu qabojiyo asna maalin uun nabsiga wuu ku hoos keeni doonaa i.a adna samirka wehel ka dhigo ❤💯
Wllsheyda ilaahey swt qalbigaaga hakuu qawoojiyo I.a iska sabar I.a badel qeer badan kuu rajeynaa I.a
Inshalah xaqa alaah tuso nimanka qaar waa maan gaab kuli ma dhahaayi Lkn feejignaada mesha qaladka ka imaanayane ogaada ilahey ka baqee
Subaxanallh khiyaanadu maa ficna😢
Kadanaso,abayoninkas,mustaqbal,kamarabo😂😂😂😂😂😂
Wll qalbiga ale haku qabojiyo kow dheh lcgtada ka socesho si aqliyeysan
Haguulays to jaceelka
Wllshy waa Qiso murug ah wll ninkaani ma ahan nin mustaqbal kaa Leh ma aha waxad Arkeysaan dad uhalgamayo mustaqbalka ninkaan wll wuu kaa Lumiyay wakhti intaan inka badan wakhti kale wuun kaa sii lumin wll nin guur Rabo ma ahan
Gabaryahay waxaas jaclkiisa iska iloow kuma rabo ee ka har illahay talo saaro wiilasha Somali waa badanyihiin asagana nabsigu ha ku haro iska dhaaf murugta ka mayro wixii ku soo maray walaal! Waa ka xumahay 😂😂
Comatose Ana ugu hereeyay😂
😮😮😮
Like share commente kuli diyaar aa kula nhy bro❤❤
Waxaad tahay gabar aan waxba fahmayn naa illaahay talo saara oo go aan qaraar qaado waqti danbe yaanu kaa lumin
Aniga waxa la yaaba nin rag naag hadal kaso dhagesanayo oo naagtisa ilmihisa lagu diri karo kaas ma aqaan wax aa ku tilmaamo rag maahin naagtane waa nahaab aan alle aqoon Lkn ninja so dhagesanayo aa kasii xun
Nimanka waxa ku waanin haha maadama ilahey masuliyad ilahey saaray wax bdn inuu ka fikiro oo naag warkeda dhagesan ogaado masuuliyada saaran naagta marbo hade bilaawdo reerkada kale I ee ka hadasho iska macsalaame waa xaasid nimanoow fikira guurka ilaaha baneyey Lkn reerkada in lagugu diro wax wngsan maahin
Iska iloow ninkaas Alle kumahadi inuu sharyiisa kutusay waayo hada waad fudutahay ninkasta ayaane kurabo.
Nin maha waa tuug qaynaaloow ah jackiisa waa been waxba kama jiraan iska iloow abaayo, sorry about that!
Wllhi waa xanuun qisda😢😢