Wllhi qeso yenka aan dawady mida igu xanun badned waaye welkas wllkey ah illh ha u naxariisto ihilkesa samir imaan ale haka siiyo illlh cafis ha wey diisato
Subxana allah subxan allah 😢😢😢😢😢😢 bisinka walhi waa qiso xanun badan ax alle waaa cadaalad fale ax alle ha uwada naxa riisto wlliahsa 😢😢😢😢😢 adn abayo astaq faarta badi oo alle haku gar gaaaro dhiig islaam mafududa runtii
Walalshey alle u noqo alle wey diiso cfmd 😢😢 wa adonkiiso ad dhibateysi adiga neh adon alle thy alle cfmd ha ku siiyo alle ha ku naxariisto wa dambigii uuga weyna alle ha ku cfmd abayo😢😢😢
شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا
أخي الحبيب سبير عرب ❤
Ilahoww...kaas cml no sahal yaa rabi🤲💕
Subhanallah dulmiga ma wanaagsana 😢
وفي الحديث القدسي(إني حرمت الظلم علي نفسي وجعلت بينكم محرمافلا تظالمو)
Ilahay imanka nagama qado nagahan sharfta naga dilaya ayaba nacay rerxalalay kujirta melkalay imanka utagi inalilah😢😢😢
Inaa lilaahi wa inaa ellahay raajucuun
Xasbunalaah weligey qiso kaxanuun badan maarag inaalilaah wainaa ileyhi raajicuun Allaha unaxariisto wiilka😢😢
Ax isagana wuxu u shaqyna u dhimana wa nolosheda iyana biyo ayba u karkarisy wllhi wa qiso xanuun badan😭😭
Yaa Allah gacantena dadka ha usababin in an dad kudilin😭😭😭🤲
Allah gabaDhu Naxariis Daranaa ILahay haunaxariisto isneh🥹😭
Amiin yarabi walhi ani wailmeyey 😭💔
Wllahi supercarab qissadani Ad Ayey qalbiga idnqisey wayowaqisoAduxanuunbadn hortogabadhan horto ilaahay ha udmbidhafo wxkaleAndhahoma aqano😢
الله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضة من رياض الجنة 🤲🏻😭
Haguleysto jecelka❤
Qalbi adkaa subxanalah 😢😢😢😢
Ala qisadan mid ka xanunbadan waligey ma arag wlhi wan ilmeyay marki aan maqlay inu dhintay wlkey manta wanaga hoseysa ilahy qabriga haku mario😢😢😢😢 wll ilahy dabigag hadhafo wll sadaqadana badso qisada anigo igu dhicin ayan ilmeyay wlhi😢😢
Axx waa qiso xanuun bdan Wlh 😭😭😭
Wllhi qeso yenka aan dawady mida igu xanun badned waaye welkas wllkey ah illh ha u naxariisto ihilkesa samir imaan ale haka siiyo illlh cafis ha wey diisato
Subxana allah subxan allah 😢😢😢😢😢😢 bisinka walhi waa qiso xanun badan ax alle waaa cadaalad fale ax alle ha uwada naxa riisto wlliahsa 😢😢😢😢😢 adn abayo astaq faarta badi oo alle haku gar gaaaro dhiig islaam mafududa runtii
Suxanallah😢😢
Uma malaynyo qof iga masar badan inu jiro.hadana ina ka tago mooye inaa dilo😢😢😢😢 subxanalh kana waxbaba mu samayn
Subxanallah wab naag damaca badan o iman lahen
ilaaahow xaqa na tus ilaahow qaatumada noo hagaaji😢
Subxaanallah waa qiso xanuun badan 💔💔 Allaha unaxaristo 🤲🏼🤲🏼 Amiin
الله يرحمه
لا إله الا لله محمد رسول لله 😢😢
Ala Saaan U naxay abwe ilahay haku naxariiisto😭🤲🏼 abyo adna ale hakuu Dambi DhaaaFo Yaa Rapiii ❤🥹🥹
Amiin yarabi 😢
Qiso xanun badan ❤❤❤
Subxaanallah
Subxanallah Allah ha u naxariisto wlhi wa Aran xanon badan Naf Ayaa godi 😢😢
Amiin 😭
Subxanalh
Wllhi xitaa uma qalanto iny noolato😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Subxaanallah wllhi wax fiican ma sameynin wllsheyda 😢😢qof daacad kuu ahay maa qabri galisay Subxaanallah Subxaanallah ilaahey swt dambigaaga ha dhaafo
Subxaanallah 😢
دنيا عذاب والاخره وعمرها ماترتاح والله
Walhi waxad istahisha indhagax lagugu dilo wayo ado rerxalala kujira ayad ninkale imanka utagaysay ilahay hakudabidhaqo qalad ayad gasha adiyo ilahayna waad is arkaysan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Walahi qisadan wati igu murugada badneynd Intan sodhageystey ilahay talo saro
Marhumkii ladilay Allah unaxsto iyo sedahdii kale oo meher keed kudushay
Waa waxay uu baran wayda taclintedi waa xuuno bila imaana wlhi subhanalah allow dhagar ibnu Adam aayaan kaa magan galnay🤲🏼🤲🏼🤲🏼
الظلم ظلمات يوم القيامة dulmika wamugdiyal manintaqiyama
Suxanallah
ان الله يمهل ولا يمهل ا
Wllshy Allh cafis weydiiso Aduunkan wax kasta wey ka dhacaan. Bar yada ilahay ka daalin intaas ayaan talo kuu siinayaa
Qisadaan ani waa ladagay wax faalo ah kama bixinkaro lacata qadkaa iga go eysa 😢
😂😂😂
@xaajichanal665 maxa uqosle 😂
Xanuun waaye qisadaaan talada uu wiilkaan ku siiyey qaado culumada neh la hadal😢😢
Adunyda wa imtixaan allh unaxariisto
Ax runti waqisa xanun badan Allah unaxariisto marxuumka
Subxanallah allahu akbar dulmiga maficno
Wallhi xanuun wye naf lagoye illhey haunaxristo😢😢
Subaxana Allah
Adun alle ciqab wu kugu tusay tan aqiran way ku dambeysa ilhey ayan ka magan galay qof bini adm ah ina dhibateyo ilhow iga gori 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Subxanallah bal arag dhimabatada qacanteda ku geeysatey
Walalshey alle u noqo alle wey diiso cfmd 😢😢 wa adonkiiso ad dhibateysi adiga neh adon alle thy alle cfmd ha ku siiyo alle ha ku naxariisto wa dambigii uuga weyna alle ha ku cfmd abayo😢😢😢
Alaah naagaha wxuu ku Tilmaamey inay dhagar badan yihiin allh naaga naxariisto dhagartooda
Allah naago saas u xun ayaa jira ma islahayn dadkaas baa jira
Ninka dhintay halo duceeyo allah u naxriisto
Wlhi wa qiso aad uxanun badan waye 😢 Alla dambi dhaf wey diso family cafis wey diso asagana Alla unax risto
Subxaanlaah
Subaxnallah
Allah akbar wll mxd sidaas usamaysaay wli maad noshahy inallilahi wa Ina illayhi rajacun alle haku ciqaabo 😢😢😢😢
bisinka Alle 4 haw nxristo illahy wll ha kuu dambi dhafo
Like sara pliz
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂maqldama,waillhay,illhay,qalbiga,hakudajiyo
Subxanalaah dad aduunka dulmi ku so wada galaa buuxa hadgowna calaacala
Wlhi 😪😪😔😔 wan ooyey ax
Ilalilaah wa ina ilalhi rajicuun 😢😢😢
Cajiib!
Walhi bilahi wax talo an ku darsado wan garn wayay😢
Reee wngsn nin wngsn ayay heshay wayna dishay qoftu qlbi adagaaa bisinkeee nolol fardleh ayay raadinysaaa walee tiii aakhiran waa kuu dhimanthy ilhy farxad kuma tuso inta nolsha kuu dhiman idam ale😭😭😭💔
Wlhi inaad nolato xitaa umaqalantit nolasha ayaa iskaga dheeshay
Ax ax ax wan jiriricooday
Supxaanlaahu😭😭😭😭😭
Subxanallah bila naxariista intaa leeg Waa maxay?????😢😢😢
Wllhi waan ooyay bisinka gabdha naxriis darana
Abyo ilahey xirir kiisa badi illhey caku cafiyo waxana sameysa Habenki waqti dabe sokac oo labo rakac tuko illaheyna bari ilahey talada udhiibo i.a wey hagageysa
😢😢 alla xanunu badana qisadu ilahay ha u na xariisto kuligood 😢 iyadana ilhay ha cafiyo
Ax ax sorry qalbiga ixanuunay😢😢😢
❤
Subxanalh ilahow naga haay😢
Sorry 😢😢😢😢😢😢😢
Runtii waa qiso xanuun badan oo qalbiga taabanaysa runtii ma la Rabin inay gubto isagoo udaadalaya jacaylku waa xanuun runtii gabdhow iska ilaaliya nafsiga raga maseerka waa wax jira hadii aad maseerto waxaa la rabay inay is dajiso ciqaabtii ay geesatay maantana nafsigii ay gashay aduunma aye ku martay ilaahay xanuunka ha dulqaado wll ilaahay u noqo oo cafis waydiiso
Wllhi wn ilmeeyy zubxanallah
😭😭😭😭😭 ilHy kuu naxaRiiiso wiilka marxuumka ah😭
Habar qabto naf ayeyyy goysay kibir iyo nin kale oo aaay rabty naa ilahy cafis waydiiso 🤔
Wadar
Wlhi xnun wye 😢😢😢
Runtii qisada markaa dhageysanaayey waan la ilmeeyey wiilasha Allah unaxriisto siiba midka gubtey si xun ayuu ku dhintey naagaha qaar marka la qabo oo fcb isticmaala wey halaabaan oo hadana dibada joogaan hda gbdhan iyadoo mogdisho joogto ayey halaawdey runtii qisadaan aad io aad ayey uxanuun badan tahay😢😢😢 runtii ani ahaan inaa ninkeyga gubo iska daayee far xataa uma qaadi doono
Walhi inaa ilmeyo wax yer lee iga dhiman walhi ilehy ha unaxriisto iyada ilehy dambiga haka cafiyo
Asc ❤❤wllky
Ax ilaahy haw naxariisto wiilka😢
Inaaan dilo iska daaye wllhi inaan ku qeyliyo hida ma awoodi 😢😢 Allah naf kle sbb hanagu dhigin gacanteeena😢
Mahad sanid
Qumayo weeye taas
wlhi waa qiso xanun badan wll
Axaxaxa 😢😢😢😢
Calool adaka😢
No no that’s not excuse walhi that’s so sad
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
😢😢
😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
Wll magta halaga bixiyo, sababtoo ah gacan ku dhiigle aya thy.
Qofka qof dila waa loo dila ama mag aya laga bixiya😢
Sheydan ma wadin ee waxey ahed naag kibir io damaca weyn ku jira nacaladi ha kugu dhacade
Subxanalaah 😂😂😂😂😂😂