LIIBAN GOOD - Sanad waliba Hoodiyo | No Music| 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 318

  • @Dhiple_np31
    @Dhiple_np31 3 роки тому +81

    Alle sanad parwaqaysan ha inooga dhigo yaasirba uso horeyay| SOMALI DRAM|✊

  • @daauudcaliafrax3579
    @daauudcaliafrax3579 10 місяців тому +2

    Nasiip uma yeeli man inaan comment kasoo bixiyo sanad kii tegay lkn kan ayaa nasiip u yeeshay 2024 sanad wanagsan allaha nooga dhigo aamiin yaarabiii🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdicasiis.germany7601
    @cabdicasiis.germany7601 3 роки тому +44

    Liibaan muxiyadiin maxamed xuseen yuusuf Good Abees😎Dadkii Codka Hibada u Lahaa

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 3 роки тому

      C/casiiss
      Waadiga u abtiriyay ma waxbaad isku tihiin

    • @cabdicasiis.germany7601
      @cabdicasiis.germany7601 3 роки тому

      @@ilhanhassan9813 wllo mayee waa zhpkay ruma

    • @naimaabdiraxmaan7063
      @naimaabdiraxmaan7063 3 роки тому +1

      ma dhal fananbaa walal mise waa dhal abwan mahadsanid masha allah cod halasi ah oo aad u macan

    • @cabdicasiis.germany7601
      @cabdicasiis.germany7601 3 роки тому

      @@naimaabdiraxmaan7063 wllo haa Aabihii AHUN wuxuu ahaa abwaan Adeerkii waa Cabdi good abees abtiyaashii waa abwaano xataa ilma abtiyadii waa fanaaniin

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 3 роки тому

      Ma duriyada mise darmstadt xalaashe xMr

  • @sahalabdi6534
    @sahalabdi6534 10 місяців тому +1

    Wxan soodhawaynayna 2024 ilahay hanooga dhigo mid fiican

  • @Hosnitair3
    @Hosnitair3 3 роки тому +15

    2020 wuxuu ka mid ahaa sanado badan oo aan tiraanyo iyo rajo beel aan dhex dabaalanaayay , waxaan filaaya sanadkan in wax uun ii hagaagi doonaan 💔🖤❤

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 3 роки тому +31

    2021 sanad wacan somali weyney illahay sanadkan ha inoga dhigo mid nabad iyo barwaaqo iyo cafimad aynu ka dheefnoh

    • @aididyusuf3631
      @aididyusuf3631 3 роки тому

      I love you walaal London baa abtigaa warsangeli gacanta kuu taagey maanshalah abti

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 роки тому

      Snad wcano wnagsn wll🥺✌

  • @Dhawrsan20
    @Dhawrsan20 10 місяців тому +1

    Sannad wacan oo wanaagsan dadka iga dambeeya ee qoraalkaygan la kulmayow 2024 alle ha inooga dhigo sannad barwaaqaysan oo badhaadho badan wata inshallaah qof kasta ilahay hamigiisa nololeed ha u tooosiyo riyooyinkiisana ha u rumeeeyo❤

  • @najiibsilver7206
    @najiibsilver7206 10 місяців тому +1

    Ilaahow sanad cusub nooga dhib yaa allah 😢😢😢😢😢😢

  • @haajiawga3222
    @haajiawga3222 3 роки тому +13

    Zhpkay liibaan goud Alle codka hakuu barakeeyo zhp qaaaliya😉

  • @muqtaarmuhudiin7493
    @muqtaarmuhudiin7493 2 роки тому +2

    Masha allaha cod cajiib ah hees mcn kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay insh allah inaan cimri ku gaadhno ani iyo saxibada Iga dambeen doono sanad xigo cimri dheer cml wangsan iyo cibaado suuban manta oo taariikhdu ii tahay bilawaga 2022 waxaan shakhsi walba u rajeyhaa rabi uga baryaa in uu u sahlo waxa uu jeceyahay oo uurkiisa ku jiro kheyrna u ah nolol wacan wlleheyga aan jecelahay❣❣❣👏

  • @faadumomohamed7060
    @faadumomohamed7060 3 роки тому +4

    Ish calaa hees waaaw masha'allah cod bilaa music waan ku hesytaa👍👍👍

  • @senoritahanaadi7464
    @senoritahanaadi7464 2 роки тому +13

    Yaaso booqday caawa uu bilaabmayo 2022🎆🎆
    Allha inooga dhigo kii noo hagaaga🤲🏽❤️

  • @xoraycaanomawaaye52
    @xoraycaanomawaaye52 3 роки тому +11

    Muqaalka sida loo duubay waa cajaa'ib,
    Liiban rabi codka hakuu barakeeyo,
    Sanadkaan habeen dhalad barwaaqiyo nimco la harsandoono rabi haynooga dhigo,
    Somaali darama guulaysta✍

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 2 роки тому

      Snad wacno wnagsn wll ma cfimaad qabtaa🥺🙏

    • @xoraycaanomawaaye52
      @xoraycaanomawaaye52 2 роки тому

      @@ladiifoahmed5612 walaal waan caafimaad qabaa dhibi ma jirto.

  • @nadiiraahmedabdirahman4944
    @nadiiraahmedabdirahman4944 3 роки тому +11

    Liban goud iyo Cabdirahman Muse ayan salamay iyo team Somali Drama❣❣❣❣👍💪keep Going wlalyal

  • @faadumaaadan7522
    @faadumaaadan7522 10 місяців тому +2

    2023 dhamaadkeda 8 days ka dhiman thy 2024 kii noo hagaage noqo loo han weyn yahay sanadkaan inuu iga duwanaado kuwii kale la soo dhaafey rajeyna insha Allah sanad farxad leh

  • @maxamedmaskaofficial8574
    @maxamedmaskaofficial8574 3 роки тому +10

    Wlhi waan ka helay codkiisa 💯💯💯❤️❤️masha allah

  • @MohamedSaid-ll9hu
    @MohamedSaid-ll9hu Рік тому +1

    sanadka soo socda allaha ka dhigo mid noo samaada inshallah 2023
    qofwalbana wuxuu jecelyahay allaha siiyo🤲🤲

  • @hamseosman8449
    @hamseosman8449 3 роки тому +8

    Masha allah waanu sugaynay mid kale inaad noo soo qaadoo allah codka ha kuu barakeeye

  • @galoolgeesood7428
    @galoolgeesood7428 3 роки тому +7

    Waa xasuusti boqorki codka tubec AHUN . Liban halkeedu dhigay keep going

  • @abdirahmanismail3570
    @abdirahmanismail3570 3 роки тому +27

    AXLAAA SWT Heesahu may bilaa music iska noqdaan 🤩

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 3 роки тому +3

      Ma aragtay. Waxaan ubaahanahay fanaaniin bilaa music ku heesta wlhi

  • @liilanaz2439
    @liilanaz2439 10 місяців тому +1

    2024 qofkasta alle rajadiisa ha urumeeyo amiin mid cafimad khery iyo farxad wato nogo dhig

  • @Qurux_Badan1
    @Qurux_Badan1 10 місяців тому +1

    2023 sanadkii ugu horeye an wax jecladay inti ka horeysay ilman ahaa heestan wxn ku xasuusta mclinka schoolka 2019 marki udhalanaye idhahay qaad oo so jedi daburka anigana wan qaday nolosha wxay ahed mid qurux bdn ardayda fasalka dhan wxn modi jiray walalhey ila dhashay sida u wngsanayen dhamantoda hada tiktok kuso arkay heestan wlhi jawiga dhan wu isbadalay aniga dhan xasuus galay qurux bdn 2023 snaad yaabkisa wato wx yabo bdn ka bartay ilahow 2024 iiga dhig sanadkeygi aan in bdn radinayey oo culayska iga qaad rajoyij bdn leyhay allaha ii rumeyo🥺💓💓

    • @maarikali4133
      @maarikali4133 10 місяців тому +1

      Aamin 2024 sanadkaN waxan sug napa inu ilahay Riyoyinkena ino rumeyo dhanten😢🎉

  • @subeerabdilahi7033
    @subeerabdilahi7033 3 роки тому +15

    2020 Hodan Muu Ahayn Wa Sanadkuu Yimi Xanuunkii Covid 19 ee Aduunka Waalay E mask No Xidhay inkazto Riyoyin Badan An Laha i Rumobeen Hadana iLahay Mid Khayr Qaba Haynooga Dhigo Sanadkan 2021 incha alH from🇦🇹

    • @ayanabdi7097
      @ayanabdi7097 3 роки тому +1

      Haddiiba adi riyadaadii kuugu rumoowday 2020 sanad fiican buuba kuu ahaa maad iska dhahdid anyway wuxuu ahaa sanad cashiro badan laga bartay kan klena illhy mid khayr noo leh hanooga dhigo aamiin

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +10

    Amazing voice
    Really
    You are more talented
    2021 comming soon allh zanad khayr qaba haynooga dhigo

  • @Cazuuz
    @Cazuuz 2 роки тому +7

    Kii noo hagaagee noqo loo han waynyahay.!❤
    Happy New Year 2022.

  • @iladalxiis2881
    @iladalxiis2881 2 роки тому +1

    Listening from 🇹🇷 🤲🏽🤲🏽

  • @daauudcaliafrax3579
    @daauudcaliafrax3579 10 місяців тому +1

    Nasiip uma yeelan inaan comment kasoo bixiyo sanad kii tegay lkn kan ayaa nasiip u yeeshay 2024 sanad wanagsan allaha nooga dhigo aamiin yaarabiii🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xayba3631
    @xayba3631 10 місяців тому +1

    2023/12/7 Maalin khamiisa saacadu ku began tahay Abaaro 12:50 salaadii duhur laga soo baxay sanad sanadkiisa xiligaan soo qoray bisha Allah khyr hanagu gaadhsiyo

  • @mohamedyuusufhasan3674
    @mohamedyuusufhasan3674 2 роки тому +2

    2022 oo dhamaad ah ban dhagaysanayaa sanadkaan sanad igaga xun oo isoo maray waligay ma arag waxaan wayay aabahay o garabkaygi waxaan rajaynayaa sanadkan 2023 inaan wax fiican qabsado walaahi waan tabay garabkygii balse waa qadarta ilaah anigana ilaahy qlbjga hay qaboojiyo dhwr sano ka bacdi baan so noqon insha allh hadan baxona nafta ilaah baa leh😪😪

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +11

    GoLden Voice 🔥💯
    ILaaHow kHayrkiisa Nasii 💯

  • @Abka-Media
    @Abka-Media Рік тому +2

    Waaw wale waa cajiib waxaan daawanaya 1/1/2023
    Dadka iga dambeeya likete iyo comments
    Nasiib wacan Insha Allah

  • @Aymencade6113
    @Aymencade6113 10 місяців тому +1

    Sanadka cusub 2024 waxa ka dhiman 9 days maantana bishu waa 21/12/2023 18:49 salad maqrib taagan alaha sanadka sanadkisa nabad cafimad qab iyo barwaaqo nagu gaarsiyo🤲💗

  • @liibanalinuur6356
    @liibanalinuur6356 3 роки тому +5

    Sanad Wacan AllaH Ha inoogu Dhigo 2021
    👉😭2020 Sanad kii Dunida Dhan Cov19 GiL Gilay😭Dhamaan intii Muslim AH AllaH Ha u Naxariizto😭🤲
    👉2021 inshaa AllaH Ha ii Romeeyo Riyoo yin badan INSHAA ALLAH FROM👉🇸🇴to Sweden🇫🇮🇫🇮

  • @xabiibamuhumed6010
    @xabiibamuhumed6010 Рік тому +1

    Sannadki saddexad commanti bixinayaa waliba heestan oo kaliya ilahayow sannadada danbe khayr nagu gaadhsii kana noo hagaaji 2023

  • @safahomer.
    @safahomer. 10 місяців тому

    Sanad wanaagsan baan inoo rajaynayaa dhamaanteen ilaahay jidkiisa hanagu toosiyo riyooyinkeenana haynoo rumeeyo❤️🫶🏼

  • @hamzeilkacazeproduction2842
    @hamzeilkacazeproduction2842 Рік тому +1

    Yaaso Booqday Cawa O BiLowdey 2023

  • @hapiapdi4773
    @hapiapdi4773 Рік тому +2

    Kii no hagaage NoQo lo Hanweynyhy🥺♥️ 2023 allow snad KhayrKisa Wata 🤲💍💯

  • @lakiali2253
    @lakiali2253 3 роки тому +3

    Ilahyow waxaan kaabryaya in aad iirumyso rajo kasta oo aan niyada kuhayo dhamntyba noohgaaji farxdna noogudhame aamin aamin ❤️😌

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 3 роки тому +4

    Mashaallah liban good Codka mcn wll allah sanadkan hanoga dhigo mid khyr qaba

  • @khadrahaaji
    @khadrahaaji Рік тому +2

    Coming soon 2023 insha allah🤲Cafimad io farxad alle hanagu gaadhsiiyo🤲kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay🥺🤲

  • @iqrofarah9401
    @iqrofarah9401 2 роки тому +7

    Sanad ka dhamanay
    time:5:42
    Date:2021
    Sanadka cusub kheyr iyo baraaro
    insha allah

  • @muunabilan731
    @muunabilan731 3 роки тому +32

    Intii sanadkan iyagoo kaliya dhamaysty like dheh

    • @mohameddahirkeynan5446
      @mohameddahirkeynan5446 3 роки тому

      Muuna Bilan. Lkn inaad uduceysid haka rebin iney 2021 ay 👪 ay saaa noqdan

    • @muunabilan731
      @muunabilan731 3 роки тому +1

      @@mohameddahirkeynan5446 wllky alle haka dhigo kii lagu badhaadho ee khyrkiisa wata

  • @ilyasabdinassir
    @ilyasabdinassir 3 роки тому +16

    Muuqalka quruxda badn Waxa ka dmbeyay Eng Abdiraxman muse iyo codki macana Liiban Goud Team somali drama 🙋‍♂️🙏

  • @cabdizaali7553
    @cabdizaali7553 Рік тому +3

    Qof walba u arka qoralkyga waxa ayno urajaynaa sanadkan 2023 awalan cafimad io farxlad inuu ku nolayo balse qofkii arka qoralkyga kamaarabo love io waxii lamidaa kaliya duco oo noloshayda wax ka bedesho wan kuso labadunaa marka ilahay ducadina i aqbalo lkn si qalbiyana iguso duceya sxpdy wan uso labadunaa mar uun sababtu ah ma ihi qof qusandunaa maxaa yelay noloshayda waligay qof noloshyda idhisayo ma arag xitaa hadan dhahu wan baxaa waxaa laydhihi jiray!!!! ilaa hadane mesheedii waa inuu rajadayda sxpta

  • @fowziabdirahman9164
    @fowziabdirahman9164 10 місяців тому +1

    Yaa caawa dhagaysanaya isagoo sugaya sanadka cusub ee 2024.
    Hadda waxaan joogna 10:13 pm.
    Halkaan like saar haddii aad caawa halkaan soo booqatay, waxaana kuu rajaynaya sanad barwaaqo iyo farxad badan in alle kaaga dhigo.

  • @maamemo7277
    @maamemo7277 3 роки тому +21

    This boy is talent Amazing voice🌹

  • @supermegafantasyland4262
    @supermegafantasyland4262 3 роки тому +8

    Oh allah this guy have amazing voice like glory blessings thank you bro for you voice may allah Protected you voice mashallah 🤩 amin amin the dua 2021

  • @nasroali9999
    @nasroali9999 Рік тому

    Happy new year 2023 sanad khayr qaba ilahey hanoga dhiga

  • @mustafeahmed1582
    @mustafeahmed1582 2 роки тому +1

    2022 mid hodale inchalaah ha u noqdo dadko dhaN

  • @sacdaibraahim5210
    @sacdaibraahim5210 3 роки тому +3

    Mashallh liban good golden voice ilaahay ha kuu barakeeyoh wllo

  • @asmaabdirahmaan1503
    @asmaabdirahmaan1503 3 роки тому +1

    M.a illhy wxn ka baryaya inuu codka ku ziyaadiyo 🥰🥰

  • @hodanshurie8883
    @hodanshurie8883 10 місяців тому +1

    20/12/2023 malin arbaco❤
    Coming soon 2024
    Qofa 3sano iyo bar an jeclahay ayan is mahersanena 2024 bilawgisa i,a cafimad ilahya ha igu garsiyo aamin

    • @hodanshurie8883
      @hodanshurie8883 9 місяців тому +1

      Alhamdulilah 07/01/2024 wan is mahersanay alxd ilah cimriga hano siyadiyo🤲🤲

  • @juariyackariin849
    @juariyackariin849 Рік тому

    Sanadka 2022 wuxuu ahaa sanadkii noloshayda uugu farxada badnaa maalin qura murugo maanan arag Alx waxa rajeynaa sanadada ka danbeeyo iney noqon doonan kuwo farxad iyo rayn rayn leh in sha Allah ♥️ 🤍

  • @sawdaali8509
    @sawdaali8509 3 роки тому +5

    Manchallah Cod dahable👏😍

  • @apdikareamzaed1243
    @apdikareamzaed1243 3 роки тому +3

    Masha Allah sidaa kuwad heeso bilaa musica aad baad ugu qurux badantay♥️

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 10 місяців тому +1

    2024 Is coming😢

  • @supplier892
    @supplier892 3 роки тому +13

    Talent that allah gives you never be taken one night.

  • @ayanahmed7293
    @ayanahmed7293 2 роки тому +2

    2022 ilahey hanoga dhigo midnaga wada farxiya ameen 🤲🏻✈️

  • @garaadkaumada4630
    @garaadkaumada4630 3 роки тому +3

    Ilaahay mid khayr qaba ha nooga dhigo somali maxamadeey

  • @fadxiyamahamed169
    @fadxiyamahamed169 3 роки тому +3

    Iska doon doon maaha codku wa loo dhashaa man sha allah

  • @amaalahmedamaalahmed6867
    @amaalahmedamaalahmed6867 Рік тому +1

    2023, i.n zand vcn fileny iino noqo i.n waan reyn zandkygii inu ii noqod🤲🤲🤲❤️

  • @ruwaidaalpi7767
    @ruwaidaalpi7767 3 роки тому +4

    Macha alla lipan god keep going 💞💞💞💞

  • @milgoahmed1535
    @milgoahmed1535 3 роки тому +3

    codka bilaaa music ah ooo mcn mansha allh

  • @abwaanbaasto6816
    @abwaanbaasto6816 2 роки тому

    Sanadkan wuxu igu dhashay Galdogob Mudug somalia 2022

  • @xasanwaalinaxasan3291
    @xasanwaalinaxasan3291 3 роки тому +1

    Masha Allah ilahay codka haku narkeyo zxp keep going

  • @najiibxasan8438
    @najiibxasan8438 Рік тому +1

    Allow sand qayr qaba nooga dhig 1/12023🤲😍

  • @Abdirahmangs
    @Abdirahmangs 10 місяців тому +1

    31/12/2023, 9:32 Pm, Axad allow mid khayr qaba, bye👋😢

  • @ClrisaaqAxmed-tl5db
    @ClrisaaqAxmed-tl5db 10 місяців тому

    Heestan waxa la xasuusta bisha udambeysa ee sanadka inta igu raacsan ina marsha😅

  • @abdiwahidhazzan9666
    @abdiwahidhazzan9666 Рік тому +2

    Sanadka dhamaanaya2022 ka bilaamaya 2023 ilaahay sanad khayr qaba Ha inooga dhigo AamEn❤️🤲

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 3 роки тому +2

    Waa cabdi Good walalkii😂 cod-macana maasha Allah sxb😍

  • @odaytv9417
    @odaytv9417 3 роки тому +10

    Ooooop axlaa voice m.allah 🥰🥰👏👏👏

  • @bederbiikoole2451
    @bederbiikoole2451 Рік тому

    Sanadkan cusub e 2023 alle sanad barwaaqo iyo bash bash ha inooga dhigo inshalah ❤

  • @maxdar11
    @maxdar11 Рік тому

    2019 ilaa 2022 imay wanaajin insha allh 2023 wanaag badan ayaan alle ka baryayaa

  • @maryanfarax7793
    @maryanfarax7793 10 місяців тому

    Hada iga danbeyso plz amiin iso dheh allh wxan ka baryaya sanadkan inu iga dhigo midki ana guul badan kagaro hadafkan leyhay irumeyo dhamnteen 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому

    Intii dhimatey oo Muslim ah alle ha unaxaristo oo snadkn mla jogin😭🤲
    Kii noo hgaage nqo loo han wenyhey 2022 I.n 🥺🤲

  • @ibrahinburale7952
    @ibrahinburale7952 2 роки тому +1

    Cidii 2022 timada like haysku muujiso

  • @ridwaanfarxishka6108
    @ridwaanfarxishka6108 3 роки тому +3

    M.a Cod Haysaa Legend Keep Going

  • @najiibbashiir3777
    @najiibbashiir3777 2 роки тому

    Xasuustii maxamed saleebaan tubeec 💯🙏

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 Рік тому

    Masha'allah cod macan ayad ledahay

  • @iifiyechannel6868
    @iifiyechannel6868 2 роки тому +2

    #2022 Hadaad DaawanaYso #Like iisaaar🥰💯✌🤍

  • @shukrimohamudabdirahman4042
    @shukrimohamudabdirahman4042 3 роки тому +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️ Aamiin yaaa rapi

  • @Craxman_zitaar
    @Craxman_zitaar 2 роки тому +1

    12//12/2020---------20/12/2021
    inta ila dawnysa like ta hayla dhafina
    Happy New Year 2022

  • @murtimaalofficial9453
    @murtimaalofficial9453 3 роки тому

    Axsan sawt wllhi nin alle cod u hibeeyay weeye 👏💯💯💯💯

  • @MssXilOchanoyyy
    @MssXilOchanoyyy 10 місяців тому

    2023 wxuu ah sanad farxad leh sabaabtto ah ila biLowdeyy qof aaan aad u jecelehy ka soo socdana waxa rajanayaa iNuu iLa biLowdo inalaa dhamaystto onsha allha

  • @mudanejamac354
    @mudanejamac354 2 роки тому +1

    Comin soon 2022. 👆

  • @MaxamedcabdiNasir-qn3hh
    @MaxamedcabdiNasir-qn3hh 7 місяців тому

    Iga raali 🎉😊

  • @ridwan2983
    @ridwan2983 3 роки тому

    Sanqdkan waxaan jooga wadanka congo awaxan alle ka baraya inuu ii rumeeyo rajadyda waxaan eegi doona incha allah 2022 halka aan ku sugnaan doono hadii alle nafta iii dayo waa tarkhii adunka ee xasuus iska reeb 12/31/2020 waxa cawa soo galaya incha allah 2021

  • @Abdirahmaan0
    @Abdirahmaan0 Рік тому

    4 saac wax ka yar baa ka hadhay, curashadii sanadkii cusbaa. 2023.
    Insha allah ilahow khyr nooga dhig.🤍 bye 2022🤚💫💔

  • @munamaxamed7713
    @munamaxamed7713 3 роки тому +2

    AAMIIN ALLE MID KHYR QABA HANOOGA DHIGO

  • @daacad1212
    @daacad1212 3 роки тому +3

    Alla sanad barwaaqaysan haynooga dhigo

  • @fatimafatumi1862
    @fatimafatumi1862 2 роки тому +1

    Qof wliba soomaali ah Dar Alle u jecelahay

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 2 роки тому

    8:42pm
    31/31/2021 waxa uu ii baxaysa heestan waxaan rajaynaya inuu iiga fcnaan doono 2021 ka wax yaabo badan oon 2020 lumiyay ayan dib u kabkabaya yaa alla wakhtiga noo wanaaji

  • @Ugbaadmawliid
    @Ugbaadmawliid 3 роки тому

    masha allh wllo codka allhakuu barakeeyo cod mcn wllhi ❤👏👏👏👏

  • @cawaaleayaanle691
    @cawaaleayaanle691 3 роки тому +1

    Mansha Allah Dhuun Dahable, Halal Songs ka Soo wad Bro Music Iska ilaali

  • @ruqiyarubaabi6999
    @ruqiyarubaabi6999 3 роки тому +2

    Khyrkiisa alaha inasiiyo 2021 ♥️form borma

  • @xajiinaxajixajiinaxaji
    @xajiinaxajixajiinaxaji 10 місяців тому

    2024 ALLAHA HONA DHIGO KI NO HAGAGAY❤

  • @sulekajeh4276
    @sulekajeh4276 Рік тому +1

    2023🎉🎉🎉

  • @abwaanbaasto6816
    @abwaanbaasto6816 10 місяців тому

    Sanadkan wuxu igu dhashay Nairobi

  • @yaskaboy6656
    @yaskaboy6656 Рік тому

    Insha Allah 2023 Alle khyr hynogu dhameeyo

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 3 роки тому +15

    Amising voice Libaan good♥️