Somalis new year 96 zurich 1. by MJ

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 101

  • @kingahmedmohamed9008
    @kingahmedmohamed9008 10 місяців тому +10

    19 December 2023 waye cawa.. 12 cisho kaliya 2024 naga xigto. Allow cimri dheer iyo cibaado.. Alle haunaxaristo Tubeec..

  • @abdalleshaqiiri7049
    @abdalleshaqiiri7049 Рік тому +16

    2023 ayaa cawa bilow ah nin walb waqti ayuu aduunka ku leeyahay inyar oo kooban walhi nolosha aakhiro ayaa ah mid ay guul iyo gar gaar ka buuxdo allahyow khaatumada noo hagaaji 🤲

    • @sahalabdi6534
      @sahalabdi6534 Рік тому +1

      Allaha sanadkan inoogadhigo ku
      Barwaaqo ah oo samalida ilahay isjeclaysiiyeo wanan idin salamaya
      Inta iga danbaysa

    • @Noname-t8p5i
      @Noname-t8p5i 10 місяців тому +1

      Ma nooshay aduu😂

    • @HurreJunior
      @HurreJunior 10 місяців тому

      2024 - less than 10 days ayaa ka harsan inuu bilowdo

    • @miski3389
      @miski3389 10 місяців тому

      ​@@HurreJunior hadday noqotay 2024

    • @miskidagan2204
      @miskidagan2204 10 місяців тому

      2024 aya cawa bilaabty Illhow cfimd iyo cibado iyo cimri sanado bdn nagu gaarsi

  • @joohaaryare8581
    @joohaaryare8581 3 місяці тому +4

    Allow Alle,marka ay hestaan qaadayaan hooyadey xaamilo ayay ahayd oo bilo kadib ayaan dhashay,maanta hooyadey manoolo iyagana badankood manoolo Allow uwada naxariiso

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 14 днів тому

      ILLAAHAY SWT hawwada dhaxariisto dhamaan.
      Anna intaas aad iminka leegtahay ayaan leekaa waxaanan joogay markaad Copenhagen Denmark

  • @HanadAhmedabdislm
    @HanadAhmedabdislm 10 місяців тому +2

    Alx caawa waa. 1/1 / 2024. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 sanadkan ilahay ha noga dhigo sanad khayr insha alh

  • @NawaalMusdhaf
    @NawaalMusdhaf 9 місяців тому +1

    Sanadka cusub ee 2024 iyo maanta oo examkii midtermka noo dhamaadey ayaan heestan darjiinka gurigena ku dhageysanoyaa with my mom❤

  • @ABDI_BILLE
    @ABDI_BILLE 10 місяців тому +4

    2024 Baa 10 malin kadhiman Manta 😢💔

  • @mubaarakproductions4288
    @mubaarakproductions4288 Рік тому +4

    Best somalian singer of all time ❤️ mohamed saleban ilahay ha unaxariisto

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 6 років тому +23

    لن يتكرر في الغناء الصومالي فنان كمحمد سليمان بهذه الضخامه من الأغاني والحانه... نسأل ألله تعالي ان يرحمه ويحسن إليه ويجعل قبره روضة من رياض الجنة

    • @alicabbani1708
      @alicabbani1708 4 роки тому

      أوافقك الرأي أخي الكريم فعلا محمد سليمان تبع قامة فنية متميزة لا يتكرر في الغناء الصومالي بشكل عام. ..أذكر محمد سليمان وأحمد موجي ليبان وحليمة خليفة مقول. . الله يرحمهم ويحسن اليهم

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 4 роки тому

      Amiin

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 10 місяців тому

      Aaamiin yaa rabbi 😢

  • @CawoCabdi-h9p
    @CawoCabdi-h9p 10 місяців тому +1

    Waxaa bilaamaya sanadkii 2024kii qof walba wax buu rajaynayaa ilahay khayr hawoga dhigo ilahay khaumada khayr nooga dhig

  • @faysaldaaudfaysal7495
    @faysaldaaudfaysal7495 4 роки тому +4

    Markan dhagesto hestan oo uu kuluqey nayo boqorka codka maxamed saleban tubec walahi wan ilmeyaa rabi ha unaxaristo

  • @abdifatahhassan2163
    @abdifatahhassan2163 Рік тому +3

    Sanad wacan oo wanaagsan
    From Canada ✋
    Sanad khayr leh alle ha inooga dhigo wadankeenana alle ha inooga dhigo mid amni iyo amaan ba leh ✋✋

  • @gurdiganofficail5428
    @gurdiganofficail5428 Рік тому +1

    Wakhtiga waa cajiib wlhy 1996 ayeey so dhawaynayeen anaga 2023 so dhawaynana illhy ha u naxariisto fananka tubeec

  • @SaidOmar-s4r
    @SaidOmar-s4r 10 місяців тому +1

    Taariikhdaasi waxay ahayd 1996.
    Caawana waxaan ka imi xaflad lagusoo dhawaynayo sanadka cusub ee 2024ka 😢
    "Wuxu waa aduunyee ruuxba waayo soo joog"

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 10 місяців тому +4

    xiligaas ma dhaLanin 2024 guur isu diyaranayaa duco igu soo kaba 😂❤

  • @siciidwadani1312
    @siciidwadani1312 6 років тому +5

    heestii sanad wacan
    waayo waayo alle hakuu naxariisto boqrkii codka somaliyeed

  • @abdikarimyasin674
    @abdikarimyasin674 6 років тому +18

    Aun hamiinkaaan waan xasuustaaa anooyar anooyara hooyaday lasocday 96 magaalada Genève ban daganayn xasuuus. 2008 ki kaso gurne to Melbourne hada aan daganahy

  • @abdelahiabdirihmanjama4000
    @abdelahiabdirihmanjama4000 2 роки тому +2

    Muuqaalkan waxa iigu dambaysay 2015 kii sida ay dadku uwada faraxsan yihiin allow unaxariiso tubeec

  • @CabirClqaadir
    @CabirClqaadir 10 місяців тому +1

    Caawa 2024 waxa nooga hartay 9 bari waqtigu waa ordayaa

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx 10 місяців тому

    Ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ha ka waraabiyo boqorkii codka maxamed suleeman tubeec

  • @axmedismaciil8148
    @axmedismaciil8148 Рік тому +3

    Intee dawatey 2023 ismuujiya

  • @IdirisMahad-lc9ez
    @IdirisMahad-lc9ez Місяць тому

    Heesta waxan dhagaysanaya hapeen arpaca ah
    Allah mahad leh xligii la qaaday waa 1996 kiii
    Cawa 2024 weeyi 11/9/2024/ 11 sano ka hor xoolo jir ahy
    Maanta schoolkiii siii dhamaynayaa. 2030 anigo guul gaadhay allah caafiamdka ha iiidaaye kusoo laapan doonaa

  • @sulekhaaxmed7136
    @sulekhaaxmed7136 10 місяців тому +1

    Ilahy hawnaxaristo mohamed saleban

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 5 років тому +2

    23 Sano ka hor ayayba joogeen Switzerlnd 2019 ayaaanu joogaanaa halakaan yaabkayaabkiisa 21.12.1996 badhi macquul in ay hoydheen Allah ha sakhiro Suaasha Hana cafiyo aaamiin

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 5 років тому +1

      Shalaad barataye waa la shubi jirey.
      Dabadaa la is Haystaa!!

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 років тому +10

    waayo waayo
    waa marka keli ah oo aan arko tubeec oo live u duubey heesta sanadka ee caanka uu Ku ahaa

    • @bullaircafe7884
      @bullaircafe7884 7 років тому +1

      dhallaankii SNM @

    • @alimohamud9818
      @alimohamud9818 6 років тому +1

      Allah yaa rahma Mohamed saleebaan tubeec isaga iyo intii Islam ah ee dhimatey, I still enjoy his songs and like to sing all his songs he is my favorite singer.

  • @wiilkakiev3130
    @wiilkakiev3130 Рік тому +1

    from hargeisa 2023 sanad wanaagsan

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 роки тому +7

    Xaax ilaahoow kuu naxa riiso

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 4 роки тому +7

    Ilaahow kuu naxariiso

  • @abdikarimdigaale8811
    @abdikarimdigaale8811 3 роки тому +1

    Sanadkaaas hawd Ayaan xoola nool ku raaci jiray waa xasuus qaaliya aroos yaduna ii dheeraye

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 роки тому

    allah hawnaxariisto boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 6 років тому +3

    Alla yaaraxma maxamad saleebaan tubeec boqorka codka

  • @najiibhassan9359
    @najiibhassan9359 Рік тому

    Marku da,da ahaa xita codkiisa wa onother level 2023

  • @siciidtello9052
    @siciidtello9052 2 роки тому

    AHUN King og voice mo saleban tubeec 🤲

  • @hassanali1699
    @hassanali1699 10 місяців тому +1

    Old is gold 2024

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 4 роки тому +2

    Ilahay hawnaxariisto janadiisa fardasana hageeyo

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 5 днів тому

    AUn boqorka codka tubeec 😢
    2024 oct 22

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 Рік тому

    AHU Boqorka Codka maxamad Salebaan Tubeec ❤️

  • @MohamedYasin-h6n
    @MohamedYasin-h6n 9 місяців тому

    2024 baa bilow ah xiliga videogan waa 1996 aduunyo wataas

  • @AliaFarah-nu3od
    @AliaFarah-nu3od 10 місяців тому +2

    18/12/2023

  • @abdikani_Curious
    @abdikani_Curious 9 місяців тому

    2024. This never gets old.

  • @MakuxidhidhiyaXidhidhiya
    @MakuxidhidhiyaXidhidhiya 10 місяців тому +1

    OLd is gOLd kinggg OF voice MohoMeiT saLeeBaN TubuC🔥🔥🔥❤🤴🏻

  • @danjire11baddacas3
    @danjire11baddacas3 5 років тому +3

    Ale haw nxariisto maxamed saleebaan tubeeec

  • @jimcaaleshaafici4414
    @jimcaaleshaafici4414 Рік тому +1

    2014💔

  • @reymaz8
    @reymaz8 5 років тому +7

    ka hor inta eysan hoyadey io abahey is guursan caajiib😂

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 років тому +1

    Alle ha kuu naxariisyo tubeec

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 3 роки тому +2

    I remember I was teenager back in days

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 6 років тому +1

    Alla yaa rahma boqorka Codka Mohamed suleban tubeeca

  • @crahamaanismaacil7718
    @crahamaanismaacil7718 10 місяців тому

    2024 ayey nu maraynaa

  • @SalamaSicid
    @SalamaSicid 10 місяців тому +1

    2024😢❤

  • @ibrahimabdi5026
    @ibrahimabdi5026 2 роки тому +1

    Old is gold!

  • @muadamswow9270
    @muadamswow9270 4 роки тому +3

    Waan ku nasiib badnahy inaan taariikhda Somalida reer Switzerland ka mid ah my second home genéva

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 3 роки тому +1

      Home sweet home we left me and my family 1997 to London uk I remember that night I was there miss Geneva beautiful clean city

    • @muadamswow9270
      @muadamswow9270 3 роки тому

      @@farhanhagi4764Switzerland 🇨🇭 amazing country and magaalo cajiib ah Geneva 👏

    • @mohamoudali6830
      @mohamoudali6830 9 місяців тому

      ​@farhanhagi4764 that's that night was Zurich he came from Geneva

  • @saedabdilahi2569
    @saedabdilahi2569 10 місяців тому

    Happy n4w year 2024

  • @akahiyebare4154
    @akahiyebare4154 7 років тому +4

    boqorka codka ilahow kuu naxariiso

  • @libanabdimohamed9354
    @libanabdimohamed9354 5 років тому +1

    Allow ku naxariiso Boqorka codka

  • @maxamed8923
    @maxamed8923 10 місяців тому

    2024 🎉🎉❤❤💰💰

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 2 роки тому

    Waa sanadki cusbaa 1997 waxaan joogay Kismaayo hadana Jarmal ka

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 років тому +1

    Wakhti xasuus mudan

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 6 років тому +4

    waa xiligaan dhashay 1996

    • @farhanhagi4764
      @farhanhagi4764 3 роки тому +1

      Kawaran habeemka adan ku leega wana jogay meesha I was 16 years old boy alx adeer weeynaw

  • @Abdinajah123
    @Abdinajah123 10 місяців тому

    2024 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shaqalemohamed9303
    @shaqalemohamed9303 Рік тому

    Bisinka sanadku wuu cusubyahay

  • @danjire11baddacas3
    @danjire11baddacas3 5 років тому

    Waa bur burkii kadib mr uu dibada qabtay

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 Рік тому

    Boqorka hobolnimada Soomaalida Mohamed Salaabeen tubeec.

  • @abdisalanhassan1179
    @abdisalanhassan1179 10 місяців тому

    31 December 2023 🎉

  • @yahyeshaakaal3801
    @yahyeshaakaal3801 6 років тому +1

    Ilaahay hakuunaxariisto

  • @sayidomer7043
    @sayidomer7043 4 роки тому +2

    Alllaya raxmak

  • @xabib2y
    @xabib2y 26 днів тому

    0:18 0:19

  • @jimcalemohamed3665
    @jimcalemohamed3665 5 років тому

    Waan ilmeeya markaan arko wakhtigii soomaaliya aduunka latalaab sanaysay africana hormoodka u ahayd iyo maanta xiligaan kubarbaarnay

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 5 років тому

      Doqon feera weyn sxb berigii soomaliya miyey kaaga dhegtay kkk
      Halkaani waa qurbaha adwwr..

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 років тому +1

    thankz zhp

  • @istahilomar4596
    @istahilomar4596 7 років тому +1

    qarami

  • @mohamedmaowyussuf8125
    @mohamedmaowyussuf8125 4 роки тому

    ,

  • @abdikani_Curious
    @abdikani_Curious 9 місяців тому

    2024. This never gets old.

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 10 місяців тому

    2024😢❤

  • @aqoonyahan9358
    @aqoonyahan9358 10 місяців тому

    31/12/2023