Sh Hassan Alwaajidi oo Khudbad Iyo Qiso Cajiib ah ka Jeediyay Xaflad Xaaskiisa Shahaado lagu siiyay.
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our UA-cam channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi
Masha Allah nin yiri gabdhoow wax barta ee xorooba waa nin daacad ah qiimo badan niman qaar waa xaasidiin aan ogoleen gabdhaha hor mar kooda iyo xornimo dhaqaale raba in la tuugsado mahadsanid Shiiq allaha ku barakeeyo adi iyo qoysaskaada masha Allah
Xoronimada and sheegysid mid jiir ma ahan.
Naag waa guurigeeda. Waa caruurteeda.
Nolosha la sheegaya waa intaas. Xornimo dhaqale wax la yirada MA jidho
Fc # Gabar u jawaabto allaha keeno .
@@mohamedabdi3707wa haday hay sato rag wanaagsan oo musuliyadisa kasoo baxayo , yaraa rag kasobaxo masuliyadas
qoftaas cadar,
anagu Rag Soomaliyeed ayaanu nahay waxaana rabnaa naag aanu biilano oo guriga noo joogta caruurta waqti la qaadata oo anagu saan kuu sheegey nafqada masuuliydeda dushena sarano, sax aduunku waa badanyahay waad raadasan kartaa ragaas ajanbi eee ee sidaas sheegyso ogol .. by by ayeeyo
Maasha Allah, dadna halkaa ayey marayan Allaha u siyaadiyee, kuwo kalena waxay kusugan yihiin waa la adhkaa, Allah so hadeeye. Sidaa aduunka khaydhka logukala dheereyey, ayaa aakhirana logukala dheeraynaya! Allahayaw khayrka noo hodhseed aduun is aakhiroba, o camalkayaga hagaaji Amiin.
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💖❤
Manshallah tabrk allah you are the best hasband congratulations 👏 for all family
Masha Allah
Ohi
Muxuu dadka isku tusaa markasta
@@samohamed3624 dad istus ma ahan ee wadiri galin
Masha Allah tabarkallah allow idiin barakey aduun iyo aqiiro liban anagana sidokayey rajeyna
Mansha allah hambalyo alaha barakeeyo reerka ehlu quraanka
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
5. 4.y4.y4.yyy4.y5
Mashallah mashallah Sheekh Tusaale Ayaad Umada muslimka u tahay xaqiiqdii,Allaah ku barakeeyo adiga iyo zawjaadkaaga iyo Carurtadaba
Maashaa alaah , mabaruuk , ilaahey cilmi ga aad baratay naafac ha kaaga dhigo inshaa allaah , waxaan rajeyneynaa in aad dad badan uga faa’ideysid bi idninlaahi tacaalaa.
الله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبر
Masha Allah beautiful recitation ❤
11
@@mursalibraahim7704 m.a
ماشاء الله الشيخ:المقرئ:حسن الواجدي والشيخ:المقرئ:على
السلام عليكم ورحمةالله وبركاته
Mashaa Allaah Sheekha Allaha ka ajirsiiyo dadaalka uu wado ikhlaas iyo sidqi Allaha ooga dhigo. Kadaalik Umu Bushra Allaha ka ajirsiiyo dadaalka.
Sheekhow runtii waxaad tahay aabe dadaalaya waxaynu ognahay ood noo sheegtay inaad leedahay xaasas kale waxaa IGA waana ah inaad dhowrto Qalbiga Xaasaska aad qabto. Waa ucaado Ragga qaar ineysan ilaalinin shucuurka dumarka uu qabo dhammaantood oo ay iska lulaan midda uu markaas niyadda uhayo oo uu nafta NAFTA agdhigo hadba waxay qoftaas markaas ay jeceshahay ama isaga uu jecel yahay oo sidaas daruuraha leysla aado. Yaan Loo fahmin khalad...waa Nimco in kitaabka Ilaahay labarto oo dadkana labaro
قال صلى الله عليه وسلم:- "خيركم من تعلم القرآن وعلم"
Laakiin aan kuweydiine Makubixisay oo masiisay furuska iyo tashkiilinta iyo dhanwalba dumarkaada kale sida aad umu Bushra oogu bixisay? Anoon ogayn taas laakiin waad kawarami lahayd arintaas. Idinkoo wada subcinaya ayaa lawareejinayey hadaa lagasaaray lineka ma'ogiye. Subxaanallaah Sheekh Dumarkii baadba kudireysaa "Tacadudu zawjaatka" intii Ilaahay unaxariistay ma'ogiye.
Umu Bushra mashaa Allaah wey dadaashay waxaanse dhihi lahaa unoqo Rabbi oo wadaadkan sabab ha ugu niqonin inuu aakhiro soo baxo isagoo dhinaciisa dhulka kujiidaya. Waayo cadaaladey kamid tahay inaad usinaato oo furaska iyo tashkiilinta laqaybiyo. Hadana lagu dadaalo inaan kaamirada lays daba wadine Asturka lagu dadaalo iyadoo LA ilaalinayo qalbiyadda Dumarka kale ee xaasaskaaga ah calaa qadri istidaacah.
اللهم ردنا اليك ردا جميلا
اللهم انك عفوا تحب العفو فعف عنا
اللهم آمين
ua-cam.com/video/7WGkYaA5-qY/v-deo.html
1b
Sheikh hassan ..Masha Allah ❤❤❤❤
Mash alah ilahey ha ku xafido adiga iyo xasaskada
Gabadh kasta heer weey gaadhi kartaa marka nin fiican oo garab taagan qabo❤❤❤
ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله تبارك
Mashaa Allah Allahuma baarik beautiful Family Sheeqeena iyo Sheeqadeena walaashey macaan ummuBushrah Allahuma baarik beautiful qoys quruxbadan Allahuma baarik 💙🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰
Mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha ❤❤❤
ماشاءالله بارك الله فيك وجزاك خير الجزاء
Masha Allah amiin yarabi🤲🤲🤲🤲
ما شاء الله
يفتخر بزوجاته وأولاده ، لا يفتخر بنفسه
الله يجزيه كل الخير
Maasha Alaah Tabaaraka Laah Guul iyo Gobanimo horumar fcn
Masha allah tabaraka allah wlh adban uga helay m.a allah idin xafido tusale fcn ba idinka faiday
Asc sheikh Djibouti makas quran Wayne majiro sheikh
M.a sheekh Hasssn Alwajidi allow ku adaa rerka oo cimariga dheer wllo mcn xaqiiqDii waxad thy nin aad U qiima badan oo aan ku daydo mar walpa io xiLi walpa wllo allow kudaa adiga io rer kagapa wllo mcn ❤❤❤❤
Mashlah waxan ka fahmay in qofkaga aad qurxisan karto hamigeeda ku caawin karto yarayt raga sa ufikiran
Maansha alaah koley qayr alaha hasiiyee waaridkeed aa quranka xafdisiiyey ee madama ay sheekh yadii waaweynaa ijasada ka soo qaadatay meelaha na wareejinee gurigeeda u daa fantastic ma fiicnee gabdhaha yaryarna ha barto
Masha ❤️ Allah Alxmdulillah illahey ha usiyaadiyo
Wcs mansh allaah illaahay haidin barkeeyo dhaman
Wan ka maserey qisada gabdhan xaaska ah hadan ijaaso qadaneyso masha Allah
Comments wa madal kulmiso dad badan aan ku salina nabigeena suuban SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖
Xabiibunaa Muhammad calayhi afdalu salaatu wa salaam
Scw scw scwscw
Mash allh ilaahay ha idin wad barkeeyo dhamaantiinba
Masha allh ilaahay haidin barakeeyo aduun iyo aakhiraba
ماشاءالله تبارك الرحمن
15 beri kaliya iyado aroskini laga jogay ma naag kale doontay subxanallah xaskaga qalbigeda xita mad dhawrin inay ku furtay ahayd
ماشاءالله تبارك الرحمن ❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Masha allh tabarakallah❤❤
ماشاء الله تبارك الرحمن ربنا يخليك لينا يا أختي الغالية ألله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله جزاك الله خيرا يا شيخ حسن
Maasha Allah hada markeenii ayaa bilaaban doonta tartanka dumarka .waxa ugu fiican waa Jano Allah hanasiiyo.
Masha allh jazaakumullah sheekh Xassan Allwajidi 🥰🥰
Masha allah allow ino Badi Umu Bushar oo kale🤲🤲🤲🤲🌺🌺❤❤💕💕💓💓💓
Amiin Amiin Amiin yaa rabbi
ماشاء الله تبارك الله
ماشا الله الله يحفظك يا ام بشر الله يكثر من امثالك
ua-cam.com/video/7WGkYaA5-qY/v-deo.html
Masha Allah tabaarakallah ❤
Manshallaha Tabarakallaha allaha barakeeyo Sheekhana isagoo kalana allaha noo badiyo 👌👍💯
Manshallaa 🤲Aamiin
Maasha Allah qoyskaas quruxda badan.
Masha alah ilahay haydin xafido
Dadka leh maxuu u soo bandhigay is ka daya wadadka wayo waxa xun ba wa la soo bandhiga ee maxa loo didi haday wanag soo bandhigeen
Hablaha macalimiin inay noqdana wan soo soo dhawaynaya hargaysan caruur la tagay hablo quranka iigu dhigana wan wayay , hadana hablo xiftiyay quranku way ka buxan ee dugsiyo ha loo furo
Hablaha kaligoda please
Wlll way buuxaan hblo madaarista quranka ku dhiga waanay badanyhn waxaana ka mida maryama bintu cimran dhaw markasna way kuleeyhn hargeysa
Masha Allah sheekh wanaag badan ayaad wadan laakiin iska dhaafa dumarkan badan ood aroosaysaan iyo dumarkan aad qalbiga kaga ciyaaraysaan. Markaad meelkasta ku guursataan goorma ayaad xaqooda kasoo baxaysaan bal? Dumarkan waa dulmiyayaaan ee Rabbi uga baqa. Baahidan badan ee idiin haysa maxay tahay? Hal xaasna nolol fiican kuma noolayn kartaan
Ninkaan aniga kama hadlayo. Lakiin bahida aad ledhay mid baa ku filin ka daa. Guurka badan ninka awooda waa shey wanagsan. Nin dhaqale iyo raganimo iyo cadaalad laga helo. Quranka sheegay. Sunnah sheegay.
🤣🤣
ماشاء الله تبارك الله
مبروووك وربنا يحفظها هي وبنتها بشري
ماشاء لله تبارك الرحمن اللهم بارك
Mashaallah soothing voice
Waclii kama salaan ❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah barakallahu feekum qooyskaan sharafta badan😊
Mashaallah sheeqena waa runtiis waa wax fcn hooyo wax walbo taqaan yaa heli kaåra
masha alllh ilaahay ha xifdiyo
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊
Mashallah tabarakallah ❤
M.a riyada aan leeyahay ayaa ah inaan laxidido sh.xasan alle habarakeeyo في يوم من الايام😢waa rajayna ilahay ha ii fududeeyee😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭
Mnshalh tabarakalah alah yacisika❤
MAA SHA ALLAAH MAA SHA ALLAAH ALLAHA USIYAADIYO
Maansha Allaah sheeq hada boos ma kaa banaan yahay haduusan kaa banaanay mid adigoo kale ah ba soo raadi Ilaahay dartii
Nin shiikha miyaa rabtaa
Wuuuuuw
Baw nin naaga leh maxaad kufali
Naa iga fariiso meel
@@maqsudisse1946 miyaan ordayay?
ماشاءاللہ ماشاءاللہ
✍️
تأمل من نفسك أنك تصارع جيش خفي
وذالك الجيش لا يعلمه إلاّ الله كما أنك لا
تعلم كيف ينجيك الله منه وهذا في الخفاء
وأما الظاهر فلاحول ولا وقوة إلا بالله
وهذا لكي تعلم أنك لا حول ولا قوة لك
إلا بالله ✍️
Masha allah tabaarakalaah allaha nookaso aamiin
Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️
Mashaa ALAAH tabaaraka laah
Maasha Allah Allah akbar Allah
Alxamdulilaal MashaAlaah. Alaah hano siyo awlaadeena iyo kuwa muslimska oo dhan. Amiin
Sheekh gabadha kalee kaalinta knowledge gashay maansha alahdheh hoos ha u dhiginee intaad amaaneyso xaaskaada
Way mudan thy
Xaaskiisa qof kasta kamidan
M.a Allaha ha barakeeyo❤
ونعم الزوج والله
Waxa rajeyn Inan qurbaha ugaso guuro markaskaa Xagee bay ka furayaan sheekha iyo marwadisa hamblyo Allah haku anfococo cilmiga baratey
Namanga
وعليكم السالام ورحمت الله وبركاته
Allow ii sahal gabar xafidul qur.aan ah😍💌
Aamiin Aamiin yarabi walalkeyga mid baariya oo Adkufaraxdo lkn hakudheelin waa igatalo Abowe katali farxadeeda insha alah
Masha'Allah Masha'Allah jzk qayeer sheq
الله الله الله❤❤❤
ما شاء الله بارك الله فيكي
Maansha allaah
Masha Allah 🙏
My arabic teacher “Fartun”
ዋሌኩምሰላም ወራህማቱላሂ ወበርካቱሁ አህለነ
Maashaa alaah baaraka alaah
Wlhi 😢😢😢😢😢 wn jeclhy
Mashlaahll❤
Allaahu akbar
masha Allah masha Allah Tabaraka Allah
Hore u soco sheekh
Mashallah ❤
Ms sha allha❤
Asalaamu c w waxaanu rabnaa sheekha madarisadiisa sidee loo galaa hal kee cinwaan u ah noo faaiideeya inshaa allah
Maashaa allaah
Mash allah 🎉🎉🎉🎉
Aad baan u jeclahay in aan diinta barto allow ii fududeeh
mashalah mashalah congratulation sister
Mashaallah sheq hassn❤
Maansha allah baarakallah
Maasha allah your good husband
Ma shalah
MashaAllah MashaAllah ❤