КОМЕНТАРІ •

  • @user-zy5hr6dj6n
    @user-zy5hr6dj6n 27 днів тому +11

    Wallaahi sheeg sheegga sheekho wuu na anfacaa ku dayashuu mudanyahay
    حفظك الله يا شيخ حسن الواجدي ورعاك لنا فيك أسوة

  • @aminabast4940
    @aminabast4940 6 днів тому

    Allah ha ku xafido sheeq waajid

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Місяць тому +11

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،ياإله الاولين والآخرين

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 24 дні тому +1

    Sheekh illahay aya ku niicmeeyay mâcha allah barakallaho fiik

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 Місяць тому +4

    Sheikha hal talaan siin xaas kaaga hakaga sheekayn baraha bulshada

  • @mohamedshukri486
    @mohamedshukri486 25 днів тому +2

    Sheekh wajidi barakalla baraarujintaa kitaabka allah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 27 днів тому +1

    Masha Allah sheekh yasha soomaaliyed oo dhan sidaasaa laga rabaa inay dumar koda iyo xasaskodaba diinta Rabbi ka dhisan gabar wax baratay waa mushtamac ama bulsho wax baratay bulsho wax baratayna waa wadan wax bartay oo cadowgisa kahor maray.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Місяць тому +1

    JazakAllahu khayran sheikh xasan Al waajidi

  • @MuxamadAbdurahmanjun-ys7js
    @MuxamadAbdurahmanjun-ys7js Місяць тому +5

    Walaalkay inuu xaasaskiisa uusan social mediaha kusheeg sheegin baa ila quruxsan alaha u barakeeyo

  • @user-js3kl6ui1f
    @user-js3kl6ui1f 26 днів тому

    Allah habarakeyo sheikh iyo familkisa dhaman, anaga rabi quranka hifdigisa hanosahlo

  • @fahima6186
    @fahima6186 25 днів тому +1

    Somalia 🇸🇴 markaad juz dhameeysaba xaflad ayaa loo sameeyn jiray

  • @RodoWali
    @RodoWali 8 днів тому

    Mansha all

  • @user-js3kl6ui1f
    @user-js3kl6ui1f 26 днів тому +2

    Maashaa Allah

  • @hannahahmed7602
    @hannahahmed7602 21 день тому

    Reer Djibouti wa cado juz kasto la foladeeyo ❤🎉

  • @user-vz4if3xq7r
    @user-vz4if3xq7r Місяць тому

    Mansh Allah God plse you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 Місяць тому

    Wallaahi billaahi tallaahi sheekhaan waxaa noogusugan waano iyo kudayasho allaha idinbarakeeyo sheekha iyo wariyaha iyo ehelka sheekha xaasaskiisa iyo ciyaalkiisa baarakakallaahu fiikum dhamaantiin waxaan jecelahay dadka falanqeeya allaahurraxmaan iyo nabigeena muxammmad rasuulullaahi sallallaahu caleeyhi wasalama oo maantadhan falanqeeynaaya diinteena oo Aankadaaleeynin wallee dadkaas qalbigooda waxoow kuxiranyahay allaah iyo rasuulka sallallaahu caleeyhi wasalama iyo Aakhiro annakamadaalo warkooda waxaan isumaleeyaa inaanjoogo yoowmilqiyaama oo adduunka waan'illoobayaa🏝🏝🏝🕋🏝🏝🏝🕋🏝🏝🏝🕋🏝🏝🏝🕋

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 24 дні тому

      Sheikhu 4 xasna wu leyahy. Wa in dhan walba lakaka dayda sowmaha. xata raaga wuku dhiri gariya inay dumar badan gursadan.

  • @MohammedAli-x4c
    @MohammedAli-x4c 16 днів тому

    Sheikh aniga aad ayaan u jeclahey wuu igu adagyahay iso duceey

  • @ismaellauriel1963
    @ismaellauriel1963 Місяць тому

    Asc. Sheekh. Lanbarakaha. Is. Dir

  • @user-cu6cw6om5h
    @user-cu6cw6om5h 19 днів тому

    M.a

  • @ismaellauriel1963
    @ismaellauriel1963 Місяць тому

    Asc. Sheekh. Hasan. Iso. Dir. Lanbakaka

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 29 днів тому +2

    Sheekhow inaad wax isiiso ayuu rabaa dhakhtar matihid wadankii duruufo ayaa taala marking ilaahay haduu wax kusiiyay dadka masaakiinta ah waxkasii lacking inaad halkaa Kagan sheekeeyo ilama fiicna

  • @shukriahmed9838
    @shukriahmed9838 27 днів тому +1

    😮😂😂

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 29 днів тому +2

    Ummadda kale ee islamkaa maxaa u tartay maxaa u hamisay adiga iyo xaasaskaagu oo ay kaaga daysadeen in aad wax ka qabataan ood la murugootaan dhibatada Islam ka heysta tusaale sida Abshir bacadle iyo xasaskiisu islamka u qaban jireen iyagoo waxla'aan ka muqato Bal tariiqdiisa fiiri sidee Kala tihiin markaa fiiriso noloshaada aad ugu faaneyso xaragada iyo ladnaanta ummadda ma saakinta ee aad leedahay bahiyey ii sheegteen ma istiri Waa imtixaan Aadan fahmin oo rijal Islam ah booskiis Aadan kaso bixin . Adiga iyo culimada dabaqyada Ku tartameusa waxaan idin dhihi lahaa Agoomo iyo dhalinyaro shaqo la'aan darteen u rafaadsan hooyoyonka kaligoog caruurta la wareersan wax u qabta oo mashariic wax u Tara la fakara in aad sameysaan ood adigu u guuriso macalimita xaafidimta ee musharka aan cuntadoda dhameyn la siiyo Sidi aad ugu gurin lahayd , Alla ma jecla kuwa faanka badan Allaha kuu barakeeyo xaasaskaaga waan Ku faraxsanahay balse hareerahaaga fiiri waxa ka jira .

  • @user-xg1dn1kq8d
    @user-xg1dn1kq8d 23 дні тому

    Kaw!kaw😂

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 29 днів тому +2

    Sufi miyaa tahay shikh cabdirashd bay u qidmeysay oo u duceeyay , shiikhu baahi ma heyso ee daris iyo masaakiin gaajeysay. Maxa tarteen .

  • @shukriahmed9838
    @shukriahmed9838 27 днів тому

    Ukppupp😊ppp

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Місяць тому +2

    Nkani naago umbuu ka sheekeeyaa

    • @fahima6186
      @fahima6186 25 днів тому

      “4 xaas” oo qaarkood “9 caruur heeystaan” 🤔🤔🤔

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 24 дні тому

      ​@@fahima6186wxad samayna wll guryahisa tad so arag noloshoda tadib marka wxnoga sheeg. inta maqalnay see wa reero isku faraxsan adun iyo akhirana u shaqaystay . dadka dariqi allah hysta haku mashqulina ..

  • @fahima6186
    @fahima6186 25 днів тому

    Oo wiilkaan dhalinyaro waaye 4 REER sidee buu umanage gareeyaa❓ hadana sheeg sheeg is too much 😢’rijaal laba qabi maleh’

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 24 дні тому

      Dhalinyaro nimo hadi afar naag laku Maren gariwayo ma duqnimo aya lakularaynaya😂. ninku intu shabab yayhy weyi gursado hadu malki hysto. ninkan dhalinyarana wa dhafsanyhy Wa Nin calima shaqaystana .4 tisane xas iyo carurtisa wa mashlh . duco uku dar

    • @khalidmohamed8138
      @khalidmohamed8138 23 дні тому

      hhh fahima alle haw barakeeyo anagana alle hana siiyo dheh illaaha wax manage gareeya ayuu adoonkiisa yahee