Fasirka riyada safarka oo faahfaahsan qofkii arko asoo dhoofayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor:
    daruur.com/tal...
    Fasirka #riyada safarka oo faahfaahsan qofkii arko asoo dhoofayo, riyada safarka ama dhoofka wax badan ayaa lagu fasiraa, gabar iyo wiil hadday arkaan iyagoo dhoofayo riyada waxay yeelan kartaa fasiraad badan, marka nin doob ama naag garoob markay aragto iyadoo dhoofayso waxay tilmaamaysaa riyada is badal fasirka riyooyinka meelo badan ayaa lala aadi karaa marka uu ninka eego ama qofka riyada fasirayo, safar guud ahaan waa isbadal, qofkii arko asoo diyaarad saaran ama gaadiid kale sida markabka oo kale oo galaya safar dheer ama asoo wato boorso boorsada macne ka duwan ayay siin kartaa fasiraada riyada.

КОМЕНТАРІ • 158

  • @LadanMaxamedsalax-p8d
    @LadanMaxamedsalax-p8d Місяць тому +1

    Sheq ani waxn kuriyody ani iyo xajigeyga o magalo kale usafrnay markan magaladi tagny rer ani qarawadeyda ah ayan kudgny halkasa nalagu sodhaweye bal isojawb alle hakubarakeye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому

      waa noloshaada oo isbadalayso meel ayaa laga yaabaa inaad u wareegto ama aad aaddo

  • @munoabukadirgeeseey3335
    @munoabukadirgeeseey3335 11 місяців тому +1

    Asc shiq allah haku xafido gabadheyda ku riyotey ayado safreyso o diyarad saran wana gabar

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 місяців тому +1

      ws waa nolol cusub ay gali doonto waxayna u badan tahay in nin ka fog guursan doono waa khayr faahfaahin dheeraad: www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-safarka/

    • @munoabukadirgeeseey3335
      @munoabukadirgeeseey3335 11 місяців тому +1

      Mhdsnid shiq jisakumulah qeyr

    • @munoabukadirgeeseey3335
      @munoabukadirgeeseey3335 11 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug 6 місяців тому +1

    Asc sheeq ille haku bara keeyo waxan kuriyoo day gawar walaalkeeygi qawo oo idhahday iila safar muqdisho meel udhaw an gawar walaasheey kasoo salaa maayee iraac guriga ma imaan karto wat oktahay waalaalkaa markaas waa baxnay diyaaraa raac nay waana kusoo naqanay diyaarada waxaan ahay xaamilo isoo fasir sheeq alle hakaa abaal mariyee

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 місяців тому

      ws waa isbadal farxad leh xagga nolosha si fududna waad ku dhalaysaa inshaa Allaah

    • @ummumanaal-od8ug
      @ummumanaal-od8ug 6 місяців тому

      @@barta-aqoonta inshaa allaah jazaa kallaahu qeyr

    • @IkraanIbrahim-p3h
      @IkraanIbrahim-p3h 6 місяців тому

      Asc shekh waxan kuriyoday anogoo sikadisa uguurayna magalo nodhow reerkayago dhan waxna manudiyarsan lkn sikadisan kuguurnay maxay noqonaysa khayr ilahay swt hakusiiye

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 4 місяці тому +1

    Asc sheekh waxaan ku riyooday anoo dhoofay oo tagay maraykanka kadib markaan tagay baan waxaan leeyahay waxba layma waydiin si fudud baan wadanka kusoo galay, dadki dhan way illa yaabaayan kadibna gabar aan habaryar u ahay baan wadanka ku arkayaa waxay leedahay wadanki baan aadaya ana waan kuu raacaya baan leeyahay hadana dib baan usoo laabanaya markaan iimaado baan hadana ka shanlaayaya inaan tagay maraykan oo fursadii khasaariyay shanlayn badan kadib hadana inaan baxo isku dayaya saa waa lay diidaya marka waxaan akhrisanaya saliga nabiga scw aniga oo leh wuu ii fududaynayaa.
    Ana waxaan ahay sawjad ee ii fasir bal riyadaas.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 місяці тому

      ws riyada waxay tilmaamaysaa fursad weyn inay kusoo marayso oo noloshaa wax weyn ka badalayso marka ka faa'idyaso Ilaahay khayr hakaaga dhigee

    • @mushtakseed8376
      @mushtakseed8376 4 місяці тому

      @@barta-aqoonta aaamin mahadsanid

  • @-zx4sv
    @-zx4sv Рік тому

    Asc sheekh riyadan ifasir waxan ku riyoody xalytadan waxan ku riyoody anoo duyarad racaya oo suqa ku adaya aniga iyo qarkamida falmiga meshan uracyna waa suqa duyaradi marky kacdy ayan katosy riyadi sheekh waxan leyay ur markan an diyarada racayo ur ayaan leyay oo wa lay tagareya markan korayo waliba ur wayn ayaan leyay sheekh riyada urka waa mid igu soo noqnoqota sida cadigana ur malihi waxan ahy garoob bal ifasir sheekh allle khayr haku siiyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому +1

      ws riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada waad guursanaysaa ilmo ayaad dhalaysaa inshaa Allaah

    • @caaisha719
      @caaisha719 Рік тому

      @@barta-aqoonta shugran 🍎🥑

  • @Ifraax-f5c
    @Ifraax-f5c 2 місяці тому +1

    Asc. Sheekh waxn ku riyoday aniga oo safraya xafadan macsalamaynay dharkaygan qadanaya gabdh aynahy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 місяці тому

      Waa isbadal xagga noloshaada guur ama wax kale

  • @LadanMaxamedsalax-p8d
    @LadanMaxamedsalax-p8d Місяць тому

    Wall qali fasirka riyada qebta ilmaha yarka ad kala hadleyysay wad xirty comntiga bal halkan igu fasir alle haku shrfee waxan ahy marwo waxan ku riyody wiil yar o socd barad ah aniga dhaly ayn leyahy wu idba socda igu ag ciciyara ana wan kol koliya hoyo macn hayo wilkeygiyow cade iyo kabadn ayan kuheya zowjekygana anigo qolka hagajinayo ayu nosogala wu uwici aabo kaly adi riyada macn badn bey ahyd wllky wax uwad ma hesto bal iso fasir riyadsana waxan ku riyady anigo salatu lel ukacy cawo isnin ahhd ososaxurty so dikriyy inta kadib inti salada subax laga garayo yara gama,a is iri ban kuriydyy wll

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому

      Waa farxad ama toos ayay usoo baxaysaa riyada ilmo ayaad dhalaysaa hadda kadib kusoo qor halkan riyadaada
      daruur.com/talo-weydii/

  • @NuraabdulleMuhumed
    @NuraabdulleMuhumed 2 місяці тому

    Asc sheikh riyadan iso fasir
    Marwalbo waxan ku riyoda nin hore oo kala tagne aaad ayey iguso noqnoqotaa hadane rer kale ayàn leyahay walibo xàamilo ayaan ahay nikii hore riya ku arkaa hbn walbo sida anago islajogno iyo asago xanaqsan marmar

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 місяці тому

      waxay u badan tahay ninkaas xusuustiisa inay wali kugu dambeyso sidaa awgeed waad ku riyootaa

  • @Ruqayah-g9k
    @Ruqayah-g9k 5 місяців тому

    Asc Sheikh ,Aabahay ayuu wuxuu kuriyooday annagoo oo xaafada gaari naloo keenay la leeyahay soo baxaa dhaqsada annagoo waxba noo diyaar saneyn markaas ayan dhar diyaaris galney,kabacdi diyaarat ayaan fuulney wuxuna ahaa safar America. Isoo fasir Sheikh Allah ku barakeeyo 😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 місяців тому

      gabar maa tahay mise hooyo?

    • @Ruqayah-g9k
      @Ruqayah-g9k 5 місяців тому

      @@barta-aqoonta Aniga Garoob ayaan ahay,lakiin riyada aabahay ayaa kuriyooday

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 місяців тому

      waa nolol isbadal leh laga yaabo shaqo ama safar inay tahay

  • @lailaabukar3293
    @lailaabukar3293 Місяць тому

    Asc maxa ku rijodey anigu u safrayo umraha o Labo Will an dhaley an wato, safar Isku diyaraaniney ana Weli tagin umraha. Xaas aya ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому

      Waa riyo farxad iyo cimri dheer tilmaamayso nolol wanaagsan

  • @umudardaa7700
    @umudardaa7700 2 місяці тому +1

    Asc shelkhow waxàn ku riyooday ninkayga oo iga maqan safar shaqo ku maqan oo imaanaya ayaan ku riyooday ana soo adeeganayo waxaana ahay hoyo xamilo 7bilood eh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 місяці тому +1

      Waa farxad aad heli doonto

    • @umudardaa7700
      @umudardaa7700 2 місяці тому

      @barta-aqoonta جزاك الله خيرا

  • @MaryamAhmed-q4s
    @MaryamAhmed-q4s 7 місяців тому

    Asc shiikh allah ku barakeyo
    Waxaan ku riyoodey aniga iyo ciyalkeyga oo safar ah diyaaradii baa naga tagdey kadib baabuur baan qaadaney isla maarkiiba anagoo dubai joogno baa is aragney guri familka ah baaan ku dagney

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 місяців тому

      ws riyada waxay tilmaamaysaa safar lama filaan ah oo aadan ku tashanin

    • @MaryamAhmed-q4s
      @MaryamAhmed-q4s 7 місяців тому

      @@barta-aqoonta safarkaas lama filaanka ma aniga bis baa mise ciyaalkana weey ila safraayan

    • @MaryamAhmed-q4s
      @MaryamAhmed-q4s 7 місяців тому

      Mise waa dhimasho

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 місяців тому

      inshaa Allaah ma aha dhimasho waa safar degdeg caadi ah ama isbadal degdeg

    • @MaryamAhmed-q4s
      @MaryamAhmed-q4s 7 місяців тому

      @@barta-aqoonta jzakalahu khayran wll ilaah miisaanka xasanaadka hakuu saaro shaqada aad noo heysid

  • @xaliimocabdulahi8046
    @xaliimocabdulahi8046 4 місяці тому +1

    Xalay ayaan kuriyoday anigo safar ah

  • @IqroAbdi-s7p
    @IqroAbdi-s7p 2 місяці тому

    Asc Sheekh iso fasir riyada waxa ku riyoday ano safar ah oo garoonka diyarada joogo oo sugaa diyarada inaa raaco meel an usocdane garan maayo waxa ahay gabar

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 місяці тому +1

      Noloshaada ayaa si kedis isku badalayso waxaa laga yaabaa inaad aaddo meel aadan filanaynin ama inaad guursato nin aadan filanaynin

  • @ayaanmohamed-t6d
    @ayaanmohamed-t6d 2 місяці тому

    sheikh waxan arkeh riyo aniga sharci maheysto ano safrayo waliba shrci aan wadanka loga bixi karin Aan ku safrayo dad familyga kamid wan lakulmayah wxaana adaya kenya meshas familygeyga ma jogan iso fasir ilahey haka abal mariye mana guursanin gabar ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому

      Riyada waxay tilmaamaysaa arrimahaaga si fudud inay ku dhamaanayaan

  • @IqroYuuu
    @IqroYuuu 2 місяці тому

    Asc wll wxn ku riyooday anoo u tagay dad wax barasho master bixinaayo waan weydiiyay iney igu daraan Ana lcgtaas ma hystaa dhahy waso noqday
    Hdna u noqday ii raadiya dhahy meelo bdnaa ley tusay lkn meeel lcg la aan ah kuma jirin hdna mar sadaxaad u tagay wana wayay
    Hooyadeey u imaaday ano ugu shekeynaayo sida u rabo master ka hdna aan wax lcg hysan
    Hdna gbr ina aderteya ugu shekeynayay
    Mxa wa riyaadas wll wxn ahy hooyo carmal ah Ifasir shiiq riyadan ado mhdsan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 місяці тому

      Riyada waxay tilmaamaysaa inaad raadin doonto wax noloshaada kor u qaadayo shaqo ama wax kale

  • @DekaIsack
    @DekaIsack Місяць тому

    Shiiqow please ii fasir riyadaan gabaraana ahay waxaan ku riyoodey anoo cunug dhabta ku heysto cunigiina zaaid u mataqaayo wiil iyo gabar wuxuu yahay mo ogi wiilana umaleyna masheegi kari

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому

      xaas maa tahay?

    • @DekaIsack
      @DekaIsack Місяць тому

      @barta-aqoonta Mey gabar

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому

      Waa riyo tilmaamaysaa qof aad jeceshay oo familka ah aad ka walwali doonto

  • @fatmabashir4951
    @fatmabashir4951 Рік тому

    Asc sheiq waxaan marka labad kuriyoonaya anigo safray mar dul cagaaaran baaan kudagay marna wadanka spain runti riyo aanku riyooodo aan xasuusta waaa labdn uun

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому

      ws safar dhb ah ayaad gali doontaa noloshaadana way is baddalaysaa inshaa Allaah: www.daruur.com/tag/riyada-safarka/

  • @Amouchy
    @Amouchy Рік тому +1

    Sheikh wxn ku riyoode anoo joogo Saudia arbia wn tgy cdi aahn lkn wn so lpty lkn iyadoo riyo ah ku riyoode hdneh anoo joogo isla meshii gbr aan aqano ila joogto mxy thy Sheikh 😮

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому

      riyada waa safar guud ahaan oo aad aadayso dal kale way dhici kartaa inay sacuudiga noqoto ama meel kale ayay noqon kartaa

    • @Amouchy
      @Amouchy Рік тому

      @@barta-aqoonta haa mcqul lkn safarka shar ma,ahn sax sheikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому

      inshaa Allaah wax xun am aha waa isbadal xagga noloshaada waa khayr inshaa Allaah

    • @Amouchy
      @Amouchy Рік тому

      @@barta-aqoonta mhdsnd sheikhow ❤️🤗

  • @aishoyusuf7860
    @aishoyusuf7860 7 місяців тому

    Shelkhow wan ku salamay waxan rabay riyadan ina ifasirto waxan kuriyoday anigo vizadeda iso baxday oo safar isku diyarinayo muda badan ayn sugoyaa inan visaha helo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 місяців тому

      inshaa Allaah waxaada ayaa kuu hirgalayo waa khayr

  • @mumtassheekh-yt8ys
    @mumtassheekh-yt8ys 4 місяці тому

    Sheekh pils iso jawab waxa igu so noq noqtyi riyo saafar ano tigedh i dar san yaaahyi o baaxaya famlya gaayiyag haada laam jogai mel an ku cusbhyi ban iimad san u imaadyi ba saafr baan ka baaxi la yaahyi iso jaawab

  • @Sumayaqueen-d1s
    @Sumayaqueen-d1s 4 місяці тому

    Asc Sheikh waxaan mar walba kuriyoda telefoon oo ninka ifuray igaday labo sano kahor oo leyga xadaayo riyada dhexdeeda aniga soo ceshanaayo. Marna wiilal ajanab ah badan iga xadi rabaan aniga sii aqli ugu baxsaanayo hadana dadkeyga kudhahaayo wiilal baa telefoonka iga xadi rabeen Ayatul Kursi ibad baadiye. Marna aniga oo telefoonka faraqa ku qarinaayo.... Sheeq isfasir Alle haku barakeeyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 місяці тому

      ws riyada waxay tilmaamaysaa dad inay isku dayayaan wax inay kaa qaadaan sawir ama muqaal video ama war guud ahaan is ilaali taxdar ka qab

    • @Sumayaqueen-d1s
      @Sumayaqueen-d1s 4 місяці тому

      @@barta-aqoonta Subxaanallahi!🥹 Thanks Sheikh

  • @SabrinAli-t6r
    @SabrinAli-t6r 2 місяці тому

    Asc walal waxaa ku riyooday anoo airport ka jooga oo safar ah qof family keyga ah neh aanan ila socon meesha aan u safraayo riyada kuma aanan arkin xitaa qof waligiis hore u safray maahi oo gabar aan weli guursan oo guriga family keeda la nool baan ahay iifasir wll jazakallahu kheyr🙏

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 місяці тому

      waa isbadal noloshaada la xiriiro oo meel kale ama guur ayaad helaysaa

    • @SabrinAli-t6r
      @SabrinAli-t6r 2 місяці тому

      ​@@barta-aqoontaallaha ku barakeyo wll jazakallah

  • @raaxohassan1237
    @raaxohassan1237 11 місяців тому

    Asc sheeq riyo inad ifasirto wakan kuriyoday anigo joga jabuti waxana daganahay turkiga waligey jabuti matagin ifasir adigo mahadsan sheeq

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 місяців тому

      ws waa riyo tilmaamayso xaaladaada inay isbadalyso oo aad meel aadi doonto oo dad badan oo soomaali ah ay ku nool yihiin si toos inay usoo baxdana waa laga yaabaa oo aad aaddo dalka jabuuti

    • @raaxohassan1237
      @raaxohassan1237 11 місяців тому

      Sheeq Shukran insha allaah jisakallahu qeer

    • @HafsooAbdirahman
      @HafsooAbdirahman 10 місяців тому

      Asc waxaa laguu riyoodey anoo janada ku ordayaa una dhawaaqaya gabadh jaarkeygaa kana cararay weyn iweydey cararkeygii markwaxay aragtey gabadh kale oo iduna ku carareysa janada dibi waa weyn baa ka daba yimid waxaa na cod ku maqashey inlagu yiri gabdhii dambe eeka daba timid naartaad galeysaa markaasan ku jawaabey waa ilmo yar ee (waa xaas ta ku riyootey iyo tan lagu roodeyba)

  • @DahaboIbrahim-p5m
    @DahaboIbrahim-p5m Рік тому

    Asc shiikhow waxaa ku riyoday anigo safar somaliya u ah boorso baluug ah cabestay kadib mishaari iyo caano karsaday oo cabaya qaarkalana waa qaadanaa dhahaayo riyadana waa ku riyooday markaa salada subax dukatay kadib aa ku noqsaday hurdada

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому +1

      ws waa isbadal la xiriiro dhanka dhaqaalaha iyo dhaqanka waa bishaaro nolol fudud iyo dhaqan suuban ayaa Alle kugu sugayo inshaa Allaah faahfaahin riyada caanaha: www.daruur.com/tag/riyada-caanaha/ iyo riyada safarka www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-safarka/

  • @MaryamAhmed-q4s
    @MaryamAhmed-q4s 4 місяці тому

    Asc shiikh allaha ku barakeyo xaaas ban ahay waxaan seexdey ano laxawlaa wala quwata ku celcelinayo.. kadib waxa ku riyodey ano diyarad helicopter ka dagey kadib waxa isku dhaha gudihiisa wuu weyna ee korka maxa yariis ka dhigey.. kadib anoo madaarka 3 boorso la taagan ban arka mid u furan yahay buux dartiis ninka madaarka ka shaqenayo aya i cawinayo ano ka dalban si fudud buu u xira sug inte diyarada imaneyso uu i dhaha
    kadib hurdada kaso kacey meel aa usocdo ma aqaan safarna iima qorsheysno
    Riyo digniin iyo bisharo hade tahaay bis ii fasir shiikh
    riyada xun waa ka cabsada walahi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 місяці тому

      Waa isbadal nolshaada lasoo gudboonanayo oo laga yaabo inaad ka guurto meesha aad degan tahay

    • @MaryamAhmed-q4s
      @MaryamAhmed-q4s 4 місяці тому

      @@barta-aqoonta shiikh Hada Lee meesha soo dagey rafaad dheer ka dib Hada Lee nastey ma guuritaan kalaan gala seen oga hor tagi kara waan daaley ma rabo rafaad kale

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 місяці тому

      Ilaahay baryi inshaa Allaah asaa dhibka kaa qaadayo

  • @MunahuseenMunq
    @MunahuseenMunq 6 місяців тому

    Assx sheeq waxa ku riyoday anigoo safar isku diyarinaya oo fisaha aya sugayee io basaboorka sheqow ani horay aya guur usomaray ee maxe tahy😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 місяців тому

      run ahaan safar miyaad niyaysan tahay ?

  • @sheekomacaanchannel4229
    @sheekomacaanchannel4229 4 місяці тому

    Sheekh waxaan ku riyooday anigoo ninkayga safar ka imaaday oo aan isla seexanay maxay tahay sheekh waxaa i weydiisay walaashey ninkeedana waaye oo ka maqan

  • @RadiyaRadiya-eo1ho
    @RadiyaRadiya-eo1ho 4 місяці тому

    Shekh riyada iso fasir waxan ku riyodi abtigeyga dulka hostis ku jiro o lah safar ayan u socda dhulka hos tis ayu ku jiro wuna nola had layi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 місяці тому

      Riyada ma fiicna wax adag ayay tilmaamaysaa

  • @nimcomohamedabdi8885
    @nimcomohamedabdi8885 3 місяці тому

    Asc sheikh i fasir riyadan. Waxan ku riyooday anoo safraayo oo passport la isiinayo oo leh xajka u socdaa alaabteyda xirxirantahy oo wato doolsho halawday.meshas ku so kacay

  • @RaxoAbdiosman
    @RaxoAbdiosman 3 місяці тому

    Asc shiiq waxa ii fasirtaa waxa ku riyaaday anigo jooga tuulo ay dagan yihiin hawar yartee riyada dhexday dane maku arkin anoo gaari raacayo kaliyah ano dhax googa lee arky oo walbi guriga habaryarte joogo ano ku faraxsan ii fasir gabara na ahy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 місяці тому

      Waxay tilmaamaysaa riyada inaad meel aadi doonto laga yaabo inay tahay isla meesha ama meel kale

    • @RaxoAbdiosman
      @RaxoAbdiosman 3 місяці тому

      @barta-aqoonta horta riyo xun miyaa mise riyo qayr tilmamayso

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 місяці тому

      Inshaa Allaah riyo xun ma aha

    • @RaxoAbdiosman
      @RaxoAbdiosman 3 місяці тому

      @barta-aqoonta skuran sheeq Allaah sidaan ugu riyooday allaha ha igu rumeeyo aad ban u jeclahy inaa aado hadlkas Aamiin 🤲🤲

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 місяці тому

      Fdlan adoo mahadsan hanaga illaawin share iyo like

  • @kowsar8547
    @kowsar8547 6 місяців тому

    Shiekh ii fasiir waxan ku riyoday anigo safar galaya hoyo day ila socoto waxan tagnay guri hoyo day oo gobal tagan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 місяців тому

      fadalan soo sheeg xaalkaaga ma arday baa tahay ama hooyo?

    • @RawaanMaxbuubDahir
      @RawaanMaxbuubDahir 4 місяці тому

      Sheq waxan kuriyoday anigo labisanayo markasa xaajiga wuxuu ileeyahAy safar Baan usoconaa nakeen maxay noqonaysa

  • @NasroMohammadissck
    @NasroMohammadissck 7 місяців тому

    Asc sheikh wankusalmye bacda salna sheikh waxana kuriyoda anigo safariy kidabana lee xirya xabsi sababatanaha waxaye ehada wan tisibixsnye marka sheikh plz iso jawba😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 місяців тому

      ws waxaad noqon doontaa qof diinta ku dhegan oo dhibka u ku sabrayo

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 Рік тому

    Wxn ku riyoday ano hargeisa kaso safraya oo hooyo safar ila tahay kadib hooyo waxay fadhida baski kursigi ana waan gajoday oo ano isleh uso sheeg inaad wax so cunayso ayuba baski dhaqaaqay ana wax iskaso cunay safarkina waa sugayay safarkuna wuxu aha guryo noqosho oo burco an daganahay kusoconay shiikh riyada ifasir

  • @fatmaabdullakhalibnaji8045
    @fatmaabdullakhalibnaji8045 Рік тому

    Asc Sheikh hooyo waxay ku riyotay
    iyada iyo ninkaada iyo wilkaada oo safar u socodan. Ticket waa la soo goyay iyo lacak was la qadatay, lakin safarka meeschi loo socda melyakhano.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому

      waa isbadal xagga nolosoha laakin waxaa laga yaabaa in ciriiri iyo cabsi uu noqon doono safarka

  • @RidwaanMohamed-o3o
    @RidwaanMohamed-o3o 8 місяців тому

    Sheekh waxa ku riyoday anig askariyad ah e maxa wey Allah ku barkeyo

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 4 місяці тому +1

    Sheikh anigoo mareykan tagay ban kuriyoday ninkeyga ayaana joogo sida sexda ah markasann lahaa maxaa usoo tagtay adoo dadka Soo macsalameynin maxey noqon karta JazakaAllah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 місяці тому

      waad tagaysaa meesha uu ninkaaga joogo ugu dambeyn riyada sidaas ayay tilmaamaysaa

  • @yahyehersihassan3589
    @yahyehersihassan3589 9 місяців тому

    Sheikh waxan ku riyooday ani iyo wlalhay oo diyaarad ku safrayna safarna waan sugaynay oo wax baa naga taagan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 місяців тому

      inshaa Allaah safarka ayaa idin hirgalaya waa khayr

  • @Umuibtisaam670
    @Umuibtisaam670 Місяць тому

    Asc waxaan ku riyooday anigoo safar ah waaan baxaa lkn qofka ila socda ma aqaani riyada kuma arkin waan baxaa lkn waxaan dhahaa meeshaas in nin i aroosa ayaan u aadaa safarkana waa mid lug ah meesha aadaayo waa meel dher lkn markaan socdo waa yartahay meesha markaan baxaayo aad ayaan ufarax sanahay
    Meesha markaaan tago waxaan habsinaa sodohdeey mana aqaani wajigeeda hore uma arag markaas waxaa iga dawa imaanaayo maclinkeey waxoona iska dhigaa qof qofkale raadinaayo lkn aniga niyada waxaan iska dhahaa waa ku maseray

    • @Umuibtisaam670
      @Umuibtisaam670 Місяць тому

      Markaas qof ehelkayaga ka mid ah ayoo la fadhiisaa oo waresanaa lkn aniga ma maqli waxee dha

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому

      reer miyaad leedahay?

    • @Umuibtisaam670
      @Umuibtisaam670 Місяць тому

      May

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому

      Waa bishaaro tilmaamayso mustaqbal farxad leh aad heli doonto guurna ayuu u badan yahay

    • @Umuibtisaam670
      @Umuibtisaam670 Місяць тому

      Lkn macalinka waa maxay macalinkaan wax badan ayaaan riyo ku arkay muda 2sano ah
      Xalada kala duwan

  • @yasminbaloley6951
    @yasminbaloley6951 Рік тому +1

    Waxaan ku riyooday shiiq anigo safray joogana meel ariboor dhaxdiisa waana turkiga ii fisir intaa soo jeyday saliga nabiga aqrinayey kuna baryey in alle guur xalal isiiyo markaa sexday riyadaa arkay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому

      inshaa Allaah waxay u eg tahay ducadaada in laguu aqbalay safarka aad galayso waa isbadal xagga noloshaada waana guur sida ay u eg tahay faahfaahin: www.daruur.com/riyada-safarka-maxay/

    • @idilmaxamed4726
      @idilmaxamed4726 Рік тому

      @@barta-aqoonta wallo Ani xalay waxan kuriyoday riyada safarka kahor intan sexan allh banxusay kadib waxa kuriyoday ano safar ah o filan jogo ifasir

    • @luuldheyman982
      @luuldheyman982 Рік тому

      Shiqow wxn ahy gbr xanunsan wxna kuriyodey anigo magalo kasafraya magalokle usafrayo mxy noqone 2magalo mid an kudhashey wye iyo mid hada am jogo wxn kaso safrey magalada an kudhashey anigo so garin tan hda an jogo sokacey

  • @AminaYussuf-x2z
    @AminaYussuf-x2z Місяць тому

    Shek ano safrayo saka ku riyady anika walshy midasna lama.qawa ana laima qawo gari wey o dad badan saryhn aya sarnen canao macana cabyno shek iso fasr

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Місяць тому +1

      Waa isbadal xagga noloshiina waa wax fiican inshaa Allaah

  • @amenacali727
    @amenacali727 9 місяців тому

    Sheikh adoo mahad san riyadan ifasiir waxan ku riyooday aniga io Dad badan oo safrayna boorsoon sogadanay anlenay boor sooyinku ingu wayihiin hadana meel iskataagtaagan maxay thy riyadaasi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 місяців тому

      Waa isbadal xagga noloshaada way dhici kartaa safar toos ah inay noqoto

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 місяців тому

      waa isbadal xagga mustaqablkaaga safar toos ahna way noqon kartaa oo aad ka heli doonto nolol fiican iyo dad wanaagsan

  • @fardowsoabdihakim5380
    @fardowsoabdihakim5380 Рік тому

    Aniga riyada dhoofka waiguso noq noqota ano dhoofayo maraykan joogo dhul cagaara kuqanacsan mana ihi dadka dhoofka kufakara ama rajo kaleh ilahow qayr nogadhig bal iiso fasir shiiqow qayr alaha kusiiye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому

      www.riyooyinka.com/2023/08/waxaan-ku-riyooday-anoo-dhoofayo-oo.html

  • @NuuraHani-b4o
    @NuuraHani-b4o 6 місяців тому

    Anigu hbn walba ama hbn dhaaf waxan ku riyoodaa safar weliba dalka dhexdiisa ah uun maxaa ka jira wllyaaal😢

  • @farxiyamohamudxasan2283
    @farxiyamohamudxasan2283 Рік тому

    Asc shiikh waxan ku riyooday anigo marykan magalo ka mida joogno oo meel kaama lay geyey aniga iyo wllky

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому

      ws waa isbadal nolsohaada lasoo gudboonaanayo haddii riyada ay kugu soo noqnoqoto waa safar toos ah

    • @caaisha719
      @caaisha719 Рік тому

      ​@@barta-aqoontaSafar toos ah maxa waye yacni dhimasho maaka wadaa sheeqoow

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  Рік тому +1

      safar dhab ah ayaan ulajeedaa, inaad u dhaafto wadan kale ee ma aha dhimasho inshaa Allaah faahfaahin guud ahaan www.daruur.com/tag/fasirka-riyada-safarka/ ama www.daruur.com/tag/riyada-safarka/@@caaisha719

    • @caaisha719
      @caaisha719 Рік тому

      @@barta-aqoonta shugran sheeeq

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 3 місяці тому

    Asc riyada safar deg dega ah maxaa waaye dad ayan israaceyne boosadii wey ii diyaarsaneyd dadki way iga sii hormaren soo bax marka la idhaho ba wax lee sii raa raadinaaye 😂 ii fasir walal

    • @nimcoxasan4832
      @nimcoxasan4832 3 місяці тому

      Safarka guriga hooyadey Ayan kabaxaaye waa la iqaba dadka aan safarka uraacayeyna waa walalkey iyo xaaskiisa Mesha iiga hormaren na waa mesha baska

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 місяці тому +1

      Noloshaada ayaa is badalayso haddaad ku faraxsanayd safarka waa wax aad rabto haddii kale waa isbadal aadan jeclaan doonin

    • @nimcoxasan4832
      @nimcoxasan4832 3 місяці тому

      @@barta-aqoonta wan kufaraxsanaa wll iswiizarlan usoconay kkkkkkk insha ,allah isbedel fiican rajeynayaa thanks

  • @QaaliLuul-z8h
    @QaaliLuul-z8h 2 місяці тому

    Sheekh waxaa i fasirtaa labadan riyo wanku baryaa isoo fsir muhiim u ahay xalay anigoo saliga nabiga aqristay iyo dicooyin sexday waxaa riyooday anigoo saudi u safray oo joogo mida laabad neh2 waxee thy gabar sxbtee ah ku riyoday anigoo labo gabar mataano dhalay marka waxaa ahy xaas la qabo hadane 1 gaabr i jogto isoo fasir wanku baryaa😢 muhiim u ahay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 місяці тому

      riyada koowaad waa isbadal fiican xagga noloshaada waa mid khayr wata
      riyada labaad waa barwaaqo iyo farxad gurigaaga imaanayso

    • @QaaliLuul-z8h
      @QaaliLuul-z8h 2 місяці тому

      @barta-aqoonta waad mhdsan thy shiiq jasakumillah qeyr🤩wad ika farxisay allah ka farxiyo

  • @munoabukadirgeeseey3335
    @munoabukadirgeeseey3335 11 місяців тому +1

    Shq nabarkaga noqor

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 місяців тому +1

      facebook igala soo xiriir: facebook.com/fasirka.riyada.56

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 8 місяців тому +1

    Sheikh waxan kuriyoday gabar an dalay oo wey dimatay laileyhay anigana an oynaayo weliba said an uyonayo lkn ohintaasa wax qeylo mawadato hadena laigu dahay gabada weynoshahay riyada dexdeda oo hadena afar gabdoot oo matano Aniga an dalay riyada dexdeda ku arkay ifasir walal murug weyn bey igu haysaaye marwo laqabo caruur ujoogan Ayan ahay😢😢 ilhayoow gabadeyda haigaqadanin iyo awladeyda kaleeba ya rabbi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 місяців тому

      Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad ka walwalsan tahay oo ilmahaaga la xiriirto marka inshaa Allaah ha walwalin

  • @WardaMohamed-u2l
    @WardaMohamed-u2l 10 місяців тому

    Sheeko wax ku riyooday dhowr jeer anigo dhoofay o jarmal jooga gabadh sxptay is kadis ah ugu tagya mar wax laha sxptay magalada so tusaysay o jarmal xili jilaal ah ban ku ahayey o baref ba igu dayey marna si caadiya ugu tagay marka magalada o guryo gaagab o looxa ay tagay o dad badan o asxb ahy mesha isku aragnay hadana wax i so baxay ban laha dhoofi lottter o moqdisha ku so labtay is an maraykan ugu baxo . Riyo kale wax ku riyooday anigo pakistan tagah islambad bl sheeko i fasil khyr alle ha ku siiye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 місяців тому +1

      Waa isbadal xagga noloshaada xaalad cusub ayaad galaysaa

    • @WardaMohamed-u2l
      @WardaMohamed-u2l 10 місяців тому

      @@barta-aqoonta jizaaka allah

    • @IqroMohamud-jc1ho
      @IqroMohamud-jc1ho 9 місяців тому

      ​@@WardaMohamed-u2lisku si ugu riyonay marki lotryga laga reebo abayo ani america ahayd si an kutagay maba aqano