![Barta Aqoonta](/img/default-banner.jpg)
- 473
- 1 667 451
Barta Aqoonta
United Kingdom
Приєднався 31 гру 2021
Riyada ilmaha yar qofkii riyo ku arko cunug wiil ama gabar wuxuu yahayba riyada caruurta guud ahaan
Riyada ilmaha yar qofkii riyo ku arko cunug wiil ama gabar wuxuu yahayba riyada caruurta guud ahaan
Riyada caruurta ama ilmaha yaryar qofkii cunug yar riyo ku arko gabar ama wiil riyadaas halkan ka daawo, ilmaha yar caanaha la siiyo ama naaska nuugo oo hooyada aan ka maarmin riyadooda waxaa lagu fasiraa fikir iyo walwal, riyada ubadka ama carruurta ooya ama faraxsan ama qoslaya, riyada hooyo ilmo siddo.

Переглядів: 348
Відео
Riyada qofka meel kore kasoo dhacay diyaarad ama cirka ama buur, geed, saqafka guriga
Переглядів 2472 години тому
Riyada qofka meel kore kasoo dhacay diyaarad ama cirka ama buur, geed, saqafka guriga shilka diyaarada Dayuurad soo dhacayso diyaaro rakaab ama diyaarad kaargo ha ahaato ama helikobtar ama diyaarad dagaal riyadaas maxaa lagu fasiraa sidoo kale qofkii cirka kasoo dhaco ama meel sare geed ama buur riyadaas iyadana halkan ayaad ka daawan kartaa, riyada soo dhicitaanka meesha sheer guri dheer ama d...
Riyada hooyada qofkii ku riyoodo hooyo asoo mar kale ay dhashay ama asoo la jooga hooyadiisa
Переглядів 4054 години тому
Riyada hooyada qofkii ku riyoodo hooyo asoo mar kale ay dhashay ama asoo la jooga hooyadiisa Hooyo yar ama weyn qofkii riyo ku arko guud ahaan riyada hooyada habka loo fasiro maxay ramzi u noqon kartaa hooyo, halkan ayaad ka daawan kartaa hooyada qofka aadanaha.
Cod macaan qiraa'ada Abii Camar ku raaxayso suuratu saafaad aayado ka mid ah
Переглядів 1197 годин тому
Cod macaan qiraa'ada Abii Camar ku raaxayso suuratu saafaad aayado ka mid ah Aayado ka mid ah suuratu assaafaad قراءة أبي عمرو - آيايات من سورة الصافات oo lagu akhrinayo tajwiid macaan oo qiraa'ada abii camar dhegeyso, barashada quraanka kariimka iyo barashada qiraa'aadka waa muhiim.
Riyada galmada saameynta leh naag dhiig qabto ama haweeney meyd ah mise naag madooban
Переглядів 5499 годин тому
Riyada galmada saameynta leh naag dhiig qabto ama haweeney meyd ah mise naag madooban Qofkii riyo ku arko asoo u galmoonaya naag xayd qabta ama dhiiga caadada, ama naag dhimatay oo meyd ah ama naag madooban ama ninkii riyada ku biyabaxo oo biyaha shahwada ay toos uga yimaadaan riyadaas halkan ayaad ka daawan kartaa iyadoo faahfaahsan. Riyada macaanka raaxada galmada la dareemayo ama ninka oo u ...
Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 26 aad bacsiga iyo siraadka
Переглядів 10612 годин тому
Duruusta kitaabka caqiidada oo dhan halkan ka gal daruur.com/kitaabka-caqiidah-ad-daxaawiyah-si-sahlan-loo-sharxay/ Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al-caqiida addaxaawiya dersiga 26-aad bacsiga iyo siraadka Kitaabka caqiida daxaawiya loo yaqaano العقيدة الطحاوية waxaa qoray Abuu Jacfar Aldaxaawi oo ahaa culimada waaweyn ahlu sunna wa al jamaaca, Daxaawi waa caalim weyn, kitaabkan waxaa lagu tiri...
Riyada gowricida ama bireyska qofkii arko asoo gowracayo neef ari ama geel ama nin guud ahaan gowric
Переглядів 56614 годин тому
Riyada gowricida ama bireyska qofkii arko asoo gowracayo neef ari ama geel ama nin guud ahaan gowricitaanka Riyada xayawaanka la gowracayo ama neef ari la qalayo ama qofkii ku riyoodo qof banii aadan qalaya ama gowracaya riyadaas maxaa lagu fasiraa, halkan ayaad ka daawan kartaa faahfaahinta riyada, Nin hadduu arko asoo naag qalaya riyadaas halkan ka daawo. riyada mindida ama balaawaha ama toor...
Riyada cabsida hurdada dhexdeeda qofkii arko wax laga baqayo ama asoo shay ka cabsanayo xayawaan ama
Переглядів 53916 годин тому
Riyada cabsida hurdada dhexdeeda qofkii arko wax laga baqayo ama asoo shay ka cabsanayo xayawaan ama dad Qofka mararka qaar wuxuu arkaa xayawaan ama dad cabsi leh wuxuu dareemayaa cabsi daran ama argagax iyo naxdin xoog leh, riyada cabsida daran, qofkii arko riyo baqdin leh ama asoo qof soo daba sacdo ama dili rabo ama gabar hadday aragto iyadoo nin ku xadgudbi rabo riyadaas waxaa lagu fasiraa ...
Riyada ilmo ama lacag kaa lumayso qofkii arko asoo wax ka dhumay cunug ama beeso alaabta kabo
Переглядів 65219 годин тому
Riyada ilmo ama lacag kaa lumayso qofkii arko asoo wax ka dhumay cunug ama beeso alaabta kabo Haddii aad riyo ku aragto wiil ama gabar aad dhashay oo kaa lumeen ama aad aragto caruur lunsan ama lacag hadday kaa lunto ama lumintaanka alaabta kabaha dharka ama qof weyn lumay ama hadduu xayawaan kaa lumo sida ariga lo'da geela dameerka faraska, digaaga diiqa, riyadaas halkan ayaad ka daawan kartaa...
Riyada ceyrsashada qofkii arko asoo cararayo ama uu ceyrsanayo qof ama xayawaan sida libaax shabeel
Переглядів 75321 годину тому
Riyada ceyrsashada qofkii arko asoo cararayo ama uu ceyrsanayo qof ama xayawaan sida libaax shabeel mas Riyada bursashada ama cayrsashada ama qofkii la bursanayo ama la racdaysanayo riyadaas maxaa lagu fasiraa, hadaad aragto libaax ama dhurwaa ama waraabe adiga kusoo bursanayo ama qof raba inuu ku dilo ama mindi kugu duro riyadaas maxaa lagu fasiri karaa, kutubta riyada wax badan ayay ka sheege...
Riyada garaacida ama jirdilka iyo dhufashada qofkii arko asoo garaacayo qof kale ama jirdil ku sama
Переглядів 429День тому
Riyada garaacida ama jirdilka iyo dhufashada qofkii arko asoo garaacayo qof kale ama jirdil ku samaynayo Riyada qof la garaacayo ama wax lagu dhufanayo riyada garaacitaanka ama dhufashada qofkii ul lagu garaaco ama alwaax ama geed qori riyadaas oo faahfaahsan halkan ka daawo, qofkii jirdil lagu sameeyo oo dhiig laga keeno ama madaxa laga dakhro riyada dakharka ama dhaawaca.
Riyada qaansaroobaada ama caashacarabdheerta ama jeegaanta qofkii arko jeegaan ama qaansaroobaad
Переглядів 458День тому
Riyada qaansaroobaada ama caashacarabdheerta ama jeegaanta qofkii arko jeegaan ama qaansaroobaad caashacarrabdheer , qaansarroobaad, jeegaan. dhamaan waa la dhahaa afka carabiga waxaa loo yaqaanaa قوس قزح afka ingiriiska (English) rainbow waa xariiqmo midabyo badan leh oo cirka lagu arko maka roob socdo ama uu imaan rabo, qofkii riyo ku arko riyadaas waa maxay oo maxay tahay. qaansarroobaada ca...
Riyada galitaanka biyaha badda ama webiga ama dabaasha biyaha badan biyo webiga iyo bada
Переглядів 470День тому
Riyada galitaanka biyaha badda ama webiga ama dabaasha biyaha badan biyo webiga iyo bada qofkii arko asoo badda ku dhex dhintay ama biyaha qaadeen oo sidaas ku hafaday biyaha webiga ama kuwa badda dhamaan way is keenayaan, riyada galitaanka biyaha badda ama wabiga ama dabaasha badda dhexdeeda ama webiga dhexdiisa.
Riyada jaranjarada qofkii arko jaranjaro alwaax ah ama bir ama midda dhagaxa ka samaysan
Переглядів 636День тому
Riyada jaranjarada qofkii arko jaranjaro alwaax ah ama bir ama midda dhagaxa ka samaysan Jaranjarta khashabka ama geedka alwaaxa ka samaysan ama midda dhagaxa ah oo biraha ku jiraan oo guryaha dabaqa lagu fuulo guud ahaan halkan ayaad ka helaysaa fasirka riyada jaranjaradda ku saabsan. fuulitaanka jaranjarada ama haddii laga soo dhaco qofkii kasoo dhaco riyadaas maxaa lagu fasiraa.
Riyada akhriska Quraanka kariimka qofkii riyo ku arko asoo Quraan kor ka akhrinaya ama kitaabka ka a
Переглядів 43814 днів тому
Riyada akhriska Quraanka kariimka qofkii riyo ku arko asoo Quraan kor ka akhrinaya ama kitaabka ka akhrinaya Aqrinta ama barashada quraanka kariimka riyo marka lagu arko ama qofka asoo musxaf ka akhrinaya quraanka ama kor ka akhrinaya ama subac ku jira ama tajwiid cod macaan leh ku akhrinaya riyadaas guud ahaan waa riyo wanaagsan, akhrinta quranka guud ahaan waa wax fiican, aayadaha uu akhrinay...
Riyada dabaysha qofkii arko dabayl daran ama duufaan ama dabeyl roob wadata iyo daadad
Переглядів 47514 днів тому
Riyada dabaysha qofkii arko dabayl daran ama duufaan ama dabeyl roob wadata iyo daadad
Riyada qajaarka ama khayaarka qofkii arko asoo qajaar jarjarayo ama cunayo ama khayaar la siiyay
Переглядів 31314 днів тому
Riyada qajaarka ama khayaarka qofkii arko asoo qajaar jarjarayo ama cunayo ama khayaar la siiyay
Riyada khamrada qofkii arko asoo cabayo khamro ama gadanaya khamri guud ahaan riyada khamriga
Переглядів 36814 днів тому
Riyada khamrada qofkii arko asoo cabayo khamro ama gadanaya khamri guud ahaan riyada khamriga
Riyada dhakhtarka ama takhtarka qofkii arko dhakhtar isagoo daawo siinayo ama booqday waa maxay
Переглядів 49414 днів тому
Riyada dhakhtarka ama takhtarka qofkii arko dhakhtar isagoo daawo siinayo ama booqday waa maxay
Riyada goosha libaaxa ama gool libaax qofkii arko asoo hilibkeeda cunaya ama caanaheeda cabaya
Переглядів 42414 днів тому
Riyada goosha libaaxa ama gool libaax qofkii arko asoo hilibkeeda cunaya ama caanaheeda cabaya
Riyada carrabka qofkii arko carabkiisa oo dheer ama balaaran ama carrab go'an iyo carabka dilaacsan
Переглядів 34414 днів тому
Riyada carrabka qofkii arko carabkiisa oo dheer ama balaaran ama carrab go'an iyo carabka dilaacsan
Riyada go'a qofkii arko go' shaal ama go' weyn oo laysku huwiyo fasirka riyada muxuu noqon
Переглядів 52521 день тому
Riyada go'a qofkii arko go' shaal ama go' weyn oo laysku huwiyo fasirka riyada muxuu noqon
Riyada kitaabka ama buugga qofkii riyo ku arko asoo kitaab ama buug haysto ama akhrinayo
Переглядів 43521 день тому
Riyada kitaabka ama buugga qofkii riyo ku arko asoo kitaab ama buug haysto ama akhrinayo
Riyada soorta ama muufada maraqa lagu qasay oo thariid loo yaqaano qofkii arko soor waa maxay
Переглядів 82121 день тому
Riyada soorta ama muufada maraqa lagu qasay oo thariid loo yaqaano qofkii arko soor waa maxay
Riyada toonta qofkii arko asoo cunaya toon ama la siiyay ama soo iibsanaya
Переглядів 64921 день тому
Riyada toonta qofkii arko asoo cunaya toon ama la siiyay ama soo iibsanaya
Riyada basasha qofkii arko asoo cunaya basal cad ama mid guduudan ama mid cagaaran
Переглядів 46621 день тому
Riyada basasha qofkii arko asoo cunaya basal cad ama mid guduudan ama mid cagaaran
Riyada cabitaanka casiirka ama juuska qofkii arko cabitaan laga sameeyay cambaha seytuunka mooska i
Переглядів 77021 день тому
Riyada cabitaanka casiirka ama juuska qofkii arko cabitaan laga sameeyay cambaha seytuunka mooska i
Riyada sabiibka qofkii arko asoo cunaya zabiib ama cabaya cabitaanka canabka ama sokorta ama malabka
Переглядів 44428 днів тому
Riyada sabiibka qofkii arko asoo cunaya zabiib ama cabaya cabitaanka canabka ama sokorta ama malabka
Riyada dabka gubayo guri ama meel ama magaalo dhimbilaha dabka oo faafaya holaca dabka iyo qaaca
Переглядів 47928 днів тому
Riyada dabka gubayo guri ama meel ama magaalo dhimbilaha dabka oo faafaya holaca dabka iyo qaaca
Riyada ceeryaamada qofkii ku riyoodo ceeryaamo oo cirka iyo dhulka wada daboshay
Переглядів 49628 днів тому
Riyada ceeryaamada qofkii ku riyoodo ceeryaamo oo cirka iyo dhulka wada daboshay
Sheikh fadlan ifasir please 😢waxaan kuriyooday nin kala tagnay idhunkaanaayo weliba afka igu dhunka naayo wuxuu na joogay gurigii idhisay sariir ayaan ku jiifnay sheikh ifasir. Iyo waxaan kale ku riyooday anoo wiil udhalay wilkana asagaa u ekaa naas ayaaan siinaye wiilka yar aniga aan leeyahay aabihiisa u eg . Garoob ayaan ahay sheikh Alle haku barakeeyo afasir
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Asc shaikh waxa ku riyoday anoo diin diin ila hadlaaya
Asc shek wxa kuriyoday maly weyn o gel la eg o kurika dhax yalo o an jir kaso jaranyno shek la ima qawo iso jawan ilhy qyr hku siyo❤
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
JazakaAllah kheyran sheekh
JazakaAllah kheyran sheekh
MashaAllah JazakaAllah kheyran
Sheekh waxaan ku riyooday anoo waalan oo waliba in la i sixrayna aan ogahay, dadka aan leeyahay qofkaasaa i sixray waqtiguna uu yahay 2031kii. 2025 ilaa 2031 aan waalnahay oonan ogaynba waqtigaasi wixii dhacay
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Shekh wxn ku riyoday ano nin gadashyda jifo oo isodhawanayo ana gacmaha iyo lugaha cilan isaran gabar ahay ifasir😫
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Sheekhow xoor i erynaya oon iska celinaayo ifasiir
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Raf
Duruusta kitaabka caqiidada oo dhan halkan ka gal daruur.com/kitaabka-caqiidah-ad-daxaawiyah-si-sahlan-loo-sharxay/
Asc ww sheikh waxa riyo ka arke family dhaman guri isla jogno guriga aad uqurxon qolka hoyo si qurxon lo xagajiyey wxan lahaa waa soon hooyo masomanen wu kajabey canjero dubanese anigo binanka guriga binankisa iska jogo wiil aad uqurxon imadey oo ileh dharka se ku ahay nikax so xiran raba qali kaso gadey qurx wye dhahay kdb casrki sud so xira idhahe kdb nuberka abo aya lcg kuturaya adigo mhdsn iso fasir in ad ifahnte rajenaa waxn ahay xaas
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Waxaa kuriyaaday rooga cusub Anoo soo iibiye
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Asc sheekh wali lima guursan waxaan ku riyooday anigo beer leh qudaar fcn iga baxayso qudaarti suuq aan geeyay aan so iibsaday lacag badan an ka helay ayaan ku riyooday
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Sheikh waxan kuriyodey dooli yar aan dilay gawrana ma ihi xaasna ma ihi
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Wall Ani waxa ku riyooday anago bdn oo meel school ah joogna oo shimbiro Naso weeraren hadba qofe eryan way ka Tage waxa la leeyahay way caraysanthy oo ilmaheedi laga qatay waana gorayo Tollow fasirkeed mxy noqon wall I.a khayr
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Shiq waxn ku riiyodey ninkeygo xarqanee ah ifasir qer allha kusiyee
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Sheikha pls talagram furo ajar iyo xasanad alla haga siyo Riyada ani cadeysanayo kheyr mise wa shar iso sheg meshan mel an ehen ma aqane shekhow garobna wan ahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
03/02/2025

❤❤
Shikhow wxn kuriyoda anoo gaber an qarabo nahay ka qaadanayo dharu iskujoog oo quruxbadan oo aan lacajabay quruxdooda qaado ee itiri wana qatay waxan ahay xaaas lkin aan iskufiineen ninkeeda
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Riyo in laguu fasiro haddaad u baahan tahay halkan kusoo qor: daruur.com/talo-weydii/
Asc sheekh waxan raba adoraaliya riyo inad iifasirto gabadhna wan ahay waxan kuriyooday fanaan la dhaho iskaylaaji isma naqan blse riyada dhexdeeda w iskunaqaanay wuxuuna iga codsaday gabadh inan baro oo uu guursado wan baray blse gabadhas wajigeda ma xasuusto wuxuudhahay kumanan qancin hadana gabadh kale habo iigubeegan ban baray wu ku qancay wuxudhahay mustaqbal ban sameesanayna oo lacag 30 kuno dolar buu siyay wayna ku qanacday isagana wu ku qancay maxay tahay mrka shekh ado mahadsan iifasir riyadaas