Sheekh waxan Ku riyoday xaajigeyga oo tusbax dheer 500 mise 1000 ah ikeena oo an Ku farxayo aniga tusbax wan Ku werdiya lkn xaajiga ma ahan dadka tuzbaxa qaata Sheekh qeyr alle haku siiyo adduun iyo akhirab
Asc shekh wanku salamaya alle kheyr badan haku siiyo waxad iso fasirta waxan ku riyoday aniga iyo odaygayga oo wada joogna aya waxa igu so booday dayeer yar markasan iska tuuray odaygayga aya qaday oo dhunkaday ama shushumiyay maraka iso fasir sheekh alle haku barakeeyo
Walaaley ma imaqleysaa? Walaaley anigaa sidaas noqday manhole waa xasad quraan badan isasaar adkaarta subixii aqriso iyo galabtii Weyso la aan habixin waa cadow kuu dhow allaha kaa reebo Iso jwb hadaa hesho Hada maka caafimaday mise wali yaa allaah aloow caafi inta dhiban Aaaaaamiin
Asc iso duceeya in alle faraj kheyrle iifuro dadka meshaan kujiro kuli waa dad qalbi fiican laba sano kahor duco an kadalbaday alle waa ii aqbalay culees dhanka salaada iga heystay alx alle wai fudeediyey hadana isoo duceeya faraj inuu alle ii furo
Asc sheeekh Alhakuxafido waxan ku riyoda xaajika o Armajada ku xiraayo salada o fadhiga lakiin wa Armajada tii qolka jiifak made naqokarta sheekh Qeer Alhakusiiyo
anigo ooyanayo ayaan so kacay sawabto ah muruga ayaa i heystay lkn sheik markan arkey waxksto uu sheegay waa runtiis anigo ooyanay ayaan so kacay oo ilin indhaheyga ka socod mel aan u raacay fahami waye
Inigo kabo cusub suuqa ka deydanaya o habalo qurux badan intey iga hortimaden an weydinayo mash kabaha lagu ibayo ayan kuriyodey had awodi kartid iso macineya shiiq
Asc jazakallahu kheyran sheekh waxan ku riyooday marar oo aan suuratul albaqra oo kaamil ah aqriba dad ehel ii oo dab lagu shidaayo ay qaylinayaan oo meeshay istaganba dhibilo ka hor qarxayaan aniga aan dawanaayo kala oradkooda mana idamqaayo mane ku farxaayo , waxa kaloo aan ku riyooday guri injir ka buuxda oo aan soo galayo markey igu dhegdhegtaba way iga daadanaysaa injirta iiga soo jawaab adoo mahadsan
Asc sheekheyga waxan ku riyooday wadan an hray u tagin ano jogo waliba goob aroos ah kana ciyaraya kabahana la iga xaday qof an garanayo xata ma joogo lkn wil fanan ah tv an ka arki jiray asagana lahadlay wll qarib aya ahay kobaha la iga xaday lacag dolar ahna wu isiyay
M.a sheikh waxaa ku weydiin rabay inaad ii fasirto riyo aan ku riyoo habeen hore waxaan ahay qof xanuun lagana meel aan lay geenin malahn hadii istbilaa la dhaho ama quraan saar saas tahayna waxba isbedel kama dareemin Riyada aan rabo waatan waxaan ku riyoodoay anigoo shaqadeyda joogo marka aan kasoo baxay aan wali kasoo tagin shaqada ayaan hoolka galay balse waxaa kujira maamulaha oo hoolka baranbaro kabuuxaan uu dilaayo wuu iwacay wuxuu idhahay kaalay iala dil sidaas ayaan kusoo toosay oo salaatu laylka ukacay maxay ka dhigantahay arintaas iyo habeeno badan aan ku riyooday maamulahayga asigoo inta aan xanuunsanahay isoo wicin iina imaanin balse dadka kale ii imaadeen .sheikh alle haku barakeeyo iiga soo jwb oo ii faisir riyada
Shiikh nin ayan kala tagny waa hore hadana waxan ku riyoda ano ninki isku labanay oo an mel wada joogno anaga iyo carurtayaduba shiikh pls igaso jawab plz nd plz
Ameen sheikh Jazaakallahu khair 🤲🤲🤲🤲
Shiiq ajar allaha kaa siiyo wan ku salaamyaa
Iyadoo ubatay cadowgayga sixirna LAYGU MADOBEYAY
KU RIYODAY MAS WEYN JIIR WEYN DIBQALOOC ANIGO DILAAYO IYO INBADAN ANIGOO LEH
INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN
ALX CADOWGII ALE IYAGUU ISKU JABIYAY ALX QAYRNA WAAN HELAY
ILLAAHAYOW KAQABO INTII LADABO GALAY
Amiin
Asc shkh illaahay cimriga haku dheereyo waxan riyo ku arkay gabadh garooba o aanu dusha iska naqaano o uurleh weliba waxan islaha la yeelo xidhiidh guur iso fasil
Sheekh waxan kuriyoday anoo nabibena scw kusaliyaya iifar sheekh
Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah sheekha Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi
Allahu Akbar,Allaha ku xifdiyo adiga iyo reerkada.
Asc walaal shirkada iftin malagu soo diri kara insha allah.
haa
Walaalyaal iisoo duceeya inuu Allah caafimaad isiiyo😢❤
Asc Sheekh riimi JAZAAKA ALLAH KHEYR waxaan ku riyooday anigoo badalay jiifkeyga ama hurdadeeyda .ALLE MAHADIIS
Sheekh ilaahay khayr hakusiiyo waxbadan ayaan kaa faaiidney.
Masha Allah cilmigaga allaha kuu barakeyo shiekh wax wanaagsan Ayaan umada u haysaa masha Allah jazaklhu khayr shiekh
Sh waxan ku riyoday gabar yar o an dhalay ayaan qaninay kadibna labo goos ayaa iga sodhacay
As shkh riimii allaah ku sharfo ku karameyo ku xafido cilmigaaga allaah ku barakeyo
Isooo jawaab shikh
Riyo kuwaydiye
Mahadsanid shiiq
Masha allh
Inta shiikha sheegay waligay kuma riyoon ilaahay amarkiis
Ilahay shiikhayaga noda oo no xafiid amiin waxbanad buh nabare danbigaga alleh hadhafo iyo ka walidka waxad iso fasirta aniga iyo Hooyo malab cunaynan kuh riyonay noso fasiir 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
Sheikh wxan kuriyedey gabar yar oo walshey dhashey oo lagursadey inantana waa 8jir maxunba mise wax wanaagsan
Masha Allah sheikh riimi ❤️♥️❤️👍✅
Asc wall waxan ahay gabadh dhaliyaro ah waxan habeen walba kuriyoodaa aniga oo hooyaday lajooga laba xafadood oo isku xiga ayaanan kaladaganahay iifasir wall wan kusugaya ALLE hakubarakeye
Asc shekh Allaah haku barakeyo maalmo badan ayan kusowaydiiyey riyo plees iga jawab anigoo malab cabaya oo weelal kabuuxsNaya ban ku riyooday markan toosay farxad ayan daremay ilaa dhawr malin wan iska faraxsanaa layma qabo garoob ayan ahay bal iifasir khayr badan Allaah hakusiiyo
Nin wanaagsan ayaa ku guursanaayaa. Abshir dheh walaal
Masha alllah sheekh ilahay haku karaameyo
Jazakallah qhyr jazaa shqena shq rimi sidan chanelkan quruxda badan rabi nogukulmiyey rabi weyne fardowzul aclaa hanagukulmiyo bidnillah amin yarabi 🤲🤲
shekh waxan kuriyoodey gebedha anqabo abaheed asigo amar siinaya gebedheeda tacsiida tak anigo gobjog ka ah
Msha Allah illahay haku xifdyo insha Allah
Marshall allaah
shiikhoow isoo sheeg
ماشاء الله تبارك الله
Masha allah allaaha kuxifdiyo shekh riimi
❤❤❤asc sheekh Ramadan kareem
M.a allha ku shrfo sheikh
Mansh allah xifdulah walalkey
Sheekh waxan Ku riyoday xaajigeyga oo tusbax dheer 500 mise 1000 ah ikeena oo an Ku farxayo aniga tusbax wan Ku werdiya lkn xaajiga ma ahan dadka tuzbaxa qaata Sheekh qeyr alle haku siiyo adduun iyo akhirab
Riyadaa waxay sheegeysaa in aad tasbiixsan jirtay dogaa badan 500 illaa 1000 lkn aad ka tagtay kadibna waad murugoonee.
Ee wardigaadii wad aad iska daysay.
masha allah thank you sheikh
shiikh ilaaheey cimriga cilmiga caafimaadka iyo carruurta hakuu barakeeyo jazaakallaah shiikhow aniga waxa igusoo noqnoqoto riyada libaaxa ninka ah oo isoo fiirinaayo aana aad uga cabsanayo guriga agtiisuu soo istaagaa wuu ifiiriyaa baqdin ayaana ibuuxisa anigu waxan joogaa magaalo marwalbana waxan kuriyoodaa anigoo jooga baadiyo weliba meel cidkale gurigood ah oo uu libaaxuna isoo fiirinayo aadban uga cabsadaa xitaa hadaan quraan aqristo marka aan seexanayo waan kuriyooda maxay tahay shiikhoow arinkaas bal
Wll cidna hala wadagin please shekhu horu uga hadley so egg page kisa
Masha alaaj ilahayoow noo xifdi dhamaan culumada
Mashallha baarakallaah Sheekhalehakaa abaalmariyo🥰🥰🥰🥰aamiin aamiin yaarabi
Sheekh riimi alle hakuu naxariisto aduun iyo aakhiraba
Sh.riimi labo riyo wataa xageen kaala soo xiriiraa
Masha Allah sheikh riimi❤
Malsha Allah ❤❤❤🤲
Ilahay haku xafido sh riimi
Asc shekh wanku salamaya alle kheyr badan haku siiyo waxad iso fasirta waxan ku riyoday aniga iyo odaygayga oo wada joogna aya waxa igu so booday dayeer yar markasan iska tuuray odaygayga aya qaday oo dhunkaday ama shushumiyay maraka iso fasir sheekh alle haku barakeeyo
Maku fasiraa?
Mànsha allaah waa khayr wanaagsan allaah kugusugo, inta badan waxaan kuriyoodaa,masaas amiga,ibursanaaya,oo aankacarari la,ahay.masaskaasoo aad uwaa way.iyo kuwo yar yar ba markaa sheekh waxaan rabaa, fasilkooda intii aad nagacodsatayna waanku kuusoo saarnay.laakiin waxaan kasugaynaa jawaab haddaan bahda ku xidhan channelkaaga.ALLAHA KAA AjiRSIiYO.
Walaaley ma imaqleysaa?
Walaaley anigaa sidaas noqday manhole waa xasad quraan badan isasaar adkaarta subixii aqriso iyo galabtii
Weyso la aan habixin waa cadow kuu dhow allaha kaa reebo
Iso jwb hadaa hesho
Hada maka caafimaday mise wali yaa allaah aloow caafi inta dhiban Aaaaaamiin
Walaal anigu walaalkayga weyn baa ku riyooday masas badan
Mansha allah
ASALAMU CALEYKUM, shiilhoow Allah ku barakeeyee, lambar aan kaala soo xiriiri isii, hadaad heli kartid, mahadsanid
Mahadsanid sheik
Masha Allaah
Ilaahada imaad soo jawabin
Asc manshallah allehkubarkeyo
Asc Aamiin Allaha kubarakeyo
Asc sheikh waxankuriyodhay aniga o willkkeiga kadhi Iyo saharro ka daqayo iso fasir Allah hakukuhifidhiyo sheikh..
anaa kuu fasiri doono barnaamijka soo socda eeg alla haku sharfee
Shekh habeen baan riyoday anigoo masajid dhaxjifa oo jameca Tabliq ah lasocdo wxaa kuriyody anigoo jooga Mel said u Qurux badan oo geda dhaadheer oo Miro macan leh dhaxjoga
asc sheikh riyada barskaa ama cadcankaa jidha iso fasir
Asc iso duceeya in alle faraj kheyrle iifuro dadka meshaan kujiro kuli waa dad qalbi fiican laba sano kahor duco an kadalbaday alle waa ii aqbalay culees dhanka salaada iga heystay alx alle wai fudeediyey hadana isoo duceeya faraj inuu alle ii furo
Alle wll wax khyr leh haku siyo
Sidaad jaceshhy illaahay hakuu yelo sidokle anaga sidaan rabno
Asc sheeekh Alhakuxafido waxan ku riyoda xaajika o Armajada ku xiraayo salada o fadhiga lakiin wa Armajada tii qolka jiifak made naqokarta sheekh Qeer Alhakusiiyo
Asc ale ku xiftiyo markasti waxaaan kuriyoodaaa neef iyo hilim sheekh iisoo
Sheikh Dhawr Ru'yo oo aan arkay ku waydiin lahaa Fadlan Xagee kala soo xidhiidha
Mnsha Allah sheik
Masha allah sheekha
Wcs masha Allah
M.allaah
alxdulilah hada murugta i heysay wan ka baxay
asc shiikh marka riyo aan doonayo inaad iifasirto xageen kaala soo xidhiidhnaa
wll ilhy hakubarakeyo amiiiin yaarabi
Waxaa ku riyooday habeen
Anigo dhaqtar ku jiro
Xanuun san waxa ku riyoo
Qoraxada oo madoo.baa neeso iifasir sheeq
Miyaad xanuunsan tahay hadda?
Masha alleh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc sheikh xalay ayaa waxaan kuriyoday aniga oo janazo laigu tukanaayo marka bal maxey noqon kartaa intabane waan kusaaray Manshallah ilaahay ajir iyo xasanaad hakusiiyo iyo dhamaan teen aamin yaa Allah mahadsanid asc
O
Aamiin aamiin yaa rabi shiiq shugran
Asc sheq wn riyoday wxnku riyoday anigo gabar Anand garaneyn kurigeda tagay kariba nin labasane an kala furanahay marwalbana icananto xumana Ankush kala tagnay shan carura Ayan u dhalay Marka riyada ayu gabadha kurgeda igu yimd kariba wu igasotagayaniga gabadha gurigeda mel ganacsi ayay lahedmesheda ayaimanay aniga gurigeda ayay igaso adegsatay waxayna itiri guriga tir igaso qad Marka kariba wnso labtaywana garand wayexita kurigayga Wan garand waye Ila mel cidla oo badiya an riyadi ku imid kadibnsdad dhana majogan sheq riyadas maxay ka hadlaysa
asc shekhena alle haku barakeyo adun iyo aqiro waxan ku riyoday anigo ninkeyga mas gadud iyo madow isugu jira iguso xoray anka lexday markaso idhahay dil maska wan isku dayey inan dilo lkn wu iga baxsaday
Riyadaa ma ku fasiraa?
Riyadaas waxay sheegeysaa kulan salaad subax kadib aad diiday .
Wlaahu aclam.
shaikh allaha ha ku barakeyo waxaan kuriyoday 2 cunug oo sadex jiro ah oo dhelaya oo faraxsan oo qawan oo middab madaw
anigo ooyanayo ayaan so kacay sawabto ah muruga ayaa i heystay lkn sheik markan arkey waxksto uu sheegay waa runtiis anigo ooyanay ayaan so kacay oo ilin indhaheyga ka socod mel aan u raacay fahami waye
Shiiqow waxan kuriyoodey anoo wawi ama bad ama bohol anoo tawaalanaayo marwelpo yeraanteyda iyo weynaan teydaba waan kuriyoodaa maxa waaye
Amiin ya Allah
Kheekh riyada libax hadii aaad kuu riyootoo
maasha alaah
Inigo kabo cusub suuqa ka deydanaya o habalo qurux badan intey iga hortimaden an weydinayo mash kabaha lagu ibayo ayan kuriyodey had awodi kartid iso macineya shiiq
Asc shish anigo damer saran
Maash allh 😍
Asc jazakallahu kheyran sheekh waxan ku riyooday marar oo aan suuratul albaqra oo kaamil ah aqriba dad ehel ii oo dab lagu shidaayo ay qaylinayaan oo meeshay istaganba dhibilo ka hor qarxayaan aniga aan dawanaayo kala oradkooda mana idamqaayo mane ku farxaayo , waxa kaloo aan ku riyooday guri injir ka buuxda oo aan soo galayo markey igu dhegdhegtaba way iga daadanaysaa injirta iiga soo jawaab adoo mahadsan
Manshalahh
Alxm❤❤
Asc sheekheyga waxan ku riyooday wadan an hray u tagin ano jogo waliba goob aroos ah kana ciyaraya kabahana la iga xaday qof an garanayo xata ma joogo lkn wil fanan ah tv an ka arki jiray asagana lahadlay wll qarib aya ahay kobaha la iga xaday lacag dolar ahna wu isiyay
Asc sheekh waxaan kuriyooda iyadoo layfuray maxaa waaye
M.a sheikh waxaa ku weydiin rabay inaad ii fasirto riyo aan ku riyoo habeen hore waxaan ahay qof xanuun lagana meel aan lay geenin malahn hadii istbilaa la dhaho ama quraan saar saas tahayna waxba isbedel kama dareemin
Riyada aan rabo waatan waxaan ku riyoodoay anigoo shaqadeyda joogo marka aan kasoo baxay aan wali kasoo tagin shaqada ayaan hoolka galay balse waxaa kujira maamulaha oo hoolka baranbaro kabuuxaan uu dilaayo wuu iwacay wuxuu idhahay kaalay iala dil sidaas ayaan kusoo toosay oo salaatu laylka ukacay maxay ka dhigantahay arintaas iyo habeeno badan aan ku riyooday maamulahayga asigoo inta aan xanuunsanahay isoo wicin iina imaanin balse dadka kale ii imaadeen .sheikh alle haku barakeeyo iiga soo jwb oo ii faisir riyada
Riyada hadaan ku soo kooba waxay sheegey in uu maamuluhu ku ileystay.
Marka hadddii aad xanuunsan tahay,
Waxad raadisaa alaab ama wax uu maamulaha taabtay sida warqad ama wax kale haddii aad hayso waxaas biyo ku dhaq weelna hoos dhig marka aad dhaqeysid, kadib biyo aad ku dhaqday qof inta uu qaado dhabarka ilaa qoorta hakaaga fardhiyo adigoo sii jeedo.
Haddii aad heli kartidna wax uu asaga biyo ku cabay sidaas cml ku sameey.
Wadka fiicnaaneysaa xanuunkaa insha allaah.
Marka riyada baranbarada sida guud ahaan waxay sheegtaa il xasad iyo sixirba , marar aqlaaq xumo lagu fasirana wey jirtaa.
Lkn riyadan il ayay sheegeysaa sida igala muuqato. Midkalena oo ay noqon kartana oo ana isleeyahana in maamulaha dhagarta kuu dhigay uu halagsamayo .
Wlaahu aclam.
Waaa qof daawadayaasha ka mid ah aqristana kutubada riyada, xiiseeyana fasirada riyooyinka.
Mhdsanid sheekh riimi jazaka allh, sherkh hadaan kuriyoodo aroos maxay kamidtahay sheekhow iso jwb kher bdn alaha kusiiyee
Asc sheikh riimi
Waxaan ku riyooday xidigo la ii xidhay oo lay leeyahay waad guulaysatay
Aadna waa quruxsanAa
Habeenkaa roodaya maalinti ka horaysay ayaa qof dagaal iigu yimid lkn lama dagaalamin
Sababtaasad kugulaysatay maxa yelay lamadagaalamin qofkii kuladagalayay
asc shiqow markasta sheydan an kuriyotha ee mxa igudacay wakubarya shiqow isojawab
❤❤
Amiin 🤲
Xageen kaala soo xariiraa sheeq😢
Sheekh waxan kuriyoday diiq dadcuna oo icunaya ii eryanaya ilmaha yar an kala cararayo xas ayan ahay shekh iso jawab
madha alaah
Asc sheekh Waxan ku riyooday anoo hal maro wato oo dadka ku dhex maraayo cawradayda qayb qaawan tahay oo xishoonaayo waana igu soo noq noqotaa
Allehakubarakeeyo
Shiikh nin ayan kala tagny waa hore hadana waxan ku riyoda ano ninki isku labanay oo an mel wada joogno anaga iyo carurtayaduba shiikh pls igaso jawab plz nd plz
asc shiiqow ilahey raali haganoqdo waxa guriyoday anoo urleh oo babur idardarayo oo ledhahayo,washahedy janadana gale urbaanlaha wanadhalah adana uurgale aqaaday wadhalay waxawaayay iisosheg bls
Aamiin
Amiiin
Asc shekaw waan kusalamay riyadan iifasir waxaan ku riyooday anigoo qodanaya meell ayaan kehelzy dahab hadana waan sii qoday waxaan helay dahab dahabkiina waan qaayay dadna waxabaan kasiiyey
shiiqasc waagabar soomaaliyeed ookuriyoodaymalab badan baaldikushubaaya ayaankuriyooday labo habeen shiiqiisoojawaab alle hakaaraalinoqdo