"Waxaan dugsanayay laba nin oo mayd ah" Halgamaa Maxamed Muuse Ismaaciil (Foolxun)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • "Waxaan dugsanayay laba nin oo mayd ah" Halgamaa Maxamed Muuse Ismaaciil (Foolxun)
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 23

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 6 місяців тому

    Sheekadii hore uun dib ugu soo celisay

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 6 місяців тому +1

    From hargaysa wariye Nasir aad baan usalamayaa sax soowad barnaamijka aad buu xiiso uleyahay balse ka ilali in mujahidiintu ulaax daan mawduuc yo kale

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 6 місяців тому +1

    Waxaan barnaamujka kula talin lahaa marka uu mujahidka marayo dhaawiciisa hamuujiyo nabarka dhaawaca taasi dareem gaar ah ayey yeelan lahad runtii .

  • @user-hv4jq5mr8j
    @user-hv4jq5mr8j 6 місяців тому

    Dee waa clipkii hore uuune whats wrong

  • @abdirahmanhala8372
    @abdirahmanhala8372 6 місяців тому

    Horta TVgan ma ciyaalba maamula qaybti hore ayunbay ku soo celiyen
    Ninkan dadka waraystana waa yara qabyaali dadka cid gaar ah ayu waraysta

  • @bilan9135
    @bilan9135 6 місяців тому +1

    Markasta hor dhac baa la soo daayaa wax qaldamay ma jiraan ilaa maalintii ka bilaabay Barnaamijkan ima dhaafo aad baan u jecelahay waa taariikh waxbadan ku duugan yihiin

    • @user-pi2xt1ev2q
      @user-pi2xt1ev2q 6 місяців тому +1

      Bilan salaan kadib kulamid ayaan ahay sidoo kale Hal eray imadhafin dhac dooyinkii amakaaga ahaa wallee waan xasuustaa ma illaawin doono abidkay adiga dhac dadee ayaa kuugu layaab bad nayd intii aad daawanaysay?

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 6 місяців тому

    Abdinasir bismilahi waa tii hore 1 qayb ayaad ku soo celiaay uun

  • @user-hv4jq5mr8j
    @user-hv4jq5mr8j 6 місяців тому

    Mida kale tvgu ma jawaabayo waxan comanti ah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 місяців тому

    Balanbalkii Aynusoomaray

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 6 місяців тому

    Naasir qaybtii labaad meeday tan waanagii dhegaysanay een cometigana ka bixiyee

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 6 місяців тому

    Kii hore uun baad ku celisay

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 6 місяців тому

    Abdisanir sheekadan waa qaldan tay Qaybtii 1 aaad Uun

  • @user-wg2zn9xw7u
    @user-wg2zn9xw7u 6 місяців тому

    Ninkan clipkii labaad miyaad ka duubi kari weyday oo wuu kaa baxsday😊

  • @daarulxufaad
    @daarulxufaad 6 місяців тому

    Sheekadi hore uun weeeye

  • @hamzedeek5281
    @hamzedeek5281 6 місяців тому

    Waaar waxan wanigii hore u daawanaye qaybta lapaaad soo daaaya nacalaaaa idin kuyaaaale garacyahay
    Badh go A naga daaayoooo

  • @KoshinShireFarah
    @KoshinShireFarah 6 місяців тому

    Qaba ta 2 abaada soo daa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 місяців тому

    Somaliland Ma’umulba Ilowshiinyo Dhowaa😢

  • @ahmedafqarshe7382
    @ahmedafqarshe7382 6 місяців тому

    Goormaa dhamanayaa cabtinku 40 Sano weeye

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc 6 місяців тому

    Sheekadu waa qaybtii 1aad uun maxaa khaldamey qaybtii labaad baanu sugayney bal fiiriya

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 6 місяців тому

    Wad hawli way danbaysaa

  • @user-rd1sg8li6x
    @user-rd1sg8li6x 6 місяців тому

    Qoojacadde 2000 oo ISSAQA ku dhintey dulmiga, musa in adeerkis kali ah miyoo u hadlaa?
    Gudubirsi isse dhulkooda miya ISSAQA AXMAARKA ku werejin karaa?

  • @kx___k8191
    @kx___k8191 6 місяців тому

    ᴅᴇ ɪɴᴛɪɪʙᴀ ᴍᴀ ᴡx ɴᴀɢᴜ sᴜɢsɪɪɴᴀʏsᴀʏɴᴀ ɪɴᴀᴀᴅ ᴛɪɪ ʜᴏʀᴇ ɴᴏᴏɢᴀ ᴅʜɪɢʏᴏ ǫᴀʏʙ ʟᴀʙᴀᴅ