Cumar inshar waxad moodaa inuu ruuxdayada la noolyahay Marwalba Arimo la xiriiro nolosha dhalinyarada iyo Hagidooda ayuu ka shaqeeyaa, Muuqaal walba oo Arimahan ka hadlaya Yididiilo iyo Dhiirigelin iyo wax ku qaadasho ayuu Noo Noqdaa allaha Ku barakeeyo adiga ayaan aragnay wax na Og dhibtayada.😢❤❤🙏
Ustaad waxa mahad leh ilaahey oo isakhiray in aan ku xirnaado yuutubkaada ama fandhaal bodkastigaaga marka labaad adiga oo ilaahey ku garanaiyey in aad ka hadasho mowduucyo muhiim u ah dadka soomaliyed khasatan dhaliyarada oo aan aniga ka mid ahay 👍
Wlhi ragnimada laguu sheegaaya ama fariid nimada ragnimada ama dumarnimada ma ahan in aad iska dhigtaa waxa aadan aheyn lkn waa in aad ku qanacdaa waxa aad thy hadii aanahah bini aadam gaar ahaan soomali badankeen ma nihin dad ku qanacsan waxa uu yahay ama faqri ama taajir nimo waxaana iska dhignaa waxa aanan aheyn mar walba xataa kuama qanacsanin wadan keena waxan wada ra jehneynaa dalalkalle oo shisheeye lkn xataa hadii aan dagno ama aan gaarno waxa aan rabnay ma noqoto sida aan moodeynay markii aan ka tagno ama aan lumino dalkeenii iyo ehelkeenii ayaan badanaa xaqiiqda agoonaa lkn inta aan bar waaqada ku jirno ma dareeno ee marka aan kabaxno ayaan dareenaa hadii aad aqrisay qoraalkan waxaan kuula dar daarmayaa in aadan quusan ama aadan is dhiibin iyo in aad ku qanacdo waxa aad haysato mhdsanid Isoo booqo
Marka aad shay xun ka dhigato caado 'addiction' waxa aad tahay qof nolosha oo dhan iskasoo xiray si uu u helo hal shay lakiin marka aad iska deyso shay aad qabatintay waxa aad tahay qof hal shay iska af xiray si uu u helo noloshiisi kale oo idil.
Wlh waxaa tahay shaqsi ga kaliyee ee hadaa dhalinyaro nahay na fahmo oo marwaliba niyada inoo dhisa oo noo ka digo cadooyinkaas xun iyo dhibaatoyin ka ee noloshena kuleyihin tanks ustaad waan kaga mahadcelinena in badan taas🤍😊
Ani ahan hada iska hadlo waxaa igu danbaysay 3 isbuuc ka hor waxana iska kay badalay wax badan oo aan la soo kobi karin waxan helay dhiranan . awood iyo firfirconi waxana rajaynayaa in anan mar kale dib ugu laban nolashan ciqabta ah dhalin yarada kalana waxan allah oga baryaya in allah ka modobeyo nolashad mugdiga ah رابتوكل عللالله❤
M.A OMER WAA MARKII 4 AAD AYYA JEC LHY EE AD KA HADASHO XAALADAN EE ALLE HA SOO HADEEYO WLL ALLE HASO HADEEYO WLLHI WAA WAX JAXIIMO AH EE ALLAW SO HADEE QOFKASTA OO MUSLIM SAALIX AH
Hogaamiye Qarsoon : In LaGu so Doono Mooye Adigu Ma Aadaysid Iyaga Oo Ma hogaaminaysid Balse Ka Waran Haday Dhici Lahayd Adooba Dadkaas La Jooga Oo Ku dhex jira ☹ Sidaasaan kuleeyahay Hogaamiye qarsoon
15:03. Qofkaas waddada umaray waa wadada Kaliyah aminsanhy in lgu so afjari karo nolosha mugdiga ah. Wax la deyn karin mlaha. Kuf maanta. Beri baad guuleysan.
Waalidinta Somalida waà waalidinta ugu dadaalka bdn caalamka si ay ilmahoda u koriyan lkn wxy ku fashilmeen dhisida ilmahoda caqli ahaan akhlaaq ahaan dabo-gal ma jiro jcyl kuma koriyan oo dhibatada ka haysata dhinaca quud raadinta bay Kula dul dhacaan taas oo keenta in ilmo bilaa naxariis bilaa damiir ah soo baxo allaha u naxariisto waalidinta somaliyed runti dadaalkoda wuxu noqda hal bacaad lagu lisay🥺
Barmaamijkan cusub wan soo dhawaynaya waa mid anfacaad badani kamuuqdo.
2018 ayey Caado aad u xun ii samaysmatay anoo 16sanojira waxaana ku dhex jiray ilaa 2020, markii iigu danbaysay ee aan sameeyo waxay ahayd 8/2020 go 'aan ayaan ka qatay nasiib darase 9/2021 ayaan kuso noqday anigo sanad ka maqna, sidaan uga qoomamooday oo uga murugoonayeyna illahay uunba oga, Allhamdulilh talo saarasho illahay iyo anigo is dhiibin dib uguma noqon Caadadii xumayd, Waxyaalihi iga saaciday inan joojiya waxaa kamida inan salaada tukado illahayna isku xidho, miskaxdaydana u sheego inay wax aad uxun waxaasi yihiin oo aan ii qalmin.
Dhalinyaro waxaan idiin sheegaya siday caadooyin xunxun inoogu samaysman inaynu kuwo wanaagsan u samaysan karno, ha is dhiibina wad guulaysanaysane,
Illahay hayna hanuuniyo dhamaanten
Barnamijkan Cusub ee Gashaan aad ayan uso dhawaynaya,waliba xalqadiisa kobaad waxay ahayd mid Faido leh.
Khayr Allah haku siiyo Cumar Inshaar
@@Gaashan1 maxaad ka wada ugaas
Cumar inshar waxad moodaa inuu ruuxdayada la noolyahay Marwalba Arimo la xiriiro nolosha dhalinyarada iyo Hagidooda ayuu ka shaqeeyaa, Muuqaal walba oo Arimahan ka hadlaya Yididiilo iyo Dhiirigelin iyo wax ku qaadasho ayuu Noo Noqdaa allaha Ku barakeeyo adiga ayaan aragnay wax na Og dhibtayada.😢❤❤🙏
Inta aamusan aya kadaran inta hadleyso.
Qof nol aya kunooleya ilahy haku barakeyo wll.
Ustaad hal sir aawaxeey oologa gudbikaraa in aa kafogaato telephone in mudo ah taleefanadaan shaada hahaleh 3bilood uguyaraan uuna iskadaayo meela fuuris iyo cidlada waxaa balanqaadaa in uu iskadeendoono haduu telephone kiisa damiyo gabi aanba ❤❤
Nabaadiino sxpayal guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤insha allh isbadal kuligeeen❤❤❤❤❤❤❤
Markan kudhagaysanayo ciriiriga dhan waa kabaxaa dagnaan dareemaa ❤❤😊
You've rebuilt my confidence brother in shaar may Allah reward you ❤😢
Ustaad waxa mahad leh ilaahey oo isakhiray in aan ku xirnaado yuutubkaada ama fandhaal bodkastigaaga marka labaad adiga oo ilaahey ku garanaiyey in aad ka hadasho mowduucyo muhiim u ah dadka soomaliyed khasatan dhaliyarada oo aan aniga ka mid ahay 👍
Wlhi ragnimada laguu sheegaaya ama fariid nimada ragnimada ama dumarnimada ma ahan in aad iska dhigtaa waxa aadan aheyn lkn waa in aad ku qanacdaa waxa aad thy hadii aanahah bini aadam gaar ahaan soomali badankeen ma nihin dad ku qanacsan waxa uu yahay ama faqri ama taajir nimo waxaana iska dhignaa waxa aanan aheyn mar walba xataa kuama qanacsanin wadan keena waxan wada ra jehneynaa dalalkalle oo shisheeye lkn xataa hadii aan dagno ama aan gaarno waxa aan rabnay ma noqoto sida aan moodeynay markii aan ka tagno ama aan lumino dalkeenii iyo ehelkeenii ayaan badanaa xaqiiqda agoonaa lkn inta aan bar waaqada ku jirno ma dareeno ee marka aan kabaxno ayaan dareenaa hadii aad aqrisay qoraalkan waxaan kuula dar daarmayaa in aadan quusan ama aadan is dhiibin iyo in aad ku qanacdo waxa aad haysato mhdsanid
Isoo booqo
Jazakallah wll
Ustaad omar inshaar 46 beri ma sameyn alhamdulilah adiga aad ayaad u mahadsantahy 11sano kadib alhamdulilah
Keep going 💪 legend
Alhamdulilah mmm
4bilood
Aad iyo aad ba ku tageera omar yaran tayda ila hada 14 sano aa jira anigo yar ku dawan jiray❤😊
14 jir m.allah wll
Marka aad shay xun ka dhigato caado 'addiction' waxa aad tahay qof nolosha oo dhan iskasoo xiray si uu u helo hal shay lakiin marka aad iska deyso shay aad qabatintay waxa aad tahay qof hal shay iska af xiray si uu u helo noloshiisi kale oo idil.
Waa mawduuc wngsan ka dhalin ahaan mhdzanid ustad❤
Ku saliya xabiibkeenna Mohammed ﷺ SCW. ♥️
Walal Qalbi fiican marwalbana dhalinyarada Kafikiro Guuleeyso
Alx waxaan go,aan qaaatay cumarow 15 may 2023 alx ilaaa hada waaan moogahay kadib 29_07_2023 ayaan uganda 🇺🇬 usoo safray ilaaa iyo hada muqaal xun iyo siigo isma arag alla ayaa kumahadsan kadibna mowduuc fa,iido leh ee soo dhigtay ayaa usababa ustaad wllhi dhalinta adi ayaaa usoo baxay allh kaaa baal mariyo 😢❤❤❤❤
Sxb Uganda maxaa ujoojtaa waxbarasho miya mise dalxiis 😊
WLLHI WAMDUUC MIHIN HADII ANU NAHY DHALINTA KU DHIBAN CADAADA XUN,
ALLOW NAGA MADOBEY🤲🥺😭😭😭
Wcs walkena omar ❤😊
Waa mowduuc qurux badan sidaan ku wad walaal
صلي الله عليه وسلم 🥰
صلي الله عليه وسلم 🥰
صلي الله عليه وسلم 🥰
Wlh waxaa tahay shaqsi ga kaliyee ee hadaa dhalinyaro nahay na fahmo oo marwaliba niyada inoo dhisa oo noo ka digo cadooyinkaas xun iyo dhibaatoyin ka ee noloshena kuleyihin tanks ustaad waan kaga mahadcelinena in badan taas🤍😊
Wllayaal dhamaantiina isoo duceya ilahy dartii
😢😢
Amin bro
asc ilahay cimriga iyo cafimaadka ha ku barakeeyo
Wllkeen qaliya alle hanookadaayo la aantaa nolol mugdiya ayaan kusiijiri lahay😢😢
Omar alle haku barakeeyo dhibaato aan laga caajisayn ka hadalkeeda ayaad bulshadaada uga digtid❤❤❤
Masha allah ustaad cumar muuqaal cajiib ah oo loo qaadan karo xittaa dhinacyo badan oo nolosha kamid ah, Alle haku barakeeyo walal waa dhaymo nafeed casharkani.
Araga in la laabo kasoo hadal Ustaad.
Xormino.........omer inshar thanks bro
Dhalinyaro. ALLAH tala saarta. Oo. Soonka is ku xafida ILAAH. hanoo danbi dhaafo
MAHADSANID
Mahadsanid ustaad
Taladayda fadlan walaalaha dhibkan haysto alle haka korqaado laakiin fadlan wall is astur oo waxba hasoo qorin
Ilaahay raali haynaga noqdo dhmaanteen 🤲🤲🤲🤲🤲
Ani ahan hada iska hadlo waxaa igu danbaysay 3 isbuuc ka hor waxana iska kay badalay wax badan oo aan la soo kobi karin waxan helay dhiranan . awood iyo firfirconi waxana rajaynayaa in anan mar kale dib ugu laban nolashan ciqabta ah dhalin yarada kalana waxan allah oga baryaya in allah ka modobeyo nolashad mugdiga ah رابتوكل عللالله❤
1/November/2023 first day
M.A OMER WAA MARKII 4 AAD AYYA JEC LHY EE AD KA HADASHO XAALADAN EE ALLE HA SOO HADEEYO WLL ALLE HASO HADEEYO WLLHI WAA WAX JAXIIMO AH EE ALLAW SO HADEE QOFKASTA OO MUSLIM SAALIX AH
Masha alah wll ileh ajar haku siiyo
Mudane aad ayaa u mahadsantahay ❤
Mahadsanid macalin❤
Mahadsanid ustaad cumar
Ilaahay SWT dambigeena ha dhaafo dhammaanteen
Aamiin 🤲
MashaAllah ustaad waa barnaamij wanaagsan hlkaa kasii wad dhalinyro badan buu badbaadin inshaAllah
Last day
25/8/2024❤
23/11/2024😊
90 days guul insha al
Isoo qabo anaa kuu hya inta kaa fhiman ❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
Waa rag un mawduucani inshallah kuwii qataa😂❤
Dumar wey jiran😢😭
Waan so dhaweynaa Aniga ahn Ustaad
Masha Allaah jazakallahu kheran
Golden voice
Ustaad wxaan dawanyaaa vedioga aad kaga hadlaysa cadooyinka xun xun gaar ahaan ziigada wxaan ku fey september 4/9/2023 hadan wxaa la jogaa september 20/9/2023 maantana waa sii cosboonisanyaaa thanks ustaad sanad walbana waad na waanisaaa ilaahay ajar ha kaa siiiya
Mahadsanid walal❤
Omar inshaar nin wax badan ka
faaiday alle ha ku sharfo walaal
in badan 🔔♥️
Mahadsnid wall omar inshar💯
Omar inshar mahadsanid
Gashaan wooow❤❤❤❤❤
Ma. noosobadi ustaad❤❤
Noo soo badi wllo omar muuqaladan
Thanks Omar 17 sep 2023 igu danbesyy in bdn go,an wn qaty lkn hada kadib go,an rasmi ah qadn dona nolol fcn wan rajeyna
17 /9/2023..insha allah maalin waa iga cirib tirmi😢
Wcs ustaadi wx rajaynayaa in aad fiicanhay .
Mowduuc dhalinyarada manta aad ugu baahnaayen runtii
Wa lo bahnaa muwducan tnks
Walalken naga weyn waya aragnimadisa iyo wuxu waano no hayaba wana siiye ninkasto ha is adkeyo
Omer ❤geesi alle haku dhawro wll
Why omar inshar sidaso dhan ugu jeclayhy dhalinta somaliyed .big Bro❤
Fandhaal podcast🎙️ma dhamaday mise wali waa sii socona?
Golden voice🎉😊
Waxaan ahay daabade qaas ah zxp inshaar
Mahadsanid legend❤
ما شاءلله جزاك الله خير الجزاء
الله يبارك في جهودك ونضحك يا أخي العزيز
Mansha allah
Wa sax😮
Hogaamiye Qarsoon : In LaGu so Doono Mooye Adigu Ma Aadaysid Iyaga Oo Ma hogaaminaysid
Balse Ka Waran Haday Dhici Lahayd Adooba Dadkaas La Jooga Oo Ku dhex jira ☹
Sidaasaan kuleeyahay Hogaamiye qarsoon
15:03. Qofkaas waddada umaray waa wadada Kaliyah aminsanhy in lgu so afjari karo nolosha mugdiga ah. Wax la deyn karin mlaha. Kuf maanta. Beri baad guuleysan.
Day 5 without siigo 🔞
Iskaaa daaa
@@AbdiXafid-tw2ut Mata oo ay bishu tahay 25 September 2023. Waxan ka maqanahay cadaas xun mudo. 10 day. Ilaahay hayGa madoobeeyo aamiin ❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Hada xld kwran😂
@@mohamedsiyad615 wan kufay 😢
War mxy cudurkan malaha somaali abad sameynin wuu yaryahy
Thanks teacher
Walaal soobadi gaashan
Waalidinta Somalida waà waalidinta ugu dadaalka bdn caalamka si ay ilmahoda u koriyan lkn wxy ku fashilmeen dhisida ilmahoda caqli ahaan akhlaaq ahaan dabo-gal ma jiro jcyl kuma koriyan oo dhibatada ka haysata dhinaca quud raadinta bay Kula dul dhacaan taas oo keenta in ilmo bilaa naxariis bilaa damiir ah soo baxo allaha u naxariisto waalidinta somaliyed runti dadaalkoda wuxu noqda hal bacaad lagu lisay🥺
Mahadsanid😊
Wcs Manshalle brother Omar inshar Alle haka jiisai siiyo
Magaca gaashaan
mudane cumar inshar run ahaanti waxa aan la yaabay waxan aad ka hadlayso sida aay xaqiiqo jirta tahay run ahaanti waxa thy qof dhalinyardu u bahanthay
Micnaha Haddaa kufto ka jafjafo horana ka toos. Boorka ha iska fadhine!
68 maalin iyo hal mar oo kufitaan ah.
Wlk qaali ah oo nolosheena wax wayn ka badal sigaara aniga Allaha ku sharfo
Mahad sanid ustaadi mnta ayad mowduuc na quseeyo ka hadashay walee
Mhdsn mcln wxbdn baankaa faaidey noosoobadi xalaqadn waasoo dhaweynaa❤
Lkn ogow hee diyaarada hadii shil gasho 100%100 WA DHIMASHO halka gariga usan ahen
Gaashan to stop ogaansho 🛡🛡🛡🛡
First day 25/09/2023😢
Lambara watsapka iso qor anaa ku caawinaya mudane ❤
Ninka kaliyee dhiirigaliya dhalinyarada
Wllo omar xitfada forex ka soo hadal xalal miyaa misa xaara plz 🙏
Wcs omar sethy sxb
Salaad la aanta dhalinyarada qaar
Kasoohadal
Tukanba
20/9/2023 bye🖤🖐
Wake up to realty pro😊
I.a
Lambarkaaga iso qor
26/09/2023
01:31
Iso qor lambarkaaga ana kusii caawinaya
Wcs mhdsnd wllky omar
We needs Gaashaan to stop ✋ the lying of ogaansho 🛡
Shaley ayan kufay lkn ma niyad jabin cumar almost 3. Week ban daye
Sxp intee ku danbeysaa
Monday 16 sept 2024
Lambarkaga iiso qor😊
Good luck
Rabitankaaga _____Haka awood bato waxa ayrabto Naftaada
Waxad kubar Xakameynta naftaada
⭐️⭐️⭐️⭐️🐐🐐🐐
Waa maxay Turaanturo?
wll toobikyadaa waan ka faa,idey aniga ahaan dhalinta somalia awal gud ku leedahay