Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Amakaak | Kawaran Hadii aad Weydo Micnaha Nolosha | Fandhaal Podcast

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2022

КОМЕНТАРІ • 167

  • @zhafi1267
    @zhafi1267 Рік тому +60

    Dhalinyarada Ku xidhan Labada page Ee Omar ishaar Dhamntin Asc salan Ka dib Muqalka Mrkaad dawato Waxa fiican odhaahda Aad Hoos kuso qorayso inay khusayso Muqalka , tusale Sida Aad u Argto wxa Laga hdlayo Ku cabir Raygaga , Wixii Aad Kzo Kordhin Lahyd Odhaahda Wngsan Eed Soo qortana Ha ilawin inay qof uun Anfacyso wsc Omar iyo inta bartani na kulmisay Wxn Alle Ka baryaya inuu janooyinkiza Nagu Kulmiyo 🤲🏽

    • @drgulled2979
      @drgulled2979 Рік тому +1

      Primarily Grateful brother as you reminded us the kheire (or the good deeds)You mentioned us here contrast things towards the post videos of omer inshar because we gained here lots and different things against the ignorance
      We knew nothing about life and it's issues after we had gotten various promoters Those promote us usefully and very effective things while we take barely the bad things we see among social media but it's regrettable or terrible thing that our young teenagers become lack of benefits while owned by Many different Media Without using benefit

    • @salahzeyn5518
      @salahzeyn5518 6 місяців тому

      Aad u fiicnaan lahayd luuqadeena inaad afkaartada ku aqrino😮

  • @sulekhamohamed770
    @sulekhamohamed770 Рік тому +20

    kusali nabigeena maxammed( Scw)🥰

  • @normoalimal-adaala2671
    @normoalimal-adaala2671 Рік тому +21

    Aad Baan kusalaamayaa ustaad
    Kawrn barnaamijka podcastiga
    Hdii laga dhigo mid kitaab /book lagu gorofeeyo si ay bulshada wax aqrista loogu dhiiriyo maadaam dadku ayn ubisleyn aqriska

  • @Ekeey98
    @Ekeey98 Рік тому +8

    Ostaad Cumar wan ku Salam Salan ka dib waxa tahay qaf mar walbo an dhagaysto codkada wuu ka duwen yahay UA-camrs Somali Masha allaha allah ku sharfo adiga iyo family Tahniyadan waligay qaf uma qorin ❤❤

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi6887 Рік тому +5

    Omar Inshar Sida uu culusyahy Caqli ahaan, iyo Sida hab fikirkiisa uu u bisil yahay markaan arko Jiilkaan u ka dhashay iyo isaga Gap ayaa u dhaxeeyo! 😊😊 Mahadsanid Wll, lakin meeshaas dheer e aad nala rabto awood uma hayno inyar uu ilaahey u naxaristy mooye.

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE Рік тому +9

    Ustad cumar mahadsanid
    Xawaare saaid ah ayaan ku soconaa o qiimo dhac ah waxaana la jooga waqtigii an is taagi laheyn !!!

  • @cabdicasiismaxamedaskar5639
    @cabdicasiismaxamedaskar5639 Рік тому +8

    Akhii Cumar marka koowaad waad mahadsantahay sida quruxda badan ee aad noogu soo diyaarisid barnaamijyada qiima badan walal waxaan wataa hal codsi adiga oo raali ah waxaana rajeynaya in aad iga aqbasho. Codsigaas wuxuu yahay in aad hal maalin Podcast kaa soo diyaariso Cilmiga Buslshada wuxuu yahay, wuxuu ka hadlo, qeybaha uu kala baxo faahfaahin buuxdo in aad inaga siiso ayaan jeclaan lahaa. MAHADSAN

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649

    _Asc wllkay Cumar, ereyga _*_"Amakaak"_*_ ee aad xulatay sidan uma qormo gacalle'e waa sidan _*_"Amakaag";_*_ ereyada Af-soomaaliga ah ee aan afaf kale innaga soo gelini saddex xaraf midkoodna kuma dhammaadaan oo _*_"T, j iyo k"_*_ midkoodna kuma idlaadaan._

  • @hanuuznuur1211
    @hanuuznuur1211 Рік тому +21

    Asc wll cumar inshaar marka hore mahadsanid marka xigto aan kugu darsado hal fikir markad prodcast ga soo jeedinaysid codka kajarjar waxyaabaha gabska soo galgalayaayo wana ogahy inaad prodcastiga ugu talagashay inaad nola hadasho si minal qalbi ilal qalbi ah lkn mowduuca aadkahadlayso aad buu uqurux badan yahy waxbadanna walaga faidayaa si mowduuca tayadiisa usii qurux badnaato inaad codka gabska kajarjarto.
    Kaliya fikirkayga ayn kahadlay ma ahn codsi iyo amar midna.waadna kumahadsanthy hadii aad fikirkayga aragto oo qadato ama isaga tagto 2damarba wxan kugu mahadcelinaaya inaan wax kaafaido waxad kamid tahy dadka markan social media ha kujiro aan ku dareemo inoo waqtigayga beerdaro iigaga bexeenin💕💯thanks.

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 Рік тому +4

      10saac xitaa waan dhagaysan karnaa

    • @najaxmohammed4699
      @najaxmohammed4699 Рік тому +3

      Also walahi wan dhagysn Kara Allah ha xifdiyo insha Allah

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Рік тому +15

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @mohamedamiin90
    @mohamedamiin90 Рік тому +1

    Wll omar inshaar aad baa umahdsanthy lkin kareeb indha kuushaa nabigeena scw ayaa marsan jirey

  • @foziaali1728
    @foziaali1728 Рік тому +6

    وَعَلَيْكُم السَّلَام
    shukran

  • @xafsamaxamud4884
    @xafsamaxamud4884 Рік тому +2

    جزاك اللهُ‎
    wll omar inshaar

  • @yasinguray2856
    @yasinguray2856 Рік тому +1

    mahadsanid omar inshaar
    waa talo wanagsan
    intan kugu xidhna wax badan ayan ka faaiiday

  • @najaxmohammed4699
    @najaxmohammed4699 Рік тому +2

    Masha Allah alle waxaan kabaryaa wadiga in in u nagu anfaco adiga na Allah ha kubarakeeyo wllo cumer Allah ha ku shrfo fidunyaa wal akhira insha Allah

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 Рік тому +2

    Wllyaal isoo duceeya xumad ayaa aad iii haysee

  • @apdimalik94
    @apdimalik94 Рік тому +2

    Zxp
    Amakak maha waa amakaag
    Wayo ma jirto eray somali ah o k ku dhamaada

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel Рік тому +3

    Alleh haku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 Рік тому +3

    Mahadsanid ustaad

  • @ramlakhadar9194
    @ramlakhadar9194 Рік тому +8

    Shakhsiyan markan iska hadlo ma daawado waxa lagu sheego prankiga aduubka wax la daawado isaga Ayaan ugu necbay sababtuna Waa inan is waydiiyay maxay markasta maskaxda dadka ay ugu ciyaarayan oo way marwalpa u leeyin 😳 pranki aanu ogayn Ayaan ku sameeyay 😳

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Рік тому +1

    Runtii waan jeclaystaa dhagaysiga podcast yadaada cumar alle ha ku barakeeyo

  • @mutaassahardiid1780
    @mutaassahardiid1780 Рік тому +2

    Ustaad allr ha ku barakeeyo
    Omar inshaar

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому +2

    Cumarow jazak allah khayr wlo Alle haku barakeeyo kor iyo hoosba waad noola hadashey alle waxbadan ayaad nolosheyda badashey kow in aan tiktok iska saaro app kaas sabaabta aan dareemay wakhti badan in uu iga cuni jiray iyo data degdeg uu dhamaneysa

  • @Amatullaah5559
    @Amatullaah5559 Рік тому +3

    ماشاء الله
    جزاك الله خيرا

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE Рік тому +1

    mahadsanid ustaad

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Рік тому +2

    SHUKRAN OGAANSHO & Omar inshaar 💯☑☑🙏👏

  • @salsabi
    @salsabi Рік тому

    بارك الله فيك أخي عمر استفدنا منك كثيرا الموضوع مهم جدا

  • @AamaAteera
    @AamaAteera Рік тому +2

    ustaad waan ku salamay marka koobad waad ku mahdsan tahay sida waqti aad noosisay wax badane waan kaa faidnay maanta aad iyo aad u nasiib badan tahay sababto ah waxaa kamid tahay channalada fara ku tiriska ah ee somalida ee aan wax ka faaidno hadaan nahay somaali inta social media wax nooga soo gudbiso wax faido leh nooma soo gudbiyaan waxey noso gudbiyan wax aan faido laheen sida pranka qosol waqti lumis halka maanta calaamka channalada qaar ey yihiin cilmi dhameystiran anaga ka somali ahan social media inta aan wax ka faidno wey yartahay bulasho walbo waxey ledahay luqad dadka qaar alle u gargaray luqadaha sida arabic iyo english oo cimi waxey ka faidi karaan chanalada kale afka somaliga ahen wax kuso gudbisa marka dhalintena social media ku jirta inta aan cilmi iyo wax kaloo faido leh ka helno wey yartah arintaas waxey ubahan tahay baraarug kaliya fikirkeyga waa qofkii uu laxumada iyo kii ula ficnaado qiyaar ledahay mahdsanid

  • @mohamedsaid3763
    @mohamedsaid3763 Рік тому +1

    Mowduuc muhiim ah, Mahadsanid Omar

  • @omarmataan1724
    @omarmataan1724 Рік тому

    Mid kammid ah podcast-yada uugu cashirada fiican. Mahadsanid Macalin Cumar

  • @shukriarraye8243
    @shukriarraye8243 Рік тому +2

    ‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته waxa aad ka hadleysida dadka manta aduunka joogo nabiga baa shegaye Alah na Quraanka ka wuxuu ku leyahye ‏أكثرهم لا يعقلون أكثرهم لا يعلمون قليلا ما تذكرون

  • @axmedcali8433
    @axmedcali8433 Рік тому +1

    Amakaag
    Mahadsanid cumar inshaar

  • @ibrakadarba6641
    @ibrakadarba6641 Рік тому +2

    Ustaad Allah ku Xafido ❤❤

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 Рік тому

    M.A ustaad illahy haku barakeeyo wlahi micnaha nolosha dhan waan weynay wax kucajabin aadan arkeynin marnaba.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Рік тому +2

    Salaam Brothers and sisters soo dhowaada walaalayaal

  • @mohamudsaleban669
    @mohamudsaleban669 Рік тому +2

    Walal cumarow somo ogid erey somali ah oo xarafka K kudhamado marka erwygu waa Amakaag

  • @mokifayn1964
    @mokifayn1964 Рік тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 Рік тому +4

    Wcs legend ❤️keep going ❤️Omar inshaar

  • @axmedkeeyow
    @axmedkeeyow 3 місяці тому

    dunida maso marin ruux ka qayr badan xabiibkeena muxamed salalahu calayhi wasalam❤🎉

  • @khalidjamac6195
    @khalidjamac6195 Рік тому +1

    Wll cumar wad mahadsan thy wana ka faaiidna dadka intooda nafciga umada uleh ayaad ka mid thy AllaaH haku bara keyo Hal Talo Dadku maanta Badan kood Dad caadi ah ma ah xata uma laha dulqaad inay daawadan wax yara dheer oo ayaga nafci u leh marka waxan ku lehay si wll nimo iyo qadarin ku jirto so gaa gaabi i a muqalada 🙏

    • @H.A.M320
      @H.A.M320 Рік тому

      Podcast yada sidaan baa loogu talagalay sxb. 33 minutes waaba yartahy kuwo qaar sadax saac base arki ama hal saac bay socdaan.waana macnaha dhabta ah ee podcasts ka.shukran sxb

  • @salim.123
    @salim.123 Рік тому

    Omar Inshar qalbiyada dadka ayaad kahadashey alle haku sharfo

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Рік тому +1

    جزاك الله خيرا كثيرا

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 Рік тому +1

    Mnsha allah shugran

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 Рік тому +2

    M.a horay usoco ustaad cumar

  • @faaiddoon3149
    @faaiddoon3149 Рік тому +2

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا اخي الحبيب

  • @adan053salah7
    @adan053salah7 Рік тому

    Wa Barnaamij baritaankiisa waqti badan kubixisay .sidaan cml qufkasta uma soo aroorinkaro xug👍👍👍👍👍

  • @abdjrtheintertainer6589
    @abdjrtheintertainer6589 Рік тому

    Ilaahay waxaan uga mahadcelinayaa
    In uu igu simay in aan dhagaysto ogaansho ❤

  • @liibaancabdifitaax582
    @liibaancabdifitaax582 Рік тому +3

    Asc ustaad cumar waad ku mahadsanthy barnamiyadaan aniga waxaan lahaa caado xun waxaada sabab u ahyd in aan joojiyo caadas xun mahadsanid intaas kadib waxaan kaa codsanlahaa in aad ka hadasho barnamijk ku saabsan saalda n.a

  • @saciidmaxamedsaciidmaxamed9050

    يا اخي عمر انشار الله يحفظك الله ❤️

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 Рік тому +1

    Omar wad mahadsantahay wll wxan filaya dhalinyarada kuwa ousabarka badan in an kamidnahay xiligan lajogo mxa yelay dad badan ayn usharegaraynay muqaladan lkn sabar lagu dhagaysto o lagu dhamaysto maba laha wlh wxad shegi ne warun anagane markan dhagaysanayno cajis xita madarayno e nosobadi inshlh kutubane hada kasohadasho ama qisoyin nogaso jediso ad ayay uficantahy inshlh

  • @HustleModeShorts
    @HustleModeShorts Рік тому +1

    The inability to feel anything, neither sadness nor anything else, is one of the danger signs in melancholic depression.

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Рік тому

    جزاك الله خيرا

  • @mohamedahmedahmed1648
    @mohamedahmedahmed1648 Рік тому +2

    Ilahay ha ku xafido

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 Рік тому +2

    Thanks my teacher ❣️❣️💯🖊️🖊️

  • @faadumomohamed3019
    @faadumomohamed3019 Рік тому

    Wallaahi berigii hore comenti qorista waan ka cabsan jirey haddana anoon kafekerin ayaanba iska qoraa hadal aan micno lahayn

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 Рік тому +1

    Ustaad mhdzanid ❤💯✅🙏

  • @ayannitta
    @ayannitta Рік тому +5

    mabo jecli prank inan dawado oon waqti ku lumiyo walahi

  • @faadumomohamed3019
    @faadumomohamed3019 Рік тому +1

    Waxaan garanayaa anigoo yar ayaan waxaan sugi jirey muxaadaro idaacadda jabuuti kasoo geli jirtey runtii aadbey qaali iigu ahaaan jirtey sheekh abuukar xoosh haddana ilaahbaa xaal og

  • @ruwaydamohamed8774
    @ruwaydamohamed8774 Рік тому

    Allah ayaan kamagan kallay aduun yadan ay dulsaaran yihiin wax walba oo shar iyo khayrle balse darafyadii sharku quwadda leeyihiin

  • @amiinyare2240
    @amiinyare2240 Рік тому

    M,a mahadsanid cimar sxb

  • @ABDIFITAHAHMED20
    @ABDIFITAHAHMED20 Рік тому

    Ustad mahadsanid ❤👏

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Рік тому

    Mahadsanid Brother

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 Рік тому +1

    M.a❤

  • @maxamedaxmedsuufi6144
    @maxamedaxmedsuufi6144 Рік тому

    Mahadsanid sxb

  • @mohaazadebillioner5273
    @mohaazadebillioner5273 Рік тому +1

    cumarow halmar ka so hadaal waxbarashada iyo caajiska daadka

  • @abdiwaligacal8913
    @abdiwaligacal8913 Рік тому +2

    إذا عرف السبب بطل العجب 🤔🤔🤔
    Waxa qaado qofka weyn amakaak-ga waa inuu garanayo sababta keentay sheyga .
    Mahadsanid mudane

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Рік тому +1

    Walal kasohadhaal cajiskaaa

  • @najkahasan7487
    @najkahasan7487 Рік тому

    Mahadsanid sxb❤

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 Рік тому

    ustaad waad nagala soodahdey

  • @cabdirisaaqcambe6467
    @cabdirisaaqcambe6467 Рік тому

    M.a ustaad

  • @csalaammaxamedweheliye1503
    @csalaammaxamedweheliye1503 Рік тому +1

    Waa nasiib daro wayo wllhi

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 Рік тому

    Masha allah yaa cumar inshaar

  • @abdullahimohamud6892
    @abdullahimohamud6892 Рік тому

    Page/channel kii aad jabsatay ma u celisay qofkii lahaa cumaroow

  • @khadarsaxanebarre6585
    @khadarsaxanebarre6585 Рік тому +1

    Waad mahadsantahay cumar,
    Culumada afka soomaaliga waxay dhahaan majiro eray soomaali ah oo ku dhamaado waxaa kamida xarafka K, hadaana khaldanayn.

  • @ahmettmohamuze1022
    @ahmettmohamuze1022 Рік тому +1

    Mahadzid wllo cumarow Waxaan kj waydinayaa su.aal maxaa kalifey in khudbad jimcaha arbi lagu akhriyo iyada oo dafkenu somalia yihiin khudbadu muhiimadedu sow ma ahan in dadka bulsha wx lagu sheego mahadzid wllo

  • @jamaismail4779
    @jamaismail4779 Рік тому

    amankaag weeye ustaad

  • @abdulahisheikh4687
    @abdulahisheikh4687 Рік тому +1

    mashalaH wall keep going horay usoco 3 sano ayaan kuGu xidhanaHay aLLe baa been caaYaY waxa aaNa iskuuLka 12 sano aaN dhigaNaYay aaNaN ka faaidiN baaN ka faaidaY omer inshaar 3 sano inshalaH kuLa soconaYna noo so baDi 😘

  • @rayaanali6721
    @rayaanali6721 Рік тому +1

    Fandhaal podcast🥰

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 Рік тому

    Waagi hore markaan daawado filin hindiya waxan gali jirnay shaneemo. Markaan kasoo baxo shaneemads wxn dareemi jiray calool xumo ama inan danbi wayn galay. Waan ka xuman jiray labadas sacadood ee ku jiray. Balse maanta. 24 sacadood oo xidhiidh ayaan mobil gacanta ku hayna ilaahow nasoo hanuuni...

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Рік тому

    mahadsanid wll omer qodob kasta o ad ka hadasha noloshena si toosa ayuu noo taabanaya ka dhalin yar ahaan mahadsanid wlalal mar kale walal waxad nagu saacida qodobada xalka ah adoo qodobenya ugu danbentana no shegya mahadsanid mar kale

  • @You-ib4lm
    @You-ib4lm Рік тому +1

    Saxiipow kasoo hadal lacalaa hadii lagu nabsado danbi aadna gelin plz 😥🙏

  • @cumargolden
    @cumargolden Рік тому +1

    Wll OGANSHO wan kusalamey

  • @qeysmohamed4215
    @qeysmohamed4215 Рік тому

    M.a wlkey channel ka kale ka ayaab ka jeclaadey, wx kalena uma jeclaanine maduucyadiisaa muhiim ah

  • @shugridaimond8456
    @shugridaimond8456 Рік тому +1

    Kasoo hadal caajiska dhalinta maanta haysta mahadsanid

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Рік тому

    Adahsha

  • @SAMANE2021
    @SAMANE2021 Рік тому +1

    Mahadsand wllo

  • @mohamedmuse9549
    @mohamedmuse9549 Рік тому

    Istaadow waxan ba umaleeyaa , inad si cad aad marxaladayada uga warameyso .
    Xaqiiqdii wan yabanaha . isbuuc ka isbuuc ban isku daba qabtaa waxan is arki anigo marxalad kale kujira .

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 Рік тому

    muuqaal kasta oo aad soo duubto inaad aniga iga hadlayso ayaan moodaa wlahy

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 Рік тому

    Yaab iyo Amakaak waxaa Igu filan inaan noolahay wakhti “Dunidoo Hayaantey Soomaali„Dulmi ku nool tahay.

  • @safiyacalichannel6859
    @safiyacalichannel6859 Рік тому

    Omar maxamed inshaar (abu faysal)dalab ama codsi waxaan rabaa inaan kuhelo ama kula hadlo shakhsiyan

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Рік тому

    Walhi waa run ilahygii abuurtay ugama naxariis badnin hadana aniga inyar qofmurugsan ama xanusan madawan karo yacni qalbigayga ayan xanuun daran kadremaya nooc argagaxa kamida ayan argagaxaya bal waxaa dhici karta oo ubadan inaanba oohin iscelin wayo 😢

  • @Amedmohd
    @Amedmohd Рік тому

    Shekh Cumar
    Indha kushu wa Cadi Wala marsan kara

  • @fatinamahadahmed2904
    @fatinamahadahmed2904 Рік тому

    Xaqiiq wuu lumaa qofku wuuna iswaaya mararka qaaar .....

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 Рік тому

    omer ishar lenseska indhaha ka gashado midbaa muraayado ahaan loo isticmaalaa oo dr qoraa

  • @halwaali4013
    @halwaali4013 Рік тому

    Asc wr wb walalow xaage laga ka so xariri kara, wax ba raba Ina ku wadiyo. Adiga oo mahadsane

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Рік тому

    Wn dhawnahy cumar

  • @Shuks673
    @Shuks673 Рік тому

    nio noloshs hadda jirto In and nooshahay xitaa ma dareemayzid

  • @ikraanmohamed5912
    @ikraanmohamed5912 Рік тому

    Manshallah

  • @cabdiraqiibbotan3929
    @cabdiraqiibbotan3929 Рік тому +1

    Zaki binu xaaji baad shegaysa 😂

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Рік тому

    100k ayaa inoo balan ahaa insha allah