@@warfa4628 Bro mahadsanid Anigu ree nogbed gaar ahaan ree garbo Ayan ahay jijiga Anigoo yar ban imid School Future window la dhihi jiray ban dhigan jiray, oo ila 4 Ku gadhay school-ka dowladda ee Hussein giire la dhihi jirayna wan dhigan jiray Ilaa Class 8, marka dee dalka ma joogi.
Waw Jigjiga meshan ku dhashay long time ma tagin ALLE ha ii fududeeyo inan nabad ugu tago reerka yaga iyo asxaabtayda iyagoo nabad ah iyo anagoo nabad ah
Bari qiyaamaha waa lagu waydiin 56 wadan ayuu ilaahay kuusahlay inaad caafimaad ku marto hal aayad oo quraan ah na aadan qof gaarsiin Marka saaxiib fursadaada kafaa iidayso inta kuu hadhay inshaa allah
Cadowga axmareed ALLAHA ka xoreeyo jigjigga. Sanabka faraska e sayiidka lagu magacabayyo wa in laga dumiyyo. Wayyo umaad islameed sanab dumistti mahee magac u sheegissu wax jira maha. Sayyidkunna ALLAHA u naxaristee sanab ma ahayn e mujahid ayan ku maqalnay gaalada manta gacanta ay ugu jirtoo dhulka so.aliyeed dhamanti ayu dagaal kula jiray.
Fadlan 10kun like iyo Share
Nuraani UA-cam kiisa: youtube.com/@nuraaniahmed?si=t_GZegW5Z8zovKx5
Jigjiga academy TikTok: www.tiktok.com/@jigjiga__academy?_t=8ovH2AE26lN&_r=1
Abdulahi UA-cam kiisa: youtube.com/@abdullahiakanuu1?si=64zI0bq-F5u8fsXH
Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga 😢😢
Pls Hay dhaafin 😢
Geedi sahan wad mahadsatahay
Lkn wareysiyada iska adkee
Oo siwacan dadaka uwareyso janis badan ayaad qasarisaa markad qarkood thanks
Background music iso sheeg
❤Gedi sahan ❤🎉🎉🎉🎉🎉hore uu soco
Wuxuu ahaa muuqaal cajiib ah inkastoo dhaantada leygaga guuleystay❤😂
SAMIRBAA LAGU BARTAA AKANUU
Plees dheeka suuf na imaaw abdullahi akanu
Abdullahi akanu illa nageyla
😂
Nirigta yartaa mariay candhada hooyadeed gujinaysay , tan yarbaa soo gasha mxd u tiri kkkk
7:54 Masha'Allah waxan aad ugu farxay in Dadka dowladda deganka somalidu iyagoo intas oo qomiyadood ay Ku dhex jiran in Somaligii ugu horeysiyen, halkas wan idin hayaaa.
wax qowmiyaad ah naguma jiraan deganka somali ba leh inyar o magany galyo doon ah na way nala jogaan.
@@warfa4628 Bro mahadsanid Anigu ree nogbed gaar ahaan ree garbo Ayan ahay jijiga Anigoo yar ban imid School Future window la dhihi jiray ban dhigan jiray, oo ila 4 Ku gadhay school-ka dowladda ee Hussein giire la dhihi jirayna wan dhigan jiray Ilaa Class 8, marka dee dalka ma joogi.
UA-camrka ugu wangsan dhaaman UA-cam rada somalida
Saalama geedi
Reer jigjiga wan idin salaamay From Borama ❤
Waanu kaa qaadney huno
Waan ka qaadnay
Reer jigjiga waan idinsalaamey
From baydhabo
Waan kaa qaadnay,soo dhawow brother
Waan kaa qaadnay wll adiga iyo ree baydhaboo dhan
Waw Jigjiga meshan ku dhashay long time ma tagin ALLE ha ii fududeeyo inan nabad ugu tago reerka yaga iyo asxaabtayda iyagoo nabad ah iyo anagoo nabad ah
Magaalo soomaliyeed oo aan cidna cid ka xigin oo aad ku dareemayn qariib iyo waaxaas Burco idinka soo salaamaya
Af Somaliga xgee uga tagna ilen Somali ban nhy waxkasta Somalinimadayada ugu horaysa jigjiga jano🇸🇴❤
Rouda ahmed abdurrahman❤
Masha Allah waa saxan thy🎉
Mashalaha Somalia 🇸🇴 dhiga❤❤❤
Jigjiga kujeclahay from jawhar😊❤❤❤😢
Wnkjcnhy annakuna
Jigjiga
Sidoo kale jowhar waan jecelahay iyo adigaba,qaali dumar
@@ahmedahmedahmedahmed680 Jah mahadsanid ❤
Jijiga looks like a city in Europe with the drone clip 😍 it's my hometown and i miss it so much
Waa magalo plane keda 30 sanadod lasi diyariyay😎
Waxaan kaala socdaa magaalada dhagax-buur. Kusoo dhawaw walal deeegaanka. Insha allah barnaamujyo badana waanu kaa sugaynaa oo deegaanka aha sida, dhagax-buur, Qabridahare,Godey& Wardheer. Barakow
Xaafade cagtaay
@@tormundgaint1022 Iidooroow adigu xaafaddee? Dhagaxa miyaad kala taqaan?
Jigjiga iyo faafan oo dhan nimcaa fadhida iyo gu iyo dayr iyo xaagaba waa roob mashallh
Waa meeqa gobol
@@AMEAG_V_Xwa gopolka faafan aadbu uwaynyahay waa 12 degmo o wawayn iyo casumada jigjiga ,roobku dhulkaas kama qaado
You are the Best UA-camr Geedi Sahan,laakin waa in aad kor u qaadaa doorka dumarka Soomalida meelaha aad booqato insha allah 👍🏿
11 gobal waan jeclaan lahaay inaad booqato , waa dhulka kaliye ee aan sifiican ukal aqooni gayga somali
masha allahsoomali dhab ah oo dhsqankooda ku adag un baan dhihi karaa. Mahadsanid Gedisahan
Mnsh Allah Somali galbeed waan idinku hambalyaynayaa inaa afsomaligu idinku danbeyey❤
Geedi sahan inshallah godey gaclaa
wow jigjiga waa dhisantay manshallah horumar weyn ayay sameeyeyn somalida daganka ethiopia keep going geedi Sahan bro
Somalida ethiopia ma jeclin in lana dhaho Brother 😊
@@moapdikarem144sax
@@moapdikarem144anaga jecel wll wadankanaga kama faano
Afka iska qurxi will soomaali Galbeed dheh
@@Hanad_Emtuu maxaa ka galey adiga somaliadada ku ekow meshan lagaagama baahne
JIGJIGA INSHA ALLAAH WAAYNU SOO CESHAN
Waa muuqaal aad u qurux badan ee Godey booqo geedi sahanow
KUSO DHAWOW MAGALO SOMALIYED ❤🇸🇴
Ma shaki baa kaaga jira mise muran raadis baa tahey😂 jigjiga cida le waala ogyahe
JIGJIGA WAA CASIMDA DEGANKA SOMALIA 🇬🇶🩸🐅
@@ABUKE8abaha wass ano Ogaden ah Somalinimo aya iga badan qabil waa washin
@@ABUKE8 yaale bal wa su'aale ?
@@moapdikarem144 cida leh inay somali tahey wala ogyahey oo maxad 🇸🇴kan ula soo ordeysa hadan somali ahey ma waajib baa inuu 🇸🇴 calankani astaan ii noqdo
Wiilkan sifiican Ha loo soo daweeyo
WAH WAH DIINA MAAHEE
SHEEKADU DHAANTO DHAAFTAYE HUBKA QAATA
WAA XILIGII AAD XORNIMO KU DHAWAAQI LAHAYDEENE
The best somali UA-camr go forward
Jig jiga way horumartay masha allah ❤❤❤
Masha alah dhul igama qan lkn waan lasoo noqon dadban arkay oo 30 jira oo dhahaya somali deganka itobiya yasiy itobiya dhulkas lamanana hishin gulesta casimada dalka baaan idinka soo salamaya walaleheyga gumesiga hesto 😢
Dhalinyarada jigjiga waxan kula cajabey dhamantood tusbax ayey wada wataan
Horee uu soco geedi sahan
Masha allah dds kuso dhawow
Waxan rabnaa 11 gobol inaad tagtid dhagax buur godey qoraxey afdheer nogob fiiq libaan daawe sitti iyo dirdhabe
Geediyo Dhaxbuur ama Godey tag wll❤❤❤.
Qebri-Dahre iyo Qoraxeyna awey?
Masha Allah Abdullah KANU iyo geed sahan ku so dawad jigjiga
Masha allah hoygii Soomaalida ee Jigjiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa horaan wareeri lahaa joogana kadhici lahaa, cajaaib
you are the role modal ustaad💯✔
Jigjiga caday Illahyow noo xafid❤❤ io dhaman deegaanada muslimiin o dhan
Masha allah bro keep going❤❤
Mar uun gacanta somalida way kuso laabaneysaa jigjiga waa dhul somaliyed axmaaro iyo faracoda Mar uun xukunkoda wayka hoos baxeysaa
Insha Allaah waanu xoroobi doonaa
Habada Somali ayaa mamusha
@@abshir200009 KORKA LKN SAW OROMKU NOOGAMATALIYO
Maashaa allaah sxb hore usoco
Best UA-camr in all Somali UA-camr s 🎉
M.sh jig jigga insh waaimaana❤
Masha allah muqaal aad uqurux badan bad ka samaysay
Awbarre iyo lafaciise soo booqo légend
Dee wuu na dhaafaybe🙆♀️😂
Dee wuu na dhaafaybe🙆♀️😂
Mansha alah bro keep going gobalka jarar tag blease
Masha Allah Xisa Badan Jigjiga 🥰
geedi sahanow abdalla akanuu wax aan shaqadiisa aheyn ayaad galisay
great content saxib. keep it up
Marvelous video ❤
Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga 😢
Masha allah sxb keep going
Zxb dhul badan ayaad na bartay mahadsanid🙏
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adna sidokale
Abdullahi akanuu walaal qalbi qanaagsan tahay wlh❤❤❤
Legend geedi sahan soo dhawow
Bari qiyaamaha waa lagu waydiin 56 wadan ayuu ilaahay kuusahlay inaad caafimaad ku marto hal aayad oo quraan ah na aadan qof gaarsiin Marka saaxiib fursadaada kafaa iidayso inta kuu hadhay inshaa allah
Yaa reer dhagaxbuur ila ah from jarar
Me❤
🙌
Labo legend welcome 🤗
Gidi Sahan Welcom to Jigjiga ❤
Waxaa ayaadarro ah adigoo mulsim ah in aad dhaafto saliga Rasuulka SCW, aan ku salino xabiibka
Scw scw
Scw scwscw
Welcome zxp ❤
Welcome brother ❤
Maasha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kusali nabiga scw scw scw ❤
Masha allah my home jigjiga ❤
Masha allah😊
Dhaantada music geeda kahelay yaa qaaday 😂😂😂
Amazing video bro🎉
Thanks
Godey iyo dhagax buur tag @@GeediSahan
Dhagax buur godey rabnaa
Cadowga axmareed ALLAHA ka xoreeyo jigjigga. Sanabka faraska e sayiidka lagu magacabayyo wa in laga dumiyyo. Wayyo umaad islameed sanab dumistti mahee magac u sheegissu wax jira maha. Sayyidkunna ALLAHA u naxaristee sanab ma ahayn e mujahid ayan ku maqalnay gaalada manta gacanta ay ugu jirtoo dhulka so.aliyeed dhamanti ayu dagaal kula jiray.
Magaladeyda jigjiga eega waa soo socdaa
Mashalaha ❤❤❤
Geedi sahan goormaan kula dalxiisayaa
Mashalla I love jigjiga
Geedi sahan kusodhawoow magalada jigjiga iyo dadkadi
Waxaan rajaynaya inad gobolada dhaman so wada mari donto
Tag sxb gobalka liibaan geedi sahan nin weyn
Temesharka la cabiro kulahaa 😁😁😁😁 Abdullah akanuu wuu iga qosliyey
Salamulaah Sxb Geedi Sahan UA-camr ka Dalkena Nakala Baray Horey usoco wll
Wow muuqaal cajiiba🎉❤😂
Geedi sahanow xasiida waa la dubaa way bislaatay lama dhaho.
Jigjiga ❤❤❤❤❤
Muqdisho aan ka dawanayaaa waxaan jeclaan lahaa inaa somali meel kasta dagto aan tago
Somali weyn viva
Geedi soo dhawoow
Masha allah
Gedi. Sahaan. Magacega. Waa. Yusuf. Cabdi. Kunool. Djibouti. Mahaadsannid❤❤❤❤❤
Geedi Sahan wan ku wadaa
Geedi sahan waad ku mahadsantahay sxp waxaan kaa codsan lahaa in aad deegaanka dhan kusoo wareegto ood tariikhda gubanimada adkaysiga halganka iyo waxyaaba uu deeganku ku sifoobay aad dadka la wadaagto Mar labaad mahadsanid sxp macaane
Geedi sagan hada mudo sanad ku Dhaw ayaan kugu xidhanahay. Plz adigoo ilakacasitii Dhagaxbur Aadin hakatagin deegaanka ❤
Masha allah
So beautifully
Dhagax buur kaaly zxp
Jigjiga Somalia 🇸🇴
Ninka uku macquul galsan youtubers
Somali state ama DDS wa dul somaliyeed oo baaxda ahan le’eeg wadankeena Somalia waa iin aan kala baranaa
Cabdulaahi akaanuu caadi ayuu u lisay
Karamardha jawigeedu waa wax kale
Thanks bro
Geedi sahan bro dollo addo kaalay waa deriska dolow gado
Deeganka somalida
Manshallh
Gode kaalay🎉
Welcome to godey gacalo