Daawo Kabtan Ayuub oo Dhaawac Soo Gaaray,Daac...sh oo La Dhameeyay...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 87

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 5 днів тому +5

    Allaha ha ku caafiyo inadeer ayuub ❤❤😢😢

  • @AM-ip7xj
    @AM-ip7xj 5 днів тому +7

    Guul baan u rajaynayaa ciidamada pudlan kabtan ayuub illahay ha caafiyo

  • @aishayusuf9595
    @aishayusuf9595 5 днів тому +5

    Allah SWT hacaafiyo inshaAllah I'm wishing Kabtan Ayuub quick recovery inshaAllah

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 5 днів тому +5

    Masha Allaah Guul Ciidanka Iyo Shacab iyo Dowladiinaba Guul iyo Gobanimo Mar kaste Guushu waa Xagiina Insha Allaah

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 4 дні тому

    Dhimashad iyo dhaawacaba puntlan baabadan laakiin guusha ayagaale ciidamada buntlan ❤❤❤❤❤❤

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 5 днів тому +5

    Geesigeen Weyn GENERAL AYUB ❤️ PL GUUL 🇸🇱🇸🇱

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 дні тому +1

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @HassanAli-vu3ko
    @HassanAli-vu3ko 4 дні тому

    Illaahay ha caafiyo J ayuub iyo ciidamada Kaleba Aamiin

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 5 днів тому +11

    Guul janaral kabtan ayub oo dhawac fud so garay ciidanka difaca dowlada puntland guuleysta

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 5 днів тому +3

    Pole sana saxebkeyga ayuub Allah cafimad dhaqsa ah asiiyo

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi7162 4 дні тому +1

    Kabtan ayuub iyo ciidankaba intii dhawacantayna allah ha caafiyo intii dhimatayna allah ha unaxariisto guulaysta illahay idankii

  • @bakarcabdi9686
    @bakarcabdi9686 4 дні тому

    Kabtan ayub allha ku cafiyo walal ❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 5 днів тому +3

    illaahay hacaafiyo jaranaal Ayuubu iyo inta kalle dhaawaca ahaba yaa rabii🤲🤲🤲🥹

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 5 днів тому +3

    Manshallah Guul iyo gobonimo ciidank punltand

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 5 днів тому +4

    Illahow caafi oo cimrigiisa dheere

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 5 днів тому +3

    GUUL GUUL GUUL SSC IYO PUTALAND. ❤❤❤

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 5 днів тому +1

    Ilaahey ha caafiyo kabtanka waa geesi halyeey ah

  • @CanabcaliJamac
    @CanabcaliJamac 5 днів тому +3

    Caafimaad sareeca na ale ha siiyo atuub iyo inta la mida intii dhimatayna ale ha u naxariisto

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +3

    guul iyo gobanimo ciidanka puntland ilaahay shar oodhan haidinka xifdiyo

  • @AyubTorres
    @AyubTorres 4 дні тому

    Allah kucaafiy ayuub

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 5 днів тому +3

    İllahayow cafi iyi caafimaad degdeg ah sii General Ayuub iyo ciidka oo dhan iyo culuska funded ugu badel puntlland İllahayow balayada ka qabo Baqara iyo Cimraan Rabbiyow baaska uga xijaab puntland waa beerkiyo wadnahee Rabbi yow badbaado yeelAmeen yaa Allah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 5 днів тому

    ASC innallaha ma sabireen 🤲💯 Allahu Akber💯✊ Harti Guul Cidanka Puntland insha Allah xaqa ban kutaganahaay guulesanaya ❤💯👍🦁🐎👏👏🇸🇱🇸🇱💪🇸🇱🇸🇱💪

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 4 дні тому

    Allaha caafiyo ayuub

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дні тому

    alle haku caafiyo kabtan ayuub from burco

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 5 днів тому +4

    Ninyohow Ayuub Hasoo digin!
    Cadaw badan buu leeyaahy!
    isla markiiba Qolol baa laga soo -
    Furtay!

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 5 днів тому

    Allaha dhamaantood caafimaadsho
    Intii dhimatayna dhamaantood allaha u naxariisto❤

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 дні тому +1

    Kabtan Waa fulay fulay dhalay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 днів тому +2

    Ilaahow caafi ayuub from khaatumo ❤❤❤❤

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 4 дні тому

    Ilaahay hafaafiyo ganraal. AYUUB iyo dhamaan wiilashii Nagadhintay. Kuwanaga dhaawacmayna in ilaahay uboogadhayo

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 5 днів тому

    Ilaahay ha caafiyo kabtan Ayuub iyo Ciidamaada kaleba

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 5 днів тому +1

    illaahay ha caafiyo kabtan ayuub

  • @fatimawarsame3433
    @fatimawarsame3433 5 днів тому

    Allah ha ku caafiiyo dhaawac kudiray guulesta

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 5 днів тому +1

    Alaha caafiyo insha alaah amen amen amen

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 5 днів тому +4

    اللهم رب الناس اذهب الباس اشفي انت الشافي لا شفاء الا شفائك شفاء لا يغادر سقما اللهم امين يارب العالمين اللهم أجرهم في مصيبتهم وأخلف لهم خيرا منها يا أرحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين ı inta. Dhawacaa illahay u boogo dhay intadhimateyna illahayow janatul Firdousa gee illahayow puntland uga hiili daalimiinta kusoo duulay Allahuma Ameen

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 4 дні тому

    Aamiin xafidullaah janaral ayuub

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 5 днів тому

    Alle hacafiyo asaga iyo inta kalaba❤🤲

  • @IfraxRashid-x1r
    @IfraxRashid-x1r 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤dacish guul

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 дні тому

    Insha Allah waan guleysaneyna

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +3

    faracade halaga saaro puntland

  • @FaadumacqaalibmohamedNafiis
    @FaadumacqaalibmohamedNafiis 4 дні тому

    Allah no cafmaadsho

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 5 днів тому

    Manshallaha ayuub ilaahay wixii dhib ah hakaa qabto, ayuub reer putland way ku jeceshahay

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 5 днів тому

    Maxaad ka wadaa Bidhaanoow dirirta iyo colaaduu ka qayb ahaa Kabtan Ayuub hadalkaaga hagaaji ilaahaayna ha caafiyo cadowgiisa allaha qabto Minshari XAASID IDAA XASAD.

  • @RoodacaliJaamac-u9x
    @RoodacaliJaamac-u9x 5 днів тому +1

    Alle ha cafiyo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 дні тому +1

    Beenlow Dhuusoweeyn

  • @AminaAbdullahi-r1f
    @AminaAbdullahi-r1f 5 днів тому

    Bismilahi raxmaniraxiim.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 днів тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 5 днів тому

    Toga jaceel dheh

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 5 днів тому +1

    Captain Ayuub asagaa saxiroley Farcade soo dhaweeyaay waa loo digay waa loo sheegay jaabuska Alshabab iyo Daacish Puntland ha laga saaro Xasbullaha

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 днів тому

    Illaahay haguuleyo ciidanka puntland illaahay cadawga hajabiyo guulaysta reerpuntland

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 5 днів тому

    Waa jaajuus GPS wata wuxuu haystaa starling GPS yaan loo ogolaan goobaha dagaalka xaaraanka ama meel kasto u tago asaga ciidanka ha ugu horeeyo taleefoon la’aanta iyo qori la’aan waa jaajuus .

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому

    Sax sax hadhinto

  • @alimuse3579
    @alimuse3579 5 днів тому

    Magaciina on telegram maxa waye?

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 5 днів тому

    Fara caduhu muxuu ahaa??

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 5 днів тому

    Waa in ay iska gudbiyaan reer Soomaali galbeed oromada oo la geeyo gobolkooda waayo lama aamini karo waa khatar waa kuwii u dhaaranayey reer Soomaali galbeed

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 5 днів тому +1

    Kabtan ayuub garabka midig ayeey uga dhacaday

  • @Shugri-q3x
    @Shugri-q3x 5 днів тому

    Ninkaa inaay u fasaxaan Gobaha dagaalka Qalad baay ahaayd lakiin allah ka waayn cidwalba idanka allah uun bayna wax waliba ku ahaan Janaraalka iyo dhamaan intii ku dhawacmay dagalka Puntulaan allah Cafiyo intii ku dhimatayna allah u naxariisto ahaladoodina samir iyo imaan allah ka siiyo ameeeeen😭

  • @FarxiyaMohamed-p6b
    @FarxiyaMohamed-p6b 5 днів тому

    PuthaLN. GuuL. Iyo. Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @fuaadanaadan-tk1kb
    @fuaadanaadan-tk1kb 5 днів тому +2

    See lagu tagaa wll

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 5 днів тому

    War waxa iska erya dhaha

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 4 дні тому

    Linkg soodhiga telgarmka

  • @saidma1683
    @saidma1683 5 днів тому

    Waa sixirole Faalalow ah wayba iska Cadahay faalkuu siidhigtaa. faalka wuu ka xun yahay sixirka hadana Asagaa soo sheegay inuu dhawac may waliba Gacantii uu ku salamay ayuu ka dhawacmay kabtan ayuub

  • @Teamlama
    @Teamlama 4 дні тому

    Telegramka maxa kugu qoran

  • @abuomarhassan4035
    @abuomarhassan4035 5 днів тому

    Waa caqiido xumo weriye inlayiraahdo isagaa keeny dhibaatooyinka

    • @HamdkI
      @HamdkI 5 днів тому

      Haa waa xaasid waa qof calooshiisu xuntay waana qof nasiib daran

    • @HamdkI
      @HamdkI 5 днів тому

      Sharkiisa alla ha ka badbaadiyo umada soomaliyeed

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 5 днів тому

    Ninku ma Dubuur baa?? Mise waa Saaxir meeshuu tagoba maxaa guul darada iyo dhimashada qofkuu waraystoba keenay?? Yaahuu dheh

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 днів тому +1

    Ninkan waa jaajuus kamarada uu wato waa sun ayaauukabuufiyaa wariyahan hala iskajiro

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 5 днів тому

    Marku bosaso maraayey ba la yiri iska qabta ninkaa saaxirkaa way diideen anigu shalay marku ayub garabka ka dharbaaxay ban iri bes weeye wakaasa khasaaraha manta dhacay puntland weliged Kuma dhicin shalay bu warsaday manta ciidan badan ba la diley awal rer puntland iyaga wax Dili jirey ee waxas saaxirkaa oo isagu shabaabka ah Hala iska qabto

  • @Adualeh
    @Adualeh 5 днів тому +1

    Ku fhimo xaraami adiguna naacle uf😂😂

  • @MaxamedDaahir-eo7lc
    @MaxamedDaahir-eo7lc 5 днів тому

    Gobolkabari waxuu ka weyn 5gobol konfurta ah500kmbalac 700km dherer

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 5 днів тому

    hadii la ogaa maxaa loogu ogolaadey in kabtan ayuub uu wareysto ninka aad shabaabka ku sheegteen ilaahey haka qabto laakiin caafiyo kabtan ayuub

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 5 днів тому

    Waxas ti ilahaba kawayn

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 5 днів тому

    Aleh cafiyo

  • @fuaadanaadan-tk1kb
    @fuaadanaadan-tk1kb 5 днів тому

    Telegram

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 4 дні тому

    Meesha ajanib majire putland iyada dhexdeeda is la dagalamayo

  • @XaawoAdan-ud3mb
    @XaawoAdan-ud3mb 5 днів тому

    Saxirole.xamarlagasodiry.halgaqab.to.cidanka

  • @AyaanAyaan-ul2jc
    @AyaanAyaan-ul2jc 5 днів тому

    Waa dabuure halayska qabto

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 5 днів тому

    Faracade hala qabto

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 днів тому

    Xaley bay umada ay aad ushareysten ninkii warbixinta ka yabiyey kabtan ka aa ninkas hala soqabto

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 5 днів тому +3

    اللهم رب الناس اذهب الباس اشفي انت الشافي لا شفاء الا شفائك شفاء لا يغادر سقما اللهم امين يارب العالمين اللهم أجرهم في مصيبتهم وأخلف لهم خيرا منها يا أرحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين ı inta. Dhawacaa illahay u boogo dhay intadhimateyna illahayow janatul Firdousa gee illahayow puntland uga hiili daalimiinta kusoo duulay Allahuma Ameen