|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • #Investment 10 sano gudaheeda ayuu ku noqday #billionaire
    #subscribe #like #share #coment
    --------------‐-------------------------------------------------------------
    ~Video Info;
    Muuqaalkan waxan kugala wadaagayaa 5 qodob oo kaa saacidaysa inaad sameyso Maalgashi guulaysta .
    -----------------------------------------------------------------------------
    ~Mahadsanidiin;
    Waxan aad idin Kaga mahadcelinayaa sida quruxda badan aad U daawanaysaan Muuqaaladeen ، Faalooyinkiina wanaaagsan aad inoo reebtaan, iyo sida aad noogu soo biiraysaan .
    ----------------------------------------------------------------------------------
    ~Fiiro Gaar Ah;
    Tiktok page ayaan leeyahay haddii ad kamid tahay dhalinyarada isticmaasha platform-kaas aad ayaan kusoo dhoweynayaa, Insha Allah wax badan ayaad naga faa'iidi doontaa .
    www.tiktok.com...
    ---------------------------------------------------------------------------------
    ~My Favourite Somali UA-cam channels;
    @ogaansho
    @sahanka97
    @Waaberi-Media
    @MubarakHadi
    @anagaproduction8201
    @anagaproduction8201
    @DADWEYNAHA
    @dhaqaalaha3430
    --------------------------------------------------------------------------------
    ~About the channel;
    Kanaalkaan @Hantile12 waa kanaal mustaqbalkiisu uu yahay inan kusoo gudbiyo macluumaad & xogo ku saabsan Dhaqaalaha oo wax weyn ka badali doono I.a wacyiga iyo fahamka dhaqaale ee bulshada .
    ------------------------------------------------------------------------------
    ~Soo dhowaada;
    / @hantile12
    --------------------------------------------------------------------------------
    ~Hashtags;
    #Dhaqaalaha
    #Taajirnimo
    #faqiirnimo
    #habfakarka#taajirka
    #habfakarka#faqiurka
    #Aabetaajira
    #Aabefaqiira
    #Sirta #taajirnimada
    #Somalia #Somaliland #hantile #waberi #Dadweynaha #zakibinxaaji #asadhagio

КОМЕНТАРІ • 26

  • @ILASOCO24
    @ILASOCO24 Місяць тому +4

    M.a ustaad Allaah kaa ajar siiyo

  • @InaAbdrisak-cz7bw
    @InaAbdrisak-cz7bw Місяць тому +2

    SXB Allaah kaa ajar siiyo Sida aad inoola wadaagayso Aqoontaada .

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 25 днів тому +1

    Mahadsanid

  • @CabdiraxmaanmaxamadCali-xu7vd
    @CabdiraxmaanmaxamadCali-xu7vd 28 днів тому +3

    👋

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt Місяць тому +1

    Hore usoc sxp waa usame Ibrahim oo jogo magalada Garissa Kenya 🎉❤

  • @BaareSoomaaliyeed
    @BaareSoomaaliyeed Місяць тому +5

    Sxb waxaa wax laga xumaado ah heerka Aqoonta faa'iidada leh, muhiimka ah aad soo gudbinayso ay gaarsiisan tahay iyo dadka kugu xeran .
    I.a Nasiib wacan baan kuu rajaynayaa

  • @Daacad1999.
    @Daacad1999. Місяць тому +1

    Waaberi media ayaan kaa soo raacay balse chanelku inta uu ii baahnaa intaan u baahnaa ayaa in badan ka badnayd, mahadsanid walaal.

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi Місяць тому

    Mahadsanid wallal Allah kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noogu soo gudbiso

  • @Ganey-official
    @Ganey-official Місяць тому

    Masha Allah qaabka quruxda badan aa noogu soo gudbisay noo saa badi ustaad ❤

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz Місяць тому

    Nooso badi sxb. Mowduucyadan ✅

  • @tichnoprosom229
    @tichnoprosom229 Місяць тому

    M.a walaal thanks aad baan uga faa'iiday muuqaalkaan

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw Місяць тому +2

    Zxp waxan rabaa inan gaar kuula Hadlo ee wakhti maii haysaa😢

    • @Hantile12
      @Hantile12  Місяць тому +1

      haa wll Soo dhawoow

    • @MucaadDaahir-ru3dw
      @MucaadDaahir-ru3dw Місяць тому +1

      Numberkaaga ma heli kariba miyaa

    • @Hantile12
      @Hantile12  Місяць тому +1

      ​​@MucaadDaahir-ru3dw maya wll inuu jaam noqdo ayaan ka cabsanayaa ee Gmail kaan gala soo hadal madaale640@gmail.com halkaas ayaan just kala warqadaynaa .

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip Місяць тому

    Shaynaha ayaa ku mahmaha hadii aad ukumo haysato salado kala duwan ku qaado si hay ka dhacdo aynan ka wada Bururin.
    Waad ku mahadsantahay ustaad

  • @mohamedaamiin2683
    @mohamedaamiin2683 Місяць тому

    NIN BE MAL8N BUU HADAFKISA BILABA ADIGUN MILYNO SUCAREBE WAD GADHI INSHAH

  • @abdulkhadirzanka9852
    @abdulkhadirzanka9852 29 днів тому

    m.a ustad

  • @warkayo6821
    @warkayo6821 Місяць тому

    Farom waberi

  • @MaDaale-ou4fj
    @MaDaale-ou4fj Місяць тому

    Keep going akhii

  • @HassanAbdiAli-rr5wb
    @HassanAbdiAli-rr5wb 29 днів тому

    Wan ku dhawnahay

  • @Prime_antony_2008
    @Prime_antony_2008 Місяць тому

    Bro w 🔥