Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 714

  • @KaahiyeKaahiye
    @KaahiyeKaahiye 14 днів тому +337

    Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

    • @Mohamed-uv4tq
      @Mohamed-uv4tq 14 днів тому +13

      Cid isku haysta ma jiro mowduuca laga hadlayo wax kasoo qor Waanu ognahay in Qur'aanku uu macaanyahay lakin mowduuca hada taagan ka hadal

    • @UstaadAbdifitah
      @UstaadAbdifitah 14 днів тому +2

      Waa runtaa wll❤❤❤

    • @MoHanad-pe9yw
      @MoHanad-pe9yw 14 днів тому

      Raqiisnimada iskadaa

    • @farxaanmuuse2993
      @farxaanmuuse2993 13 днів тому

      Bisinka mahadal ayaa kataagan

    • @farxaanmuuse2993
      @farxaanmuuse2993 13 днів тому

      Wadkumahadsantahay qoraakaaga

  • @barkhad21
    @barkhad21 14 днів тому +202

    Waakan mawduucyada asalka ah ee aan OGAANSHO uga barannay aanna ku jecelnahay kanaalkaan, yaa igu raacsan like, si uu noogu dadaalo muuqaalladan ookale.

    • @harunmursalmohamed
      @harunmursalmohamed 14 днів тому +4

      Walhi Muqalada dhabta ah ee ogansho waa kuwan

    • @mucaadbashiir4718
      @mucaadbashiir4718 13 днів тому +2

      Hhhhh haye hadaan iska dhaafno dawashada Internet ka channelkan yaa fiirsanaya xagee ayuu views ka heli

    • @libancnoor705
      @libancnoor705 13 днів тому

      ​@@mucaadbashiir4718Maya will sidaa ma.aha ee waa wixii nafci ah dawa wixii waqti dhumis ahna iska dhaaf

    • @SomaliStarts
      @SomaliStarts 13 днів тому

      😂​@@mucaadbashiir4718

    • @IsmailIbrahim-zt8hf
      @IsmailIbrahim-zt8hf 13 днів тому +1

      @@mucaadbashiir4718 viewskiisa adi maxaa kaa galay, kaliya dantaada qabso, qaar kaloo dantooda garan waayay ayuu wacdin doonaa

  • @Yaaskacadde-cz2rh
    @Yaaskacadde-cz2rh 14 днів тому +242

    ogaansho waa janaalka ugu fiican ee janaanlaada soomalida yaa igu raacaan

  • @sadamhusseinjamac7647
    @sadamhusseinjamac7647 13 днів тому +55

    3bil internet ma isticmalin wana ugu talagalay nolasheyda wax bdn ayaa iska badalay waxa noqday qof wax soo saar leh degen aan waxba ka walwaleyn alx hada malinti celcelis ahaan talefankygah waxan isticmalaha marke ugu badanthy 3h 2h Illhy ayaa ku mahadsan dhalinyaro adinkana waxtigina ka faaideysta waa waxa ugu qalisan aad heystan👍

  • @Sahruush
    @Sahruush 14 днів тому +28

    Alxmdullilah said ku ahan jiray hda wan ka ronahy😢
    Jazakallah Khair ustaad omar waxa jiraad ka hadashay😢❤

  • @abdikarinmohamed2777
    @abdikarinmohamed2777 14 днів тому +90

    SalaaaN kuwa xorta ah ee omar inshaar macalinkooda yahay.

    • @abdulahihassanjimale8149
      @abdulahihassanjimale8149 14 днів тому +3

      HDII OMAR INSHAR MACALIN II EHEEN XOR MA IHI MIYAA

    • @sharmakeyusuf-zi3rz
      @sharmakeyusuf-zi3rz 14 днів тому

      @@abdulahihassanjimale8149waad tahay xor lkn qofkasta wixii naftada ku anfacaya kaqado

    • @MaxamedManuur-kl5c
      @MaxamedManuur-kl5c 14 днів тому

      ​@@abdulahihassanjimale8149haaa

    • @AbdikarinAbduqadir
      @AbdikarinAbduqadir 13 днів тому +2

      Sami saas waaye inshaar indhaha iyo qalbiga ayu kobciya

    • @abdikarinmohamed2777
      @abdikarinmohamed2777 13 днів тому

      @@abdulahihassanjimale8149 yacnii waxan kawada qaangar aya tahay waxkasta lagama dhaadhicnayo

  • @cabuud16
    @cabuud16 13 днів тому +21

    Hore u soco Walal , waqtiga Wax ka muhiim san majiro Waa waxa ugu qaali salan oo ilaahey nasiiyey waaye

    • @Eagel2024
      @Eagel2024 13 днів тому

      Sax waaye sxb waqtiga waa muhiim

    • @Daci_Feisal
      @Daci_Feisal 12 днів тому

      Caanow Somali maa eheed m.a Keep going pro

  • @MohazApdi
    @MohazApdi 13 днів тому +12

    Ogaansho waa. Nin ka keliya oo wax kasto ibarey oo ku saabsan nolosha ❤

  • @hudailwaad8267
    @hudailwaad8267 12 днів тому +4

    Wllhi anoo hada is canaanaya ayaan youtubeka soo galayoo muuqaalkii ugu horeeye ee iga soo hor baxay kanuu noqday.
    Shukran Ustaad jazakallahu khayr.

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 13 днів тому +10

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej 13 днів тому +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mostaphamk4845
    @mostaphamk4845 14 днів тому +14

    الحمد لله
    Intaaba Wan ka fiicanahay waligey talefan uma soodosin
    Xili an kala jeclaa way jirta date ama internet la an
    Hada hadii 3 days qad la an ahaado kalama jecli alhamdullilah

  • @SumayoAbdisalaan
    @SumayoAbdisalaan 10 днів тому +4

    Ilhyy hakaa abaalmariyo waqtigad nagu bixisyy ❤😢

  • @NashrafTiitey
    @NashrafTiitey 13 днів тому +9

    1.Maya oo alamka aan saacada ku xirta ayaanba dhib ku qabaa inaan fiiriyo.
    2.Maya wale anoo jadwal sameystey hadaan howl qabanaayo 6sac xitaa inaanan taaban taleefonka laga yaabaa.
    3.Maya balse dadka badan waan dhibsadaa oo inaan hurda u kaca laga yaabaa balse taleefan dartiisa uguma caajiso taleefan dartiis.
    4.maya taleefan maba isticmaalo anigoo soconaayo alx.
    5.Haa tan waan dareemaa sababtana wexey tahay casharada aan baranaayo iyo videoyada sidaan camal aan daawanaayo iney idhaafaan baan diidayaa mooyee inta kale alx baan dhahaa haduu maqan yahay.
    6.Maya taleefan isticmaalkiisa howsheyda uma dayacanto alx.
    Shukran ustaadow waa su aala muhiim ah in oo loo baahan yahay dhalanteena iney is weydiiso balse nawada qaatey casrigaan taleefanada ,
    5sano hada ka hor qofkii ugu badan oo taleefan isticmaala 5 sac bey ahaan jirtey balse manta waa 15 sac !
    Bal 5sano hada ka din see la noqon doonaana 2030ka?😳
    Allow amuuraha sahal🙏.

  • @MaxamedAtii-yv3mf
    @MaxamedAtii-yv3mf 14 днів тому +37

    Wll salaada Aan ku dadaalno Allow no fududeey salaada subax Amen🤲

  • @Qeelshe
    @Qeelshe 11 днів тому +5

    Taariiq :- maalin ayaan fiiriyey baraha bulshada time ka iiga baxo , isku celcelis waxaan ogaaday inaan isticmaalo habeen iyo maalin 7 saacadood , then waxaan go’aansaday waqtigaas inaan ka faaiideysto oo quraan aan ku xifdiyo , Alx almost 3 meelood 2 ba meel ayaan quraanka xifdiyey 8 bilood gudahooda alx alx alx

  • @Baykhaalid
    @Baykhaalid 13 днів тому +17

    marar badan ayaan arkay dad eedaynaya omer lkn marna isma badalin fikirka aan ka aaminsanahay omer sababtoo ah 3sano kahor markaan omer kusoo biirayay chanelkiisa waxaan ugu soo biiray mowduucyo ani i khuseya inuu kahadlaayo yarkaan fikirkiisa mesha kuma soo gudbinayo ee wuxuu soo gudbinaya xalka dhibatada dhalinta heysata

  • @juuleshakir
    @juuleshakir 14 днів тому +15

    Mobile Addiction waa halis dhib weyn ku heysa Malaayiin qof oo qaarkood isbitaalo u galay Halista Telefoonada Wll Omar Waa Mowduuc Muhiim ah🎉

  • @ikraanmaxamuud7438
    @ikraanmaxamuud7438 14 днів тому +14

    Alx mar horaa sidaan ahaa hda waxan nafta ku dhibaa tasbiix anoo ka caajisaayaa aqriyaa

  • @-Y95
    @-Y95 14 днів тому +19

    Aiid Mubarak wcs from 🇩🇯☪️

  • @self-love993
    @self-love993 14 днів тому +11

    Su'aasha lixaad kaliya ayaa "Haa" ugu jawaabi karaa

  • @LaylaMohamed-ws3bw
    @LaylaMohamed-ws3bw 13 днів тому +4

    Xaqiiq waa vedio imiday xili aan aad ugu baahnaa inaan ka xoroobo baraha bulshada isku dayo badana aan sameeyay jasakallaah ustaad omer inshaar

  • @aminivic4365
    @aminivic4365 14 днів тому +128

    I'm the fast 1 wllkey like my comment

    • @user-ju8ee5tg3d
      @user-ju8ee5tg3d 14 днів тому +6

      War bal ila fiiriya ninkaan wlkiew waxaas maxay kuu taraayaan….

    • @abdifatahyare173
      @abdifatahyare173 14 днів тому +2

      Bro like waxpa kuma tarayaan mida kale wxa umaleeya video ina😂dhamaysatid mahine kaliya like lee la imaneee😂😂😂😂

    • @abdulaahi961
      @abdulaahi961 14 днів тому +3

      First*

    • @dezponzeali4350
      @dezponzeali4350 14 днів тому +2

      Nobody cares 😊

    • @RoodoAbdi-gi8zr
      @RoodoAbdi-gi8zr 13 днів тому +2

      Khayr ilaahay haku siiyo waa waxa kaliya ee muslimka baabiiyey

  • @hudaabdi-qh9we
    @hudaabdi-qh9we 13 днів тому +5

    ciwaankaaga ayaan searching dhahay anoo is dhahaaya ka raadi mawduucan oo kale sababtuna waan in aan maalmahaan tellkiiba dhulka dhigi la'ahay horaanna anaa isticmaali jiray haddana isagaa i isticmaala khyr hel 2hour kahor yaad ba soo galisay. allaahumma baarik

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 14 днів тому +8

    Mshallah wll Omar maanta siddagan ayaad usoo tabbisay muuqaalkan mhdsnd

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre 13 днів тому +2

    Kanalka uga wanagsan alla hakuxifdiyo omar ishar

  • @sapiriinanor3886
    @sapiriinanor3886 13 днів тому +12

    Social media wixii ugu xumaa aan arko, somali aminsan diinta islaamka inee carab wexee keen satay ee tahay.😢

    • @MalikaAhmed-gz3go
      @MalikaAhmed-gz3go 12 днів тому +1

      Afkaaga Caana lagu qabay Ma ila Aragtay waliba Tiktokta ayay kubadan yihiin

    • @Bekind-ve8vu
      @Bekind-ve8vu 12 днів тому

      Iskaga dheeraadaa waxaaa hana fiirsanina, walaaal

    • @zakariya9304
      @zakariya9304 8 днів тому

      Diinta allah ayaa leh

  • @Ismacil_Ahmed
    @Ismacil_Ahmed 14 днів тому +10

    Alhamdullilah waan ka xuroobay social media xitaa what’s app muda sanad iyo bar ah ma isticmaalin Alle ayaa ku mahadsan 🤲

    • @miloThomaz
      @miloThomaz 14 днів тому +1

      Zxp talo maxad isiin lahayd😢

    • @Abdirdkdsoeskdms
      @Abdirdkdsoeskdms 14 днів тому +3

      ​@@miloThomazbadanaa taleefanka ha isticmaalin isticmaalka iska yaree mustaqbalkaga ka fikir wax qabso 😊

    • @Ismacil_Ahmed
      @Ismacil_Ahmed 14 днів тому

      @@miloThomaz brother si aad naftaada u hogaamiso waa in aad go‘aan yeelataa go‘aan ruux lehna in aad noqotaa waa in aad naftaada ka adkaataa si aad naftaada uga adkaato bax kaliga aad meel aan buuq laheyn oo cidlo ah fadhiiso waxad bilaawdaa in aad naftaada xisaabiso wax waliba oo wanagsan oo ey naftaada sameyso ku dhiiri geli wax waliba oo xumaan ahna kula dagaal sidi aad naftaada uga reebi laheyd social media sidi aad uga hari laheyd Marka Hore iska dalete marka xiga bilaw buugaag in aad akhriso telfoonka u isticmaal kaliya in aad wax ka barato ama aad wax ka faa‘iideyso oo kaliya si aad social media uga harto mashquulkaaga badi Baro suuqmanka ganacsiga crypto currency noqo qof baahan oo wax raadinaya hadii ey noqon laheyd cilmi hadii ey noqon laheyd dhaqaalle

  • @Em_barre
    @Em_barre 3 дні тому +1

    Maba jogi karo qad la'aan lkn malmaha danbe xogoo waa iska yareeyi alxm 🤲🏼

  • @AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme
    @AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme 14 днів тому +6

    Sudan u sugaye iyo sidaan u heli vedio Tayo leh mashaAllaaah

  • @muna_iBnu_Mohamed
    @muna_iBnu_Mohamed 2 дні тому +1

    Alxm wakhtigeyga waxaan ku bixiyaa wixii khayrku iigu jiro ❤

  • @ShortOffecial
    @ShortOffecial 14 днів тому +33

    Ma awoodaa salliga Nebiga (SCW)❤🥰😍

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 14 днів тому +13

    Asc cumar Ani ahaan anaa isticmaalo markii qof wax iso diro lee jwbaa ama inaaa wax baraayo lee isticmalaaa iyo 2saacadod haweenkii intaa jiifan si calamka ula socdo tan kale waxaa tijaabiyay 4sacadood oo xariiir ah hadaa isticmaasho waxa daremee xanuun gudaha yacni jirkaa fariin diraayo si aa u nasato😢
    Anoo mobel ka iska xerin ayaa wlhi quraanka xifdiyay ee waxee ku xeran thy qofka sidoo wax u go ansado inte inta jeer oo qadkaa firinaayo
    Aduunkaan wax kasto qayaas ee ledahay hadii xadka dhaaftit wax xun aa noqotaa tusaale diinta ku dhag aa lagu dhahay hadii ku tarax tagto waa eber lama rabo waba xaraan tusaale soon joogto ah lama ogolo
    Nio cumaroow podcast iso qawo cilmiyaa igu duganeee

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 14 днів тому

      Shey walba haduu xadkiisa dhaafo lidkiisu noqdaa 😢😂

    • @yacquubali391
      @yacquubali391 11 днів тому

      Adi hada xadkaada dhaftay😂 waa kftan

  • @fadumoibrahim2293
    @fadumoibrahim2293 13 днів тому +2

    Ala maxan wax badan ka fa iday omar inshar thank you so much allah ka abal mariyo akhiro iyo adunba

  • @MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
    @MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 14 днів тому +8

    Alxamdulialah aniga tikok ma isticmali 🤲

    • @Sahruush
      @Sahruush 14 днів тому +1

      Aniga xita 4bil kahor igu danbese

  • @CabdiMuxsin-ft3gr
    @CabdiMuxsin-ft3gr 2 дні тому +1

    Waa mawduuc waxbadanlaga faa idikararo keep going

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 13 днів тому +6

    Shil umbaanan gelin maogiye, inta kale odhan way ihaysataa.anoo yar ayaa 2008 tel laii gaday, ilaa hada book ma aqriyo , telphone ayaan saaxiib la ahay, wax barashadii baan uga haray, dadkii odhan wuu uga goay, sidii qof sixran okale ayaan ahay. Isoo duceeya , gumaysi ayaan kujiraa

  • @MohamedHusse1n
    @MohamedHusse1n 13 днів тому +4

    Wll omar program yadii geography ga ama historyga noogu soo tuur Allah qeyr haku siiye

  • @MohamedSaid-ri4kx
    @MohamedSaid-ri4kx 14 днів тому +1

    Ustaad Alle Haku barakeeyo
    Waxaad istaahishaa 35ta Milyon Oo Somaliyeed inay ku sooraacaan❤

  • @New_vedio_Chanel_1
    @New_vedio_Chanel_1 14 днів тому +4

    M.allah waa talo aad iyo aad u wanaagsan wana qaadan i.allah allah hakaa jaaizeeyo

  • @FaridMedia72
    @FaridMedia72 13 днів тому +1

    Jazakallah ustaad omar ishar wax badan ayaan ka faaiiday vedeosga

  • @SucadoDahir
    @SucadoDahir 12 днів тому

    Mashallaah Ogaansho waa kanaalada ugu fiican ee soomaalida leedahay yaa igu raacsan Ogaansho in ay tahay meela uugu fiican laga helo macluumaadka saxada ah

  • @abdihodandiriye1694
    @abdihodandiriye1694 14 днів тому +3

    thank you so much for your hard work brother omar Jizaka Allah hu khery

  • @AhmedCabdi-ve3vc
    @AhmedCabdi-ve3vc 14 днів тому +8

    Hadda aniga ilama hadlaysid Cumarow hadda xorbaan ka ahay media ha runtii🥳

  • @abdifitahmartialofficial7416
    @abdifitahmartialofficial7416 13 днів тому +1

    Mashallah cumarow wlhi 6daas qodob midna ima saameen oo imaba quseeyaanba❤
    Waxa kaliya aan daawado ayaa ah wixii faaido iga soo galoo kaliya

  • @MaryanCkariin-nt7ry
    @MaryanCkariin-nt7ry 13 днів тому

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء أستاذي

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 12 днів тому

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar
    runtii barnaamijkan waa barnaamij waxtar weyn u leh bulshada Soomaliyed
    gaar ahaan dhalinta .

  • @Anwaromar-ls5lo
    @Anwaromar-ls5lo 13 днів тому +1

    Asc cumar ishar ciid mubarak dhalinyarada manta & sidu xalaka yahay Aalllow sahal weye wax bdn ba is ku qasan anugu waxan ku aqana inatahay khabiir wana sababena inta ad shegiba wajiran wana dhaxfadhina wll cumarow Allaah ha ku xfdo

  • @adamali2754
    @adamali2754 13 днів тому +1

    Jazakallah kheyr akhii omar inshar. Waxa thy wll aad u qiimo badan oo runti aad u fahmey jaxiimada internetka. Wlhi tala nasiiso marwaliba waa iskudaya inbadan oo kamid ah waa ku guuleysta alx. Waxa alle swt ka rajeynaya inuu nasugo.

  • @BULHANGROUP
    @BULHANGROUP 13 днів тому +3

    Waa run barnaamij fiican.

  • @ALQAAMIDI1.0
    @ALQAAMIDI1.0 13 днів тому

    Mahadsanid ustaad Omar inshaar

  • @cabdiciid8653
    @cabdiciid8653 14 днів тому

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك سيد عمر

  • @Mizuumahad
    @Mizuumahad 14 днів тому +3

    Walaal wax badan ayaan kaa faa'idnay ilaahey haku xafido🤲🏼

  • @AbdullahisaaldXasan
    @AbdullahisaaldXasan 14 днів тому +3

    Walahi bilahi intaan hurdaayo kaliya baan kajeestaaa wll ❤❤❤

  • @caabiofficialchannel4094
    @caabiofficialchannel4094 13 днів тому

    Ustad omer Allaah yubaarik Akhii❤

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 14 днів тому +2

    Shukran Mudane 🥰

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 14 днів тому +4

    Alxamdulilah calamadahas mahaysto marka laga reebo inay howlo badan iiyaalaan.

  • @YaziinMohamed
    @YaziinMohamed 13 днів тому +3

    Walaahi wakhtigayga waxaan ku bixiyey interested ii ka soo duceeya😢😢

  • @ibrahimXeydar-jj4ez
    @ibrahimXeydar-jj4ez 13 днів тому +1

    Mansha alaah walaalkey muuqaalkasta aad ugahadlayso baraarujinta dadka waxa umalaysaa inaa gudahayga iyo xaaladaha aan dareemaayo inaa taqaano kidibna aad iisheegayso xaaladahayga iyo xalkooda halka anigu aanan kaseen saan u cabirilaa utilmaamilahaa .waa mahadsanthy alaah hakaa abaalmariyo

  • @niciimaomer-ei3sg
    @niciimaomer-ei3sg 13 днів тому +1

    Ani 6 daa midna❤ malihi lkn talixad ayan kuyardhawahy qabyo hawlaha sartii marmar. Shukran wll

  • @mashkookemediachannel
    @mashkookemediachannel 13 днів тому +1

    Ku sali nabiga scw ❤

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 13 днів тому +1

    Xaqiiq weeye Ustaad cumar inshaar

  • @abdullahiqaasim7120
    @abdullahiqaasim7120 13 днів тому +1

    Wacalaykumassalaam waraxmatullahi wabarakatuh macalin waan kaaga mahadcelinaya muuqalkan wanaagsan dhallinta aad kula talinayso lanaso wadagayso warbixintan qiimaha leh Alle wanaag hakaaga abaalmariyo.

  • @samatarahmed9133
    @samatarahmed9133 13 днів тому +1

    1aad maya 2aad haaa 3aad maya 4aad maya 5aad haaa 6aad haa 😢 allaha ku barakey mcalin omar inshar ❤

  • @amiinyare8536
    @amiinyare8536 13 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ wanku jecelehee alle cimriga iyo aqonta hakuu barakeeyo

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed5234 13 днів тому +2

    waad mahadsantahay ustaad 😪😩xaalkaygu mayara wallaahay

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi7099 13 днів тому

    Ustaadkayga mahadsanid❤

  • @maxamuudalibeeso6290
    @maxamuudalibeeso6290 14 днів тому

    Mahadsanid wll omar

  • @cabdallasamow6587
    @cabdallasamow6587 13 днів тому

    Shukran Ustaadh💌❤️🙏

  • @BINTUFATMA
    @BINTUFATMA 13 днів тому

    Wllkey cumar really thanks muqaladada io codkaga waa dharara wllhi❤

  • @farahhassanelmi3205
    @farahhassanelmi3205 13 днів тому +3

    1)Maya
    2)Haa
    3)maya
    4)Haa
    5)Haa
    6)Haa

  • @cabdifataaxfaarax-co3ew
    @cabdifataaxfaarax-co3ew День тому

    Mahadsanid wllkey❤

  • @hibocabdinaasircumar2099
    @hibocabdinaasircumar2099 13 днів тому +1

    Jasaakal laah cumar Abu Faisal

  • @Dailyword862
    @Dailyword862 13 днів тому

    جزاك الله خيرا و أحسن الله إليك يا أبو فيسل

  • @WAADILKHAYRQURAN
    @WAADILKHAYRQURAN 13 днів тому +1

    بارك الله

  • @zakariahazzan143
    @zakariahazzan143 14 днів тому +3

    Qofki ugu hooreye muqaalkaan dawadey❤❤

  • @maxamadcujeeri
    @maxamadcujeeri 14 днів тому

    Mahadsanid macalin

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 13 днів тому +2

    Mihiimada wakhtiga diinteena suubani si xikmad leh ayey uga hadashay cidii hoos u fiirisa axaadiista rasuulka way garan karaysaa mihiimada wuu wakhtigu leeyahay.

  • @Randa17
    @Randa17 14 днів тому +3

    1. Maya
    2. Haa
    3. Maya
    4. Maya
    5. Haa
    6. Haa

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic 13 днів тому

    Mahadsanid waa qorsho fcn yasaalm

  • @abdulkadirsheikh7671
    @abdulkadirsheikh7671 14 днів тому +3

    Alhamdulilah hadii Video gaan sand kasoo hormari lahaa Imtixaanka waa baasi lahaa lkn xiligaan hada la Joogo 1 Point ma keenin wax walba waxaa fure u ah taqwada Alle xiligaan la jooga 4-5 hours waxba Bartaa marka phone Addict ahaana 10 minute inaa feejignaado wa igu adkeyd

  • @cashar-xiish
    @cashar-xiish 10 днів тому

    Shukran akhii

  • @ShafieIsak25
    @ShafieIsak25 14 днів тому +3

    Hada youtube waxaan usoo galey in aan shey baaro ka dibna aan iska xiro lkn muqaalkaaga ayaan daawanaayaa!

  • @xashicali9633
    @xashicali9633 13 днів тому +2

    Alxamdulilah aniga waxan youtube ahayn madawado🎉❤

  • @Real_00533
    @Real_00533 14 днів тому +5

    Wxan spend gareeeyaaa 12 hour per day wlhi mawduucan waa sugaayay omer ❤😊

  • @xidigabolweedkacadceed6328
    @xidigabolweedkacadceed6328 14 днів тому +6

    Magaceygu waa xidig ceydid😂

  • @ABTIYOWMEDIA
    @ABTIYOWMEDIA 14 днів тому

    Ciid mubaarak yaacey

  • @AbdiAbadir-qp5vd
    @AbdiAbadir-qp5vd 5 днів тому +1

    Alaha ku sharfo wllkay❤❤

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 14 днів тому

    tnks wll

  • @maankayare2592
    @maankayare2592 7 днів тому

    Iam interested this video thanks teacher

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 14 днів тому +3

    1: maya❤
    2:haa😢
    3:haa 😢wlha
    4:maya
    5:haa😢
    6:haa😢

  • @deeqmuumin2597
    @deeqmuumin2597 12 днів тому

    Jazaa aka laahu khryr ustaadii

  • @AbdiasiisCrisaaq-bv9sz
    @AbdiasiisCrisaaq-bv9sz 14 днів тому

    Ciid Mubarak team ogansho

  • @SalmonAwil
    @SalmonAwil 11 днів тому

    Alx labo bas I.a iyagana waa so af jari bi idni Allah ❤

  • @NimcoBintMaxamed
    @NimcoBintMaxamed 13 днів тому +1

    WXa isticmalaa ugu yaraan 10 saac waxnna ka bartaa lluuqado illhayow wax walba inoo fududee❤🤲

  • @JacelowCr
    @JacelowCr 12 днів тому

    Waa jaceelow cr7 ustaadi aniga waqtigeyga inta ugu badan isaga ayaan ku bixiyaa waliba ayagoo howlo badan iyaalaan tusaale sanduuq buug aan wax ku Soo bartay aana dib ufiirin iyo Dhar fara badan ayaa wasaq iga ah ilaa aan la sugo dumarka ila dhashay xataa bil ayaan sugaa in la ii dhaqo anigoo sedax ama afar saac aan ku bixiyo baraha bulshada wllhi taleefanka kaliya wuxuu iga badbaadaa inta aan jiifo kaliya Inshallah waxaan alle ka rajeynayaa in aan is ka badalo ustaadi

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 14 днів тому +12

    Free Palestine

  • @somaliboy817
    @somaliboy817 4 години тому

    Wlahi. Waa muuqaal waxtarleh ale hakaa abaalmariyo wanaagaas aad noosoogudbisay

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio5500 14 днів тому +3

    Internet laa'an lama joogi karo,iyada oo la maraayo 2024.
    Inta waxa ka barata ayaan salamaya 😂😂

  • @user-uf4ir6kd2e
    @user-uf4ir6kd2e 14 днів тому

    ninka kaliya wax kabartay sxb keep going ❤️❤️💯

  • @user-sr1dd2xc3q
    @user-sr1dd2xc3q 14 днів тому

    Mahadsanid