PRANK | FERIHA SAYIT IYO ASXABTAYDA OO AAN KA YABSADAY....?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • #BY ADNAN MODEL

КОМЕНТАРІ • 254

  • @h.03lx
    @h.03lx 2 роки тому +17

    Aan ku wada salino xabiibkena Mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 роки тому +39

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

    • @caashobeelo5627
      @caashobeelo5627 2 роки тому +1

      Salalahu caaleyhi wasalim scw scw scw scw

    • @mshire3995
      @mshire3995 2 роки тому +1

      صلي الله عليه وسلم

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 роки тому +30

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @ekramabdikadir3982
    @ekramabdikadir3982 2 роки тому +50

    Dadku yaysan kugu dhiman intaa prank raadiska tahay waa tankalee wiilasha ku samee hadaad calool socod wax ku ridaysid gabadh musqul u sii socota waa ceebe 🤣

    • @nastehohilowle6885
      @nastehohilowle6885 2 роки тому +7

      Waa runtaa wll waa ceeb inuu gabdho waxaas ku sameeyo mida kale hadu og yahay wadanka uu joogo su u shari adagyahay maleeshiya ,aadaale aada xabsi uu ku urAA WARHOOY KA JOOG PRANK LEHEENE DADKA DAD BAA ALERJI QABO OO DAQIIQad nafta kA bixi kartaa ka joog dhiiqaa lugaha la galoosaahe

    • @liibaanlp6085
      @liibaanlp6085 2 роки тому +1

      @@nastehohilowle6885 hhhh Seexo😂😂

    • @nastehohilowle6885
      @nastehohilowle6885 2 роки тому

      @@liibaanlp6085 seexo aa waa ka dhargaa alx ,ee ninkaas ayan talo walaaltino siiyey hadu wax maqlaayo

  • @Hiraasuuraly1889
    @Hiraasuuraly1889 2 роки тому +21

    Wllka prank nocan ah kama helin wxbaa gaari kara qofka kada marka codsi 🙏😇mida dadka shaaha afuufaya cuntada lama afuufo waa xaaran hadad cuneysid io hadad cabeysidbo wa ku tagerna wll from team 27😊🦋😍

  • @abd7517
    @abd7517 2 роки тому +21

    Pro prankigaan oo kale waa waa laga fiicanyahay gabadha dhibaato ayaa ku imaan karto oo adiga sabab u noqoneysid kadib laguu qabsanaayo iska daa walaalo waana lagaa xumaana waa iga talo

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 2 роки тому +27

    🤔😥😥cadnan dumarka waxad kusamineyso kadhaf wlhi qofxun aya tahay hadane xanuunka haayo xitaa caloosha kumahureyso wad kufaane qoftan cadi waye akuheesa😥 marax aya tahay dumarka kada waxlagu cayaro iyo waxkale aya kalajiro maraxyahow😥

    • @shueb123
      @shueb123 2 роки тому +1

      Hahaha ninka meel ayat saartay

    • @jawahirsheeqabuukar1901
      @jawahirsheeqabuukar1901 2 роки тому

      @@shueb123 😂soo saxmaha walalow bahdilka kwr kulaha cunto Lee usocdaan hadane maha misha guri kaga daran rag aya fadhiyo waxa kasii daran gawadha laog tiinaa layiraahdo

  • @anisaabdulkadir711
    @anisaabdulkadir711 2 роки тому +11

    Waxan cml dumarka laguma sameeyo ka xishoo gabdhaha 😢😢

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 2 роки тому +40

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 роки тому +7

    Gebdhow is jira wad arkeesaan RAGA WAXA AY SAMEENAYANO

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 2 роки тому +44

    Prank Marka Maqlay Waso Cararay 🏃‍♂️ Yaila Mid ah 😂

  • @madaale5465
    @madaale5465 2 роки тому +19

    A legend never brings shame 🥰

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 2 роки тому +10

    Adnaan bastara tahy😅😆😆why jabkaga uqarine mxa video ujartay reaction gabdha rabnaye😀 waligaa jabkaga sidas uqari nio nagda prank dhamey ama Naga day

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 2 роки тому +11

    Adnan Rux kasta dawada makufirin 🤔🤔🤔🚑🚑🚑🚑Malin ayaa Rux isbitaal loosexin doona dawoyinka ama Sabab ayaa loogadhigi karaaa🚑🚑Walal kawantow

  • @liibanaadam2317
    @liibanaadam2317 2 роки тому +8

    Ciiyalniimo Yeysan ku Qadiin E prank Nuucan Ah Iska Dhaaf

  • @yahyeali4628
    @yahyeali4628 Рік тому +2

    prank markan maqlay farxad darteed qolkan isku xidhay 😂👨‍❤️‍👨

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 2 роки тому +8

    Prank kan oo kale waa halis dawada prank nocyo kale ah ku samey 😭🥲😭

  • @hodanwacdi5309
    @hodanwacdi5309 2 роки тому +6

    Doqan sharaf malihi gbr walsha ragga dhaxdood ugu ceebeynin miyaaa

  • @quenwafa7790
    @quenwafa7790 2 роки тому +3

    Cawan tihin abihin cune 🥺

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 2 роки тому +1

    Jamaal indha kasoo haray
    Naxariista kudambaysa wlhi masha allh

  • @Tatikogamer
    @Tatikogamer 2 роки тому +8

    Prank qalad eh waye 😢 cfmdka wa shey Qaali eh wll

  • @maryn.humble
    @maryn.humble 2 роки тому +2

    Adnanow sidan mfiicna runtii wa kanxay wlsheyda huda lkn walaga jaraya adigana from team huda humble 😇🖇

  • @khalidcabdi5733
    @khalidcabdi5733 2 роки тому +3

    Hada team 27 nahay qofkii maleesiya waa soodhaweena 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ana2604
    @ana2604 2 роки тому +3

    Subxanallah dadkaan mawad xanuusan yihiin kuli ma khladkaasay isku raaceen waliba gabar suuq joogta uf

  • @amiinkalifabdullahi8873
    @amiinkalifabdullahi8873 2 роки тому +2

    Adnanow prankyada nocan ah gabdhaha loguma talagalin plz hadad subini ragga lee ku suubi lkn wxn jeclan laha inad pranki yada nocan ee kininiga iska dhaftid wayo dadka cafimadkoda inu wax yeleya laga yaba tnx🥰🥰

  • @akhymuhsin5589
    @akhymuhsin5589 2 роки тому +1

    Lesson:Never ever drink or eat what it was served before your presence.

  • @xuseenabdi5138
    @xuseenabdi5138 2 роки тому +2

    Legend waxaa kaa rabaa qof danbe inaa cafimdkisa ku ciyaarin gabdhaha maba kusii jiraan cafimdka waa sheyqaaliya
    Waa iga talo peace ✌ 💖

  • @xiimaaye
    @xiimaaye 2 роки тому +6

    Adnan prank nocasa gabr ina ku samayso wa khalad wayo gabr jawigay ku jirto ma daremi kartid

  • @anabliban9012
    @anabliban9012 2 роки тому +3

    Never ever drink wax aadan gacantaada ku sameysan🙄
    Girls be careful😇

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 2 роки тому +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏😭😭

  • @yasinabdirahmanahmed3487
    @yasinabdirahmanahmed3487 2 роки тому +5

    In la qabo oo ey uur leedahay ma.ogid Maraxow dumarka dhinacaas waloga fiican wax kale inaad Sameysee eheed. Prankiyadada waa ku heystay lkn kan Flop waaye Eebow 😔😏

    • @aliyafarah987
      @aliyafarah987 2 роки тому

      Waa run walaqabaa lkn isgu aqoonba umalaha fudeed ba qadey

    • @yasinabdirahmanahmed3487
      @yasinabdirahmanahmed3487 2 роки тому

      @@aliyafarah987 Wexey ila tahay in aan aad looga Fiirsan Lkn Hubaal arintaan war aa ka so noqon doono Sida ii muqata . Ee qeyr Alle haka dhigo

  • @hudamohamed4917
    @hudamohamed4917 2 роки тому +3

    Cadnaan aad bd uqaldanthy qof dhan cafimadkiisa inad ciyar geliso oo weliba gbdha wa laga qurux bdnaa 😏😏😏

  • @asad_hagio_27
    @asad_hagio_27 2 роки тому +14

    Ceyda legend Baca lahela kulaha ala ninkas maxo bac kuso xaaray 😅😂😆😀🤣

  • @queenedebzan7825
    @queenedebzan7825 2 роки тому +3

    War waxan doqonka ah gabdhaha maxaaa saas ugu gashay prank xumidaa🙄🥴

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 2 роки тому +6

    Waxan maqli jiray Canada Qosalka waa laga xanaqaa Malesiana Waa lagu yaradaa😂😂😂😂adnan yare

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 роки тому +1

    Xaasid Adnaan gabadha sidaas ha u gilin nio waxas xushmad daro weyn waye sidaas ha u fikirin waxan waa dumar wax kasta kaaga imaan karo please kaniini hakula dagdagin

  • @sundusabdiqadir3647
    @sundusabdiqadir3647 2 роки тому

    🙊👏👏👏👏👏👊👊👊✊️🤝🤝🤝

  • @yoonizmaxamed6151
    @yoonizmaxamed6151 2 роки тому +4

    Very nice my brother 🔥🔥🔥🔥

  • @kaynaancabdulaahi6465
    @kaynaancabdulaahi6465 2 роки тому +1

    Wan kaxumaanay adnaan model brenk samey lkn kan qofna kumafiicno waayo caafimadku ciyar magalo marka gabdhaha soo raali gali gabar loguma ciyaro

  • @hidaayaabukar9953
    @hidaayaabukar9953 2 роки тому +1

    Alla cadnan naxariis daraana gabdho sidaan gadaay juma fiicna wlhi wiilasha maxa ugu sameyn weydy😭🥺🥺

  • @sk-hq7wk
    @sk-hq7wk 2 роки тому +5

    Dadka yeysan kaa waalin sinkalaa jirto loo sameeyo funny prank ah

  • @milgoyassir180
    @milgoyassir180 2 роки тому +5

    Asc wall waxan aad ula dhcay prank aad hada kahor ku samaysay fartuun balblaarka wali man ka xiso dhicin wan ku celceshta👍👍👍👍👍fro hargaysa

  • @nuurow9543
    @nuurow9543 2 роки тому +1

    adnaan the Legend💙💙👊

  • @iliifcqadiriliif1911
    @iliifcqadiriliif1911 2 роки тому +6

    Legend Abaha prank yda😁😁

  • @sk-hq7wk
    @sk-hq7wk 2 роки тому +3

    Cadnaan Hal talaa Ku siinaa Kan prank maaha sababtoo qofbaa halis Ku Gali katodadka.calooshoodan iskumida qofka wuxu qabana ma ogid caafimaad ahaantiisa marka iska daaa peanka kaniiniga

  • @ashahassan7791
    @ashahassan7791 2 роки тому +2

    Ku maan farxi prankigaan I felt soo bad for her 😪😑 wee xushooneysaa iyo calool xanuun ugu darteen

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 2 роки тому +4

    Maxishoodayaal ayaa meesha isugu yimid, intaas oo qof sidee isugu raaceen in gabar saan lagusameeyo, kuwaan waan naceebeeyeen wlhi nin ah wakii gabar xushmeeyo😡😡👎

  • @dekamuhiyadin3880
    @dekamuhiyadin3880 2 роки тому +2

    Walhi waad khaldan tahy qof cafiimadkiisa iinad ku ciiyarto walaga fican yahy

  • @haniaxmed7331
    @haniaxmed7331 2 роки тому +1

    Duden houghton Indigo shirt happen of Citizen car valkosenmäen ollaan Muumi Ninni sydän mctd🥺🥺🥺😭

  • @kaafiahmat8852
    @kaafiahmat8852 2 роки тому +2

    Nasakh Nasakh keenay Waxaaso Kale Habalaha Laguma Sameeyo Almiino Inaad Doqomadan Ku ag Fadhiya Kusameysay Aheyd ee ihii ihii da haya 😒😒😒

  • @cookingwithyasmin3934
    @cookingwithyasmin3934 2 роки тому +2

    Sidaan ma wanaagsano waa qatar kaniutada cool baxa iyo mida kaadida qof kasta maqaadan karo iska jira caafimaadka bini aadamka ma galo barank waxaan aad marwalba aad sameeyneysaan waa qatar ma ahan ciyaar iyo wax lagu qoslo

  • @aswanabdinasir8221
    @aswanabdinasir8221 2 роки тому +1

    Waxyaalaha aad samaynaysid ka Fiirso wax Prank gala ayo waxkele ayaa kala Jira . Kaama Xumi lkn Heer Ilaa ay ku xanuunsato gabadha waa arin Aan Ficneen

  • @hodanjama4739
    @hodanjama4739 2 роки тому +1

    Wada doqomo waxas oo qofa sey isugu raaceen waxan kana wanacas wax walba ciyaar mooda uf dhaqan xumad nogala bax maleysiya

  • @abdikafiabdikhaliffarah194
    @abdikafiabdikhaliffarah194 2 роки тому +2

    war dadku yaysan kugu dhiman prank prank layne

  • @hidahaiyosuugaanta2744
    @hidahaiyosuugaanta2744 2 роки тому +2

    Prank kale raadi sxb saan dhib ayuu ukeenikaraa ogow

  • @safiyomohameddaahir8985
    @safiyomohameddaahir8985 2 роки тому +3

    Waxaan waa doqonimo cadnaan dadka caafimaadkoda wax ha u dhibin intaa video ka fekerayso waxan prank ma ahna waa wax bini aadanimada ka baxsan dad ku soo booqday. Oo dartaa kugu yimid inaad sidaa farxadooda u baabi iso ma ahan

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 2 роки тому +11

    Hhh wlhi wan uxiisnay prankiyadan👌🤣

    • @hothomoh4950
      @hothomoh4950 2 роки тому

      Prank jcyl Lee la maroya 🤣🤣

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 2 роки тому +1

    Prnk baa kuwalatey dadka ilmahooda caloosha ugujira haisku dilin xolow qoftan aqoon umalihide sida iigamuqata

  • @mohaahmed412
    @mohaahmed412 2 роки тому +2

    Tema 27 majoogtaan🤚🤚

  • @dekamuhiyadin3880
    @dekamuhiyadin3880 2 роки тому +2

    Walhi waad khaldan tahy qof cafadkiisa iinad ku ciiyarto

  • @Heblaayodacar
    @Heblaayodacar 2 роки тому +1

    Gabadh kuma fiicna prank-gani. Wiilasha uun u daa wll

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +2

    This is not prank adnan and gbr sas mardanbw haku samayn ceeb we’re bro hablaha ino ilaaliya

  • @anjalii5005
    @anjalii5005 2 роки тому

    Ceyda jecl ba hayo sidu u egayo fariha day xita hadalki ba ku xirmay jah 😂😂😂😂😂😂

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan 2 роки тому

    intii youtube yaryar sidaydoo kale aan subscribw isasino anaga dad isugu dhaq ana wan idinsin an iskujawabno

  • @farhiaali3121
    @farhiaali3121 2 роки тому

    A s c Adnan wllo plz waa Qalad Qofka cafimadkiisa In aad wax u dhinta qofka wax kale ku samey lkn tan waa qalad jooji plz

  • @mohamedaarsade
    @mohamedaarsade 2 роки тому +7

    Waliga Naag dhagoola Ma shukan satay Sticker Bay Nafta Iga qaday🤣🤣🤣

  • @shuceybmj7129
    @shuceybmj7129 2 роки тому +1

    waw the one and only Cadnam the pest prank team kiisa salan sare

  • @quenwafa7790
    @quenwafa7790 2 роки тому +1

    Tina nocaz ma tahay adna uf wayba si waydin waxa ay ogtehe 🥺

  • @rayaanmohamud1254
    @rayaanmohamud1254 2 роки тому +3

    Cadnaan mxaa kaa khldn dadka cfimdkoda lguma ciyaaro teeda kle gbdha mxd nimnka dhexdooda ugu ceebynysa asxn guriga wa macquul wxn dnbe ha samyn prank wa bdnyehee wah

    • @dailychallenges2595
      @dailychallenges2595 2 роки тому

      Anigoo ninaa layaabay runtii wax laga xishoodo ayaa jiro, teedakale intaasoo qof may kaqabtaan sideey isugu raaceen, wa bilaa edab dhamaantood

  • @axmedupdiqani3407
    @axmedupdiqani3407 2 роки тому +1

    Gabadha waxa cad sidata waan ka naxay walhy zorry 😪

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 2 роки тому +1

    War doqonyhow wxno kle gabadh hakusameyn

  • @delmontez4636
    @delmontez4636 2 роки тому

    Waryaa Adnan saan waaa qalad wlhy

  • @talisoabdi9189
    @talisoabdi9189 2 роки тому

    Kkkkkkjkjk😢😅😢😅😂😢😮😊😅😊😅😊😅😊😊😊😊😅

  • @asmaaxmedjibril5199
    @asmaaxmedjibril5199 2 роки тому

    Fumilly frxdada xgoda talo alle haidin xfido

  • @amaljama9356
    @amaljama9356 2 роки тому

    Waxaan kasocdaa team 27 waan kuu saaray subscribe

  • @asmamaxmud1140
    @asmamaxmud1140 2 роки тому +2

    Waxaaasi waaaa khalad wax lagu ciyaaaro maaaha

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому

    Nio reer mlesia kuligod buuq ka kci oo suxi wba rbaa wax ka wlo kuligod wa msakin yal prankiba myqanan adno io sxaaf le smen jiren mlmhna weynga desten 😂🙏

  • @musemathobe9544
    @musemathobe9544 2 роки тому

    Walahi waxan doqon nimo weydafte qof cafimatkisa intuwaxudime Yu prank waye laayahay war Somaliyey waxan prank maahane prank wixi lagawatho fahma

  • @hussainomar9093
    @hussainomar9093 2 роки тому

    Sxb prank noocaano kale hasameynin waayo caafimaat ayku fariisato ayaat udiiday wlasha tan kale gabdhaha haku sameynin meelaha bulshada gabdhaha mus qulaha kulaalaabanaayan waa ceeb caafimaadkana waa muhiim

  • @ladancajap2742
    @ladancajap2742 2 роки тому +1

    Jamaal jecelow moye afarta kale wy kala daranyihin cayda faadil ipra kuwas ugu daran

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 2 роки тому

    Reer madiya taxay lakin waxa umaleysa wax fican inad sameyneso make sure any pills or medication side effect ayay kuyelan karta u don’t even know qofka dhigisa some people has blood pressure dawoyinka qar uma ficno asago la oganin lama sinkaro one day baxara kugale arinkan xaday run taxay waxa sameyneso beautiful marka

  • @sihaamsihaama5777
    @sihaamsihaama5777 2 роки тому

    Ibrahim dadkena maha kulahaa wxa jira wax aaanay ragu igyn🤣🤣🤣🤣

  • @ciiltireproduction1622
    @ciiltireproduction1622 2 роки тому +1

    Dumarka prank dawo ah laguma sameeyo sorry walasheey

  • @salemaansalee9411
    @salemaansalee9411 2 роки тому

    Adnan kaxishow gabdhaha sxbow waxan prank ma ehee wilasha inad ku sameso eheed

  • @maxamedcalimaxamed-nr5jw
    @maxamedcalimaxamed-nr5jw 2 місяці тому

    Ceyda shaqa tagwaye kobka shahiga islamarkiiba wu bubsiyey 😂

  • @nazircade7704
    @nazircade7704 2 роки тому +1

    Aday meesha ku xaari lahaayeen kwrn hhhhhh

  • @Abdiwahabjiofunbyblood4276
    @Abdiwahabjiofunbyblood4276 2 роки тому +1

    Walala qalii muradkina Allaha insahlo Ee subscribe isara ithinko rali ex

  • @caashaxuseensabaax6342
    @caashaxuseensabaax6342 2 роки тому +1

    Atariisho iyo nuurdiin kusoo sameey

  • @loveyourselffirst7560
    @loveyourselffirst7560 2 роки тому

    Doqonkan oo kale ayaa raaga somaliyed ku jira irsadaqa prank ka gashay guurso ayaan i dhihii jiray wlhi lkn manta ku nacay uf ka xishood gabdhaha ceeb waye suliga xataa waxaa halis ah ineey sababta u dhimato inta adan sameen prank ka fikir waxyabaha halista ah kaga imaan karo 😢 really

  • @hafsaqurux4691
    @hafsaqurux4691 2 роки тому

    Wadan sharci leh baa joogtaa ogow in aad jeel ku muteesan karto Arinta aad smeesy😮

  • @abdikadirsanka4403
    @abdikadirsanka4403 2 роки тому

    Bro gabadhah kada ee wiilasha kusamee bro

  • @abdulaahiisack5676
    @abdulaahiisack5676 2 роки тому

    Adnan sxb gof gabar ha ayaat sidaan uugashey waxa gaar dhiib ayaa keenayaan

  • @h.03lx
    @h.03lx 2 роки тому

    Adnan maxaad gabdhah saan ugu gashey sorri gabdhaheeen quruxuda badan

  • @mrhassanyacin2237
    @mrhassanyacin2237 2 роки тому

    Paster

  • @abshiromohamed3216
    @abshiromohamed3216 2 роки тому

    M.a prank waaali ah Adnan sidan kuwad pranki waleda saxib horey usoco walega cadaowgina cagtakahoos

  • @samiirociise5130
    @samiirociise5130 2 роки тому

    khalad weyn baad gashy waayo qofku waa gabar

  • @roodabeautychannel7228
    @roodabeautychannel7228 2 роки тому

    Asaxabey iso boqda subscribe like isara walshina ahaye plz

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 2 роки тому

    Inaa adertaa fariha ma ugu dartid marka gabadha miskintaa ugu daresid doqonow iskadherow

  • @iskufilanahmed2572
    @iskufilanahmed2572 2 роки тому

    Prankigan ookale waa Halifax markale gabdahaha ha ku sameen hadeey wax garan kawrn kheyr masuuul ayaa tahay ee umada ka xishooo

  • @nadiiraomar5932
    @nadiiraomar5932 2 роки тому +1

    Doqon in aad tahay bilaa caqli ah wan ku ogaa waxaas miyaad ciyaar ka dhiganaysaaa neef waar nala dhaaf waxan