PRANK| ILKACASE SIDAN MUU FILANEYNIN 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 249

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +177

    No twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over 2 billion followers
    That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +187

    ilkacase qeys prank lagu sameynayo intay ku cusubthy like dhac 🤣🤣❣
    War imika somalidi prank been laysku wada raaacay kkk

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 2 роки тому +55

    Boqorka prankga ramadaan mubaarak my brother

  • @sawturaxma5667
    @sawturaxma5667 2 роки тому +29

    Legend saan usugayay lee keepyoing ❤👏

  • @xidigshorts7342
    @xidigshorts7342 2 роки тому +51

    War prankiyada waali waaye ilaa meeqa kufikirtaa😂

    • @salmanyare2275
      @salmanyare2275 2 роки тому +2

      Abaayo xageen kaala soo xariiiri karaaa tafadal taageero ayan kuu ahay eeee plz iiso jawaaab

  • @smartchannel2459
    @smartchannel2459 2 роки тому +15

    Ramadaan mubaarak team adnan model gep going 💖💖💖💖

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 2 роки тому +13

    keep going walal adnaan,waxaan ku rajeyna300k in ramadan

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 роки тому +1

    Welcome back beautiful brother adnan model best prank forever srry brother ilkacase 🥀💯🌷🌷🌷🥰🌹🌹

  • @abdiraxamanyare9344
    @abdiraxamanyare9344 2 роки тому +1

    The best boy of prank walahi Adnan model

  • @abdikareimck9406
    @abdikareimck9406 2 роки тому +9

    PrankGa inta an fahmin waxa wye cadnaan isaka aya islaha same prank lkn asagaa lagu sameyey oo lagaga horeyey waa intaaba😂🔥

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 2 роки тому +2

    The king prank adnan model 👏💓💯

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 2 роки тому

    Maasha allah willka baabuutka wata in Kenya keep your head up young brother

  • @inaabiib2237
    @inaabiib2237 2 роки тому

    Halkaa waxan ka arkaa legendkii reer Borama ee abdifatah Diffo salute bro🙏🙏

  • @mowlidnoor965
    @mowlidnoor965 2 роки тому +13

    Legends ishelaan😂😂😂😂💯

  • @sacadahmed2920
    @sacadahmed2920 2 роки тому +1

    Calankii Somaliland inta unjeeda Love ugu deeqa 😂

  • @mariamohamed2673
    @mariamohamed2673 2 роки тому +27

    Wax yar xitaa Maka fahmin maxa prank eh 🤣🤣

    • @umaymo2082
      @umaymo2082 2 роки тому +1

      😂😂😂😂 anaa yaaban

  • @shacabkafariid1827
    @shacabkafariid1827 2 роки тому +4

    Meeshaan waa laysku helay cuzin walahi aniga lee ka maqnaa masha allah ❤️

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 роки тому

    Somalida weey waalatay waxaan oo dhib iyo qarash waxaa loo marayaa nin fisqiga faafinaayo ilaahoow naga bariyeel ameen

  • @adiiyahasan5177
    @adiiyahasan5177 2 роки тому +1

    Poqorka prankiga welcome back legend

  • @falastinargsan6505
    @falastinargsan6505 2 роки тому

    Ramadan Mubarak brother

  • @Million-yp2td
    @Million-yp2td 2 роки тому +1

    Ramadan Mubarak Daman Musliminta 🌎

  • @Huskajr1
    @Huskajr1 2 роки тому +4

    Just say it's Vlog brouh Prank meysa kuma arkoo💯

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 2 роки тому

    Ramadan Mubarak Kaptn

  • @rasmina111
    @rasmina111 2 роки тому +8

    Ninka kaliya ee prank looga haray ayaa laga aarsaday waa kuwataa wllhi 😗😗😋😋🤪🤑🤪🥰😋🙃😶🤪

  • @mankeydesocialguy8265
    @mankeydesocialguy8265 2 роки тому +2

    Keep up bro adnan 👊

  • @tufaaxladan1455
    @tufaaxladan1455 2 роки тому +1

    Baara Adnan inay ag fadhido inta ila aragtay like saar

  • @salmanuuraa3654
    @salmanuuraa3654 2 роки тому +5

    Maxaa prank eh prank mabaargnee 😅

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +5

    Adna I like him prank dhaba umaleesa waba nawalaya adna 😂😁😁

  • @marexangirl5093
    @marexangirl5093 2 роки тому +6

    No views 97likes 5comment so yab mahan😂😂😂😂😂

  • @haboonnuura5428
    @haboonnuura5428 2 роки тому +9

    Adnaan model Prank kii Oo QofaaH😂😂

  • @fadnadualeh6421
    @fadnadualeh6421 2 роки тому +6

    Managaa waxba ka fahanay maxaa pranki ah 😂😂😂

  • @maandeqcllaahi1495
    @maandeqcllaahi1495 2 роки тому +17

    Dad kugu gaaro maleh prank ✌️

  • @maayaabdinasirabdulahi2234
    @maayaabdinasirabdulahi2234 2 роки тому +41

    waxan waxba kama fahmin Maxa prank ah😂😂😂😂

    • @ubaxdaahir4504
      @ubaxdaahir4504 2 роки тому +3

      Wx mba kafhmine

    • @hodanmusecabdulle2060
      @hodanmusecabdulle2060 2 роки тому +3

      Kula mid ahay

    • @maryanruun4720
      @maryanruun4720 2 роки тому +2

      @@ubaxdaahir4504 ana kushegaye fahan cadnaan modala rabay inuu pranki sameyo lkn asaga lagusameyay mafahantay😏😏

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 2 роки тому

      Sowkii cadnanlha ilkacasan kusmaynayaa waan fhmiwayy

    • @Worldwide5800
      @Worldwide5800 2 роки тому

      I can't say this is a prank 🤔🤔🤔👎👎

  • @nazuufootball4990
    @nazuufootball4990 2 роки тому +27

    Legend welcome back 🙏 🙌

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 роки тому +2

    Hhhh waw lkn video night routine ban hada kaso qaday dabka ee so dawada gar ahan hablaha

  • @leylomclin4517
    @leylomclin4517 2 роки тому +3

    Allah maxaa sukaaye we love you cadnaan waxa kaliya kugu jclhy cotsikena saa u aqbaleysit kalia allah kusharfo🥰🥰🥰🥰

  • @MMJMOHA-ru2ns
    @MMJMOHA-ru2ns 2 роки тому +3

    Best prank keep going bro

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 2 роки тому +3

    Prank mise dad baashaalaya 😂

  • @bosslady5814
    @bosslady5814 2 роки тому +3

    Adnan prank fican so samee kan si fcn Loma fahmayee Akshy mid Wali kuso same afarihi idle io licato Inkistoo Istanbul ad jogto wax u eg so samee😅😂😂😂😅👏

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 роки тому

    Wow Ramadan Mubarak 20/22

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

    Waxaan prank maahane suuqa hanaga soo xirin ilkacase muxuu la saca biyey😅

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 роки тому +1

    Adnaan modhal aabaha barankiga aa tahay keep going my brother 🥰🥰🥰🥰🙏🙏

  • @nawaalmaxamed9426
    @nawaalmaxamed9426 2 роки тому +2

    Wryhe Cadnanw caLaik Bowe ✋🏾😊

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +1

    Legends

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +4

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💕💘

  • @khaalidkaamil2616
    @khaalidkaamil2616 2 роки тому

    Marwaan yare barank kusameey adnaan

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 2 роки тому +3

    Poqorka prank yada Adnan model

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 роки тому +4

    Ano Soomana dawanoya Manta😂

  • @xafsashukri5961
    @xafsashukri5961 2 роки тому

    Meesha baara iyo adnaan u jeeda ma la isku soo celini rabaa😂😅😅😅

  • @salmaansprogram2422
    @salmaansprogram2422 2 роки тому

    Sxp qaali cadnaanow bro shiid ahay anoo fans kaga ka mida maxaa ii quurtaa noi comment gaan waa wajib sxp qali

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому

    masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi

  • @fawziabdi9
    @fawziabdi9 2 роки тому +3

    Baaara ayaah meesha fadhidah 😀

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL 2 роки тому

    Keep up

  • @paradisecyberofficial9803
    @paradisecyberofficial9803 2 роки тому

    RAMADHAN MUBARAK

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 роки тому

    bulshada turkiga waxanay idinku naceem maqayaad baad buuq la imanaysaan,prank guryihiina ku dhiga

  • @ayuubismaaciil9805
    @ayuubismaaciil9805 2 роки тому +1

    PRANKIGAN wan fahmi la,ahay meesha uuu usocdo

    • @khadraawiaxmed7471
      @khadraawiaxmed7471 2 роки тому

      Cadnaan asagaabalagusameeyay intuuwaxsameenlahaaa ilkacase baa usoodiray ninkas sifiican ufahan

  • @raaqiyahmohamedloved6312
    @raaqiyahmohamedloved6312 2 роки тому +1

    Alla cadnaan prankiyadiza waa jaclahay abwe soo badi🥰

  • @shushucadey28
    @shushucadey28 2 роки тому

    Adanan prank 😂😂

  • @sulaymaancabdi9048
    @sulaymaancabdi9048 2 роки тому

    VIDEO GAAN GORMUU AHAAA Ilkacse anaaba galabta Minneapolis ku arkee wa wax waa hore ah waxaan

  • @shugrihassen9795
    @shugrihassen9795 2 роки тому +8

    Prankigaba anagaa nalagu zameeyaY malahA wxpa mana ka fahmine 😂😂😂

    • @AsiaAshkir27_10
      @AsiaAshkir27_10 2 роки тому

      Ma ila aragtay😄😄

    • @block579
      @block579 2 роки тому

      Wn kula qaba kaajol wax aan fahmay ma le mcny 🤪🥀🥰🤮

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 2 роки тому +1

    Baaro adnan ay agfadhida 😂😂😂😂😂

  • @mucajabofficial2082
    @mucajabofficial2082 2 роки тому +1

    Waa la idin wasaa e prank quman la imaada 😁😐

  • @mudusalah5455
    @mudusalah5455 2 роки тому +1

    Prank maarkin aniga inta ilamidka ah ismujia hhh

  • @aziizboyofficial4269
    @aziizboyofficial4269 2 роки тому +1

    Ilkacase qays caadi mahan babaanka isku la baxa kulaa😂😂

  • @mahadyare5318
    @mahadyare5318 2 роки тому

    Wax branki ah maba arkin bee sidan wax kabadal sxb kuwagii hore bn rabnaa

  • @cristiano-x1g3f
    @cristiano-x1g3f 2 роки тому

    gabdhahaas wexey eheed in miis gooni ah lagu siiyo

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 роки тому

    Salah carab lagu sameey idhaha

  • @waamopetroleum1979
    @waamopetroleum1979 2 роки тому

    Adnaan salaad dheere salaamante

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +1

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @adanmusa5911
    @adanmusa5911 2 роки тому +1

    Niyow Lil baliil call prank kusubi

  • @Najm152.
    @Najm152. 2 роки тому +4

    Somaali meel iskugu timid oo aamusan lawaa mesha fasal miyaa qeylo badanaa😆😅

  • @hiboabdi3541
    @hiboabdi3541 2 роки тому

    Return your pranks adnaan

  • @cawocabdilaahi3107
    @cawocabdilaahi3107 2 роки тому +1

    Allah maxad kiibirteey ku tee reer afrika 🤣🤣

  • @shushucadey28
    @shushucadey28 2 роки тому

    Adanan prank

  • @DaahirHassan-r8c
    @DaahirHassan-r8c Рік тому

    Cadnan yare wan ku taageeraa saxp marwalba

  • @zizi-d8c
    @zizi-d8c 2 роки тому

    cadnan dhinicisa baaaro fadhida😁😁

  • @Hassan-cm2rk
    @Hassan-cm2rk 2 роки тому

    First

  • @mohazabdi6836
    @mohazabdi6836 2 роки тому

    Boqorka pranka damantiin iyo asxabtis ramadan mubarak

  • @tuugdaacadah8515
    @tuugdaacadah8515 2 роки тому

    Abaha prank ster

  • @Neiruzz
    @Neiruzz 2 роки тому

    Ruuxi intaa araktee farta tag 😹😹😹😹

  • @hibawehliye4889
    @hibawehliye4889 2 роки тому

    Asxbey Video ga ciwaanka ka qaldamay ee prank wuu dhiman yahy

  • @siradm
    @siradm 2 роки тому

    Boqorka 5ta waa u cimaamadnay sharaf! Salaan boqortooyo🇸🇴, dadka prankiga kaddaaya laakiin martinba ma gashiine

  • @nassteexoali
    @nassteexoali 2 роки тому

    Ialhow ramadanka nabad nagu garsii🤲🤲🤲🤲

  • @samiirabdichannel7107
    @samiirabdichannel7107 2 роки тому

    Yaa hada brank lagu smeyay ma adnaan mise ilkscase mise qof kle ilkacasejl wuxu ku haya waa la iga arayay adnan iyo sxbadina waxay ku hayan ilkacasan kusameynaa mise anagaaba nalagu samyn wareeray balo kucayadhay🤣🤣🤣🤣

  • @Tuureyar
    @Tuureyar 2 роки тому

    Walaalaheyga aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plsi

  • @sacdiyaalimohammed1438
    @sacdiyaalimohammed1438 2 роки тому

    Kkkj anaba yaabe qofka
    Prank lagu sameeynayo oo
    Hadane sacbinaaYo ar somaliyaah
    Kalmada Prank Ladhaho meel bee
    Uga dhaceen hayaay cajaa'ib 🤌🤭👈

  • @AragsanInamohamed
    @AragsanInamohamed 2 роки тому

    Adnan qufkaa garabkisa fadithaa baro miyan arkaa misaa indaheygaa way

  • @billanbj7056
    @billanbj7056 2 роки тому

    Wiil hoog guulayso walal

  • @yahy3ahmet510
    @yahy3ahmet510 2 роки тому +1

    War si wacan baad ugu samaysay wllhi 😂

  • @ummushushu8249
    @ummushushu8249 2 роки тому

    Ramadan mubrak

  • @mulkiomer9100
    @mulkiomer9100 2 роки тому +1

    Waxaba kama fahmin maxa prank ah😂😂

  • @maryamoruun3674
    @maryamoruun3674 2 роки тому

    Ay ay baaro ejedaa qofta ma isku laban rabtiin wllee adnan nin ka fcn heli meyso

  • @mohamedfarahaden6286
    @mohamedfarahaden6286 2 роки тому

    ASC SXB SRE ADNAN MODEL WELDONE KING OF PRANK MOHAMED GARISSA KEEP GOING ♥ ❤ 👌

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 роки тому

    Adnaan yare wlc back

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 роки тому +3

    *GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya caawa.

  • @mahadisse1801
    @mahadisse1801 2 роки тому

    Mayee Johannesburg Wali ku suganahay

  • @muqtarmohamed5634
    @muqtarmohamed5634 2 роки тому

    Bro adnan I'm greeting you

  • @zeinmalik2874
    @zeinmalik2874 2 роки тому +1

    First pin📌

  • @queenzamu3205
    @queenzamu3205 2 роки тому

    Baaro inta ujeda like

  • @izmeil.channal7324
    @izmeil.channal7324 2 роки тому +1

    Waa wada sugeeene 🥰🥰😍