Liicaato & ArimaHeena oo u hambalyeeyey Bilowga Guusha FERIHA SAYIT

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • #arimaheena #FerihaSayit #liicaato
    Waakan channelka Feriha subscribe usaara / @ferihasayit
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    256,726 subscribers

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @ferihasayit
    @ferihasayit 4 роки тому +1760

    Farxadeyda waxaa kadanbeeyey manta labadaas shaqsi😭 abaalkoodana magudi karo runtii❤️ ua-cam.com/channels/dLRohU9w9BtiI9Sig6xHkg.html

    • @abdirazakmadaxey6361
      @abdirazakmadaxey6361 4 роки тому +18

      Amal aad ayaan kuu taageera hore usoco wllshy

    • @mohinholyrics9362
      @mohinholyrics9362 4 роки тому +5

      ua-cam.com/video/b-Q8S3VtU7Y/v-deo.html subscribe Apyoh icaaawi

    • @sheekeeye369
      @sheekeeye369 4 роки тому +4

      Wanku cimaamadnay annaga hada nahay bahda Arimahena io lii caato waxan kasugoyna prank liicaato🤣

    • @haboonhussein8567
      @haboonhussein8567 4 роки тому +1

      Hore usuco wll qali wan ku tagera alle hadafkada hàku rumeeyo🙏🙏🥰

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 4 роки тому +2

      Wan u saray from lii cato and arimaheena

  • @qasimchannel2323
    @qasimchannel2323 4 роки тому +151

    inta aminsan in gabadhan dumashi ku ficantahay .
    siidaa liketa deeeee

  • @7o5_subeyr43
    @7o5_subeyr43 4 роки тому +251

    Inta ila aragtay inuu arimaheenu legend UA-cam r somali yhy farta taaga ☝️

  • @diintakaliya
    @diintakaliya 4 роки тому +36

    2 min and 1,5k views this is what motivates me to have an asomali channel! instead of talking other language then your af hooyo. hit like hadii aad agree tahay!💪🙏

  • @salmanfarmaajeyyare8740
    @salmanfarmaajeyyare8740 4 роки тому +126

    Wlhi gabadhan qosolkeda Ayan ad u jecladay love you fariha 💖💖😢😢💖💖💖

  • @moustaphetafo6722
    @moustaphetafo6722 4 роки тому +122

    Team ARimaheena hadad ✌️✌️kamid tahay like taadu waa ii muhiim
    🇨🇦🤙🤙🤙👇👇👇

    • @ayanaden5605
      @ayanaden5605 4 роки тому

      Warye calannka noodig dulufow😆😆

    • @shukrihassan5987
      @shukrihassan5987 4 роки тому

      Canada calankeeda ma adaaa leh gobolkee joogtaaa me from Manitoba Winnipeg

    • @ayanaden5605
      @ayanaden5605 4 роки тому

      @@shukrihassan5987 from Vancouver bajaqdiyey hhh you said what calanka ma ada leh

    • @shukrihassan5987
      @shukrihassan5987 4 роки тому

      Ayan Aden no cay xbiiibti xallal calayk BC miyaaad dagantahay

    • @ayanaden5605
      @ayanaden5605 4 роки тому

      @@shukrihassan5987 Maya abayo mcnto maad iso raadin rabta surrey ban daganahy🤔🤔🤣

  • @universaltv8526
    @universaltv8526 4 роки тому +31

    Mahdsnid arimahena we love you puntland people ❤️ you’re great person

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 4 роки тому +185

    ineey gbrtan quruxdeeda Zaid thy yaa ila arkay😘😘

  • @mohamedabdirahmanmohamed6482
    @mohamedabdirahmanmohamed6482 4 роки тому +212

    Inta jiifka igula dawaneso like ha sarto

  • @AbdulYusuf9
    @AbdulYusuf9 4 роки тому +104

    Qofka Yutube Rabo Inuu u kala kaco Malaysia 🇲🇾 ha aado that’s my advice 😂

  • @nimconataazha5302
    @nimconataazha5302 4 роки тому +59

    Arimaheen garowe ma jeceshay inad timaato boowe🥀💖♥️💯

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 4 роки тому +38

    First viwer♥️🌺
    Arimahena ♥️🙏
    Amal siciid❤🙏
    Liicaato❤♥️

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 роки тому

      kaldeeqa wllshy qliya subscribe igu caawi wllo qli

  • @zaraadem87
    @zaraadem87 4 роки тому +24

    Arimaheena inta jecel like🤗👍👍👍iisara

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 4 роки тому +24

    Mansha Allah hambalyo mcnto Arimaheena iyo lii caato waad mahadsantihiin hadaa nahay ree garowe waxaan idiin haynaa abaal❤

  • @vizhwaziwiilqaran4298
    @vizhwaziwiilqaran4298 4 роки тому +21

    She is amazing wllhi❤her smile is so special👏
    Congratulation feriha👏

  • @nagiimainapadal6591
    @nagiimainapadal6591 4 роки тому +23

    Masha allah wlldy qliyh alle hydin sharfo sidaan usugayyle video arimaheena leeyhy😙❤💋💖💓💕

  • @ayanmohmet5386
    @ayanmohmet5386 4 роки тому +11

    Masha Allah arimaheena wax fiican baad samaysay wllo keep rising 👑👑❤❤

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 4 роки тому +21

    Feriha Zeyit I'm Proud To Be A Fan For You Coz You Are Da Mom Of Happiness.
    Kula Farxayba....................

  • @muhanadismail3615
    @muhanadismail3615 4 роки тому +25

    Sxp arimaheena Amal calaf allaha kugu daro wlhi wan kula jecladay wll

  • @nourdennk1599
    @nourdennk1599 4 роки тому +4

    inta iguraaaczan inay qoftaan dumaazhi kufiicnthy like dhac iiguzii

  • @fadumomaxamud2814
    @fadumomaxamud2814 4 роки тому +2

    Masha Allah Arimaheena iyo Lii Caato iyo Amal Saciid farxad ku waara runtii UA-camrs ka Soomaalida Malaysia oo ugu horeeyo Arimaheena waa dad wngsan

  • @k_y07
    @k_y07 4 роки тому +24

    The One And Only Arrrrrrrrrrrrrrimmmmmm!
    Edit... 23,9 Subscribers Mareeysa Amal hda
    Mida kle “Amal” Waa (Rajo) “Feriha” Waa (Farxad)
    MashAllah Marwlba wey Faraxsan thy
    Sidoo kle #Arimaheena waa Qof Qalbi Waa Sac leh
    #LiiCaato, waa Wiil Dabci Wanaagan
    Love you Guys Horimar Wacan Boqortooyo

    • @Chuunde
      @Chuunde 4 роки тому

      ♥️

    • @omarw5124
      @omarw5124 4 роки тому

      Rejo dheh Rajo waa ilma hoya la.aan ah😄❤️🙋🏿‍♂️

  • @cabdikariimabuubakar7623
    @cabdikariimabuubakar7623 4 роки тому +12

    Macha allah far kaliya fool ma dhaqdo. Somalida isjecel wax udhama ma jirto 💕

  • @meymunshirwa2951
    @meymunshirwa2951 4 роки тому +5

    Maasha allaah Arimaheena iyo Liicaato waxaa tahiin dad qaaliy jecel ineey walaalahooda kale farxad galiysan 💕💕💕👍👍👍👏👏👏

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 4 роки тому +6

    Insha Allah waxaan hubaa intaada katagin maleysiya waad karaysaa 30k ama more❤

  • @father2231
    @father2231 4 роки тому +4

    Hey my brother Arimaheena Masha Allah very nice too meeting you my brother Mr Arimaheena 😬😬

  • @nimcoabdi6863
    @nimcoabdi6863 4 роки тому

    Arimaheena dhawan ban asxbtiisa ka mid noqday runtii waa channel ka kobaaad ee tagero mansha allaah waa qof qalbi wcn wajigiisay ka muqata xirfadna uleh shaqadiisa

  • @munacali7923
    @munacali7923 4 роки тому +4

    Mansha allaha arimaheena wlhi waxad thy qof qalbi wanagsan dadka si quruux badan sooo dhawayso
    Mansha allaha ❤❤❤❤

  • @durkajr2314
    @durkajr2314 4 роки тому +8

    First pan ahy cawa alx #from somaliland #borama #arimaheena like igi dhac sii plz ku tageeerA

  • @mohamarre8624
    @mohamarre8624 4 роки тому +24

    Wll ArimaHeena full respect ✊ one love ❤️

  • @mohaabdi2658
    @mohaabdi2658 4 роки тому +33

    Arimaheena magacayga #mohamed bashiir illaa 5 years aan Ku dawanayy familkaga Growe aan ahy halmar replei ii so gal😂

  • @saamiyamohamett9858
    @saamiyamohamett9858 4 роки тому +44

    maanta wxn feriha ugu hambalyaynaya/24ksubscribe/birina waxaan rajaynayaa inan adiyo arimahena wadajir idinku hambeeyo🤣🤣🤣🙏

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому +1

      Saamiya mohamett wlshy .subscribe igu caawi

  • @bureeqamaxmed1523
    @bureeqamaxmed1523 4 роки тому +17

    Amaal arimaheena liicato my fav youtepers gulaysta from garwe❤❤❤

  • @liinmohamud3186
    @liinmohamud3186 4 роки тому +7

    Mansha Allah walalo qaaliya tihiiin dhamaantiiin Allaha idin qanaajiyo wlasheena Amaal hambalyo haan leyahay❤️👏🏻👏🏻

  • @nimoqaaliabdi8783
    @nimoqaaliabdi8783 4 роки тому +1

    Masha allah ano kuarkin Alow haidilin waxa tusaaale utahy rag badan runt qoral lagumasokabi karo qimahaga niyada aya qani meshay dad badan lacag hayso uarkan qaninimada plzzz thank you ayan kuleyahy life and happyness is having a person like you qofka inu iska agjogo bu iska jeclesan runti 💌nolosha Alow kugu dame farxad ana congtlation sis you deserve more than 20k you deserve milionk and so be hapy

  • @wllamiin7554
    @wllamiin7554 4 роки тому +16

    Arimahena nin weyn wan ku zalamaY mzul adi iyo lii caato iyo farmiga sayit ❤

  • @gabadhgabadhdhaaftynaagadg9813
    @gabadhgabadhdhaaftynaagadg9813 4 роки тому +2

    259k S msha allh 260 kaga dhiga keep going bro🇸🇴

  • @wanaagjecel9136
    @wanaagjecel9136 4 роки тому +4

    arimaheena wiil wangsan waaye
    oo aad u qalbi wngsan illhy haku xafido horay usoco👏😍

  • @nuradinshaam9635
    @nuradinshaam9635 4 роки тому +12

    Bro keep going your help others people

  • @abdulaahimohamed3161
    @abdulaahimohamed3161 4 роки тому +29

    Inta luuqada shiinezka ila fahantay like ta 😁😂

  • @hayatyassin5601
    @hayatyassin5601 4 роки тому +2

    Inanta amal ma eegi karayso indhaha arimahena cos hore loo idhi indho isjecel isma eegi karan mashallah inta jecel in relationship wada galan like isoo saar

    • @salmanfarmaajeyyare8740
      @salmanfarmaajeyyare8740 4 роки тому

      😂😂😂jaceyl balayo ayu dhiigay

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 роки тому

      No inantu way xishood bdanty 😛qofka marku lhdlyo ma eegto I know about her💟

  • @lulachannel203
    @lulachannel203 4 роки тому +8

    Masha allah walal waxaa jaceshay in aad dad caawiso marka horay usoco bro😁

  • @ugbaadxasan9866
    @ugbaadxasan9866 4 роки тому +2

    Inta ila fahansan arimahena iyo gabdhaha in ay indhahoda jecel ka muqda like isaraa 😂😂

  • @abshirmedia6199
    @abshirmedia6199 4 роки тому +17

    Arimaheena and lii caato legends 🙏🙏

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 роки тому +1

    Arimaheena youtubekiisa waxaan ku xidhanay 5 sano Intaas oo sano maan moodayn inaad sidan uwanaagsantay ....noloshu kumaa xumayso zhp ...hambalyo wllshy insha allh 1ook ayaad gaadhi bilahan

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar6528 4 роки тому +6

    Welcome to team arimaheena faniskayga waa famliygaya😍😍😍

  • @hawomahamed6283
    @hawomahamed6283 4 роки тому

    Mnsha allh arimahne N licaato runtii wa labo qof o qlbi wngsn o smlida ad u jcl wllyal ad aya ini jclhy runtii ad aya ini tageera wx so glisn ima aha hda dawan alle grbkiina ha ahaado keeep going😍😍😍

  • @youngkiller3262
    @youngkiller3262 4 роки тому +8

    M.a arimaheena sxp qof qalbi wanaagsan keep going from marko

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 місяців тому

    2023/10/29 hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah

  • @haliimaibraahim4276
    @haliimaibraahim4276 4 роки тому +6

    M.a wan soo boqon doonah walasheyda amal insha allah keep going bro arimaheena and lii caato

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Рік тому

    25/6/ 2023 daawnaa waxaana comment ku xusaa ajakis ilaahow kuu maxariiso😢

  • @princessamaal1821
    @princessamaal1821 4 роки тому +3

    Oh god aremaheena iyo ilbaan walal qali ah we love you guys ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ o qalbi wanagsaan 🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @samiirasaleban3774
    @samiirasaleban3774 4 роки тому +2

    Waa wax lagu farxo in aad in aad caawisan Gabadh walalatihin waa side walaltinimada
    Mahadsanidiin liicaato iyo arimaheena 👏👋👐

  • @Nabiilfoot
    @Nabiilfoot 4 роки тому +3

    Woow mazha Allah
    Hambalyo keep going
    Feriha seyit ❤❤❤

  • @ayajama5989
    @ayajama5989 4 роки тому +2

    Masha allah reer xajiyow iyo dhaman youtuberada kale ee malaysia jooga waa dad nasab ah allah haydin xafido

  • @fanijamac475
    @fanijamac475 4 роки тому +13

    From garawe arimheena taageera wayn kuu ahy

  • @mahrezsaxaafi3796
    @mahrezsaxaafi3796 4 роки тому +2

    Aad iyo aad wll Arimahena wlhi wanaaga iyo garaabka sidaad familakada usineyzid Ayan Ku qaancaan so keep going wlsheyda waxan lenaahye haadi eeynu naahnay familka Arimahena get more subscribe Insha Allah

  • @zamzamadam385
    @zamzamadam385 4 роки тому +3

    Ilahay ha idiinka farxiyo sidaad uga farxiseeen Amal❤💯❤

  • @rayaanmaxamed8689
    @rayaanmaxamed8689 4 роки тому +2

    mansha allah arimaheena waa Wiil aad uqalbi fiican sodokale licato wll qalbi fiican guulaysta wllo

  • @sadaammohamed9556
    @sadaammohamed9556 4 роки тому +12

    Wwwwww m. Allah
    Big bro Arimahena adi iyo liicaado wxd tihin dad aad iyo aad uwanag San waxana idin ahay tagero weyn

  • @mohajamacofficial
    @mohajamacofficial 4 роки тому +2

    Masha allah Wlha Waa Runtaa Arimaheena Qofka In La Qaado Ma Fiicno Inuu Asaga Is Qaado Ayaa Fiican

  • @sahramohamed8742
    @sahramohamed8742 4 роки тому +7

    Wallahi muhiimada waaa qalbiga ❤❤❤

  • @unesmuktarabdi9941
    @unesmuktarabdi9941 4 роки тому +2

    Arimahenaa wll anjeclahey oo qalbi Furan ayaa tahey runtii waxbo lagamaqaban karo, wish u to reach ur dream I.a. midaa kle mxaa tahey youtuber qalbi xaran, wanagsan,marwalbo diragiliyo qofkaa walkisaa really mxaa nagufican barashadaa sidaa gabadaa oguqireysey. Go forward wll. ❤❤❤❤

  • @nafisamusbax7450
    @nafisamusbax7450 4 роки тому +33

    ❤️🏆INTA JACEL AMA U QOSLI KARTA SIDA ARIMAHEENA SUBSCRIBED I SIIYA❤️🏆

  • @foosmohammed9519
    @foosmohammed9519 4 роки тому +2

    Labada wiil ee ugu qalbiga fiican malisiya iyo gabar farxad bdn♥️👏👏

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 роки тому +5

    WaaaW! Arimaheena Ex-Dumashida ba garowe Nala joogta m.A Lkn Taagero kumanaan ka bdn bad GAROWE ku ledahay ogow *ARIMAHEENA* Gabadhena AMAL baba ku sheegtay💖🙏

  • @healthyandnutritionhealth5284
    @healthyandnutritionhealth5284 4 роки тому

    M.A Arimaheena youtoberska kuwa ugu wngsn 👏👏 Bilaa buuq bilaa dhib

  • @bittihaji2468
    @bittihaji2468 4 роки тому +3

    She is +50k Bro........Horey Uzoco Sis From Dhulka uduga ..

  • @TOPFACTS-ur9gi
    @TOPFACTS-ur9gi 4 роки тому

    Waw first One
    Fadllan so boqo Channelkega
    Mahadsanid Team Arimaheena

  • @mrnice1262
    @mrnice1262 4 роки тому +11

    MashaAllah Walalka BigLove♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @faadumoclahi255
    @faadumoclahi255 4 роки тому +1

    Manshlh hambalyo baye amaal quruxeey intaas iyo kabadanba inaad gaadhid ayaan kuurajaynayaa liibaan iyo arimeheena aad ayaad umahadsantihiin dad qalbi wngsn ayaa tihiin guuleysta abidkiin

  • @ayanhassan38
    @ayanhassan38 4 роки тому +5

    Arimahrna nasab waaye ♥️♥️❤️❤️👌👌👌👌👌👌👏👏👏👑👑👑👑 somali king

  • @walalara5943
    @walalara5943 4 роки тому

    Àrimaheena wlhi qof diirogaliye ah ayaa thy run ahantii haldoor tahy oo xikmad u saaxiib ah lipx marka kasta horey u soco 👌👌👌👏👏

  • @xamduushmoha4350
    @xamduushmoha4350 4 роки тому +6

    😘ku dakera wllkey arimaheyna horey usoco hee❤🔥

  • @salmaanofficial3970
    @salmaanofficial3970 4 роки тому

    Intii ila argty gabdhan inee qalbi furantahy like

  • @bushrinalifestyle2848
    @bushrinalifestyle2848 4 роки тому +5

    Masha Allah arimehena qof qalbi wanagsan

  • @munomaxamed4814
    @munomaxamed4814 4 роки тому +2

    Mancha allaah tabarakallaah illahay ha ku xafido arimehena waa wiil qalbi fican 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @liipaastoofficiall3537
    @liipaastoofficiall3537 4 роки тому +9

    Wxaa ku farxsnhy qufka ugu horeyo inaa noqo dawshada muqalkn 🤗🤗💘

  • @abdesalam3955
    @abdesalam3955 4 роки тому +1

    Run ahaantii waa wax lgu farxo sida aad u garap taagan tihiin qof walboo Somali ah una dhiiragalisaa dadka qalbiyada wngsn leh waa idinkoo kle idinku faanaa walaalayaal nolosha idinma xumeeso insha allah ❤️❤️

  • @waryagang2386
    @waryagang2386 4 роки тому +5

    From garoowe puntland ina nasab nahay wax ku garan qof kasta na sharafa 😍🤟🏿

  • @brokemillionaire1500
    @brokemillionaire1500 4 роки тому

    Arimaheena first Somali youtuber Kuwa hada youtubeka ku washay marke canooley ahayeen uu ninkan shidnaa

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 4 роки тому +4

    Masha allah hambalyoo

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 4 роки тому +1

    Team Arimaheena war waligay hal like ma helin cawa dhac igu siiya kkkkk

  • @somaliinterfansyoutube5393
    @somaliinterfansyoutube5393 4 роки тому +7

    Asc walalkiis arimaheena sxb fb ayan kugu soo dartay mana aqano kii saxda ahaa in uu yahay mudana war kama helin sxb waxaan jogaa norwey marka meel an so gara kala xiriyo iisheeg

  • @nourmohamadnour2257
    @nourmohamadnour2257 4 роки тому

    My bro arimaheena wlhi markan dawado video kugu Sabasan qsol ka aduunka baan qoslaa my horay u soco

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 4 роки тому +5

    Maasha allah dad sharfan teamka Malaysia 👍👍👍👍

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 4 роки тому +1

    Masha allah
    you are amazing bro
    hore u soco
    from Australia

  • @isakoficial
    @isakoficial 4 роки тому +8

    Hadaan SaaroKaro 1M Sub Waan Saari Lahaa Wlhi lkn Tabarteydu Waa 1 Sub

  • @amaliishacabdullahi1488
    @amaliishacabdullahi1488 4 роки тому +2

    Weey u qalantaa intaa iyo in kabadan my sami👌 hore u soco quruxeey🙏❤❤❤👈

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 4 роки тому +6

    MashAllah tabarakallah good on u Arimaheena aboo😍❣❤❣

  • @maaruuabdiwahid9956
    @maaruuabdiwahid9956 4 роки тому

    Anigaa ka mid ah inta ku yaacdey feriha waa gabar qurux badan qiimo badan asturan waxan leeyahey abaayo allha ku xafido

  • @zuuzuabdi3783
    @zuuzuabdi3783 4 роки тому +11

    The First Comment like Dhac Dhac igu siiyaH 👊👊👊👊✅

    • @apdifatahofficial8597
      @apdifatahofficial8597 4 роки тому

      Zuuzu plz Subscribe soo booqo plz
      ua-cam.com/video/ikcHU0nYAV0/v-deo.html

  • @faraxbaari996
    @faraxbaari996 4 роки тому

    Hambalyo my queen hore usoocod arimaheena iyo lii cato mahadsaniidiin

  • @mohammedalimohaaa1867
    @mohammedalimohaaa1867 4 роки тому +14

    Amal quruux mansh allah waan kugu xiranahay ila iyo wagii aad subisatay UA-cam ka hanbalyo dear

  • @boyaansciise5057
    @boyaansciise5057 4 роки тому +1

    M.a arimaheena lipaax 2bo maaha hore usoco Brotheey

  • @yahyeyahyinho5962
    @yahyeyahyinho5962 4 роки тому +4

    Make sure inaa support garaysan 👉🏼👸🏻( feriha sayid ) Waji UA-cam ayey ledahay 😂walagala so dahay yaa ila qaba 🙌🏼

  • @ismaqiiqoffcial1935
    @ismaqiiqoffcial1935 4 роки тому

    Masha alhh arimaheena sida dadka ugu frxineysid allh kaga frxiyo insha aalh

  • @SuufiAdduun
    @SuufiAdduun 4 роки тому +8

    3:10 am dying

  • @aniwaaikan5301
    @aniwaaikan5301 4 роки тому +2

    Liicato muniir maalmahan waad hilmaamtay
    Mataankaaga marnaba haka soo tagin
    Friends forever
    Arimaheena waa abaaga wayn

  • @eyupfirari3912
    @eyupfirari3912 4 роки тому +6

    Amal she's so cute 🥰🥰🥰🥰