PRANK ASAD IYO CEYDA GABAR AYAAN U BALAMIYAY !!!!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

КОМЕНТАРІ • 262

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +166

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @IqraMaxamedcumar-ci3pe
    @IqraMaxamedcumar-ci3pe Рік тому +112

    Inta marka prank aragte soo carary 😂😂

  • @xamdamahdi3769
    @xamdamahdi3769 Рік тому +51

    Naftaan yaa igu soo inkaaray kulahaa ceyda waa funny😂😂😂

  • @abdiaziizalpha6311
    @abdiaziizalpha6311 Рік тому +23

    Fuley ma ahan ee waa nin caradiisa xajiyey lagen👏

  • @raaxojanaale8325
    @raaxojanaale8325 Рік тому +67

    Cumeer kusoosame prank😂

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 Рік тому +31

    Ceyda is so funny waa Nin aad u degan oo ah dadka an khaladka jeclayn

  • @Mr.shiine
    @Mr.shiine Рік тому +23

    TEAM MUNIIR KUSALIYA NABIGEENA MUXAMMAD KADIBNA KANNAALKEENA SOO BOOQDA

  • @senorita__2449
    @senorita__2449 Рік тому +8

    Fuleyga Wxa Lgu yqaana woo is waalwaala Ceyda Fuley ma ahan 😊

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 Рік тому +12

    Qofkii far kugu taga inad shan ku taagto gesinimadu maha shekh mustafe dhahay hadalkas really ❤

  • @najaaxcismaan327
    @najaaxcismaan327 Рік тому +9

    Ceyda wlhi wa qof qalbi wngsan😭❤

  • @HananCabdi-r6i
    @HananCabdi-r6i Рік тому +17

    Cedyda is not easy naftan yaa nagu soo inkaarye🤣🤣

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 Рік тому +9

    Fulay maha wlhi waa fariid Geesi ah ii soo daaaya de wa runti fulayga la qaqabtaaa😂😂

  • @amranmahamud-8577
    @amranmahamud-8577 Рік тому +7

    Lkn ceyda wlhi aad ba dadka u xushmeysa lkn u r very intelligent 🧠🤓❤❤❤

  • @Qu681
    @Qu681 Рік тому +41

    😂😂😂😂😂Big faaan kuso same prank laga yabo 😂😂😂keep going wllkey ❤🥰💯

  • @tiriiboyofficlal
    @tiriiboyofficlal Рік тому +19

    Ankusali nonabiga SCW ❤

    • @MaslaxMideeye-o3g
      @MaslaxMideeye-o3g 15 днів тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💕

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 10 місяців тому +2

    Ceyda wa Nin Rageed ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂 الله يحفظك ❤❤❤❤❤

  • @maxamedstyle8417
    @maxamedstyle8417 Рік тому +8

    Maleesiya bil waad joogtaa arimaheyna ilaa iyo hada masoo qabanin maxaa dhacay

  • @mahamedsayid9432
    @mahamedsayid9432 Рік тому +12

    Daji wllhi naagtaa kawaashee 😂😂😂 Eyga ceyda is not easy ❤❤😮😮😮😊😊

  • @user-yx9or1ew2b
    @user-yx9or1ew2b Рік тому +3

    sxb munir adigo raali allah akbar waa sax lkn xoga waxaa modaa ina ka dhigosid hal qabsi ad ku so gasho marka magaca allah mesha ku jira marka badal sxb raali ahow

  • @hajjiow
    @hajjiow Рік тому +14

    Kusali Nabikana subanaha Mohammad(S.W.T)

  • @brigabdul7411
    @brigabdul7411 Рік тому +15

    Prince dada Ninweyn 👏

  • @user-cv6pj4fw9m
    @user-cv6pj4fw9m Рік тому +12

    Ceyda ka so àrso 😂 cidaan musalsal ugu Bedel 😂😂 next cumeer 😂❤

  • @SacdiyTifow143-lk5op
    @SacdiyTifow143-lk5op Рік тому +3

    Ayyy ceyda masha allaaah ixtiraam dagnaan kalsooni mawa la iska waalin nin rag mawa boteeyo

  • @Amiin135_games
    @Amiin135_games Рік тому +10

    Amiira ka aarso inta igu raacsan like❤😂

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 Рік тому +7

    Barnaamishkeenii Uff Ama Wow Aaway😭😂

  • @craxmaanxasanysk5639
    @craxmaanxasanysk5639 Рік тому +5

    Cayda waa Lagand wlhi Qamar iyo zhaydaan ayaa Dag Daga😂

  • @123mohamedh
    @123mohamedh Рік тому +6

    😂😂😂 wallhi waa ku dajinaah kulaah king ceryda

  • @abdifatahabukarhussein6459
    @abdifatahabukarhussein6459 Рік тому +1

    Waxaa ogaada muniir aqaa in Malaysia 🇲🇾 marku tagay views kiisa ay bateen
    Pro you tube ka ku kala kacso
    Waa xaqiiq wax bdn waa is bdaleen keep going pro

  • @Xabatfai
    @Xabatfai Рік тому +5

    Barnamjaka uufff iyo wow awi yaq🎉

  • @ramlasheiqabdullahi5998
    @ramlasheiqabdullahi5998 Рік тому +4

    Niyw muniir dhib bdnaa :dhagyso dhagysoo anaga dhaxdeena wye kulhaa .talliye waku xadoosa ka daay nih kulaaa😅😅😅😅💔

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Рік тому +3

    Prank noocan ah waligay ma arkin wlhi wa ifiirisa 😢😢😢

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Рік тому +4

    King ceyda Fanny waye wlhi 😂😂😂😂Munir cumeer ku samey paranki 😂😂😂

  • @HaashimYare911
    @HaashimYare911 Рік тому +2

    3:37 ceyda maskiinsana inaa ahada fiicned jwbteda asaa heli lahaay wllhi

  • @HanaadAli
    @HanaadAli Рік тому +5

    Ma nolI😂😂😂 wlhi. Malysia dady hysa kulaha😂😂😂

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 Рік тому +5

    Ceyda kulhaa Naftaan yaa igu soo in karayy😂😂😂😅

  • @apdirahmanmoha
    @apdirahmanmoha Рік тому +2

    Fulay maaha geesiGa iyo fuleyGa waxa lagu Kala garta fulayGa wax ka xaf xaflen 😂😂😂

  • @iftiinifka344
    @iftiinifka344 Рік тому +6

    Wllhi maleysia dad bey haysaa kulahaa😂😂

  • @AhmednuurCADE-wd7wm
    @AhmednuurCADE-wd7wm Рік тому +17

    The one and only muniir aqaa 🙌🐐❤️

  • @AbdishakurAxmed
    @AbdishakurAxmed Рік тому +9

    Prank another level😂

  • @user-hs8ie3xk9f
    @user-hs8ie3xk9f 23 дні тому

    Cayda respect oow thak you

  • @ayaandiamond41
    @ayaandiamond41 Рік тому +4

    Prank another level 😅😂😂😂😂

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Рік тому

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰❤️🤩❤️❤️❤️❤️🎉🎉

  • @faamos
    @faamos Рік тому +1

    Hadad ujeedo magac allah lik

  • @siciidoahmed3693
    @siciidoahmed3693 11 місяців тому +1

    Wey kaa soo washy kulahaa 😢😂😂

  • @mumtaazabshir
    @mumtaazabshir Рік тому +1

    Wlhi ceyda maskiin wye😢😂😂

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 Рік тому +1

    Cayda duqlkaa masha allah qof adilee kuso abarayo mr horaa xanaqai lahaa😂😂

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +1

    Wallaahi waa dulqaad miidhan

  • @dalmarabdi877
    @dalmarabdi877 Рік тому +3

    Ceyda fulay maaha lakiin neerfis ayaanu ahayn hadii aad aragtid qof gacantu ka horeyso qof nerfisa ah

  • @nadarcadey7484
    @nadarcadey7484 Рік тому +6

    Ceyda waa nin dagan masha allah oo caqli badan oo og inuu wadan ajnabi joogo

  • @user-dm2qs8tt9z
    @user-dm2qs8tt9z 10 місяців тому

    Wllhy cayda waa miskiine parnkiga ka daya wllo pells😢

  • @sihaamcali991
    @sihaamcali991 Рік тому +8

    Ceyda sorry team ceyda wa argudanena🙏🤣

  • @yaris10
    @yaris10 Рік тому +4

    Niyow prankiyadaada maxaan uxiisey waliba markii hore we'd Isla degneden lkn Kan kuwii hore cml maaha kuwaas waali ahaayeen😂😂😂😂

  • @user-ft9rr3cn9b
    @user-ft9rr3cn9b Рік тому +1

    Hhhh walagusugay ❤❤ wllka

  • @Hamdasry
    @Hamdasry Рік тому +4

    Muniir wll muqalka allahu akbar iyo hees kuwda jiran isma keenayan

  • @mohamedabdullahimohamud4177
    @mohamedabdullahimohamud4177 Рік тому +5

    Macalin dhiblawe isn't easy cali gaaf ina fuley tihin 2023 aa la so bandhigayaa wll muniir legend baa thy ❤❤❤

    • @abgal_girl8301
      @abgal_girl8301 Рік тому +1

      Cayda daud waye wlsha cune😂

    • @maariacadey5931
      @maariacadey5931 Рік тому +3

      Laba walaala ah waaye adigoo rag ah waxaas inaa ku hadaaqdid ceeb waaye hankaagu hadhaafo inaa waceysle kala saartid

    • @FarxiyiDegan-ce7mr
      @FarxiyiDegan-ce7mr Рік тому

      @@maariacadey5931 gobta isma qariso boqorad ado kala rerkey ka dhalata nasib Lee 🥰

  • @MBFJchanel
    @MBFJchanel Рік тому

    muniir aqaa sxb keep up

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 Рік тому +2

    Fuley waaye cey,da wad i ceey beey sey ninka lkaha mad ku dhufa tit king cey,da 😂

    • @ahmedegal241
      @ahmedegal241 Рік тому

      Kaalay ku dhufo adigu geesigoow inaad fulay tahay wllhy xitaa commentigaagaa laga dareemay 😂😂😂😂

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 4 місяці тому

    Cayda fuley ma ahan 😂😂😂ee waa xishmad 😂😂aqaaa

  • @user-qc2wt6je5j
    @user-qc2wt6je5j Місяць тому

    M.a cayda waa dulqaadkii oo qofa

  • @CabdiraxmanxasanCabdiraxmanxas
    @CabdiraxmanxasanCabdiraxmanxas Місяць тому

    Ceyda habenaa Jini isku ku riday😢😢😢😢

  • @Filfilo1122-
    @Filfilo1122- Рік тому +1

    Ceyda mizkin waaye halaga daayo😢😢

  • @Amiin_1
    @Amiin_1 Місяць тому

    Haduu mid isaaqa ahaan lahaa walhi gor horuu indhaha ka ridi lahaa kuna odhan lahaa ma indhahaad nala leedahay duufkaad tahay wase 😂

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 9 місяців тому

    sad i.a sxp mardhow waad kusoco dontaa lugahaaga bi.idnil laahi kariim haduu Allaah idmo i.a🙏

  • @user-ly9qm1hg3k
    @user-ly9qm1hg3k 2 місяці тому

    Team king cayda 😂😂😂

  • @sahrafilibiin6526
    @sahrafilibiin6526 Рік тому +2

    Cayda miskiin waye walahi

  • @umumanaal6581
    @umumanaal6581 Рік тому +2

    Cayda waa qof aad u dagan u ixtiram badan mashalalh

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому +9

    Wow prank wali eh😂😂😂🎉 keep going ❤❤

  • @Saabiriincumar41
    @Saabiriincumar41 Рік тому

    😂Ceyda fuley maha fuleyga wa qofka fakfakta bdn gesiga xiliga dagaalka wa mid daganaan iyo caqli iskudarsada

  • @amaalaxmed1132
    @amaalaxmed1132 Рік тому +1

    Parnk iyo ciwaanka waxa ku qoran izma leh wah😅

  • @vill1433
    @vill1433 Рік тому

    Muniir Khaniis Odaygagii Zaki Somali mxd uga zo tagtay😂

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 Рік тому +1

    Arimaheena inoo balami xatiif hadii aa tahay😅😂

  • @asmaabdiasma-oh1wi
    @asmaabdiasma-oh1wi Рік тому +1

    Ceydo wuu dulqad badanye wanu xishod badaney meshu jogo iyo gabdha ayuu egayaa ayuu diidayn mahol waaahore ayuu dagalmi lahaa wuu dagany wlhi

  • @kooshin27
    @kooshin27 Рік тому

    Muniir sxb 😂😂 asad park kusame

  • @ahmedshacuur2447
    @ahmedshacuur2447 Рік тому

    Heesihii sharma boy kaama hayno seedi❤

  • @abdihaniabdiqani8183
    @abdihaniabdiqani8183 Рік тому +1

    Ceyda respect 🙏 🎉good

  • @Ajman-ej6
    @Ajman-ej6 Рік тому

    Fulay maaha ee wa nin dulqaad badan qofka is qaadqada Aya fulay ah 😅

  • @Leila-lj6lt
    @Leila-lj6lt 10 місяців тому

    Wlhi dolqadka inta dhan malihiba wlhi cayda m.a woo dolqad badaya

  • @MohaAadan-qw6qf
    @MohaAadan-qw6qf Рік тому

    waa jawaaleen reer maleesiya

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 Рік тому +1

    Mantag.
    Eraygaas.
    Hunqaac ayaa ka wanagsan
    Thanks

    • @kuu617
      @kuu617 Рік тому

      Ogaalka dunida so xasusty😂

    • @abdiqaninor7385
      @abdiqaninor7385 Рік тому

      Hunqaac iyo matag waa kala duwanyihiin

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r 8 місяців тому

    Alah is one❤❤❤

  • @Dr__abuja25
    @Dr__abuja25 24 дні тому

    Tageera team 27 like 👍

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому

    Wow muniir big legend

  • @IsraDayibcumar-xy9ll
    @IsraDayibcumar-xy9ll Рік тому +1

    Arimaheena ku soo samee🤣🤣

  • @abdulhamidmohamed3791
    @abdulhamidmohamed3791 Рік тому +1

    Isoo daaya wuuna fadhiyaa kulahaa 😂😂😂

  • @user-cw9so3qe4p
    @user-cw9so3qe4p Рік тому +1

    Cumer kusoosameey😂

  • @iqlaasyuusuf6490
    @iqlaasyuusuf6490 Рік тому +1

    Wooow anaa uhoreeyo😮

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 7 місяців тому

    Big moha rab 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanniita3299
    @ayaanniita3299 Рік тому +1

    Amiira qurux kusamee

  • @BigBoss-ie2bb
    @BigBoss-ie2bb Рік тому +1

    Wlhi aniga Hadan ahaan lahaa marka 2aad oo isoo labto ayaa is dagali lahayn 😂

  • @AnzalMuhammed-oy2og
    @AnzalMuhammed-oy2og Рік тому

    Ana ismothe bee wan udameni laha dhulqadh mawalihi bee qof igusonoqani heeeeeey

  • @kafiyahhassan1914
    @kafiyahhassan1914 Рік тому

    Cumeer kaarso muniir keep going

  • @Faizafunny1_5
    @Faizafunny1_5 Рік тому +1

    Gabarta had ubalamisay aaway waaba ninee ma anagaad nawaali markaa🤔

  • @cabdullahiyare4868
    @cabdullahiyare4868 Рік тому

    Mr another level yaa aqaano😮

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 Рік тому +1

    Munir qof prnk sax samey nayo adg lee kaa arke

  • @sabirinmohamed2813
    @sabirinmohamed2813 Рік тому +1

    Shatiga ma sibta kulhaa😂😂😂😂

  • @Cabdullahimaxamud-jy4wl
    @Cabdullahimaxamud-jy4wl Рік тому

    Walakasoo walay ceydoo dil oo pranki ku samey

  • @iqramjy9620
    @iqramjy9620 Рік тому

    Wiilka waan jeclahay ee haka xanaajinin

  • @aminaelmi5401
    @aminaelmi5401 9 місяців тому

    From team 27❤❤

  • @Faizafunny1_5
    @Faizafunny1_5 Рік тому +1

    I like it video😂❤

  • @xaawokhiin
    @xaawokhiin 5 місяців тому

    Monday ❤❤❤