@@MaryanDagan Maya noloshu waa maalmo qura is haliya is na cafiya walaalaha makala maarmaane noloshu waxay kudhisan tahay walaltinimada ❤❤❤ walaalaha is jaceel waxay ka awood badan tahay jaceel kaste markii Laga Reebok jaceel ka hoooyo MCN bis waxa kale asagaa ka awood badan wll
War ilaysoow sheekooyin kaadu wax badan baan ka faaiidayetay waadna ku mahadsantahay mana seexankaro anoon qisooyinkaada dhageesan ee ilaah ha kuu siyaadiyo agoontaada iyo aqligaadaba aamiin
Wll waxa laga YAABAA intaadan fahmin Wuxu dib Ugu noqday HALKA ay sheekadu ka Soo bilaabatay Sidaa darteed ayaad Yemen u dhex joogtay Waqtigaaga qayb ka mida Calashaan Waa la Ina wada kaxeeeyay xagaa & Xadarmuut Kkkkkk Fahan sheekada wllo
😢😢😢😢😢😢Dad badan aya qaladkan oo kale gala 2bilood ka hor waxa iga lumay faraanti dahab ah gurigega dhaxdiisa darat ayan Hele dahabka wa xoolo shaydaan wa xolo jini wa leska sabráa xoolo aduunyo wa la helaa 😢😢😢😢
markii u horaysay oo aad gabadha qisadeeda ka sheekaysay baan gartay in uu ku dhacay xanuun nafsi ah sababtoo ah qisooyin badan baan horay ugu soo arkay dulmigu intaan akhiro lagaarin aduunkaa ku arkaysaa ciqaabtiisa
Wlhi waa xanuun daqiiqadaha ugu dambeeyay qisada sorry caawa igu soo duceeya xaaskayga foolanaysa waana operation walwal marka dul taagnan waayay ban ileysow ku imidd.
Inta Nabi maxamed jecel igula saliya❤❤
Salalaahu calayhi wasalam
Allahuma wasali wasali calaa sayidinaa Mohamed
صلى الله عليه وسلم
Salalaahu calehim wasalim ❤
Salalaahu caleyhi wasalim
Team ifiye one like
Thanks wll ifiye gurigena dhaN caan ka noqotay sidaan jikada qolka meel walba kugu dhagaysanaaye sharaf korkaaga ha ahaato wll❤
Shukran wll qali hadalkaagu waa shidaalka anku shaqeyo💯
Dar alle kuu jeclahy ifiyow hno😢❤🎉@@ILEYSS
Qisoyinka kadhacay dholka barafka soobadi❤❤❤
Wallahi waan ilmeeyay subxan allah 😢
Maxaad ilmaysay waxani waa film e ma runbaad u qabtaa 😂
Waa run lax yahy@@Cabdiwahaab-g7g
Xasbuna Laah wa nimcal wakiil...walaahi horaan ka fahmay in qofkale dahabka /jijinta xaday😢😢😢😢 Miskiin walaahi dumigu iyo ma fiicna😢😢😢
Anba wan fahmy wlhi😢😢😢
Right time right person xilligan oo kle Noo zoo geli😂❤
Night routine keyga ayey ka mid tahay hal qiso oo ifiye so galshay inan daawado.
Shukran walal Ifiye.
Wlhi muda iigu dambeesay inaan ilmeeyo belse inanta sanaa wlhi aad ugu xumaady musii badii ku dhacdy alle waxaan kaaga baryay dambi dhaaf uu kaaga dhigo wll san
Wani salamay all Muslims ❤
Waan ka qadi ney wcs
Waan kaaqaadnay wcs
Subhanallah wlhi wan ilmeeyay qisadan Allahu Akbar 😢
Wll hore u soco cid neh ha u jojin Wan ku tagera 👍
Qofki u horeyy ismoodey waxno dad ah maxy ahaayeen 3 munite kaliya ayu muqalku yala janis ku hesha islaha 😂 Any way mudo anka maqna dawashada ileys wa so labtay maanta mudo aan xanuunsana kadib Alxamdulilah ilaahay mahdle cafimadkeyga isiiyay ❤
Keep going 💪 wllken
Ani kawaran 3sec asagoo yaalaa dawanayey 😂
@@maankadeeqa3046anime aso 1sec😂😂
Waayahay waayahay markuu dhaho ifiye dhacdooyinka caajibka aha ee qisada ayaan udiyaar garoobaa
Wlhi Waa nabsi Qiso Nabsiga kahadleyso oo murugo badan beey ahayd Allaha cafiyo Maamadaas Umu hilaal ah
inaa lilaahi waina ileyhi raajicuun illaahayow dulmi aan ka magan galnay walahi waa qiso xanuun badan
Mashallaha hada codkaga sifican ban ku maqala thank you u doing good job brother horey u soco
Ano manta qof ina iska goyo go ansadey ayaba isodhacdey qisadan tolow ma goya mise 😢😢😢😢isoduceya wllyaal😭😭😭
intalawada joogo ayaa yar bee iska cafi wll 🥺
Iska cafi abayo adunka inta la jogayo ayaba yare 😢😢
Aniga wlkey ildhshay aya igo yey iga amusay ana wn kamusay
@@MaryanDagan Maya noloshu waa maalmo qura is haliya is na cafiya walaalaha makala maarmaane noloshu waxay kudhisan tahay walaltinimada ❤❤❤ walaalaha is jaceel waxay ka awood badan tahay jaceel kaste markii Laga Reebok jaceel ka hoooyo MCN bis waxa kale asagaa ka awood badan wll
War ilaysoow sheekooyin kaadu wax badan baan ka faaiidayetay waadna ku mahadsantahay mana seexankaro anoon qisooyinkaada dhageesan ee ilaah ha kuu siyaadiyo agoontaada iyo aqligaadaba aamiin
Anaa u horeeya xataa liketa wuuuw ❤
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Allaahu wasali calaa sayidinaa Mohamed
ﷺ
gabadh I habaryar looyahay habaryar hooyo loo yahay dadka waa looga roonyahay intiihooyaa la siiyaa ❤❤❤❤❤❤❤
Alla xanuun badana😭 allah ha una xariisto gabadhas mamadana allah ha u danbi dhaafo🤲
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢 inta murugotay kadibna lilmada ceshatay
Sxb horta wan kaga mahadcelinaya qabka wanagsan utabeneysid sheekada balse sxb waxaa jira meela badan oo ay sheekada iska qabaneynin waayo bilawgii waxad noo sheektay in umu Hilaal iyo Gqbadha Ziina wada joogeen sacuudiga kadib maalin malmaha kamid ah aya waxad noo sheektay in uu dhintay cayartooy kadib ayadoo laga sjeekeynaya ayey qeyla kudhufatay kadibna yemen kusoo laabatay iyo howla kale bilawday marka sxb waxan kudhahi lahaa sheekada isqabadsii. Mahadsanid
Wll waxa laga YAABAA intaadan fahmin
Wuxu dib Ugu noqday HALKA ay sheekadu ka Soo bilaabatay
Sidaa darteed ayaad Yemen u dhex joogtay
Waqtigaaga qayb ka mida
Calashaan Waa la Ina wada kaxeeeyay xagaa & Xadarmuut
Kkkkkk
Fahan sheekada wllo
Wcs wll ifiyoow wadnaga soragtee ina adeer lkn sodhowoow galabwanagsan qaraaboo
Cid dariskeena nabsiga gabadha wiilkodu qabo ay ka galaan wan arki dona maalin uun isago kaso baxy😢
Qd8 xaa kaa galey daris adi maa is fiirisid iyagaa utaalaayee
Best xaaji
والله لا يحبّ الظالمين 😢
Insha allaah isreal haba arka iyo dulmiga ay ku hayaan rer Palestine illaahayow degdeg uga soo Saar Aamiin
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲
Wlhyi waa qiiso murugo badan dulim iyo xun ayaa lasku daray😢
Salaaama ifiyow🤝 first comment and first like😎
Whi waa qiso xanuunbadan😢
Ala xanun badanaa qisadan 😢😢😢😢
Odayga reerku isagu intii arimahani dhacayen ma tenbalbuu ahaa
Allaha ku daayo wll❤❤
Murugadi badan 😢is taraka farahy badan murugada maxa dawo Oo ahy
سبحان الله 😢😭😭😭
Alle hawnaxariisto dhmntood 😢
Woow thanks brother ❤❤❤wan kusugaaye
Only ifiye aya youtube uso gala mhdznid❤
Ifiyow wa ku salamay
Subxana allah Ala qalbiga allah haw naxariisto siina😢😢
Walee waan kuu duceeyey. Mahadsanid❤
Wallhi waa qiso cibro qaAdasho mudan😢😭
Deg dagu waa camal sheydaan ma ficno run ahanti qisadan waa qiso qalbigeyga taabatey😢💔
Subxaannallah Allahuakbar
Subxaan llah ala dagdgu xumaa ilaahay hauna xariistoo amiin walaahay qisaad na waa ay isamaysay😞😞😞
ifiyow qisadan waa half sobabtoo ah naagta hilaal qabaai ma katiinta nikeeda hoyadi usogadey kamasertey mise gabadhaa zainaa ay uciilqabtey?
Walal waa runta anba sheekada meela badan kuwareeray sida bilawga umu hilaal sucudiga jogta halka maalin un qeylasay iyo waxa kale dambe wan kuwareeray kali waxan kafahmay qeybta gabadha guurkeeda iyo wada noloshaha qiyska iyo dahabka laxaday
Gbdhay ucil qabta umlynya carbta wa xin miran midkle maxy isu ladadgan yab
Ya Allah 💔💔😭😭🙏🙏
سبحان الله 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Mahadsanid wll xiligii ugu wacnaa ayaad soodaysay
First comment😂🎉
Wallhi waa qiso cibro qaadasho mudan😢😭
Wlh waan ilmeyay allah unaxariiso ilahay ha udanbi dhaafo 😢
Jecyl u qbo sheekoyinka noob ba da ayooo😢 garabahan started si fcn u mqlo 😅alla illahyow ino xfd ileys 🎉😂habn iyo malinwan dhahyst
team f4 duceysta waa 10 kadanbe ee ramadan
Markii kowaad ayaan fahmay in hilaal xaskisu xaday😢waa qiso xanuun badan
Allaha unaxaristo inta dhimatay 🤲lkn ani inta qisada socotayo dhn darenkayga isma badlin gabadh ila fadhisana wayba oynosaa bisinka😂
Qalbi dhagax
😅😅😅😅😅 sorry waa iga kaftn
@@SaadoAhmed-n2i waban iskaga shakisanahy wax waliba iso wajaha cadi ilayihin bes waxa hadey xal leyihin xalka raada😂
First❤
Waa sawabta aan u necbahay mom's boy miskiin 😢😢
Haa 😢😢😢
NafziGu Ma Gabobo😢😢😢miskiN wlHiyaa
Tanjijinta xaday hadeey nooshahay aaqiro waraa uyaal😢
alla xanuun badanaa qisadaan
Waxaa ugu danbi badan tii qarisay jijinta yaa Allah taas xagge Bay aadaysaa😢😢
😢😢😢😢😢😢Dad badan aya qaladkan oo kale gala 2bilood ka hor waxa iga lumay faraanti dahab ah gurigega dhaxdiisa darat ayan Hele dahabka wa xoolo shaydaan wa xolo jini wa leska sabráa xoolo aduunyo wa la helaa 😢😢😢😢
Inaa lilaah wainaa ilayhi raajucuun 😢😢😢😢 ax ax ax
Ifiyow wa qisadi ugu murugada bdnayd ee ad so gusbiso marka laga reebo tii wiilku hooyadi dayacayay ee gabadha kale u shaqaynaysay😢
Ifiyow adna gorme wajigaaga natusee😂😂❤
😔😌😒😭😭😭😭😭😭
Sahip wnku salameyy ifiyo👍
First 😂❤
Ala tuhmadu ma fiicna😢subxanallah😢😢😮
markii u horaysay oo aad gabadha qisadeeda ka sheekaysay baan gartay in uu ku dhacay xanuun nafsi ah sababtoo ah qisooyin badan baan horay ugu soo arkay
dulmigu intaan akhiro lagaarin aduunkaa ku arkaysaa ciqaabtiisa
Sax walaahi 😢😢😢😢😢
Wcs magaceygu waa c.qaadir Abukar cumar wan dabada Qisadada waxane aad u jacladey wadoyinka mukhdisho aad kuso bandhi geysid ayan kugu amana sxb
Dulmiga wa wx xun 😢 hubsimana hal ba lsiista aniga hada wx wayo ama liga xado qofka ku ogado wa uqbsnya wxa ilow maqni ilhow dbecda ihagji😢
I so sorry 😭😭😭😭😭😭😭
🥺🥺walahi ilin 😢 iguso istagtay sorry Zayna abowe qisoyinkaga waxan ku jeclahay wa cashir oo kle wax ayad kabaraneysa nolasha adunka manta mhdsnid wlal ❤🥰
hadalkaad badisa ee nagatag
😂😂😂😂maxaa meesha ku keeney marks cuqdad baa kaa buuxda
Subxaanallah Allahu akbar
🤧😭🤯☠️
Allahu akbar, bilaash loomadihin Intaadan falin kafirso. Illah haunaxariisto gabadhas Ameen 🤲🤲
Aaqiraa war yaal 😢 wlhi😢
Jijin shuuli ayaan unaqanaa hadan reer waqooyi nahay
😅noosoo daa sxb qisada fanaanka waad maha dsantay
5 sana kadib ❤wlh waa layaab
Ifiyow ciideyda waa iney kuduceyaan😂😅❤
Ilove you so much my sweetheart ifiye ❤🎉🎉🎉🎉
IFIYOW SOMLIDU QISO MA LEH MIA😢😂
Qisoyinka cabsi ban rabnaaa noo isso gali noh abowe
Baryahan gosgoska nagadaa niyahow bowe😂
Wlhi waa xanuun daqiiqadaha ugu dambeeyay qisada sorry caawa igu soo duceeya xaaskayga foolanaysa waana operation walwal marka dul taagnan waayay ban ileysow ku imidd.
Allah ufududeeyo nabadna kala keeno ilmo caafimaad qabo Allah idin siiyo aamiin yaarabi 🤲🤲🤲 wll MCN
Wan kujecladay ceeb miya😊😊😊
Ceeb ma ahan😂😂
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Shukran ifiye
Miskiin 😢😢😢😢😢
Aniga lix jeer in ka bada dahab waayey mid iga luma mid layga xaday mid layga khiyaameyey. Waxan waa adduunyo la isma laabraacsho.
Waad mhadsanthy wall ifiye
Wll ifiye mahadsanid🥰🙏
Kasoo sheke ciyar yahanka please I never hear before