@@CalibyBe cilmi nafsigaada wax badan ka aqoon gabadhu aabaheed aad bay u jeceshahay ayadoo labadaba baari u ah wiilkuna hooyadi aad buu u jecel yahay asgoo labadaba u baariya
Sheekadaan wax badan aya ka qaldan oo faham bdn ubaahan sxb, wey dhici kartaa in sidaan lagaaga soo sheekeyay ama aad ku maqashay lkn wax bdn isku walaaqan. Anyhow thanks 😊 soo gudbintaada.
Wll adiga dadka ku dhira galsha muqaladada waqtiga ku baxsha liketa Sara o aniga ka mid ah love noma sartid😢 lkn dadka kle wad u sarta dadka isku mid haku ahadan o adna dhira gali dadka👍
wll hadi arko commentgaaga alike uu kuusaari lahaa ee commentska badan dadkaas uu like ta usaarayna waa kuwo si nasiib ah uga soo horbaxay ee malahaaga wanaaji wll mcn 😊
Waa xoolaba carabtu gabadh dhanoo aad ku soo tacabtay nin gacanta ka saar ka dipna haka daba hadlin ma gabdhahooga ayay neceb yihiin armuu dilaaba ninkani mideeda kale ninka ragii gabadha wuxuu ka xishoodaa markuu arko inay garbo adag leedahay lkn marka sida xoolo uu iibsaday lagu wareejiyo sow siduu doono ka yeeli maayo oo uma arkayo inuu isagu iska leeyahay oo aanay cidi jeclayn ama aanay dan ka lahayn gabadhu aday dhiigaaga thy oo dhalaye ilaasho ninkani dhaqashadeeda uun buu leeyahoo haday dhimato xitaa dan kama lahee
Ugu danbeyn qisadeeni aa xaqul iidka ka dhigan lahayn waa keentay thanks yaaqey ifiyoow😂❤❤
Aabuhu dareen gaara buu lee yahay ilaahow ii xafid aabahay macaane xitaa hoyaday waan ka jeclahay❤
Makala jecli labada Walid waa iskukey mid inkasto aysan iso korsan labadaba ayeydey iyo abti ikorsaday weliba abti Ayan aad ujecla oo kuligood kajecla Alle haunaxariisto 😢
@@NimcoFarah-ww8mw amiin
@@NimcoFarah-ww8mwamin amin
Aabe Hooyo laga jeclaqnayo waa yaab Maa samicnaa walaa aragnaa
@@CalibyBe cilmi nafsigaada wax badan ka aqoon gabadhu aabaheed aad bay u jeceshahay ayadoo labadaba baari u ah wiilkuna hooyadi aad buu u jecel yahay asgoo labadaba u baariya
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
SCW SCW SCW❤SCW SCW
mhdsnidin asxabey dhamantin khayir ayan ilahay idinka rajaynayaa
mhdsnidin dhamantin khayir ayan ilahay idinka rajaynaya ciid Mubarak
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
qisooyinka carabta waan jecelahay lkn kuwa xanuunka badan waan necebay wlhi😭 inbadanbaan ka warwareega markan ciwaanka arko
Inshallah maanta iigu danbeysa qiso danbe oo xanuun badan
Ifiye walaal qisooyinka xanuunka badan nagadaaaaaaaaa qisooyinka guusha iyo farxada inooga sheekee
Ifiye Zxb qali wankuwata ee like and replie ❤ watch all your story telling from Nairobi
❤❤❤ 20:55
IfiYe zxp Dar ilaHy kuu jeelàhy
Ifiye ciid wanagsan 🎉
Subxanallah illhow gacanta hnoo galin dadka shaydaamda 😢😢😢😢
Subxanallah 🥺 bal ufirsada qofkasto oo zinesta mel xun ayuba udanbeyso subxanallah 🥺
Ifiyoow xata ghabada indhoosha makaa fakan weeyday wooow qurux badanaa Ku lahaa😂😂😂😂😂❤ waan Ku wata Ninyahow kkkkkk
😂😂😂😂😂
ifiyow sxp nin rageed bad thy iyado cida ayad qiso no so galisay 😇🥰
Qaladka ugu wena wa familiga sidee gabadhoda oo in dhoola ah 3sano u arkin waxaas wa qalad 😢😢😢
Niyow Like isaar ifiyow 😂😂❤
Ifiye golden voice❤
mnshaa Allah
qofka ugu horeyo
Eid Mubarak ileys family🎉❤
Sheekadaan wax badan aya ka qaldan oo faham bdn ubaahan sxb, wey dhici kartaa in sidaan lagaaga soo sheekeyay ama aad ku maqashay lkn wax bdn isku walaaqan.
Anyhow thanks 😊 soo gudbintaada.
Ciid wanaagsan bahda ifiye
Thanks ifiyow wllo waxan kaga hayna abaal saad nogu dadaasho wllo 🎉
Masha allh ciid wangsan wll❤
Eid wanaagsan dhamaantin love you my people 💋💞💞💞❤❤
Subhaan Allah Allahu Akbar
Subxanallah waa qiso murugo leh😢
Wll adiga dadka ku dhira galsha muqaladada waqtiga ku baxsha liketa Sara o aniga ka mid ah love noma sartid😢 lkn dadka kle wad u sarta dadka isku mid haku ahadan o adna dhira gali dadka👍
Haay love maxeey kutaree layaab
@@abduqadirmohamed7662 waxay adi ku tare e ana I tare 😒
wll hadi arko commentgaaga alike uu kuusaari lahaa ee commentska badan dadkaas uu like ta usaarayna waa kuwo si nasiib ah uga soo horbaxay ee malahaaga wanaaji wll mcn 😊
@@shukriyaMohameed war ani nus dollar baa uuyare kama faa'iido ee adi maxey wax tar ah beey kuuleday loveta
@@DARKGAMING-yo2un like iyo love maxaa laga faa'iidi
Eid Mubarak ❤❤🎉❤
Fidmada aduunkuba wa rag😢
iiga balan qaad inad salada ilaalineysid 🥺😭
palan khaad😮
Eed Mubarak wllky ILEYS Waa ciidi labad aan ku dawanayo.❤❤كل عام وانتم بخير inaga xita ada kugu xisney codkagi hoosha ku qabsan jirney hada gabdho nahay 😂❤❤any way Eed Mubarak dhaman familkina ❤
Wuu inoo gabiyey 😂😂😂
Eid mubarak
EIID MUBARAK
Ciid mubaarik sxp waa ku taageernaa🎉😢❤❤
Eid Mubarak 🎉
Allaahu akbar
Ciid mubaarak wllo ❤
Ifiyow plz codsi ban wataa Qisadan Tii ka horeyaay Maxbuuska xabsiga ka baxsady Ee Tim jenkin. Qisooyinkaasa ku haystaa nooso badi plz Mahadzanid ❤
Waa xoolaba carabtu gabadh dhanoo aad ku soo tacabtay nin gacanta ka saar ka dipna haka daba hadlin ma gabdhahooga ayay neceb yihiin armuu dilaaba ninkani mideeda kale ninka ragii gabadha wuxuu ka xishoodaa markuu arko inay garbo adag leedahay lkn marka sida xoolo uu iibsaday lagu wareejiyo sow siduu doono ka yeeli maayo oo uma arkayo inuu isagu iska leeyahay oo aanay cidi jeclayn ama aanay dan ka lahayn gabadhu aday dhiigaaga thy oo dhalaye ilaasho ninkani dhaqashadeeda uun buu leeyahoo haday dhimato xitaa dan kama lahee
Ahlan wasahlan ifiye Eid Mubarak 🥰🤗
❤❤
Alan Eid Mubarak ❤❤
Sdfhqt8 Sdfhqt8
Subahallah 😢😢
asc IFIYE SXB CIID WANAGSAN CIID MUBAARAK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢carabtu wa dad xun sey gabadhoda 3sno ugu haren waliba bahiya gara ayay qabta subxanallah
Aniga khaladka ugu weyn familka sarayaa waayo gabadhu waxay aheyd indhool waayo gabadha 3 sano uga tagi 😢😢😢 subxanallah
ifiyow wall siriyaal kilar soodaa❤❤
FIIRI IDHAGAYSO CAMIRAD KUMATAALO MIYAA MARKO SHUMIYAY MARKASBA MAY QAY LISO WAABA SUALE ANI SUASHAS IN TAAN KAHELAYO MABA AMINAYO 😢😢😢😢
Wallaahi halmar wada qosolnayp😂❤
Miskiin maryama nishwaan in Saas loo dilo oo la silciyo Waan rabay
Ciid Mubarak ifiye❤
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey iid mubaarak
Gabarta uur mayelan miya 3sano dhan ayu hestey shekadan waxba kaqaldan 😂
Inu ilahey uu qoriin lagayaba
Wlh Ani xiligas dalac ayaa jogay jaad ayaa ka baco
Anii liketa wan ku sara lkn aduu ima sartid maxa dacay ifiye😂
Ciid mubaarik ifiye
Qisadan Xanuun way dhafta 😢😢😢
😊 1:10:02
Horta xagee baad ku nooshaha wllo
Qofka camerada duubay asiga haduu yhy wuxuu joogaa xamaar
Haa saas lee wayey@@SaadaqAbdirahman
Ciid mubaarak
Ciid mubaarak
Waxaas oo dhan waa familkeeda qof miskiin ah oo araga la see 3 sano looga aamusaa
Ileys waanku taageeraa walaal
Ileys wan ❤😊
Ifiyow ciid wngsn ❤️👋
ileys replay pleace in badan ayaan ku idhi😢😢
Thanks wll qali
GASLE ONE IYO ILAYS waa kanalada aan ugu jeclahay❤❤❤
innaa lillahi wa ina illayhi raajicuun dulmi ka wayn miyaa jirah wax aysameeyen
Eid Mubarak dhaman:)
عيد مبارك🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
ileeysoow wll maad noosoo gilisid sheeko horor ah BLS🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😢
Eid Mubarak sxp💕
Eid mubarag wllo
Dulufkygii Ciid mubaarak ❤
Ciid mubarak waxarteydi 😜😁
@@ILEYSS🤣🤣🤣🤣
@@ILEYSSistaaqfiruallah nag xishood😂😂😳
@@ILEYSSwaryahee waxay naagtaani qalbada Hana jabin😢
@@ILEYSSlegend wlhi meshed dhigtay😂😂
asc asxabey dhamantin ciid wngsan ciid Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aaniin❤
Xasbunalaah
Shukran wll
Ciid wngsan wllo qaali ah😊
😢😢😢😢 hda ka yeelo waxas hadi la iguursado 2sno mali soboqanaayo miyav wah
❤❤❤❤❤❤❤
Ano qisada dhagesan a fikrad folxumo mrka dhahdo wxa so wada igu so dhaco 😂😭💔🦥
Asc all Muslim 🎉❤
Wcs
Wcs wrwb
@@usersalmanuurli9l cisiyo sharaf wlshy or walalkayga muslimka ah ee diintu nawalaalaysaY🎉❣️❣️❣️
@@Najminaa wlshy qli waxan rajaynayaa inaaD iifiican tahay🫅🥰
Wac walal
Miss you ifiyowww😫❤️
Ilaahey ha ku daayo
Wllhi saan u farxo markaad video cusub soo dhigto❤
Ifiye show OMG 😢😢😮 wakuuxiisay adhi iyo sheekoyinkaagi😮😮😮🎉🎉🎉
alla garacsana nushwan
Wcs wll maxaanu kuuxiisneey ina adeer ciidul caafiyaaah wll qali❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
Wcs 🤝 Ifiye
Ciid wanaagsan ❤
The one😊😊😊
Wxso dhan gabadha familkeda qldka leh
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Did mubarak❤❤
😢😢😢😢😢😢
Wcz,wllky ifiye ❤❤😊
Ifiyoow qisooyinkaga wakaheelaa😂😂😂
Sheekooyinka carabta Aqli kuma dhisna! Waa dad yaableh waaba haday dad yohiin.
good job brother ❤
Ileys wanku wanku tagera sxp wxn ka mid ahy fan's carbata wad ku yara badataye hindiYa iyo dhulka Nayara ge
❤❤❤❤sbx
Qisoyinkaga wey fcnyihin lkn wey dheryihin so koob dadka ma jeclo war bdn
Anaga ifiye markey tagan tahay wanba kuhaysana warkisa qisoyinkisa kuli halsac iyo kabadan hadey noqon lahayn wlh wan jeclan laha maba lagu cajisayo
nin adunyo joogowu maxaa aragti kuu laaban