Ifiyoow qisooyinkaaga habeenka aanan dhegaysan habeen iima aha waana ku mahadsantahay qisooyinka quruxda badan ee aad noosoo gudbiso alle haku xafido wll
Yaa ku yidhi waa wadan Hargeisa waa gobol ama caasimada wadanka soomaliland ee meelahan uu badanka soo dhiga waa koonfur hadii la yidhi waqooyina kusoo dar ma ceebbaa caaqyahay cuqdadbaa ku haysee@@muntahoshaafici9350
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Scw🥺
Scw❤❤
Scw
scw scw scw
Salallahu caleyhi wasallam ❤
Magaca alaah hadaa aragto like saar❤❤
Waxan raali galinayaa dadka aniga camal qisooyinka iska dhameeyay😂😂😂
Iskama dhmaeen😂
Allahum sal al Mohammad Subhanallah 🫢🫢🤔💖💖💖🙏🥲
😅 2:59 2: 2:28 2:30 15 2:18 2:21
Telka waa iska turaaaye I guurso I ifiyowe❤😂😂
Hhh Anne tan labad a noqona ee ha xanaqin iso dhaweey 👌okay
T@@Hoodacabdiqani1898tan seddexad🎉😂😂
😂😂🎉🎉🎉🎉@@Hoodacabdiqani1898
IllhY walaalaheena falastii dhibka haka jor qaadO Amin amin amin 🤲🥺
Alhuma salii cala maxad wacala alihi maxamad
Xaaji axmed dilka waaba kaso horeeyaa yaab but he end up saving a life Masha Allah.
Ifiyoow qisooyinkaaga habeenka aanan dhegaysan habeen iima aha waana ku mahadsantahay qisooyinka quruxda badan ee aad noosoo gudbiso alle haku xafido wll
Asxaabta ILEYS habeenkii qiso laso dhigin qisooyinkii hore iska dawada inshallah
Ifiyow hargaysa maa shaashada noo saartid mar mar koonfur nagu waashaye
Waa nin reer koonfur ah hargeysa wa gobol
Yaa ku yidhi waa wadan Hargeisa waa gobol ama caasimada wadanka soomaliland ee meelahan uu badanka soo dhiga waa koonfur hadii la yidhi waqooyina kusoo dar ma ceebbaa caaqyahay cuqdadbaa ku haysee@@muntahoshaafici9350
Koonfur buu joga not hargeysa
qisoyika dhan waba dawaday 😊
Ifiyow markaan waa xumaateyy 2dayss aa paxee😂❤
Kuwa rer baadiyaha yaa ka indho adag waa naago sida raga u dhaqma ee geela haraga kasaara 😂😂
Ifiye nuur peenta nagada haigaa cadheysin
Ilaahay howlahaaga haku fududeeyhana ilaawin uun ❤️ waan kugu xisaabtanaabe!
Islaan dayiba la yidha waaa jarkayga ee soo doona
Hhhh
Ifiye taliye waaban u xiisoodaa waaban eegaa waanan tabaa habeenkaad waxba soo dhigine ahahaha❤❤❤❤ youre golden voice and smart boy salaan sare sxb
Anagaa galguduud joogna’ ilaa baadiye ilaa tuull’ internet waan haysanaa ‘ labaysina ma oholin kawaran😂
😭😭ar sonoogalay day😂😂😂😂
Hhhhh ileyso walaalaha wn nahay
Asc wr wb somali maxamed
Sideeda cml😂🎉
Ifiyow maandhow ma waxaad raganimo utaqaanaa in 4 la guursado waa adiga lahaye nin raged iska dhig oo guursee bisinka 🫨🥸
Liverpool girl adiga bas iga badan YNWA
ifiye joog😂😂
Mhdsanid wllka qalbiga❤❤❤❤😊😊😊
Walle aakhero war aaya jiro xusen alaha ha unaxariisto Inshallah 200k
Ragu haduu jeebku lacag yeesho naag uinbuu doonan reer fiican isagoo haysta ayuu laba xin samaystaa
Run ahanti aad ayaan uu jeclahay your presence❤❤❤❤❤❤❤
Ani xata baryahan wan ku xisay oo qiso ma dawanin manta jikada sogalay baryahan wan cajisna 🥰😄
Ifiyooow arsenal maaad rabtaaa inaaad 4 ka guuursato waamaxay bilaaa internet ka 😂😂😂
Sheekada wax badan baa ka khaldan gacan ku dhiiglihiiii walaalkeed buu ahaaa iyadu waa ka qayb qaadatay meeel ku sheeeg
Mahadsanid 🎉ifiye
Dhib malaha hadii labo malmood soo galin weydo adina hawlahaga adunyo qabsanay anaguna waan u xiisayana marka malin dhaaf ama labo malin dhaaf usoo gali wll
Asc ileys you are the only one ku so soco waan ku seexdaa chanalkaan nin loi dhahaayo oo kale hoowaa hoowaa kkkkkk thanks bro
Zxbo ficil tuuganimo laxidhiidha iyo bangiyada IWL. Noosso badi ifiye 🎉
Asc❤❤❤
Xaliimooyinka wnku jeclhy uso qoraayey ifiey qac baa idinka yeertay 😅😅anah waan idin ka rbay nin islaameed baa afka dheer la aadeysaan shrfta waalidkiina meel ba uga dhacdeen🙈ifiyoow hpp hablihii dhihi jirey wn utacsiyyyn😅😂😢
Xaaji Axmed nin fiican maha. Dhiig buu ku haliilayaa, khaatumadiisa maka fekarayo.
Dad bilaa Internet ah. Iska fahma hadaa caqli leedihin😂😂😂😂 Hayeeee Arsenal 😂😂
😎👍👍👍👍👍
Waryaa hade maadaa ma aad galgaduud shaagtay kaxagee kk😅
Imanka laga qaad 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
War nio gabdaha maxey udiidan in lalaguursado 😅 😂
ASIYO ma hubtaa inad tureyso telka hadii hesho walashis
Masha allah
Codkaaga macaaaan❤
Alla murug badan
Asc Wll qaali ifiyow waxaan ku xidhanahay bartan laakiin bisha ramadaan hadaad nooga sheekeso qisooyinka ku saabsan diinta iyo asxaabtii kawaran
Diamond 💎 voice magic voice i like ifte i am jama abdi jama magic voice welcome i can't wait your voice I liked before the video
qamis io jimco un ha igu baaqan ilen xabzi ima jire habenadas wan dhmesta qisade hadna thnx my boyy😘💕
😂😂😂😂😂😂😂😂😂Yaa
Ar xaaji axmedow dhibadnidaa😂
Qiso cajibah ❤❤
❤❤
Wcs 🤝 ifiye
Mobil ma is ticmaalo tuulan jooga Ee kly iguurso ifiyoww😂
Oo kuwa internet heysta maa guursatid nimamkaba waxbey gubayaan
Kusali wll rasuu scw❤scw ❤scw ❤scw ❤ 1:06
Salalaahu calayhi wasalam
Wcsm Wllo
Jimce mubaarak
❤اللهم صل وسلم على نبينا محمد 😊
Sheekda madhamaysan balse xaaji ahmed ma khaatumo xumo unbuu kudhimanayaa isagoo xaajiya 😂😂😂
Warnagtan dilaga ah walalked away
Maashaalaah
wcs❤❤
wllka
Meshi aan ku dhashy waye baladxawo ifiye walal mcn❤
😊😊😊😊 thanks ifiyow❤
Hhhhhhhhh war ninkan waaa fanny😂
Ifiyw codkga allaha ku barakeeyo abwe 🥹
Ifiye meshan balcad waaye marka imaanesi xaa iigu shegi wesay soo dhawen kuu sameelaahaa tagerahaaga ahay❤❤❤❤😊😊
ɪғᴀʏᴏᴡᴡᴡᴡ ǫᴀʟʙɪɢᴀ ɴᴀɢᴀ ᴊᴀʙɪsᴀʏʏ ᴍᴀɢʟᴀᴅᴇᴇɴᴀ ᴡᴀᴀ ᴀᴍɴᴇᴇsᴀᴀ😢😂😂😂
Qayr alaha kusiiyo abowe xafidulaah
Anaa ugu horeeya😊
Qado ku karsanayy 😊 galabtana safar ku galayaa❤😊
Xajiga waa iga Qosliyaay wlhida gacan fudeedkiyo Oday ah wye😂😂❤
Baryahan
Sida aniga mataanaha gabadh iyo wiil ayaan jecelhy alle marka uu igaadhsiiyo ayaan rajeenayaa
Ilaysoo muuqaal ka aad korkasoosaartay video ga ma wadanka Uganda AA😁
Ileys marka and aad haysatay ifiye Khan waad hadaway xita waan og kan I kas
Sxb maad noo soo gudbisid qisadaha saxaabada iyo kuwa diinsiga ah adigoo isku wada kuaw noocan iyo kuwaasba😊
Illahow soonka nawad nagu gaarsii
Wah cabdala aaaaaa 😢😢😢😢
😂😂😂🤣🤣
Cuntaa ayaa karinaaye 😂😂😂
Mucjiso weeye
Wcs
Libaaax ❤❤❤❤
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
Hye wax bay noqo tay shaashadu 😂ee iska soo bixi😂
War duqa waaba muskilo 😂❤
😂😂😂😂ceeji
Ar maseera subxaanalaah
Wa walalahey Kulaha 😂😂😊
Aar nagadaa waxad wadid
Anaguba walaalkaybaad la mid tahy wllo efiyo
Hhhhh tan kama sarayso hhhhh iska bax qolkaga aad 😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣
Ifiyoow si dadban ba noogu sheegtay inaa tahay nin dhulmar ah hhhh maasha Allah 😊
Alla saa kuu sugayey lee ifiyow😢 shekadada la,anted masexani karo balwad ii noqden kuwo kale xata isaga ce ceshanayey
Ileysoow nin markuu jeebka wax ku hubsado maba yaqaano xaaski koowaad baa xaq kugu leh ee ayada maalgali markiiba xaas labaad baa lagu fikiri taas waxee ka dhigan tahay xaaska koowaad waa wado lagu sii gaaraayo xaaska labaad xaqna ma ahin waxaas ragana waaba iskugu hiiliyaan oo adigaaba ka kow ah naga daaya dee