DHAAWICII CIISE MUUSE OO MEEL LA KALA DHIGO LA WAAYEY.....SALAAMAAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 25

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 3 години тому +3

    ALIYOOW MR BAGI NOOLIGA KA BIXIYA 😂🤣😅🤣🤣 INTAANU HARGEISA KU DHEX WAALAN

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 38 хвилин тому

    Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Годину тому

    Falastiiniyiinta Ninkaa ku yidhaa waanu soo dhawaynaynaa waa nin ka hiiliyey majecla in dhulkooda ay ka qaxaan, sanad iyo badh ayaa 150 square meter dhul ah lagu garaacayey qof Masar u gubay majiro markaa waxay jecel yihiin in dhulkoodii ay kasoo qaxeen 1948kii ay ku noqday ama halkooda joogaan markaa joojiya waanu soo dhawaynayaa maaha sida Somalida dad dhulkooda aan jeclayn.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 години тому

    Guul JSL somaliland insha Allah

  • @abdirazakabdi3508
    @abdirazakabdi3508 2 години тому

    ‎Ama Jeelka igu hayya
    ‎Ama Jago ii dhiiba
    ‎ama Jeebka ii nooleeya.
    ‎Siyaasi Bogi oo Xamili waayay Xummaddii Xil-doonimadda.سلامات.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 години тому

    WAA IN BURCO LAGA XOREEYAA URURKA ARGAGIXISADA AH EE ICTISAAM OO UGXAANTA DHIGAY BURCO MEESHA SOMALILAND KA GUMOWDEY WAA BURCO OO NOQOTEY XARUN ARGAGIXISO

  • @halac9058
    @halac9058 3 години тому

    Abti maxaad noo habaartay anigu ma buko waan ka xumahay dagaalka aad igu qaaday caawa halac dhagoole

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 Годину тому

    CALIYOW AMBALAAS U SOO DIR DEGDEG AH MAALIN WALBA GURIGA XIRSI EE GOLJANO

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Годину тому

    Ali xaraare ayaa 2 gaadhi kasoo diray USA. Menusoto.Badhan geeyey. Si ceerigaabo lagu qabto. UK.

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Годину тому

    Hawiye wuu diiday in Daarood Xamar Xukumo. Putland iyo Jubaland ee Daarod wuu diiday Xukunka Hawiye . Codka IRIR SAMALE

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 3 години тому +1

    Ictisaam waxay wadaan dhabarjabin

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 38 хвилин тому

    Wcs

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 Годину тому

    CALIYOW NINKAN GALABTII AMA MAKHRIBKII KU ARKO GURIGA XIRSI MARKEY KA SOO BAXAAN AYAAD DHAKHTARKAAGA DHIGTA

  • @CawaaleAxmed-p2i
    @CawaaleAxmed-p2i 3 години тому

    Kuwan calaw àdaaba xanuun kaqaadiye iskawada fasax😂😂😂

  • @abdisaid9869
    @abdisaid9869 2 години тому

    😂😂😂😂😂❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 години тому

    WALAAHI INTA AY ICTISAAM INOO TAHAY MADAX DHAQAMEED GUULI INAGA DHEER REERKA AAN KA DHASHAY EE AXMED FAARAX WAA IN AY KU DHAWAAQAAN SULDAAN AXMED FAARAX OO U ADEEGA DANTA HABARJECLO IYO DANTA QARANKA SOMALILAND

  • @faizamuhumed9861
    @faizamuhumed9861 2 години тому

    Asc 😂😂😂😂😂😂

  • @ShaaficihasanDucaale
    @ShaaficihasanDucaale 3 години тому

    hhhhhhhhhhh geed bn ku xidhayaa😂

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 30 хвилин тому

    Cayda jooji nin weyn baa tahye

  • @mubaarigqaazaali9702
    @mubaarigqaazaali9702 3 години тому

    Cali Ismael carab dhakhtarku wuu buuxa dibada dhaawaca dhig hhhhh

  • @saxardiidjamac3016
    @saxardiidjamac3016 3 години тому

    Cirjidho media cali caawa xaqiiqada ayaad ka hadashay waynu u baahsnay qaxootiga raar qasa waynu dagaamayn hayna Tara taraxan

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 2 хвилини тому

    Adigu caliyow hadh iyo habeen ma
    Colaadbad hurinysa, aakhiro miyaad
    Ka rajo dhigtay mise fulay baad tahay oo boodh baad isku qarinysa hhh.

  • @ShaaficiMaxamuud-ux8ds
    @ShaaficiMaxamuud-ux8ds 3 години тому

    Sotaan xukumadu naabada doonayso

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 години тому

    Kkkkkkkkkkk xasan dhiiqo been badanaa harti adeer waa kaa horeeyaa cajuusow beenta jooji ilaahay siduu nooga adag yahay baanu iidoor wagaash uga adagnahay dhuusada ceshada ceerigaabo iskadaaye burco lagaa qaadayaa buurihii baad fuuli doontaan insha allaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂