Wararkii u Danbeeyey Taiwan & Somaliland oo Heshiisyo Kala Qaydanaya Maxjarkii Indhadeero oo xidhan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 51

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дні тому +1

    Taartv nin warkisu mcan yahay ❤❤❤ ❤❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 днів тому +5

    Weriye sare M a dirir
    Waa isha aan warka ja dhegaysto.
    mahadsanid.
    Hore ayaan u sheegay Qaran qurux badan ja dhalan lahayd waa lagu dalacsiin lahaa
    Waa weriye Illaahay haybad u siiyey Codkornimo.
    Waa Qaamuus nool

    • @yaxyenouh4356
      @yaxyenouh4356 4 дні тому

      Maxaaa iska hadan 😂 😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CqaniCumarmurduq
    @CqaniCumarmurduq 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤guul❤😊😊taar tv 📺

  • @FatumoMaxamuud-i5m
    @FatumoMaxamuud-i5m 4 дні тому +1

    Hebelkay galaal sawkii dhaliili jiray twang alla duulku maxay raadkooda kumeeraysanayaan😅😅

  • @MaxamudCade-j4b
    @MaxamudCade-j4b 5 днів тому +1

    Wiilhog Inna Dirir❤❤❤❤😂

  • @ibra8409
    @ibra8409 5 днів тому +1

    Eebow salan sare 😂❤

  • @bukhaari12
    @bukhaari12 4 дні тому

    Ala yaasir waa tuug xasan sheekh kòoto kaga soo xidhay xoolaha oo kusoo hoos dhuumanaya maxjarka indha deero.....
    Ala yaasir in la xidho waa sax

  • @AbdisalaanSh.ismaaciil
    @AbdisalaanSh.ismaaciil 5 днів тому

    Eydani hakusheegin cimo

  • @NimcoAli-x2e
    @NimcoAli-x2e 4 дні тому

    Abtigay geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZahraSahhra
    @ZahraSahhra 4 дні тому

    ❤❤❤❤

  • @AbdiShakuur-h7z
    @AbdiShakuur-h7z 4 дні тому +1

    300k com song

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 5 днів тому +1

    guul somaaliland iyo taiwan

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 4 дні тому +1

    Habarjeclo waxa ka masuul ah gudomiye xirsi ee ninkaas haloo tago

  • @Cllaahimaxamed1133Jamac
    @Cllaahimaxamed1133Jamac 4 дні тому

    Taiwan 🇹🇼

  • @Kingyaasin
    @Kingyaasin 5 днів тому +1

    Somaliland ❤️

  • @FatumoMaxamuud-i5m
    @FatumoMaxamuud-i5m 4 дні тому

    Waxba malaha dakada ceel garde ayaanu maalgashan doonaa hj ilaahaybaa wax udhiibay

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 4 дні тому

    Aala yasir waa tuug wuxuu heshiis kooto ah lasoo galay madaxweyne Somalia xasan sheekh way ka qayliyeen dhamaan ganacsatada xooluhu waxaa u ilka qabow jaabiri cidaa doonto ugee

  • @FaysalSaleebaan-m7e
    @FaysalSaleebaan-m7e 4 дні тому

    Waar waxa mayeelayno waxay habar yonis iyo habar awal xoolaha hadhoofsato hjelo maxjarkeed weligeed ba shaqayn jirtay hal xidho

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 дні тому +1

    In dhoofka xoolaha Somalilaand fasax looga soo qaato Somaalia, cadawga kowaad ee Jamhuuriyada Somalilaand, waa madaxbanaanidii oo laga tanaasuley !

  • @mowais2334
    @mowais2334 4 дні тому

    Odayga Narendra Modi e Candhasaabka xidhan

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 4 дні тому

    Aala yaasir maanay ahayn kuwii jabuuti soo dirsatay

  • @cabdiriisaq
    @cabdiriisaq 5 днів тому

    Wn kusalmey zxp qali

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 дні тому

    warkaasi ma hubaal baa haduu jiro wa in la mudaharada lagu baabiyaa mesha wax dhacaya maha warkasi sababta keenaysa wa maxay indero ha na walain wlaahay waa umada ka giilgilata haday sasi run noqto

  • @FardosFardos-u5j
    @FardosFardos-u5j 4 дні тому

    Ilahoow dadka KA qabo dadkani xun

  • @CqaniCumarmurduq
    @CqaniCumarmurduq 4 дні тому

    Tiaŵan❤❤❤somaliland❤❤❤🎉😊

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 5 днів тому

    Suadi Arabic sowka club iyo niiko ka furay Riyadh carabey dhan isugu baydha muxuu kaasi ugu qaylin waayey taar tv yow wuxuu la shiryimid dameer ina salman illahay ha soo hadeeyo arab arabtaan aqaaney maaha aduunyo jeclaadeen sideena ee illahay swt tubta toosan ha tuso muslimiinta oo dhan

  • @fadumosalebanShiine
    @fadumosalebanShiine 4 дні тому

    habarjecloy qoladii qabsataba ma idiinku tumanaysaba waa side

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 дні тому

    Odayaashii waakuwan bariiskii ay ka soomanaayeen mudo 7 sano ah ka dhargay dhiig subag inuu idinku dhaco ayaan ka baqayaa garawgii ku noqda kaasaa caafimaad ah 😂😂😂

  • @MaxamudCade-j4b
    @MaxamudCade-j4b 5 днів тому

    Waa falistiin soryo

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 4 дні тому

    Ala yaasir miyaanu ahayn kii laga qaylinaayey ee xamar waraaqaha ka soo qaatay waxaad ku hadlaysa wax lagu hadlo ma aha.

    • @yaxyenouh4356
      @yaxyenouh4356 4 дні тому +1

      Akhas caleeg😂😂😂😂🤣🤣

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 днів тому

    Dhoohan trump waxaanu sheegayo ee ku saabsan Suryocurruuruqo
    Afka kamuu odhan ee malaa meel kale ataa huguntay!

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 5 днів тому

    Qaza ayuu ku sheegaa suryo cururuqo

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud 4 дні тому

      Qaza manay meel ahayn mise xaramkii ayaad moodaysa suryo cururuqo macnaheeda magaranaysa marka hore Muse

  • @Joseph-k6m9m
    @Joseph-k6m9m 4 дні тому

    Bal waa kaas car bil hasii xidhnaado maxjarka ilma indhadeero

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 4 дні тому

    Warkaaga inaga hubi ,Ilma indho deero waxba looma diidin ee ninkaa ay wakiilka u yihiin ee dagaalka la galay inuu xidho dakada barbara markuu yidhi xamar baan waraaq ka sitaa aan kaligay ku dhoofin karo xoolaha barbara ka dhoofaya ,

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 5 днів тому

    Hjeclo abaalkeed ayaa helay xataa kuwii Ciro futada u maydhayey. In badan ayuu Cali Duul duul la taliyey laakiin dhegbaan jeleq loo siin, iminkay barooranayaan Xoolihii Indhadeero ayaa maxjarkii laga xidhay oo Xersi Nijaas mee, Nijaas Gulaid mee Doofaarmadow mee kkkkkk kkk .

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 5 днів тому

    Weriye ma tihihd ee fidmo wade ayaad tahay waar Ilkayartii Hjeclo waxbaa ku dhacay nabsigii ay Mujaahid Mohamed Kahin ka doorteen nijaasta Xersi Xaraami , Doofaar Mohamoud Gulaid iyo tuugtiisii gadhka xumayd, Hyonis oo ka dhigatay caruusadaha hablaha yaryar ku ciyaaraan waxay yidhaahdeen war wuxu maskax maleh waa Dhulbahantaha waalan oo kale hees ama gabay u saar waxba ha siin, xoolaha ka xidh, Dahabshiil cashuur gaar ah saar hadii mid qayliyo heesta u saar Allah Haberjeclooy Heedhe, Ha Ha wada wuxu waa wax lagu shaqaysto intii maskaxda lahaydna Kulmiye ayey joogaan sida Mujaahid Mohamed Kaahin oo Ixtiraam loo hayo ama inta Ciro futada u maydha ee Xersi kudaafad iyo nijaas Gulaid u horeeyaan waxba ha weydiin waxa isna Muxtaram ah Suldaan ka guusha Suldaan Abdillahi oo ah shakhsi Ixtiraam mudan.

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 4 дні тому

    Ilhay halaga yaabo oo wax hubsada cid in dhadeero dhoof u diiday madhici karto al yaasir hayna dhaafo haduu dan inoo wadin

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 5 днів тому

    Haayadu isbedelkii intaasi Ayey kaafiideen abuyaasir hala eryo waa tuug weyi

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 5 днів тому

    Waar habarjeclaynta jooji al yaasir ayuu ahaa kii xamar warqada kasoo qaataye muu ahayn al jaabiriye qabyaalad ku hadal iyo isku dir looma baahna ee cadowga guud ha layska celiyo naac looma baahnee

  • @CabdixakiinJamaal-q8b
    @CabdixakiinJamaal-q8b 4 дні тому

    Beenta jooji😂

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 5 днів тому

    Waa wareey maxay tahay sooryu curuqruq0

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 5 днів тому

    Taar nin waalan

  • @FARDUUSCALI-s5j
    @FARDUUSCALI-s5j 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 4 дні тому

    ❤❤