KABAYARE OO HADANA WEERARATAY NIMCO JOKER IYADOONA TIRI WACAL AYEEY DHASHAY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @fartunkhalif2037
    @fartunkhalif2037 Місяць тому

    Maasha,allaah Far iya gulayso

  • @faiso1cadeey397
    @faiso1cadeey397 Місяць тому

    Ilahey kabaqa oo is astura

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Місяць тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Місяць тому +3

    Horta aniga waa yaabay somali maxamed ma ila yaaabteen dadka marka caafimad nabad iyo hoy illah kuma shugriyaan ee ayaga ayaa isku jeesta aduunka maanta aan joogno dad baa gaajo iyo haraad iyo dagaalo saameyay laakin dadkan especially somali maxaa ka dhaxeeya dadka ku nool north America iyo yurub why ay saan isugu caayan inta ay social media marba mid soo fariisto aniga waxaa u maleenayaa maadam dad muslinimo ku dhashay inaan xaarata badsanay oo xalaashii dhinac marnay had gabadha farxiyo kabayare how long ayay ku dhaganeed dad badan oo somali ah kuwa fanaanin iyo kuwo kale hadaad istagaashan why xumaantiina ula soo aadan shacabka why inta aad is balan sataan dhagaha iska garaac intaa marqaati wadadtan laakin midba mida kale bay waxay isaga dhigaysaa libaaxad wax aan booto aheen lama imaadan social media labo ayaa idin dan ah mid waa isdil or amaan isisiiya naago waaweenaday baa tihiin mida kale MN ayaa isla joogtan isku imaad oo gar wada dhigta inta aad isku jawaabeesan mid farxiyo ayaa dhahayaa qof somaliya ku dhashay inuu qof kale dhaho meel heble ayaa ka timaaday waa ceeb somaliya its somaliya muqdisho oo caasimada ah u maleen maayo qof ku dhashay inuu buunbuuninaayo laakin marka aad timaato adigoo yar ama aqli badan laheen oo aad ku aqliyeesato markasta waxaa la taagnaadee aniga aniga xamar mudisho ayaa ku dhashay laakin qof ku dhashay xundhurtisa ku duugan wax ku soo bartay inuu saa u xayeesinaysaan uma xayeesiyo because kolsooni buuxda ayuu isku qabaa oo dhib ma qabo meesha uu ku dhashay oo uu wax ku bartay laakin beryahaan danbe waxaa naga batay muqdisho ayaa ku dhashay iyo adiga waa timaatay alow muqdisho may hadasho iyadaa runta sheegi laheed aniga ayaa waxaa is weydiiyaa dawladii dhex ee Allah u naxariisto maxamed siyaad bare waxaa ay korisay dad badan oo xeryaha ku jiray oo wacalo ahaa aaway intee ka baxeen marka dadkan ku haya aniga ayaa xamar leh iyo muqdisho aniga ayaa leh waxaa waa shame hadal iyo dhamaadkiis is balan sada somaliya dagaal iyo qax looga soo cararay had waxaa isku biyo shubateen social media walaahi somali looguma talo galin social media because umada aduunka ku nool wax bay hiigsanayaan somalina caayba cayda ay ka xun tahay bay ka ganacsadaan waxaa lee yahay somali peace 🕊️

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Місяць тому +1

    Nacima Jokar waa naag reer badiyo ah

  • @alisham3413
    @alisham3413 Місяць тому +1

    Orgiyo Qac baa ka yeertay Dalmayare xitaa wuxuu yiri ilmaheeda wecel waaye 😂.

  • @maslah345
    @maslah345 Місяць тому

    24/7qafbey ku dhagan tahay mar hodan cabdi raxman mar joker mar dalmar marba qaf bey ka laadlaadsataa

  • @anab9951
    @anab9951 Місяць тому

    Gabadhan mar walba ma qof bay ishaystaan maxaa ka khaldan

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Місяць тому

    Kabyare habo iska da cayda iyo afxumada rer abtigana lama cayo si kasto ad isu gashan why wa naskad nugtay loma so faristo cuqubo ka dhalata an cadi aheen e isdaji

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Місяць тому +1

    Old news was y years ago

  • @siradm
    @siradm Місяць тому

    Nassabnimo hadday dhamaatay oo Soomaaliyu maanta saqiirro isku cay ka bixi la'dahay, maxaa loo la'yahay in la dacweeyo dadka ilmaha caynaya? Maad dacwaysid? Maxaad ula googoosanee? War dhib jeclidiinaa?

  • @IdcIcc
    @IdcIcc Місяць тому

    😂😂😂😂 crazy woman