Bismilah raxmani raxiim ku cel celi iyo ayatul kursi sixirolayasha ka aqriso ilaah ba ka difacaya xasbunalah wanicmal wakiil wax eey kaa qadayan malaha allah ayaa ka awood badan daahir ilahey haku xafido
Daahir waa ku salaamayaa, waxba hala cabsan waa Nin daalum ah oo shaydaan ah, gabadha taageero dhaqaale hala siiyo, ka dibna adoo aamusan daalumka soo Baar walaal, culimadana kaasho.
Naagtan may ushego jooji hadalka .cunuga yar aa Musi dheh waa Waxaas waxa lagu ceyriyey bal eega!! hooyo qaab daran waaye xata ma daryeesho cunuga uffffff dheh
Daahir ilahay hakuufu naxariisto sida aad haweenka aad ugu naxdo ilahay hakuugo barakeeyo reerkaaka
Ilaahay ha ugargaarro washeen😢😢😢qisadan wan la ooyay
Daabir calasaw hayad dabg
Yar caawisa ayaad isu rov
Gtay khayr hel ❤❤❤❤❤ 16:06
Walaa yuflixu saaxiru xeysu ataa,sadaqallahul cadziim.
Waxay maxakmada baqadysa war ilhay amiin
Bismilah raxmani raxiim ku cel celi iyo ayatul kursi sixirolayasha ka aqriso ilaah ba ka difacaya xasbunalah wanicmal wakiil wax eey kaa qadayan malaha allah ayaa ka awood badan daahir ilahey haku xafido
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Tiimkan Daahir calasow khayirbay khabaan jizaahallhu khayiran guys ❤❤🌿✅💐👍🦁🦁🇬🇧❤❤
Daahir waa fiican tahay sidaada kale ee iska sax salliga nabiga csw iyo faatixada
Waa cabsarey ee odoyaasha murale lahadal
Hayee daahiro is xijaab aayadaha quraanka allaha ku xafido
Subxaanallahi illahayoow unaxariisto illahay kamabaqan miyaa
Daahir waa ku salaamayaa, waxba hala cabsan waa Nin daalum ah oo shaydaan ah, gabadha taageero dhaqaale hala siiyo, ka dibna adoo aamusan daalumka soo Baar walaal, culimadana kaasho.
Acuudu bilaahi mina'sheeydaani rajiimi.
Ayad kursi hala'akhristo subxaana'llaah.
Nin aa cabsanin waa loo cabsadaa. Daahir’s oo caawa cabsaday waa markii ugu horeyso oo aan arkay. Taariuq waaye caawa
Subxaanallah maxaa dibi gabdh soomaaliyeed ay bahdileen yaa rabbi
Maashaa alaah daahiroow dadaalkaaga alaha kula garab glo
Daahir’s caawa kal iyo lab ayaa u qoslay. Marka aad cabsatay.
Daahir wll allaha ajar idinka siiyo sidaad u garab istaagteen hooyadaas soomaaliyeed iyo ilmaheeda arrinta ninka daba taaganna dib u dhigo.
Waa xoolo gabar la siiyey yaab badan gabdhaha somaliyeed waa lagu cayaaray dahir calaasow ninkas meel saar gabadha siilciyeey.
Naagtan may ushego jooji hadalka .cunuga yar aa Musi dheh waa Waxaas waxa lagu ceyriyey bal eega!! hooyo qaab daran waaye xata ma daryeesho cunuga uffffff dheh
Daahirow ninka haka bilinear gabadha ka celi
Ascwb waa Sax dinta sidaas Ayey Ina Faraysaa 4 qof oo marqaati ah la dhaari yo hadii been Sheegaan Mucjiso degdeg ayaa ku dhacayso inshaa alaah Subxaanaka yaa cadiim waa yaab
Sidan gacanta aad uutaagayso ayaa udhaarta
Dahir Calasow maalin kasta qaracan baa maxkamada imaanaya
Haweeyo dhusamareeb
Adaa is dulmisy naftaada lama qasbo dad aan ixtiram laheyn lama ixtiraamo
Cunuga yar feerahisa qabowa kujiro suu uqufucaayo aya laga dareemaya😢😢
Si fiican u aqri fatixada
Asc.daahirow.
Khaatumadi.rabi.waakutosiyay.
Hakunoqonin.qudhunki.iyo.
Dacaayadii
Wabaqdamiyaa
AliNuur subow Qarsaabole ❤❤❤❤❤❤❤, yes my barata
Ilaaahey ku cadaab dheh aduun iyo aaqiro
Asc 😢😢😢
Maxkamada daahir waa looyaaba hadii aaney ku bad baadin drinkable
😢😢😢😢😢😢😢
Daahir diin
Cabsi cabsi shayaadita ayey ugu jigta
Away odoyashi .muraale aritaan waa ari xadgudub maralaha alle waxsiyey qoyskaas dhibka halal qeysada
Daahirow wax galka muralle maa wacdi
Dahir wuu cabsadtay bismilaahi
Feerahiisaa bal arag inteey la ekyihiin
❤❤❤❤❤❤❤❤ haloo kaalmeeyo
Daahir calasow isagaba cabsanayo quranku Bombay cabsi cabsi waaye
Daahir Calasow wuu Cabsaday
Sixiroole
Ninko muxu ka rabaa wayabee war waxan yaka qabta Muda ragana mahee wa musiibe
Namparka I soo dir
Asc dahir wall qaliya deen aala muruk Sanaha waxan jeclaa lahaa in aa iga farxiso wlhi bilahi talahi maseexdo 200bo boqol waaye dahiroo abowe iga farxi
Xasabuna Allah wa nacama wakiilan
Wlhi Dahir Waa baray
🎉INAFOLDUUR 🎉
Daahir ninkas waa nin saaxir ah waxba idankama qaadi karo ee gabadha sifiican haloo garab istaago
Dhaarta muslimka gacan lama taago JAAHILOW.
Hayeey daahirow waa luguu yaabaa
Daahir hayey
Daahir,calasoow miyaadandhaarinahayn,qofkasta,miiyaad illoowday,dhaartii,maxakabada
Murule waa miman hawiye ah gugundhabe ah wa reer kenya ayey buxun
Waa kiiskii ugu naxdan.ta badana
Ilaahay haku xàfido
Naagahan xanshaaahaqaya waan ka shaki sanahay.
Heestan caadimaahan.
Dahir calasow dadka si cadaalad leh uma cawiyo sidaas darteed qof isaga dhamo mala waye oo si ka wanaagsan
Daahir waa cabsaday.
ALA DAHIROW WALAL ILAHAY KHAYR AN LASOO KOOBI KARIN HAKU SIIYO ADIGA IYO INTA KA QAYB QAADATAY BA. AD BAD UGA FARXISAY XITAA ANIGA AYAD IGA FARXISAY.
Aayad kursi ayaa la'akhristaa iyo qul'huwa llaahu axad , qul acuudu'birabil falaqi iyo qul acuudu'birabil naasi qof walboow.
Akhriso kadib wax ku karaayo malaha, subaxiine ducadaada akhriso markaad guriga ka'baxeeysid subax walba.
Kadib wax ku karaayo malaha xataa sunta maku'kareeyso.
Abwe dahir ilah dartii igu cawe waalee hestaa fariin teeda hadee
😂😂😂😂wllhi awowe Niman cabsanin walo Cassandra sas Ankara awowe dahir gargar alle
Daahir calasoow waa baqay
😂 wuu cabsaday
❤Eindhoven ❤KAARAAN❤
Eindhoven ho
Mr dahir adaa maxkad ufuray bulaahada waxanma iigukwntay sax maha
Bidix lagu dhaaranaayo waa diintee
😂😂😂 reer badiye camerada saa kadhigto mararka qaar in bidix midig lamoodo
Bisinka daahirkii ayaaba cabsaday ilahoow nabadbaadi
Omadu qadan karo in ad gab dhankaga ken to
Dahir waxba haka baqin sixir waxba lakaama qaadikaro Ina adeer ilh ba ku garabtaagan o garabkaka jooka Sababto ah wxa tahay qof umaciina hawenka dhiban ilheyna wu garab jooka marwaliba ruuxi ugargaaro umadiisa iyo adoomadiisa
Dahir calasow oo cabsadey ii cow
Ii kow
Biisamiilahaya
Kkkkkkdaahir waa cabsadeykkkk sixir aaa xasbunallah
Subxalaha
Dahir numberkisa seeh ku hely kara
kkkk Daahiroow hayey
🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
Adiga oo ilmahaagii hore lagaa qaaday sidee baad u qooqday oo aad ilmo kaleh u dhashay. Nagahaan Soomaalidu iyaga ayaa cadowga ugu weeyn isku ah. Nin duli ah sidee baad labo ilmood ugu dhashay?
ilmaha hadii la qaatay gurga laga soo cayrshay yaa u ma.qan waa in ay nin guursato
@@mahaddahir565aad iyo aad dad iska dharag dhacsnayo looma jawbo mahadow
Daahir calasow waa cabsaday, Aayad kurisda ayuu boobay baqdin awgeed.
🎉
Child abuse waaye, waxan. 13 year old girl. Subhana allah.
War maxaa igala soo doontay kulahaa ninkaan wàaba cabsi cabsi kulahaa Alasow waa cabsayey wlhi kkķķ
Asc
😂😂daahir calasow waa lagusogalay😂
Ilmaha hadey Kenya kudhashen dowlada Kenya haloshego walosocelindona ilmahasi wa Kenyan hatirahdo ilmahayga alshabab bukadhigeya
Daahir waa cabsaday 😅
Guùrka marqaati ayuu ubaahanyahay laakiin furiinku marqaati uma baahna hadaba maxkamada diinka habarato
Dahir iyo sixir maxaa kala heesta 😂😂😂
Acuudi😢
Kkkkkkkkkkkk fuley sanida🤣
Walhi dahir waad cabsatay
1 dolar. Lacagmiya
😅😅😅😅 daahir wacabsaday
Horta naagaha reerxamarku da,a jecelaa 13 ma iyadaa waxba kala og naa beenta jooji
Hadhow bey gabdhaha ajnabiga guursada caayi Somalidu... Wxa maalin walba ooyaaya oo dayacan waa gabadha uu nin Somali qabo.
Ajnabiga sidoo kale gabdho somaliyeed ayaa ilmaha laga'watey yurub ayey buuxaan qaarne alcohol iyo darogo ayey bareen.
Waxaa lageeyaa meel lagu tareerin'gareeyo si looga'saaro khamriga iyo daroogada.
Qaarne meesha ayey ku'dhintaan ilmahane waligood lama'siiyo.
Nimanka somaliyeed badanaa ilmaha naagta ayey u dhaafaan, khamro iyo aakolane ma'baraan.
Adiga ajnabi ayaa u socotaa ilmaha ayuu kaala'dhuumanaa, ajnabiga qaarkood ilmaha ayey naagaha kala'dhuuntaan.
Adiga bax soo arag cashar soo baro gabdhaha qaarkood dhibka ku soo dhacey weey ka'sheekeeyaan.
Runtaa weeye
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
War anakaa wax aragnay nin aad waa hore kala tagteen maxaa ka rabtaa walaaleey oo ugu tuugsanee ninaa iga xanuunsan haleey caawiyo kugu filan
Waxas lacagmiya
Bisinka
Kkkkkk waa cabsoday dahir nin aan cabsan waa loo cabsada