War Islaantaan waxan lee yahay kuwan was group mafia weye iskaga carar 😅 Oo ninkaagii hore si hoose ula hadal Nin casino iyo qamaar kuu sheegay in lacagta looga helay wax ka cuni mayside
Usa miyaa dulmi ka jiraa Ala been badanaa mindhicir hadii lagaa soo saaro oo la jar jaro miyey hadli laheed taa wax soconaysa maaha war maxkamadaan waa falso aduunka ma aqoon Sano waxaa sheegaysaan wax ka jiro malaha war waxaa dunida yey idinku maqal
😮😮😮😮😮WOW😮😮😮😮😮
Daahirow weydii Ciise Ali baan Osman Mohamuud kaahay bey tiri who is Ciise Ali
Muuse Islam ayey tiri
27:34
11¹q1😅😅😅😅@@mohammedali6011
Waa mafiyo ninkan bismilaaahi
Maxamed siyaad baare ayuu cod eeg yahay ninka
Waa saaran yahay masawirkii
Waa nin reer baadiyah reer mudug waa maafiyo xoolaheedi ayuu cunay
Waad khaldan tahay reer mudug oo dhami tuug mada aha ee jooji Necaybka iyo Aflagaada xiqdiga Necayb kaa aad u qabtid qabiil sharafta badan
Adigaa u egg mid aan waxwa kala ogeen, ee Edeb yeelo.
Iyaah aboo
Walalahaga soomalideed waxaanka codsanayaa numbarka dairy cslasow
Daahir walaahi rag Ragdhali waaye
Ilaahaw Somalida u gar gaar way barbe eene
Bidaar weeni soqabtaa
Asc waa darwiish reserfi.earia garsoore daahir calasaw ninka uraadiya llakin balanta dhakhtarka kacaawiya gabadha walaasheen
Dhac miyaa😊😊😊😊😊😅😅😮
War Islaantaan waxan lee yahay kuwan was group mafia weye iskaga carar 😅
Oo ninkaagii hore si hoose ula hadal
Nin casino iyo qamaar kuu sheegay in lacagta looga helay wax ka cuni mayside
Asc
Kkkkkkkk
Waa rental daahir
Jah what kind maxkamd are you 😂🎉
Balwada udhiman waa maxay
Hadii u jaadka Cuno
Qurbaha balayo kawaran baa la cuna sidasay u ledahay jaad uun buu cunaa
😂😂😂😂😂😂😂😂 war naagti been badana Cisman maxmuud ciise ali wax ladho ma jiro agah
Subxaanalah
qurafaadka ay jaahilaadu shuubayso dadba run moodaaya walaahi wan qoslay yaabka adunka
😊😊😅
Alg akh akh maxakamad baa Iska ba dey akh akh
Waxbadba dad u Kala qoreysaye Mad mgcyada Mel ku qoratid wadiga magaca un ku jirtide
50jir 70jir eryanaya waa dameer
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Momad waa qof reer magaal asagan reer baadiya ah haweenkii soomaaliyeed wax kagu dhameyey qabyaalad
Mamadu awalba bay khaldantey ciyaal suuq baa helay maamooyinka wiilashaan yar tar ha Iska dhaafaan
Miyuu yar yahay waa imisa jir.
Waar islaanta haday run sheegayso caliyow xoolaheeda iska sii waa qof wayn yaan il kugu dhicin
Ninkaan waa naarsistick oo isla wayni ayaa ku jirta.
Naarsistick ma Qolka banatul muxsinaad ku baratay qolka 57
Ee group ka America 🇺🇸
Naarsistick ma Qolka banatul muxsinaad ku baratay qolka 57
Ee group ka America 🇺🇸
Maraykan bisaarad baa ka jidha lacagtaa sida ay u helayso way adagtahay
Aniga ayaa iga maqan ee iga sooqaa
Geeda naxay tahay
Usa miyaa dulmi ka jiraa Ala been badanaa mindhicir hadii lagaa soo saaro oo la jar jaro miyey hadli laheed taa wax soconaysa maaha war maxkamadaan waa falso aduunka ma aqoon Sano waxaa sheegaysaan wax ka jiro malaha war waxaa dunida yey idinku maqal
Isoo qawo daaahir
Daahi calasow sadaqada waxaya ku wanaaga santaye qarasoodiga laakii maaha halaya arako halaya maqalo maaha