Salaad darbi Iyo Safarkiisii Soomaaliya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 кві 2019
  • Salaad darbi Iyo Safarkiisii Soomaaliya

КОМЕНТАРІ • 34

  • @ladameahmed7254
    @ladameahmed7254 5 років тому +1

    Waaa Legend Somaliyeed Nabad&Nolol ha soo dhoweeyan fanaanka Qaran

  • @tusmosamochannel5294
    @tusmosamochannel5294 5 років тому +2

    Kow dowlda waxaan dhihi lahaaninkaan waan nin qarane wixii uu dakja u yimid haloo sameeyo.
    Waa nin qaaday heeso ciidanka lagu dhiiri geliyo iyo dalkaba .
    Tanlabaad. Salaad waxaan dhihi lahaay adeer xaga diinta iyo masaajidka u bado .
    Waa iga talo

  • @salmaanabdi9462
    @salmaanabdi9462 3 роки тому

    Fanan aan jecelahay salad darbi lipaax labo ma ahan 💙💙

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 5 років тому +1

    Ala fanaanka galab asagoo isgoyska dabka maraayo baan arkay Viva xamar cadeey 😍😍

  • @aragsanhirsi3366
    @aragsanhirsi3366 5 років тому +1

    Mashlllaah fanana soomaliyeed ooo qiimo qaayo leh noolaaw

  • @Abdi-uy1kh
    @Abdi-uy1kh 5 років тому +5

    Ninkaan daris baan la ahaa in mudo sano. Laakiin ebidkay lama hadlin.Wiilkiis baan saaxiib la ahaa. Wiil maashallah ah waayo oo nin maraykaan ah soo islaamiyay.

    • @mustafahassan8253
      @mustafahassan8253 5 років тому +3

      Waa wiil aad u fican waxayse kasii wanaagsanaan lahayd ilaahay qeyr hasiiye in uu aaabahiis kala taliyo inuuu ka towbadkeeno Heesaha. allaha soo hadeeyo.

    • @ciyowcassio3764
      @ciyowcassio3764 5 років тому

      You miss your chance to see the legend man

  • @bintunaada365
    @bintunaada365 5 років тому +1

    Wah gabar ayaan ba moodayay

  • @ahmedkaaraan9991
    @ahmedkaaraan9991 5 років тому +1

    Fanaan qaaliya allaha ku xifdiyo

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 4 роки тому

    Salad darbi ilahay cimri dheeer allah haku siiyo adero
    Mesha hesaho lasoo jarjaray ku qadayo waa dhusmreb hoygiisii uu ku dashay

  • @cismaanmaxamed9569
    @cismaanmaxamed9569 5 років тому +1

    Subxanallah eed maleh yartaniyoo quraankaa cadeeyay ceeynkeeda ookale lacadaabi maayee wlhi fanka waa halis erayadan ookale ayaa kuusoo dusaya

  • @dhuuxo5547
    @dhuuxo5547 5 років тому +2

    War salaad waxad joogtaa wakhtigii tusbaxa ee bal ALLAAH u noqo. Fanku waa jin ILLAAHOOW naga hay.

  • @jamaalyare5268
    @jamaalyare5268 3 роки тому

    Marka aad maqleeyso habargidir waa victory waa dad cajiib ah wlhi oo nuuc walba leh
    Salaad darbi
    Xasan aadan
    Sulfa
    Gen ceeydiid
    Shiiq boqol soon
    Macalin aadan ceeyroow
    Hhhhhhh waan idin ka danbeeyaa wlhi walaal

  • @quruxsomali7970
    @quruxsomali7970 5 років тому +2

    👱🏼‍♂️❤️darbi 😂

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 5 років тому

    Heesta barnajika ugu horeeysa isheega plz magaceeda

    • @nasrimohamad9484
      @nasrimohamad9484 5 років тому

      Heesta bilaawga jaala leey seeynab cige Baan umaleenaa inee laqadeso

  • @saafiomarcariif4044
    @saafiomarcariif4044 5 років тому

    Abti allah ku xafido

  • @abdifitahmohamedeenow9592
    @abdifitahmohamedeenow9592 4 роки тому

    Heesaha owqaaday waa heeso in lagu daydo ubaahan

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 5 років тому +1

    Wadaniga dalkiisa jecel isago qurbo ku noolaan kara halasoo dhàweeyo

  • @badarey4456
    @badarey4456 5 років тому

    Mahad sanidiin

  • @Cawedyare
    @Cawedyare 5 років тому +4

    Salaad darbi fanaan cod tolmoon oo haybad leh, Subscribe iisaara aan idiin saare, Comments igu reeba hoos

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 5 років тому

      Naasir Awed NAA waankuusaaraa wloo iisaar adne

    • @Cawedyare
      @Cawedyare 5 років тому

      Okay ana kuu saray

  • @badarey4456
    @badarey4456 5 років тому

    Fadlan kanaanlka dalsoor
    Wareysiga oo dhameestiran sogalsha midkaan cod malahan intahore moyeee

  • @abduwahabosman1909
    @abduwahabosman1909 3 роки тому

    Ar heesta bilowga yaa magaceeda ii sheega

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 років тому

    waqdiguu sheekayo waa waqdi xun cuqubadii kadhalaydayna wadan wali kahari la soomaliya wixi balayada nagu bilaabay ilaahay madaxooda haka shubo masiibadan wili dhacaysa

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 5 років тому

    Yaa ii sheegi karo salad darbi ma tiyaatarku rabaa inuu maamule ka noqdo

    • @xumoow221
      @xumoow221 4 роки тому

      Maya ee waxow raba guri ow asiga leeyahay oo ku yaala xamar oo laga haysto ee tiyaatarka ma rabyo

    • @jamaalyare5268
      @jamaalyare5268 3 роки тому

      @@xumoow221 war ninkaan cid guri ka heeysan karto ma leh waa habargidir kkkkk