Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxay Tahay Arinta Kusoo Korartay Qaraxii Xalay ka Dhacay Muqdisho?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лип 2024
  • Arimo culus oo ka soo kordhay Maqaayadii uu qaraxa ka dhacay, Dhimashada iyo Dhaawaca oo kordhay iyo Waa side jawiga Maqaayada?

КОМЕНТАРІ • 15

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj Місяць тому +3

    😢😢😢illaahaw rabaw raxmaanaw wixii ka danbeeyey nooga jar
    Illaahaw waad na aragtaa maalin kasta dhalinyaro ayaa dhimanaysa.
    Illaahaw libaaxyo na hogaamiya noo soo saar, oo wadakayga ka saar Xalanle iyo imraadka iyo marykan iyo Arsenal, ilaahaw na badbaadi oo na midee

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Місяць тому

    Subxana Allah Allah unaxariisto intii ku dhimatay inta dhaawacana Allah ubooga dhayo

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому +1

    xasan gurguurte xabaala qufe tana ma ku soo biirtay😮😮😮😮

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Місяць тому

    Dawlada waa cadawga somaali illaahay hakashifo oodalka hadhafsiyo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Місяць тому

    Dad kii waa dhamaadey

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Місяць тому

    Illahey ha naga qabto kuwa aan ogoleyn nabadeena

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p Місяць тому

    Subxanallah

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Місяць тому

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicok naftii iyo maalkii shacabka solmaaliyeed waxaa lagu bededha marqaan tuuga nimo nadaafadiina Allah cadaabo tuu g

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Місяць тому

    Somali nabad Qeyr qabto inshallah 😢

    • @axmadomar3331
      @axmadomar3331 Місяць тому

      Wiligeeeda ladhihijiray somali nawad Allah hasiiyo dad muslim ayaga isdilayan cadow ayaa kafaideysanayo oo wadanka dhaxjoogo subxanallah war somaliyeey inteee usocotiiin

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Місяць тому

    حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوه الا بالله

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b Місяць тому

    Alshabab waaye waxa saan wax yeelayee maa layska celiyo mise waa laga cabsanaa wlhi nin walba asagoo cabsanaa ayaa la dilaa kuwaas cadowga somaliyed wlltinimo maleh somalinimo maleh waa cadow ka daran ithopianka maanta nama Soo haweysateen ithopia hadowsan shabab halyaayadeenii ay xasuuqin waa in loo midoobaa oo la tirtiraa magacooda iyo fikirkoodaba qawaarigta umadeena ragaadisay

  • @Qaali12
    @Qaali12 Місяць тому

    Dal dadkisa dhisa, shacabka somaliyed waxan u rajaynaya in’ay iska qabtan kuwa cadawga si wadajir’ah, intay eed laso tagnan lahayn malin walba 😢

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Місяць тому

    Subxaaanalllah

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 Місяць тому

    Asc walaalayaal waxaan fahmi waayey in meel ganacsi oo u dhow xarumaha dowladda la qarxiyo.waa nasiib daro in dowlada iyo shabaabka isku milmaan.waxaana u da.liil aha.madaxweyne iyo ra.iisulwaraare midna kama hadlin😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢