Sida sheikh asluub laan, kuu ammaanayaayo Sida udugga dooggaan, kuu imaansadaayo Sida oogadaydaan, kuu ilaaliyaayoo Sidi nebbi ayuub baan, adi kuu samraayoo Sidii abuu hurayraan, kuu aaminaayoo Adigiyo naftaydaan, uunku ugu jeclaaye, Waalidkii ku abaabshaa, idhaa nabad ha waaree Alle waxaan ka tuugaa, ifka inaad ku raagtee,.... Adiguna aqoonso, ila dheehoo dhankaaga ogow!....❤ Salaad Maxamed Shardi (Salaad Derbi) ❤
Waryaara hee show Boqorka kabanka wa xasan Great run ahaanti aad baan ula cajabay gacantiisa cajiiba iyo sida uu Kuu gaarsiiyano kabanka Ilaahy ha unaxariisto Billadaas isaga ayaa mudnaa ❤
Waxaan soo dhageystay wareysi uu bixiyay Salaad, markaas ayaan kusoo arkay ereyo aan ku jirin kuwi aan dhageysan jireen. Sidaas ayaan usoo baadi doonay, chanalkaan ayaanan ka helay asalki. Mahad
Waxaan maqlay in tubeec yiri "hadii salaad derbi fanka daacad u ahaan lahaa la ima yidhaahdeen boqorka codka " Waxa la sheega in Ninkani Fanku aanu talax tag ka ahayn ee uu Necbaa hadana Waaqicigu uu fari jiray inuu ku nafiso
Sida sheikh asluub laan, kuu ammaanayaayo
Sida udugga dooggaan, kuu imaansadaayo
Sida oogadaydaan, kuu ilaaliyaayoo
Sidi nebbi ayuub baan, adi kuu samraayoo
Sidii abuu hurayraan, kuu aaminaayoo
Adigiyo naftaydaan, uunku ugu jeclaaye,
Waalidkii ku abaabshaa, idhaa nabad ha waaree
Alle waxaan ka tuugaa, ifka inaad ku raagtee,....
Adiguna aqoonso, ila dheehoo dhankaaga ogow!....❤
Salaad Maxamed Shardi (Salaad Derbi) ❤
Waryaara hee show Boqorka kabanka wa xasan Great run ahaanti aad baan ula cajabay gacantiisa cajiiba iyo sida uu Kuu gaarsiiyano kabanka Ilaahy ha unaxariisto Billadaas isaga ayaa mudnaa ❤
Ereyada iyo laxanka kawaran cajiib singub ahun
Kabanka waa ustaad xasan sabriye xasan gareet Allh ku xafido ustaad
Salaad Maxamed Shardi (Salaad Darbi) waa fannaan isku darsaday cod macaan, heybad iyo asluub wanaag cimriga Allaha u barakeeyee. Heestan waxay ka mid aheyd riwaayaddii "Xuud baa Liqay Jaceylki" ee lahaa abwaankii weynaa AUNtee Maxamuud C/laahi (Sangub) billowgii 1975ki. Riwaayaddaas waxaa actorka 1aad ka ahaa Salaad Darbi waxaana actress ka aheyd Zeynab Cige
🎵🎵🎵🎵🇸🇴🌹🌹🌹✅ waa hees aad u wanaagsan
Gacanta kabanka yaad ka dhigtay?
Aad iyo aad wll gacanta kamanka caadimaaha isku meel Ayaan u socona sxb hhhh
Alle waxaan ka tuugaa
Ifka inaad ku raagto
Old Is Gold ❤
Hees iyo badh iga dhe cod iyo kaban qaaliya oo is helay
Abwaan sangub allaha u naxariisto bal eeg sida fanka leh ee urogrogayo erayada uguna baashaalayo iyo sida uu isagu xirayo tusaalaha iyo halkuu doonayo wuxuu ahaa cabqari xikmad badan
❤❤axyaa wiil❤❤ muxuu bartay sida loo tumo❤❤
Waxaan soo dhageystay wareysi uu bixiyay Salaad, markaas ayaan kusoo arkay ereyo aan ku jirin kuwi aan dhageysan jireen. Sidaas ayaan usoo baadi doonay, chanalkaan ayaanan ka helay asalki. Mahad
waxaan ahay ilxun lama tusaanooo
Waa waxkale
Asxaabtada aad iyo aad ayaad u mahadsantahiin ❤❤❤❤
Like and share share and subscrine ❤❤❤❤❤
Thanks alot
Who listing 2024😢
Yaaba maqnaan kara? Raaxayso saaxib 😊😅
Erayadii Abwaan SANGUB AHN
Weligey ma maqal heeskaan oo kaban ah sxb
Anba ma maqal kadib Maanta inyar oo goos goosa ku arkay tiktok sidaas usoo raadiyey hhhhh
xayaa. salaad darbi
❤
Waxaan maqlay in tubeec yiri "hadii salaad derbi fanka daacad u ahaan lahaa la ima yidhaahdeen boqorka codka "
Waxa la sheega in Ninkani Fanku aanu talax tag ka ahayn ee uu Necbaa hadana Waaqicigu uu fari jiray inuu ku nafiso
@meegaal