Wax Yar ka Hor Duulaanka Ruushka | Yukrayn Sidaad u Malaynayso Ma ahan
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Waxan ahay wiil somaliyeed oo ubahan 40 qof Inay iso ducayso muraad baan leyahay In ilahay igu guulaysiyo kaliya duco mahadsanid Omar inshar
Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll 🤲
Aamiin wll
Aamiin
Aamiin ya rabi
Amin
Dagaal faaido malahan qasaaro laga dhaxlaa lakiin waxaan ilahay ka baryaa in musliminta meesha ku nool ilahay badbadiyo 🤲
Amiin
Ogaansho is the best channel somalia ustaad cumar inshaar the legend 🇸🇴🙌👏❤👌💙
Omar inshaar Waa youtuberka keliya Ee aan odhan karo Wuxuu u qalmaa 10M .
Mahadsanid ustaad
Yes wuu uqalmaa
Wiligee youtoper mataageerin ogaansho maahine
Walal allaah dambigaaga
Dhaafo aduun iyo aakhiro
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
Waxaa lasoo gaaray xilligii waxa awood sheegto oo dhan oo aan Allah ka aheyn ay iyagu gacmahooda isku baabi'in lahaayeen Russia kibir iyo is qaadkii uu ku jabi lahaa aya ka muuqdo sida ku dhacaday mareykan kadib markii uu gardarro ugu duulay ciiraaq iyo afganistaan ee dadow aan Allh u laabanno aduunyadana Ilaah aya leh malaha ruush mana laha mareykan iyo cid kale toona ☝️
Excited idea 💡
Sax
Sax waa saa sheegtay
Ogaansho turkey ilaa greege dhalintii somalida way ku leeden , waxaana kasocda meesha tahriibkii Libya mataankiisi , waa xaalad argagax leh maqaal ay safaradu siidaysay waxay ku sheegen in sanadki 2021 6k oo Somali ah xabsiyada turkey lagu xidhay , fadlan qodobka kaso hadal , Kana baraaruji waalidiinta Somalida musiibadan
hye wll
Anagii joognay aakasoocararnay dhalinta naftoda iney halis ugiliyaanmaaha
Somali hadaan nahay aaway amiga Somalinimada
Cumar inshaarow wll Marka hore waan ku salaamay
Marka XIGA duulaanka DHACAYA ilaahaybaa og waxa ay ku danbayn DOONTO, inagu islaam ayaynu nahay waxa aynu ognahay in dagaalka 3aad ee ADUUNKU aanu dhici doonin ilaa wixii alle inoo sheegay EE ka horaynayey mooyee
Gaalo isku jabtay waa filin aan daawan doono insha allah
Waar gab hayska siiyaan mar haday xabashida oo somalida loolan ka dhexeeyay kana dhaxeeya kana dhaxayndoona waligood ay lasoo safteen iyaguna haysku baabaaan ooo sida jaxiimada haysku riiqmaaaaaan🤲😇
"Daalimku ma guulaysto waligii" illaahay ayaa sidaa ku sheegay kallaamkiisa musharafka ah, waxan u rajaynayaa shacabka yukrayn in ay guulaysan doonaan
war dagaalka ha dhaco bal , si yurub ay u gasho dagaal
Maxaad ugu rajaynaysaa adiga kaaa galay
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
"Our Ogaansho News is better than international News!!"
Ogaansho waa kanaal xaqiiqdii dhig ama lamid ah kanaalada aan youtube ka daawday sida step News iyo Kuwa kale..mahadsanidiin ogaansho caqli waxbdn akhriyay
Mahdsanid legend 🙌 Omar ogansho
Waxan jecalhy sida wacn ee aad wax nogu soo gudbiso ✌💫
Mashallah peace upon you too my dear brother welcome back😊
Ogaansho legend always legend ❤
Rushka waa dowlad awood leh nala joojin karin beri baa somaliya awood laheed balse qabiil baa kala jibiyay comeback somaliya🇸🇴🥰
Insha allah 🤲🥺
Akhri 33subhanaallah
33Alahuakbar
33 Alxamdulilah
Akhri salaada kadib
HHHHH ALLAA KARIIM
Mid bot 🤖 ah baa qoraalkan kaso kobiyeeyay kor un u soco waad arki😂😂
Shukran OGAANSHO, Ukraine waa in ay la timaadaa fikirka Sweden mid la mid ah, waayo ma aha in Ukraine noqoto meel Reer-galbeedku ka dhigto gaashaan ama god Russia loogusoo dhuunto oo halis ku noqon karta amniga Russia, sida ay ugu adeegan jireen Turkey,
ASc wall ogaansho wxaan kaa codsanayaa inaad ka hadasho qarniga waalida moobilka iyo dhibaatooyinka uu ugeesanayo wallaallaha soomaaliyeed kaasoo waqtugoodu inta badan ku dhumiyaan xitaa aniga aad buu ii dhibay fadlan ka hadal j.a👏
Musharaxa burka inta Soo xasuustay qamadiga markay maqashay waaba nin wax badan ninkaas musharaxa burka liketa igu qabta
Inta jecel nabiga scw ❤
Shukran brother
Wax nagama galin gaalo isdagaaleysa ALLE muslimiinta ha inoo badbaadiyo
Allh ha nugu amaansado dhaamaan somalida ku sugan ukrain🇺🇦🤲
Dhaman gadala illahey ha soo hanoniyo aamiin yaa rabi 🤲
Alla walhi ardey ba naga joogto allow naga qabo istubidkaaas kna badbaadi ardeydeenaas
Brother: & SISTER: MA ISWEYDIISEEN MR : BUUTIN XATAA IN ASAGA LAGU SOO DUULEY OO LAGU GAMBANAAYO YUKREEN NINKA UGU TUNKA WEYN UU YAHEY MARAYKAN IYO INGIRIIS & DHAMAAN YURUB DABADHILUFKOODA WAXAN JECLAAN LAHAA SIR IN AAN IDIIN SHEEGO LAAKIIN MA AWOODO IN AAN HALKAN KUSOO QIRO LAAKIIN SHARCIGA IIMA OGOLO ALLAH WAXAN KA BARYEYNAA CAAFIMAAD IYO NABADGELYO BUUXDO DHAMAANTEEN AAMIIN YAA RABI
Waa muhiim baranamijada waqtiga aad kusoo aadiso, waayo si here sara ah ayeey kuugu soconayaan,
Daalimka Putin layiraahdo isga iyo Dowladiisa ee muslimiiin badan xasuuqey, ilaahy haku jabiyo weerarkan,
Hana kayeelo dagaalkan keey daalimiintu kubaabi'i lahaayeen
First from LA Sool🇸🇴
Me too From Las canod weLiPa Geedka doqonka fadhiYaaaa Awoowe😆😆😆😆
@@maxamedlaaskaawi waa ban ku arkaa
@@zakariagoh6687 ciyaarta iga dhaaf baro 😆
OGaansho best 👌 youtuber keep going legend 👏 🙌 ✊
Ukraine 🇺🇦 guul Russia 🇷🇺 masiibo ha ku dhacdo putin iyo ciidankiisa waa kuwii dalka Syria 🇸🇾 burburiyay oo muslimiintii ☪️ baa biyay dagaalka ilaahay haku jabiyo
Ukrain waxay kamid tahay dalalka mareekanka kacaawiyay inay suuduulaamaan dalka ciraaq
Ustaad igula salli xbbkenna scw
اميييبن🤲🏼 يا ربي, allahu akbar
Allah ha'ku xafido adduun iyo Aakhiro 🤲 waad Ku mahadsantahay 👍
إلا ماشاء الله
Wax aan alle idmin ma dhici doonan way is daalinayaan alll illahe haka amaansado all Muslim around the world
Omar inzhar legend keep going brother 👍 ❤
Omar inshar legend of legend brother madaxa noo saaran tahy
Ukraine waxaa joogta walaashey iga weyn oo aan aduunka ugu jeclahay ilaahay dhib haka haayo 🤲🤲🤲
Insh alh wll somali badan ayaa ku jognaa ukraine 🇺🇦 alah naga badbaadiyo
Mahadsanid walaal wax fiicanbaad soogudbisay cumar inshaar
guulayso adi iyo wlaalaha kugu xiran.
Alle ha isku jabiyo caalam ka haburburo anagaba waan burbursanahay daahiroda dhaadher ka wxba inooma sheegayaaan
wax kasta oo aad jeceshay ilaahey ha kuu fududeeyo
Dar ilaahey noogu soo biir 😓😰
Insha Allah
Qofku ugu horeyey shukran abu feysal
Ilaahay hakabadbaadiyo
Dalkaas iyo ummada muslimiinta ah ee kunool
Wadaans ukraine 🇺🇦
Cumar waanku salaamay
Mahadsanid walaal cumar inshaar
Ilaahay qabooji dagaalka udhexeeya legend cumar inshar
Waad Mahad Santahay cumar ogaansho
Arday soomaaliyeed ayaa joogta yugreeyn allaha ku badbaadiyo
Thanks Legend👍🏻👍🏻 Omar
ماشاءالله يا أخي عمر انشار
Mahadsanid mr cumar
Mahadsanid wll one love
Yallah gafkeena iyo geerideena hakulmin
Qayb labaad please labaad wll cumar MOHAMMED inshar 🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴
Shukran
Oganaasho my role model 💯✨🤴🥰✊
Alaha khaatumada khyr ha inoogu khatumo dhmnteenba
16 Biisha wax dhcay wan arkeyna mudne omar insha🌹💌
Another level 1hours 9k views hablayo wll cumar inshaar ✌️👌
Ukraine 🇺🇦 iyo Russia 🇷🇺 waa walaalo sidoo kale waxay ka mid ahaayeen midowga sofiyeet sidaasi daraadeed annaga wax naga galay ma ahan haddii ay isdagaalayaan ayaga ayay u taala
Cumar adigoo noshegayo anaga Africa ahaan faaidada io qasaraha uu leyahay noo sheg
Qamidida ay un idin siiso idinka goaysa
Msha alah macalin omar
Mahadsanid
اللهم اعودبك من شره
Walal waan ku faraxsanahay
In dagaalku dhaco oo yurub bur burto
Waa guul islaamka usoo hoyotay
Craxmaanow sheekh cabdi ayuub 1920 waakii gabaygiisu ahaa
Gidigii inuu ruushku muslimay
Uunka maqashiiya umadii rasuulkaay
Mulxidiintii iyo kuubaanbaa diinta
Maamuli waliba mahayee
Haduu miskool
Kuugu jiro Mar sooceli
Inta dhiman adiyo asxaabta
Casir wanagsan 🤟😎
Masha Allah
daawadaha ugu horeeyo baan noqday maanta cumar inshar
Ku saliya xabbkena suuban s c w
Seledda Quudinta suufiyeedka
Waa erey aad ugu haboon
Aniga waan taagersanahay duulanka buntin ee Ukraine
Firts comment waxa tahay mid wanagsan guul wcn❤️
Wll omar barnaamijka som cast 4 ku soo dar fadlan allah ku fududeyo soo diyarintiisa aamiin i.a haduuu allah idmo
Wcs ustad omar inshar maalin wanaagsan🌺🖐
Wll Allaha ku barakeeyo maskaxda❣💋
Adeer waa 2 cadaw ee Allaah ha iskujabiyo nooma kalasokeeyaane
Allaha kala qaboojiyo. Illahay wuxuu na keenay calooshooda.
Ma ruushka jogta walal
M.a wll cumar inshaar si fcn nogu sharaxday
Omar inzhar legend keep going 💪🥰
Omar inshaar 🥰🥰🥰. Legend 👏 waxaan sugayey kasoo hadashay🥰🥰
Dawlada Soomaaliyana🇸🇴 waa inaay ku duushaa maamulka soomaalilaan ee Soomaalidiidka ah
Soo duula dheh dagaal aad faraha kaga gubataan oo ka qoomamaysaan baad arkiye. Kk
wcs , wanaagsan wll , waad ku mahadsan tahay update ka dagaalka laga filan karro xulufada Ukraine vs Russia
Keep going
Muhimada/maha /inada
Istirahda
wad wanagsan😃
@tahay
Balse wa inad wanaga
...............wadadesi 🏃
.... marta
Omar aniga ugu horeeyo manta wa iifarxad
Legend always Legend
M.a hormar wcn wll qaaliya 👊❤💯
Greating you from Canada wll
Keep going omar inshar
Ilaahay ha ka qabto
walaal inshaar maad ereyadan carabiga mad ereybixin somali uradisid
Ninkani miyuu sheekeeya mise waxbuu soo gudbiyaa. Maan-maal channel la yidhii bal soo yara eega iyo ninkaasi siduu Af-soomaliga hodanka wax ugu soo gudbiyo.
Ukran
Ana somaray 2007
Sanad ayaan ku xidhna .
Jeel.lagar la dhaho oo xadka europ ku taal loganiska iyo vinisa odaysa .
Keive
Waa wadan wayn wa run .
Asal ahaana waa ruush waa dad walalo ah asalkoodu.
Dagaalka ukrain ma sahlana
Wan idin salaamay 😘🥰