Insha alaahu malaayiin yaxye oo kalaa jooga aduunka walina la isma gaadhi wax na maalin dhaw u furmidoona muslimiint farj uga iman doona xag falastiin.
ASC Waa idin salamay Bahda Barnamijka Wacyi somali TV. IYO SH. ABDURAHAMN BASHIIR ALKAHA KA RAALI NOQDO Waxa an rabaa in aan weydiyo, qoyska Boqrtoyada Sacudiga iyo kuwa Imaradka dubai Malaga yabaa in ay yihin Asal ahaan Yahuudi Mesha Lagu beeray Dadka xukunka xaqa u lahana laga saray marka igaga soo jawaba waana mahadsantihin
رحمه الله وتقبله في الشهداء والصالحين استشهد يحيى السنوار أبو إبراهيم مقبلاً غير مدبر مقاتلاً عن أرضه 🇵🇸✌️وشعبه وحقه فوق الأرض وبين رجاله ومع صفوف مقاتليه استشهد وهو يرتدي جعبته وكوفيته وبندقيته.. لم يكن مختبئًا في نفق تحت الأرض ولم يتخذ الأسرى دروعًا بشرية..
Sinwaar waxaa dilay madaxda muslimiinta aduunka ay ugu horeeyaan middle East madaxdooda. Waxaa baniaadamnimada dilay ama xaquuqal baniaadamka usa, UK, & dhamaan kuwa taageero sahnuuniyada,
Ninkan wariyha ahi Sheekha miyuu waraysanayaa, mise isaga ayaa waramaya? Dhawr jeer oo horana sidan oo kale ayuu u dhaqmayay. Fadlan sheekha hadalka u daa ha dhameeyo su'aasha aad waydiisay, kadibna su'aasha kale waydii.
Mashallah sh. Cabduraxman bashiir
Intii ka horeysay ee la dilay mahaysaa dab u bakhtiyey sinwarna waa laga soo kaban halgankuna wuu socon iinshaa allaah
Dhiig cusub ayaa soo gali doona falastiin geesi walba oo la dilana waxay ka sii qaadi doonaan Adadayg iyo Caqiido ❤❤❤❤
❤❤❤❤ masha allah sh.C.R Bshr cabqari culus+ mufti,,,,,,kusoco libaax isiiiiiiii sisinta iimey wariye adna salaansare
L😊😊
😊
Insha alaahu malaayiin yaxye oo kalaa jooga aduunka walina la isma gaadhi wax na maalin dhaw u furmidoona muslimiint farj uga iman doona xag falastiin.
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
Scw Scw Scw 🎉Scw
Ilaahey haka Aqbalo shahaadadooda
Masha Allah Tabaaraka Laah Sheikh Abdurahman BASHIR
Allah siiyo shahaadadiisa si qurux badan ayuu uga baxay adunkan
Thank you for updating us. Thank you sh Abdirahman and the Chanel
Calanka calanka nijaasta ka kor qaada nacaladaas ayaga iyo calankooda inee jiraan ma aaminsaninee 😏🫶🇵🇸🫀❤️
Maasha allaah shiikhu waa cilmi baadhe culus oo arti dheer
اللهم يرحمه يحي السنوات
Mujaahidkeyni wuu guuleestay Illahey iyo anbiyadiisa ayuu aaday xagooda
Allah Yarxamhum🤲
Masha Allah the Sheikh very much clear he's historian
Yaa rabi nasrigaaga u soo deji umada islaamkaa maanta xaladu wey culustahay yaa rabi cajil nasraka shacbal falastiin
Shiikh alle hakubarakeeyo walalaha flastiina alle guusha hasiiyo shahiid yaxya sinwarna rabi shahadadiisa alle haka aqbalo
Allaha u wada naxariisto amin amin amin yaa rabi
Maashaa Allaah sheekh si layaab leh ayaad uga hadashay mowduuca waad kumahadsan tahay
Saaxiib sheekha u yar daa hadalka ha dhamayato warkiisee waad kala yar boodaysa
Hadey ogan lahayen waxey isku dayi lahayen iney nolol ku qabsadan oo manta ey ku fani lahayen ama sidii sheq xasan nasrulaah ayey udili lahayen oo faan ayey unoqon lahed ama sirdonkoda uu so ogan laha rer galbed dhan sirdonkisa qasey wada jogan iney asaga helan ama dadka kamaqan mana ku guuleysan arbaco ayey dilen qamiis ayey qaten medkisa ayago kashakisan oo ay lahayen qof asaga u eg ayaan dilnay waan so bareyna manta meshey ku fanayan muslinka ayaga ha farxan lakiin ceeb ayey ku noqotey sidey udilen jano fardosa aclaa alaha geyo shahadadisa allaha ka aqbalo aaaamiin yarabi.
Maşha allah, best youtube
Raximullah Yaxye sinwar geesigii ama 🦁libaaxii Reer Qasa io kuligood xornima Dagaalkii falastiin illahay janatull fardows aclaa ha geeyo guushana ha siiyo walaleheen Reer falastiin 🇵🇸🇸🇴❤️
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
Guul inshalah
Allah ha u naxariisto yaxye sinwar
Allaha Unaxaristo Ameen Ameen Yahye Sinwaar
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جنانه يارب العالمين 😢
ALE HA UNAXARIISTO GEEESI AYUU AHAA YAHYE SINWAR ALLE JANOOYINKISA HAKU CASUUMO YAXYE SINWAAR
ASC
Waa idin salamay Bahda Barnamijka Wacyi somali TV. IYO SH. ABDURAHAMN BASHIIR ALKAHA KA RAALI NOQDO Waxa an rabaa in aan weydiyo, qoyska Boqrtoyada Sacudiga iyo kuwa Imaradka dubai Malaga yabaa in ay yihin Asal ahaan Yahuudi Mesha Lagu beeray Dadka xukunka xaqa u lahana laga saray marka igaga soo jawaba waana mahadsantihin
Illhow unaxariso 😢😢
So qawo sheikh Shuceyb
Yahya wuxuu ahaa hamza hii qarniqaa
Alle ha unaxaristo
MashAlh waa mujaahid Alle yaa arxama
Allah,haunaxariist,yxye,siwaar,aayaaa,banality,Donna,mujaahid,siwaar,waa,suaal,Ann,waydinayaa,sheikh,bashiir
Illaahay ha u wada naxariisto dhamaantood
War.guulaysan.doonaandalkoodana.way.xoraysan.doonaan.dadkii.lashaqayn.jiray.maanta.waa.waayo.arag.iinsha.allaah.way.guulaysanayaan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa laga maarmayay in calanka yahuudda la dulsaaro kan shuhaadada falastiin. Halkan waraysiga lagu qaadayo.
dawladaha khaliysha ee xataa naxariista uqadiin yaxye siiwaar dawaanaayaa caruurtaa falastii eesaaslogalayo maxaykagaa duwanyihiin yuhuudaa soowuu kamaxagjiran
Awlab wahaabiyo iyo yahuda isku mid beey ahyaaen
illaahay janadiisa fardowsa hako casumo ishallaah
Masha Allah
Allaha u naxariisto
Allaha unaxaristo yaxya sinar iyo mujahidinta oo dhamantod Amiin Amiin 😢
Asc wllky
Sheekh maxamuudoow
Waxaan wataa hal cod si
Fadlan ii tix gali
Waxaan kamid ahay dadka aadka ugu xidhan chanalka
Codsi gaygu waa
falan qaynta sheekha
Marka uu sharaxayo
Mawduuca ama uu
Fikirkiisa iyo afkaarta
Dadka siyaasada aduunka falan
Qeeyo uu soo uruuriyay fikirkooda
Haka dhex galin waayo ani ahaan
Raalibaan ka ahay in wakhtigu dheeraado plaese
Codsigaa ii tixgali waayo sheekha
Aadbaan ujeclahay iyo adiga sida
Aad su,aalaha uwaydiiso
Dadkana intii igu raacsan
Ha igu soo biirto?🙏🫵
Sax
Waan Lula qabaa
رحمه الله وتقبله في الشهداء والصالحين
استشهد يحيى السنوار أبو إبراهيم مقبلاً غير مدبر
مقاتلاً عن أرضه 🇵🇸✌️وشعبه وحقه
فوق الأرض وبين رجاله ومع صفوف مقاتليه
استشهد وهو يرتدي جعبته وكوفيته وبندقيته..
لم يكن مختبئًا في نفق تحت الأرض ولم يتخذ الأسرى دروعًا بشرية..
Cajiib cilmi waakan shiikhaan caadi ma ahan wlh waa philosophy caadiyah
Asc shkh craxmaan
Alaha u naxariisto
Waa nasiib daro inaad inaad sara marisaan calanka israaiil
Alle naxariistii jano haka waraabiyo yahya sinwaar 😢
Allaha unaxariisto dhamaantood
innaa illaahi wannaa illaahay raa juun
Mufakirka Somaliga ah Iyo Aqoonyahanka Somaliga ahi Goormay Sida yahye zinwaar Iyo ragga Lamidka ah Ee aduunka Dadkooda Horumariyay Sidoodookle dadkooda Fikir Somali ah Uga soo bandhigi doonaan Una Tusi doonaan nolosha Rasmiga ah Iyo harumarku halkuu kujiro !!
Machaallah
Allah ya raxama
اللهم انصر اخواننا المقاومة وفي فلسطين ودمراليهود ومن يعينهم يارب العالمين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
Allow kuu naxariso
Alaha u naxsristo shahid yaxya sinawar ima shahada wa ima nasru
Please work on your audio quality jzk
asc sheik waa salamey .salan ka dib.waa kaftan sheik waxuu u ikaadey omer geel oo ah madaxweynah jabuuti,dhab can isuku fekrad ma han .sheekney waa daaci iyo mufer somali ah
Wa
Alee hawnaxaristo isga itobwaalidkay wllo kay iyo muslintii dhimatabaa ana ale hanooga daba naxariisto
Geesi garab waayay allaha Una xariisto
Allow unnaxariiso
Cadeen dilka yaxya sinweer sheikh hadii waa yahuud dabadhilif
Jihaadka weligiis is mabadalayo wuu socona
Yaaa
C’est une bonne chose.. qu’il soit éliminé et pour le reste on verra bien 😂❤
Ninka weriyaha,ah,madad ingirisah,Buulahadlay,waayabaye,yes yes ,maxuugujira?
Gaalo dhibka haysto waa diinta islaamka in ay joojiyaan isku daua sida alle kusheegay suuratu safa mana jooji karaan waa diinta aduunka ugu fidis bdn
يرحمك الله سيد طوفان يحي سنوار😢
Wa fican tihin lkn hal talo ... tayada codka hagajiya wayo guux bdn aya ku jira.
Shkh yaa badali kara oo u dhgma yaxay sinwaar oo buuxin kara
Suond system ka inaga hagaaji sheekh
Alllsh una xariisto wuxu ahaa geesi mujaahid ah waa nina difaacay dadkiis iiyo dhulkiis reer falastiin iilaahay ha u hiiliyo waa geesiyaal garab waayay aan isdhiibin Waxey wajaheen Dagaal gaalo dhan ah islaamka iyo carabtey hiil ka waayeen
Waan jeclahay inaa ni dAwaado lakin video ga woo dheryahay noso gabiya plz
Kkkkkkk, Sxb Samir la aantii Soomaalidaa Kaa Muuqata, Wax Aan Loo Dhug yeelan, Lagama Bugto, Jumca Mubarak
Sinwaar waxaa dilay madaxda muslimiinta aduunka ay ugu horeeyaan middle East madaxdooda.
Waxaa baniaadamnimada dilay ama xaquuqal baniaadamka usa, UK, & dhamaan kuwa taageero sahnuuniyada,
😢😢😢
.asc.sheq.abdiraxman.bashir..alah.ku.ilaaliyo.akhiro.adunba.
Waa khalad adigoo ruux wareysanayo inaad telefan ku mashquusho
Jaahil baad tahaye mobile-ka waxaa ugu diyaarsan qodobada (su'aalaha) uu ku weydiinayo sheekha
Sheekha hadalka kasug
PALESTINE weligeed waa jireysa 100lal oo YAXYA la mida dariqa uu furay ayaa mabda u ahan doonto
War iyo hadal wax tarimaayo e jihaadka gala
Cajiib
🤲🤲🇵🇸🇵🇸✌️☝️❤️
Shekh mufakir islamik yaxye wa shihid wa nol yahay
Calanka Israel EE Ku saraan shashada miyaad xayaysiinaysa bro
WAXBA ISMA BADALI DOONO MEEQA SINWAAR AYAA LA DILAY
يحي السنوار
Ninkan wariyha ahi Sheekha miyuu waraysanayaa, mise isaga ayaa waramaya? Dhawr jeer oo horana sidan oo kale ayuu u dhaqmayay. Fadlan sheekha hadalka u daa ha dhameeyo su'aasha aad waydiisay, kadibna su'aasha kale waydii.
Walalow maxaad islaamka falastiin adiga sheikh cadeen umahayaa dilka yaxya siwaar
Salaantii miyaa ilowday maanta
Codka iska hagaa jiya xogmaal media
Mohamed dayf ma dhiman wuu nool yahay asgu
Codka hala hagaajiyo xabeeb ayuu leeyahay..
Iyo maxaa biisata falastiin lasoo daayo
Maxbaismabadlayo waay kuwiladilay iyo waiskumid kiidhintana waxaabadalaya midlamidah amakaaqonbada
Walee waxa lala dagaalamayo xamaas ma ahan ee waa fikirka ay aaminsanyihiin arintaas shaydhaan netanyahu ayaa qiray markuu dhahay haday xamaas telaviv kaguulaysato wadamada dariska majiri doonaan..
Sidaas ayaa loobaahanyahy in lo jihaado