WIILKAAGA ABAHIIS WAC || UFF AMA WOW || AMIIRA QURUX FT MUNIIR AQAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    UA-camKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay UA-cam-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

КОМЕНТАРІ • 476

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +204

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Рік тому +29

    Muniir fikir aakugu darsado uf iyo waw waxaa ku sameesaa qofkaan iyo qofkaan mid uf dheh midna wow dheh markaas xiiso yeelanee hada wow lawada dhahaa❤❤❤❤ keep going libaaxeena ✅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +1

      abaa horta iamk lama soo qaban miyaa ani ma fiirsan jirina hada video gan iyo mid Ceyda ah uun baan fiirsaday 😅

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 Рік тому +26

    Muniir Malaisie 🇲🇾 wad kuso baxaysa ee haso noqon 😊

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Рік тому +44

    Mashaallah walalkey Muniir iyo walalshey Amiiri qurux so funny 😂😂 Hormar wacaan wll guuleyso 600k iinashaalah 🥰🥰🎉🎉 cimri dheer iyo caafimad Allah ku siiyo aamiin aamiin 🤲🤲farxad ku nolaw wll team 27 Allah idin xifidayo aamiin aamiin 🤲🤲🥰🥰🥰💯💯💯👍

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial Рік тому +40

    2 Legands Amiira qurux iyo Muniir🎉💪

  • @feykaboy
    @feykaboy Рік тому +4

    Hadaa arakto hadhaafin saliga nabigeena muxamed scw scw scw

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Рік тому +19

    Allow Qofkii isoo booqda Cimrigisa raaji🤲🥰

  • @SuadaDahir-l7u
    @SuadaDahir-l7u Рік тому +6

    Kabtan ayuub Ma isagaaba ku yaqaano adiga uff ehe khadiijo

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 Рік тому +19

    Muniir wad ku qurux bdnthye Malaysia ❤❤❤

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Рік тому +6

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

  • @SalmoAbdi-d6r
    @SalmoAbdi-d6r Рік тому +3

    Team kabtan ayuub washamsi halagu qaado amiiro qabyaaalad ayay uf uleedhay my uf dhahdo dhr clsw igba qbl iyo qurunbu ka hdla

  • @najma9264
    @najma9264 Рік тому +16

    Next koko keen munir plzz😢

  • @yuuyohkevin2144
    @yuuyohkevin2144 Рік тому +9

    Muniir taliye programkan wlhi unbelievable wlhi keep going hore mar wacn bn ku rajaynaya in sha alah taliye 🙏🙏🙏🥁🙏

  • @moskajunior5480
    @moskajunior5480 Рік тому +2

    erayada uff iyo waaw badal bro waa eraya galdan

  • @cabdisamedmohamud6567
    @cabdisamedmohamud6567 Рік тому +8

    Dhiladasi malyun rooble wow dahir calsow wow kuma loho cuqdad darood ba u dhimanaysa shaanshanda tahay wase

  • @cabdisamedmohamud6567
    @cabdisamedmohamud6567 Рік тому +6

    Kabtan ayuub uff dahir wow malyun rooble wow canab uff naagtani cuqdad darood ba haysa bal ya ka dhaqan xun malyuun rooble naagtani waa naag ciilan waxay ogtahay boqor ayuub inuusan uso jawabayn

    • @zuhurhassan2881
      @zuhurhassan2881 Рік тому

      Dhinaca kalena meel bay waji kaga raadsanaysaa wan dareen sanahay😅miskiin dheh naa reerku waxba kuuma ogee meel Dhaxe ha kulumin yaa dhaha

  • @umusucaad1702
    @umusucaad1702 Рік тому +5

    Naagtan waa qabyaladaysato sbbta kabtan ayuub kaliyeey uf tiri

  • @safaamohamed6953
    @safaamohamed6953 Рік тому +5

    Kaptan ayuu uff ku te walee waxa uturi Wala garanayaa

  • @ZuujaAli
    @ZuujaAli Рік тому +8

    War ceyda ka sugeene muniiir 😢lkn amiira waaa rabny

  • @Aisha14Cuud
    @Aisha14Cuud Рік тому +8

    Kabtan ayuub woow 🦁🩸
    Uff iyo akh ada ah nya😏

    • @ZAPAATA
      @ZAPAATA 7 місяців тому

      suraha jooji 🤫🤫🤫🤫

    • @ZAPAATA
      @ZAPAATA 7 місяців тому

      Ayuub miyuu ku wasay 🤔😅

  • @yusufisxaaq9381
    @yusufisxaaq9381 Рік тому +8

    Asc waan ku salamy munnir ❤❤Mashaa alah sister and brother guuleysta ❤❤❤❤mid xiga

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Рік тому +30

    Keep going legend munir😊

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 Рік тому +1

    Saxiib Muniir Malaisie Ha Ka tagin waa meel kuu wangsan sida aan Dareemaayo lkse waxa Hoose adiga Og saxiib meehsaan in aad Ku Noolaato wan kula jeclahay wll Muniir Aqaaa wan filayaa in aad fariinteyda arki doonto Midakale Barnaamijyada soo badi waa ku haysanaa wey Nagu socdaan Horey u soco soo laabasho wacan kuu rajeynaa saxiib 🥰🥰

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +3

    May may runta waa muhiim naag carmala hooyo ah iyo wiilyar akhas

  • @najiibjaamac6326
    @najiibjaamac6326 Рік тому +2

    Saxiib muniir King ceyda noo keen

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed Рік тому +10

    Muniir al haddadi is back iyan tan dar dar ayu ku socda UA-camka😂😂

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 Рік тому +12

    Muniir is back maleeshiya❤

  • @maryandalfac1952
    @maryandalfac1952 Рік тому +7

    Muniiir rufiyaaan❤😅 tiim keenah noqotey

  • @jaamacabdulaahi2379
    @jaamacabdulaahi2379 Рік тому +2

    Kabtan ayuup idinka wa ini dhaaamaa

  • @ashaissa2723
    @ashaissa2723 Рік тому +3

    Nayaa adaa uf ah oo nin ku nacay hadaad qurxan tahay wuu kula jooki lahaa ma adaa gara kabtan ayuub waa nin magac lah adiga ayaa qabiil liita ka dhashay

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Рік тому +36

    Gacmaha allah hakuubarakeeyo ee isooboqo😢❤

  • @hodanyuusuf268
    @hodanyuusuf268 Рік тому +8

    Muniir iyo Amiira is helay ❤

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 Рік тому +5

    600k come soon insha Allah

  • @fatimaganbe8313
    @fatimaganbe8313 Рік тому +3

    Qoftaan qaabdarada udhalatay kaptan ayuup mxay karabtaa ayada akhas iyo uff ahee

    • @TimaWeynne
      @TimaWeynne Рік тому

      cali uraayahaas 90 qabiil hadal haayo miyaa dad nooga dhigeesaa waaradkiis hawasee

  • @mohomedusman862
    @mohomedusman862 Рік тому +1

    Kabtan ayuub wooow wixii kasoohadha uf

  • @user-Abdiweli
    @user-Abdiweli Рік тому +1

    Arimaheena soo qawo

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Рік тому +12

    Wale wadna xanun waa barnamishkan bisinkow king cayda soo qabo part lhree I.a wllky muniir aqaa❤❤

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq 6 місяців тому +1

    First time in ur channel

  • @xaawo1
    @xaawo1 Рік тому +4

    Kantan ayuub uf waa adiga dhahdayee adne samsam aa ku weyseen la soco kabtsn ayuub zamzam walaalkeed ama inadeerkeed inuu yahay ma ogtahay nacastiiyeey

    • @ismahanxasan727
      @ismahanxasan727 Рік тому

      adiga maxa afarahas ku galiye🙄

    • @xaawo1
      @xaawo1 Рік тому

      @@ismahanxasan727 waxaa I geliyay dadanayga waa islaan wareersan oo qabiil qaaday daahir calasoow ma inuu yutubka ka xireey ka baqday adiguse xagee ku soo xanuuntay eey yahay

    • @saciidooww
      @saciidooww Рік тому

      Yaa Ladhaha ayuub

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 Рік тому

      Sikhraankan dadka sanka ha ka marmarin khasab lagu dooran maaye

    • @onabeat6352
      @onabeat6352 Рік тому

      @@saciidooww
      Waa suaal wanaagsan.

  • @nishabea424
    @nishabea424 Рік тому +15

    Keep going brother❤❤

  • @BarwaqoAbdulahi
    @BarwaqoAbdulahi 2 місяці тому

    Mashaallah mcn 😮😮😮😮❤❤❤❤❤. xagee jogta wlaalnimo mcn

  • @NaciimaAxmed-r7v
    @NaciimaAxmed-r7v 8 місяців тому

    Wiilkanwaawiil,taalantile,mashaalah❤❤❤❤❤

  • @BarwaqoAbdulahi
    @BarwaqoAbdulahi 2 місяці тому

    Wooww machaallah

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Рік тому +14

    Muniir 600k coming soon inshallah abowe ❤❤🎉🎉

  • @abuukaraadam8193
    @abuukaraadam8193 Рік тому +16

    Munir wagubariiya AnigA waxa nahay Gawar waxa ga cuusana imaan Amiin sooqabo cosiweeye🙏🥺💋

  • @devidNeres-xm4cw
    @devidNeres-xm4cw Рік тому +2

    munirow amiiro salan iga gaarsii taliye❤

  • @kaaho429
    @kaaho429 Рік тому +3

    Amiiro barnaamijkeda wa shidanyhy

  • @C.W.W
    @C.W.W Рік тому +9

    Amiiro uf uf uf uf🤭
    Kabtan ayub waaaaw ❤very very well❤❤❤

    • @sundusjokar
      @sundusjokar Рік тому

      Kabtanka uf bay tiri dahir alasowna waw baytiri dofaar weeye

    • @Kamadage6566
      @Kamadage6566 Рік тому

      ​@@sundusjokar kkk waa sida saxda ah ninkaas kabtanka laleeyahy waa nin ugafay nabigeena iyo magaalada makka ninkaas mawuxuu naga mudanyahy in uu lajeclaado iyo inkle

    • @rahaalimahamud3641
      @rahaalimahamud3641 Рік тому

      ​@@sundusjokar iska mid mahan waayo nin diinta uu gef uf uff waa ku saxan tahay uff

    • @zuhureyyyy
      @zuhureyyyy Рік тому

      @@sundusjokar deee runteed waye 🤧😏ninka diinta ugefey

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Рік тому +3

    Runtii munir Barnamijkan waa mid aad u qaraxo badan

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 Рік тому +15

    Barnaamijkan aad iyo aad ayuu fani uyahay keep going muniir👍

  • @mubarakabdi-kw4cn
    @mubarakabdi-kw4cn Рік тому +20

    Woow another level 😎

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 Рік тому +1

    Arimaheena waaba la waayee

  • @maankayare9950
    @maankayare9950 Рік тому +5

    Igula saliya manbiga scw

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Рік тому +10

    Muniirow cwa Ana ugu horeya love dhac lph❤😂

  • @Quruxiyocaafimaad
    @Quruxiyocaafimaad Рік тому +4

    Woow Amiira io Armaan hagio BarkaAllah ❤

  • @fahadcawale7040
    @fahadcawale7040 Рік тому

    Arimaahena keen

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 Рік тому +2

    Rufiyaaaan muniiir dadbadan uu madaxa isu galiyey😂😂😂😂

  • @fatumaaden6011
    @fatumaaden6011 Рік тому +1

    Kabtan ayub very woow

  • @dalmarwaakawataa9400
    @dalmarwaakawataa9400 Рік тому +9

    Kabtan ayuub uf waxay u dhahday qabiilkeeda ayuu dhowr jeer yasay ban umalayn😂😊

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Рік тому +4

      Maya e wa ninki nabigena scw iyo illahayba ugafay o diinta duray kaa yaadorani adu muslim so matihid bisinka wxa kugu wajib ah inad nacda qofki duraa nabiga scw

    • @ismahaanali7672
      @ismahaanali7672 Рік тому +3

      Kabtan ayuub muxuu oga bahan yahay waba laandheere laandheere dhalay waji xuuxdaan

    • @xamdimusse6386
      @xamdimusse6386 Рік тому

      @@ismahaanali7672 manooli🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @istahilcabdiraxman6710
      @istahilcabdiraxman6710 Рік тому

      ​@@ismahaanali7672 😂😂😂😂😂

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Рік тому +1

      @@ismahaanali7672 kabtan ayuub so ninki nabigena scw iyo illahay ugafay maha makasad difaceysa wlh kaftan kaftan cita qofki nbiga scw kudura alle hala iskajiru dhahay ki tagero iyo ki durayna wa iskumid subxanallah

  • @saciidooww
    @saciidooww Рік тому +2

    A Waa Asad

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 Рік тому +12

    Wan kusalamay wllkay qaliga waxad tahay qof kudayasho mudan waxd ku soqabata arimaheena ❤

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 Рік тому +4

    Canuga yarkaa ceyda kuteh bisinka

  • @cabditashadm
    @cabditashadm Рік тому +3

    Saxiib berenamishaka waa qatar, lakiin isku daya I inadaad dadka sawiradood soo dhigato YouTuleyad aada ka hadaleyaso sida markaad ledahay yaa ka quruxbadan si aana u ogaano Jawa jawabata qafku bixiyay inay saxatahay, this is super funny show keep up,

  • @fatmanuur7720
    @fatmanuur7720 Рік тому +4

    Kabtan ayuub madama uu kasoo horjedo somalilan saas ayaad uf utiri

  • @seraactions5515
    @seraactions5515 Рік тому

    Next King Ayda

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Рік тому +3

    Ceyda ❣️ Yaa igu racsan

  • @Mohomod6684
    @Mohomod6684 Рік тому +8

    Ceyda soo qabo 🙌🏿

  • @guuledcabdulahi7827
    @guuledcabdulahi7827 Рік тому +1

    Kabtan ayuub kuma liicasane isdaji

  • @hoodocabdi9239
    @hoodocabdi9239 Рік тому +4

    ma xuma barnaamijkani lkn ha inagu soo dhisin dadka xunxun sida queen qaawan iyo blue makeup dad kale ku badalo

  • @iqrosheikhcllaahi5289
    @iqrosheikhcllaahi5289 Рік тому +2

    Anaa ku horeeyo caawa🎉😊

  • @NimcoAbdullahi-y2z
    @NimcoAbdullahi-y2z Рік тому +2

    Munir wan ku tagera yaqe❤❤❤

  • @ABDIFITAAH-v2y
    @ABDIFITAAH-v2y Рік тому +1

    Ani waxaa u ciilsanahay abeera next barnaamij😊

  • @KingAbdul-pr2ho
    @KingAbdul-pr2ho Рік тому +6

    The king is back 🙌 😎 😍

  • @aishacabdiqaadir646
    @aishacabdiqaadir646 Рік тому +22

    Wllhi waa funny 😂 taliyow king ceyda soo qabo😂❤

  • @SahroCadey-jw4nb
    @SahroCadey-jw4nb Рік тому

    Waaaw masha alah wlky muniir coming soon 600k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Dajiya001
    @Dajiya001 Рік тому

    Waa iamkay

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Рік тому

    Ninkan rufiyaan waaye

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle Рік тому +1

    Xoolo xoolo dhaley uf miyaa talent ah dhaadhaan cod xun

  • @maxamednoorcali591
    @maxamednoorcali591 Рік тому +1

    Armeheena keen

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +20

    Keeps goings my brothers and sisters another's levels program's hard work 👍💯😍💪❤

  • @KhalidAbdi-do9cd
    @KhalidAbdi-do9cd Рік тому +2

    Arimaheena inta rabtaa farta taaga😂

  • @kingaabdala2474
    @kingaabdala2474 Рік тому

    Munir welcome back

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg Рік тому +1

    Arimaheen awe nio m.ujeednee sxp

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Рік тому +3

    Keep going muniir aqaa

  • @umuamiira1418
    @umuamiira1418 Рік тому +1

    Uf queen qawan mawax la.dortaa

  • @ayaan4649
    @ayaan4649 Рік тому +8

    Wan ku faraxsanhy inaa isgoo one hour yaln daawado😊❤

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 Рік тому +2

    Ala amiira qosol igu dishey qeybta kle adna so qabo plzz🤣🤣🤣🤣

  • @maariyoburhan4053
    @maariyoburhan4053 Рік тому +4

    Anaa uhoreeyo😂😂😂

  • @Munaomar728
    @Munaomar728 9 місяців тому +1

    Muniir maxaa ladhahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ii sheeg 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdim3644
    @hamdim3644 Рік тому +1

    Plz apwe. King ceYda soo qapo ❤😊

  • @maxamuudcabdixakiin
    @maxamuudcabdixakiin Рік тому +1

    ARIMAHENA

  • @alkhadiiboffecial7683
    @alkhadiiboffecial7683 Рік тому

    Ma Iga Aaminee Aniga Daawanaayay Ayaaba Gacmaha Ka Dhididay

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Рік тому +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @AyaanAbdulahixirey
    @AyaanAbdulahixirey Рік тому

    Ya wax iga xaday ina dhahesid adnao iyo atarisho wa ogaa

  • @maxamedjamaac4669
    @maxamedjamaac4669 Рік тому

    Muniir keep goin zxp😍🥰

  • @ardaaproduction1363
    @ardaaproduction1363 Рік тому +4

    kabtan ayuub qabiil bay ku gashay we know

  • @yasinibrahimabdi4924
    @yasinibrahimabdi4924 Рік тому +22

    Amazing 😍

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Рік тому +3

    Woow mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯

  • @nagmaa1
    @nagmaa1 Рік тому +4

    ❤❤❤ waxan kugu jacladay waa dacad nimadas

  • @MohahajiDeer
    @MohahajiDeer Рік тому

    600k con🎉