Gobay Cusub Rooda Afjano Xero Guul.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @badrimaxamedyusuf4251
    @badrimaxamedyusuf4251 4 роки тому +3

    Maasha alaah rooda afjano afkaaga caano lagu qabay mujaahidada ogaadeeniya guuuuuuul

  • @bashirali731
    @bashirali731 3 роки тому +3

    Acww i am frm mogadisho gabaygii itobiyaanka aad katirisay eeislayntooda alha usiyaadiyee inay is dhameeyane insha alh waan ki farxay walaahi qiiro ayuu igaliyay wanagiisa iyo sidaad ulaheshay afkaaga caano lagu qabaye guulayso

  • @saadiaosman2111
    @saadiaosman2111 4 роки тому +3

    Manshaa allah guul iyo gobonimo warto inshaa allah 💚💙❤️

  • @mohamedmousse8127
    @mohamedmousse8127 4 роки тому +1

    Haweenka fara kutiriska ah ee somaleyeed weeye alaah ha ku daayo oo haku gaadhsiiyo somali oo mid ah

  • @anab9951
    @anab9951 4 роки тому +2

    Maanshaa allaah abwaanad roodo afjano ilaahay idinkii intaad gabayga kumarisay oo dhan ilaahay haynoo soo dedejiyo haddaan nahay umadda soomaaliyeed ilaahayna xornimo taama ayaan waydiisanaynaa haddaan nahay umadda ree Ogadenia

  • @aadammaanso8661
    @aadammaanso8661 4 роки тому +1

    Masha allaah ha ina mideeyo soomaaliyoo idil

  • @umayma1831
    @umayma1831 3 роки тому +3

    Mansha alaaaah abwand qaran 👑👑👑👑❤❤❤❤👍👍👍

  • @hasssangaaciye5489
    @hasssangaaciye5489 4 роки тому +4

    Masha allah abwanada qaranka ogaadenia

  • @ibrahimcumar7509
    @ibrahimcumar7509 4 роки тому +3

    Msh allah apwanada...
    Lkn wxn ku talinaa in gabayada buugaag lagu diyaariyo..

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 роки тому +2

    Masha
    Allah
    Guull
    Somali
    Galabed?

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 3 роки тому +3

    Way oo way ma lahaa uunbaan kujirayna. Dumar mooye rag malihin, hadaan leenahay ragna kuwa xunbaa ka badan. Jaaniskii ugu qaalisana ayaa nasoo maray waana ka faaiidaysan waynay, wali uu sii muuqda jaaniskii waxka faa iidaysanaya ma arko. Illaahayoow dadkaa gacal iyo sokeeyaha ah dantooda tus oo guuulee!!

  • @mohamedaidid3089
    @mohamedaidid3089 3 роки тому +1

    Waad riyoonaysaa walaal

  • @cabdiibraahim4094
    @cabdiibraahim4094 2 роки тому +1

    💖

  • @asmaanfacqurux3690
    @asmaanfacqurux3690 3 роки тому +3

    Waaw

  • @adnaaanabdi3760
    @adnaaanabdi3760 3 роки тому +2

    Abwaan tima cade ayaad u dhawaysay ina abti

  • @mahadmohmed7862
    @mahadmohmed7862 4 роки тому

    Mnsha allh