Gabay cajiib ah oo dareen wadani iyo qiiro kugu reebi doona(Abwaanad Rodo Afjanno) New 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • DIB USOO NOQDAAY REE GALBEED HA U DANAYNINA,EEEEE
    Gabaygan waxay abwaanadu kusoo bandhigaysaa Duco,Dardaaran,Abaabul,Dhaliil iyo toosin intaba waana gabay kaa ilmaysiin doona marka aad daawato ee aad si fiican u dhuuxdo..
    Somali Ogaden State
    Subscribe # Like # Share

КОМЕНТАРІ • 30

  • @BashirYassin
    @BashirYassin 3 місяці тому +1

    Gabadha ninka ag fadhiyaa soo halgamaa Abwaan Cadbulaahi Sheilh Heelaale

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому +3

    Edo rodo afjano allh ka ku xafido halgama ayay ahayd ❤✊

  • @waliyuusuf1971
    @waliyuusuf1971 10 місяців тому +1

    Taallo in loodhisay mudantahay abwanad roodo allaha kuxafido wall gabar qaali ah baatahaye❤

  • @shukriyaaxmed3656
    @shukriyaaxmed3656 3 роки тому +1

    masha Allah eedo af jano waxa ka agmoogta sheikh deeq alle haunaxaristo Janadi fardowsana haka warabiyo 😭

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 4 роки тому +1

    Rooda af jano waa qof caqli badan lkn onlf wax badan ayaan kudii danahay ugu horeeyo magaca ogaden waamusiibo gumeysigu katagay waana badli mar dhow

    • @hodanmuse7746
      @hodanmuse7746 4 роки тому +2

      Magaca ka sokow, waxay u doodayaan oy u soo halgameen ma diiday?

  • @sharmaakemaxamed3334
    @sharmaakemaxamed3334 3 роки тому +1

    Abwaanada roodo afjano waa qali

  • @sagalmaxamedcali5631
    @sagalmaxamedcali5631 Рік тому

    Allahu akbar m'a hooyo soomaliyeed abwanad roodo afjano

  • @johnoelf5211
    @johnoelf5211 3 роки тому +1

    Mansha alaah alaha ha xafido

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n 4 місяці тому

    Allaha uhiiliyo

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl 8 місяців тому

    Alle cimriga hakudheereeyo rooda oo hakuu danbi dhaafo

  • @Khadarwadani-pf9nw
    @Khadarwadani-pf9nw 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n 4 місяці тому

    Maashaa allah Cigtiyo gabadhaas

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 Місяць тому

    Roodo adjano ifka raaxo ku nolow akhirana janadii firdowso

  • @hamseibrahim4302
    @hamseibrahim4302 4 роки тому +1

    Allaah ha u naxariisto mijaahidka

  • @tuushomar5888
    @tuushomar5888 4 місяці тому

    Amiiin amiiin amiiin😭😭😭😭

  • @swq6247
    @swq6247 2 роки тому +1

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yarabi calamiin

  • @queenofkenya3535
    @queenofkenya3535 2 роки тому +1

    Aaaaamiin

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 3 роки тому +1

    Illaahay hau naxariisto mujaahidiinta. Illaahoow gumaysiga naga dulqaad😭🤲

  • @xanafi8654
    @xanafi8654 Рік тому

    Soomaalidii kale xage ku illowdeen ogaadeenow
    Gacmo wadajir bay wax kugooyaane
    Somali hamidowdo inshalh

    • @shuaibqable3645
      @shuaibqable3645 Місяць тому

      Somalidii kale iyagaa Ethiopianka usoo raacaya si ay Ogadenka u dilaan

  • @hamseibrahim4302
    @hamseibrahim4302 4 роки тому +2

    Ahay anoo ciil kuseexday maxaan cadho lasootoosay

  • @AbdijabaarUmair
    @AbdijabaarUmair 4 місяці тому

    😢😢😢 alla mxay rag inaga qaban Tigre ga😢

  • @moudarrey4586
    @moudarrey4586 2 роки тому +1

    Waadqaldan Teen. Waal.dhaha.somaaligalbeed.dhulka

    • @shuaibqable3645
      @shuaibqable3645 Місяць тому

      Hooyadaa ma siinin ee Ogaaden baa iska leh dhulka

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Рік тому

    Horta abwaanadani xagay ku dambaysay

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada Місяць тому

    ogaadeen xagayi ku xoroobaan dhulba malahae ma itoobiya oo ayi magn u yihiin ayeyi dhulkooda ku hayistaan

    • @shuaibqable3645
      @shuaibqable3645 Місяць тому

      Dulli baa thy abti
      Dhulka somali baa leh gaar ahan Ogaaden

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada Місяць тому

    waar ogadeenoo dee is la yaaba dhulku waa itoobyaane daarood siduu dhul u doonayo ayaa la rogayaa

    • @shuaibqable3645
      @shuaibqable3645 Місяць тому

      Xoolaa thye iska aamus nio
      Dhulka ma hooyadaa baa Ethiopia siiisay