Rooda Afjano Oo Wayaanaha Gabay La Beegsatay

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 32

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 3 роки тому +8

    It's so emotional masha Allah she is very talented and intelligent woman. Masha Allah thanks to the Aftaag media productions for showing women's talent and intellect ingenuity. X

    • @mohamedibrahim350
      @mohamedibrahim350 3 роки тому

      Mahadsanid Gabaygani wuxuu ahaa 2015 Abwaanad Rooda xilligaasa tirisay

  • @guul4onlf
    @guul4onlf 3 роки тому +4

    Nin kuu darnaa waa lagu digtaa

  • @xalimaabdi2090
    @xalimaabdi2090 3 роки тому +1

    Masha. Allah. Waa. Gabay. TaariiQi. ah. Waan. Guusha. Umada. Soomaliyeeda. Xasadaka. Ha. Jabo. Meelkasato. Oo. Uu. Joogo. Insha Allah

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 3 роки тому +2

    Wallee gabagaani maanta ayuu rumoobey allaah haw dhameeyo Tigree nabsigiii ay kagaleen umada soomaaliyeed meeley joogaanba

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 3 роки тому +2

    Run badan ماشاء الله تبارك الله Afbarwaaqo💯💯💯💞💕💕💘💞🙏🙏

  • @ahmedawadchannel
    @ahmedawadchannel 3 роки тому

    Manshallah, she is a great somali woman poet. May almighty Allah keep you.

  • @omarlibanliban5780
    @omarlibanliban5780 3 роки тому

    Asc Allaha Yacizak Roodo Ibraahiim wan ku ayiday Soomaaliya Wadaniyad Quman Baad tahaye waxaan kaa Coodsanaya inaad Gabay Cusub oo Soomaali 5ta Nimco Dawladnimo, iyo mmidnimo iyo wadaninimo ah

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله Guulayso 💯💯💯💞💟💕💞💞💞💘💝💝💝💝

  • @hamdim4948
    @hamdim4948 3 роки тому

    Walaashay waa ku sugaaye masha alahaa Waa faraxay markaan ku maqlaye maanta Rooda ilaahay nabad haigu kaa tuso inasha lahaa Baaye

  • @xanafi8654
    @xanafi8654 Рік тому

    Geesiyad ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yaabisdiid
    @Yaabisdiid 2 роки тому +1

    WAXAA LAKEENAY SU,AAL AH ONLF MAXAA HOOS GEYAY OROMADA ??WAXAA DHACAY IN SOOMAALI GALBEED DADKA DEGAN AY IS HAGRANAYAAN SABABTOO AH XUKUN KU DHISAN REER AMA QABYAALAD CADAW KAMA CELIN KARO HORMARNA KUMA GARSIIN KARO DOWLAD WAXAA KA CELINKARA DOWLAD MIDA KALE OGAADENIYA WAXAA IGALA WACAN IN LADHOHO DHULKA SOOMAALIYA E KU HOOS JIRA GUMEEYSIGA XABASHIDA SI DADKA DHAN ISKAGA ARKAAN SAAXADA LAKIIN INTA REER LAJOOGO MA QURXOONA SHEEKADU

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 3 роки тому

    Masha,allaah walaasheen rooda qaali.

  • @Mohamed-OLOL
    @Mohamed-OLOL 3 роки тому

    Masha Allah inantu waa gabayaa run ah, lkn tigray iyo Ahmar kee baa taageero mudan Ilayn waynu iska wada garanaynaa inaanay oromo meesha haysanne
    Abiy Ahmaar ayuun buu meesha u salaxayaaye

  • @maansaawiaxmedcali158
    @maansaawiaxmedcali158 Рік тому

    Guumaysi nacaybku waa sababaha jannada lagu galo

  • @Maryanmawlid
    @Maryanmawlid 5 місяців тому

    Manshalh a❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤😢😂😂😂😂

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 роки тому +1

    Somalidu waa iska jibbootaa, Amxaaro iyo Tigree miyey kuu kala sokeeyaan, waa dameer iyo labadiisii daan, Abiya isagu waa Oromo meelna haysan oo marka lagu meel gaadho amxaaro dili doonto, Allah ha isku dhammeeyo oo ha isku jabiyo, oo baa'bah haka dhigo, 30 sanno

  • @iyigunler9509
    @iyigunler9509 3 роки тому

    Afkaaga caano lagu qabay tigrega ialoow ba iyo hoog kurid insha alh

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 роки тому +1

    Anigu ma fahmin ujeedada onlf
    Ee dhabta ah hadii onlf rabtay xoriyad iyo inay ka hoos baxaan gumaysiga itobiya wayaanihu waa u soo dhaweeyey arintaas waayo tigree waa qawmiyada ku qortay dastuurka itobiya in qawmiyad kastaa xataa soomaalidu ay ka go'i karaan itoobiya xiligay doonaan maxaa soomaalidu u yeelan wayday qadiyad adag oo ay kaga xoroobaan itoobiya maxaa keenay in ay onlf la qadiyad noqoto oromo oo xukunka rabtay.onlf waxoodu waa
    Beerka jecli xaydha jecli waxuudu waa calaacal keliya halgan dhab
    Ah kama muuqdo soomaaliya uun bay galaafanYaan anigu waxaan qabaa in onlf ay tahay ul lagu walaaqayo afaaraha soomaaliya
    Oo uusan jirin wax halgan xornima
    Doon ah

    • @mohamedibrahim350
      @mohamedibrahim350 3 роки тому

      Gabaygab waa 2015 markaas oo tigree xukunka hayay imika dib youtube usoo galiyeenne

  • @zakriyeosmam9179
    @zakriyeosmam9179 3 роки тому

    guul

  • @lulali8651
    @lulali8651 3 роки тому

    Afsomaliga waa lagulayaqaanaa logos waxaa khald gabayada I caacada aadan waxaba.ku tareen ,

  • @jamaali8328
    @jamaali8328 3 роки тому

    Nabsigiyo wasankaa isgaadhaye wayanada sida mowjada uqaadey #

  • @MoudamachIbrahim
    @MoudamachIbrahim 5 місяців тому

    Asc

  • @Yaabisdiid
    @Yaabisdiid 2 роки тому

    WAXAAN DHEGEEYSANAYAY 20 SANO LAKIIN WAXAAN KA XUMAY DADKA MAANTA XUKUMA SOOMAALI GALBEED INEEYSAN AHEEYN DADKII MUDNAAY INEEY XUKUMAAN HADAAN SI KALE U DHIGO SOOMAALIYA O DHAN DADKA SHEEGTA MADAXDA WAXAA IGALA MUDAN ROODO INEEY XUKUNTO SABABTOO WAXEEY LEDAHAY GARAAD FOG O SOOMAALINIMO LAKIIN KUWA MAANTA SHEEGTA INEEY XUKUMAAN MEELKASTA O SOOMAALIYU DEGTO WAAA ZERO AMA ABBER CAQLIYO GARASHO TOONA NINKASTAA WUXUU RABAA INUU NOQDO SHAQAALE XABASHI AMA SAWAAXILI IYO WELIBA KUWA KASII DANBEEYA DHANKASTA KAFIIRI??? XAAFADDO AYEEY INTEEY KALA OODTEN AYEEY WAXEEY LABAXEEN MADAXWEYNAYAAL (GARASHIYO XISHOOD MALEH AQLIYO GARAAD MALEH RABBI GEESKA IDIN WADA GELI OO HAAN GOROFA WADA GALA

  • @khadarhassannagayareeyaciy5387
    @khadarhassannagayareeyaciy5387 3 роки тому

    Afjano