Gabay Gud gude oo ku socda Dhulbahante GUBA 3..........................
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- Gabay GUBA 3 ( THREE) DHULBAHANTE LA KARBAASHAYO......................... Gabaygu iyo kaftanka ragu waa ka xiran yhy inatay is xoreenayaan.......................
Abwaan heelaale Alle ha u naxariisto. Maanta tolkii dhulbahante ee uu gubaabiyay wakhtigaa fog maanta ayay reeryadii cadaawaha iska tuureen.
GABAY
Alle yaa arxamo
5ycyc6c79h9h7
Alle ha,unxriistee yaa maanta usheega
Ilahay ha u naxariisto abwanka gabaygu cay maha waa guubaabo daraawiish cay male ogaadeen iyo dhulbahante dadka way iska xigaan we love dhulbahante ❤️
Kkkkkk....JiiiiiiiRooooniGIi WAA BilaaaamaY...
Ilahay ha ku naxaristo amin. Manta wuxuu ilahay igu simay dhulbahanto Heer yadi iska turay 25/8/2023 Oo jab aysan waligood ka soo kacayn ku dhuftay isaaq.
Isaaq waxas waxba uma noqdo ogowna goojcade hub qashin ah laga tagay Lkn guuto amar qaadan wayday laga tagay waliba qabateen
Halkeedii ka bilabayna isaaq waa layaqaana maanta labaran maayo laascaanod oon dib uqabsaday ku tusaa isxeji
@@abdirahmanmohamed47976 😅😅 baroor Ban hadalkagan u qaatey mida kale guuto iyo ka badaan ayan qabtey. Intan layey bana ka badan 😅😅
Inan gummed inan gummed dhalay aamus waryaa@@abdirahmanmohamed47976
Dagaalku muu dhamaan guusha yar xajiso xasuuq baa ku sosocda
Gabay gubaabo iyo waano u ah Walaalaheen Dhulbahante 🐎
Jeceyl aan idin Qabno waye waxaan idin Gubaabineyno wllyal
From ogaadeen 🇬🇲 ♥ ✅
Dhulbahante hada jooga wll waliba kuwa lascaanood nimaka ka bixi mayan ila iyaga xabada laga bilabo
@@ahmedjamac8421 wlhi zxp reerkaas dhulbahante anigu ma ihi Lkn Sharaf iyo Cizi baan u hayaa Wayo wa Geesiyaal ab ka ab 🐎✅
@@ahmedjamac8421 Gala dagaalka
Walaalle maanta guushayda maku faraxsantahay, mar walba way inaga dhaxaysaa in lays toosiyo oo wax lays taro
@@apdullahicarab2461 haa wall guushaada wn ku faraxsanahay ilma adeerayaal sido kale Dhibkiinu wn ka murugooda wlhi Dhulbahante Dadka wn ogu jeclahay Guuleysta mr walba inshalah ✊️
Lababa Waan Ka Xumahay
1= inuu Abwaanku Markuu Gabayga Duubey ay ahyd Mar uu Da`weynaadey Oo Codkiisii Dahabiga Ahaa Da`du beddeshay uunana Lamid ahayn Markuu Yara Sida Gabaygiisa Caanka ah Ee Geeddigiiraran Ama Warbal daya.
Takalana Markey Dhulbahante Soo Jawbeen Wuxuu Damcey inuu Jawbkale Celiyo Lkn Ugaasyada Iyo Qoyskiisa Ayaa Udiidey inuu Gabay Dambe Tiriyo 😢
Alle hawnaxariisto 2024 /9/27 jeclaan lahaaya inuu maanta noolado abwaanku siduu u arku halaagan badan guntii iyo magacii guun kaa ahaa inmeel kasta lagaga faano ❤
Mahadsanid abwaan. Runtii guubaabo ayd naga tagtey. Reer sool baa nagumeyey hdn Dhulbahante nahey. Tolow noo duceye nafsii baa na hystee
Wllyal idinku tashta dhulbahante ceebta reer sool baa uso jidaya oo dhulbahante wax ka ciidan badan ma jire inta lacagaha dhulkoda ka dorsaday lahadlo oo casuma nimanka sool inka badan 15 sano ayey jogan iyaga cebta dhulbahante waa ku raxestan balse reer sool ama horgalayshu ma yaqanan ceeb
Alle ha unaxaristo abwaan heelale
Guubabay ka ahyd lkin mantuu
Dhulbahante gilgishay oo Snm idoor waxa ku dhacay waan aragny ..
Haduu nolanlaha waa libin gabyihi lahaa lkin alllh baa naga jecladay😢
Alaha unaxaristo halgama helaale
Dagaalka gala ku xigtay😂 abwaan allaha u naxariisto ilahayow daraawiish barakee ❤ I'm og
Abwan cod macan alle ha oo naxriso 🙏🏼
Miyu dhintay wll😭
Amiin amiin
Ilahay ha u naxariisto dambigiisans ha ka dhaafo gabay u ma fiicna qof muslim ah.
p
Wll gabaygu danbi ma aha asxaabtii rasuulka ayaaba gabyi jirtay
@@الصومالي-ك3ضhaa abo bukar iyo cumar binu khadab ba way gabayi jireen 😊
Masha alaah tabaarakalaah horumar wacan wanaagsan guuleeyso walaasheey waaaaw heelaale waa abwaan cajiiba
Waa runta weyi tasi
Dhulbahante dhimay oo oo ma dhoho taarikh uu dhigaye.
Dhiidhina warkisaba daa iyo inuu dhaqaqaye.
Dhulkii uu lahaa lagu xukun dhacana loo geysay.
Dhuxurka intaan ka furin isaaq dhuunta uga gooyey.
Ogaadenkas dhiidhiga gabyow dhiig gobaa jira
From mareexania.
Awalba ilkayar baad aheyd aan majerten ka celiyo maantana waaaba kaa ridey Sidey kuugu dhagan yihiina waala og yahey bal waxaad yeeshaan waan na kuu so Raaciye
Ilkayar
Mr waa cududay leyihin cidaha darod marki la caburiyana ay ku ciil baxan
Kwrn MAANTA xaalka DHULBAHANTE iyo kan MAREEXAAN?
Maantaba nin baan ahay.
Allh ha unaxariisto ader helale💔😢🤲
Aamiin ma reer amaadin buu ahaa horta abwaan ka?!
Amiin Allaha u naxariis to wuu ka danqanayay
Dgio
Aahey@@guledfarah8610
Farta taaga inta so booqatay kadib 25/8/2023 Marka gobolka sool lagaciribtiray iidoorkii xooga kuheeystay
😂✌
Alow u naxriso abwan helaale❤🤲🏻
Abwan heelale alle ha u naxaristo waxan dhagaysan jiray yadoo heeryo nasaran tahay
Hadana wxn dhagaysanaya anoo libin lajiifa oog dusheeda
Illaahay ha u naxariisto abwaanka . Wuxuu ahaa nin aad u xigmad badzn
Allow kunaxariso manta harti sool waxoreyen Dhulbahanti heeryadi waiska tureen Harti neh wa midooben😢🩸🦁🇸🇱💯
Habarjecelo ❤❤
Hoyadaa iyo habar jeclaba Was qaxbatahy
@@nadirabdiolad9297 cagdheer caqli lix saac nacalaa hooyadadii amxaaradu wasi jirtey ku yaal afka Naga jeedi laangab
Alle ha u naxarist abwaan heelaale Waa Kacay dhulbahante waana iska qaaday heeryada
Rabbi naxaristii Jane haka wadhaabsho kitaabkisane gacanta midnight alle haka siiyo Run ahaanti waxow ahaay Abwaanku Abwaan soomaali wey
1234
Ilaahay haku naxaris to hana kaa cafiyo
U duceeya walaleyal rabbi qabri ha u waasico
Maanta bay taagan tahay laascaanood
Dhib ku rabbi hakuu naxaris to
DELL
DELL
Allaha unaxariisto abwaan heelaale 2025
Maan taariikhda 28 march 2023 dhulbahante waa iska qaaday
Sidaashi abwaanku maanta ayey furantay
Abwan helale allaha u naxaristo
wucu aha abwan ka mid ahaa abwanada somaliyed
Ilaahay haka dhaafo gabaygaa dirarraala ah aamiin
Alle ha unaxariisto abwaan helaale 😥
Maansha alaah 2024 daawanayaa❤
Viva garxajis gaar ahaan habar yoonis oo dulmiyey darood oo dhan,
😂dollo majogta away jamac dubad away gashamo iyo danod awaykalshale awowga bu ahay ki dahay ma harun iyo cali ba gabo isaq cilay😂
Sheeko
Hy midgaan u aqaanaa
Waa yaab dadkii aan somalia ka goyey haday saa leyihin dhulbahantow meshad iga jidhan rag igama jiro habar ieclo inta kugu soo durugto hakugu gerarto waa habaar
Garxajis kuwa maanta siidhiga ku dagaalamaya miyeysan ahayn.
Ogadeenka nosoo gabyoow waa gar xajaduye ✌️
Ilaahay haunaxariisto abwaan heelaale waxaan daawanaya 18/4/2023 laascaano oo xor ah m..a
Kwrn zxb gabayga Walee abwanada Waxa sosocada waa laga Dhex arkaa
Isxeji hadana 😂😂come back to lascanood in somaliland
Alle hawsaxariisto adeer una naguubaabiyey wuuna nacaayey😅
VAN
Alle.haunaxariisto.abwaan.heelaale
Gabay waano iyo waxtar u leh reer khaatumo
Haaa
Hadalkaaga maanta wuu joogaa
war sanag iyo sool iyo cayn ha odhan wad walantee meelahas isaaq baa dega laascanood iyo badhan dheh war bal dad dhulkagi iska sheegaya walaana
Qas Yar baatahaye isaaq ma adaa siiyey meelaha aad xustay waa dhul daraawiisheede
mo af ku xoogle adiga qaswayne ahe idhegayso dhul aanad lahayn ha sheegan horta yaad beentan u sheegtan oo idinka qoraa ma hayaha aan soo dhoofin weligiis arag somaliland waayao qofka beentas ugu sheekaysan sanaag sool iyo cayn inaad sheegtaan horta quun dhan oo been ka xishoon wayay waa ceebta aduunka
sanaag ma degtan malaoyinkoodana midna kulamha darood badhan iyo agagrkeeda degta badhan booso waxya u jirta 103 km hada eegi kartaa intaas ayuu warsngeli ka degaa sanaag inta kale isaaq baa degan ma hal tuulo xata dad joogin uu ka badan yahay dadka jooga garadag ayaad ku sheeganaysa waxasi wa jiro walahay waad riyooonaysan
sool laascanood oo gunta garoowe ku agtala baad ka degtan caynaba iyo shan dego waawayn ay xukuntona isaaqa degan sool sidiisaba isaaqa degan laascanood baad ka degta adhicadeeye tuuladasana hawiye degan
buhoodle badankiisa isaaq baa degan waxad ka degta boodahood guudihiisa oo badh xuuduuda itoobiya kala badha oo qaadtay itoobiya
qorilugud iyo coodanlena iyo kuman magalo ku xeerana isaaqa degan
horta hartiga jooga somaliland gobol idin khasaa kuma lihid somaliland marba reer baad duleedkooda la degta degmo wayn oo la yidhahdo taasay joogan oo idinku wayn waa degamada laascanood ee sool aydan deganayn degmadasa ku leeduhuun
waxan idin sheegaya isku xishooda beentan aad ku sheeganaysan dhul aydan shuqul ku lahayn walahay umada waa idinku qoslan waa idinla yaabaa anigu horta waa iska qoslona waxan nidhahna ha iska riyoodane iskaga aamuusa
ogadna beenta wa kabir wayn qof mumina kama suurowdo hadaba ilahay ha iloobin
darwiish baa ku soo hadhay magaca darwiish nin isaaq oo hj ah ayaa lahaa adiga maad lahayn soo baro tariikhda qofka darwiish la odhan jiray ee loogu magac daray dadka khasiga la odhan jirya ee madaxooda lagacta lagu miisamayna badh isaaq buu aha iyo nin ajuurana iyo nin hawiye intas isku dar hadba nin dhulbahnte baharasame ka aha oo ku jiray wana balan inan keeno magacaydii iyo ciday kala ahayen wwaxa kale oo ku jiray ugaden xabdule xasan iyo qoayskiisa loo soo qoray calashan wa qooys tageera beentiina ana soo laabi doona insha allah walahay wan soo bandhigi doona hada wali ila timadan wayo waan haya booktii laga qoray
@@sidrasirad9475 isaaq maxayade adeer👂 Yaad sacad muse Ka tahay adigu laangaab yahow
Labadaas gobol hal degmo oo caymaba la dhoho ood xoogteen umbad kuledihin taasna buuhoodle oo togdheer aha ayay barbarro la tahah iidoor sheydaanka iska naar
👍👍👍👍👍👏👏👏🌿🌿🌿🌿🌿🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹cafkaga cano laguqabay
Aross bey kujiraan 😜
Waa gabay guubaabo waano u ah dhul bahante,laakiin xumay u qaateen.
Abdiaziz saxiix
xumaan umaanu qaadan Lkn waxaa la yaaba isagii baa halgan ku jira oo qaadaya
Jecliyaa xornimo aan ku joogo
Markaa
Nin wax kudhaama hakuu gabyo waxbaa la isu qirraa
Ethiopia Qabil yar oo cuqdadeysan maaha Iidoor faqashta ku haya 30 sana hoos fadhida oo somali diid ah
Allow unaxariiso aaaammiin aaaammiin aaaammiin yaa rab
0
Illaahoow kuu naxariiso, danbigiisana cafi
Dhulbahantena markoda gabay gubaabo ah oo amxarada saaran 70 sano kashekaynaya cagdheerta haw tiriyaan 😂
Anagu ma amxarada ayaanu ka liidanaa xududaha isticmaarku Africa uqaybiyay waa muqadas dhulbahantena waa somalilander wuku qasbanyhy AMA gumaysi haw arko ama wax kale we don't care
@abdi abdi haye mantane ma meeshadi somalilsnder ayad taagantahay mise wad kaso dagtay
War horta ma nooshahay maanta kaagan Iidoor mise maxbuus baad tahay.
Qarni ka hor ayay ahayd markii laysu tirinaaayey gabayadii guba maalintan oo 2023diina weli waad calaacalaysaan dhulbahantoow
heelaale halagamabuu ahaa gabaygaasa qaribay alla haka cafiyo colaada u huriyey somalida waqooyi
Heelaale halgamaa Weyn buu Ahaa Gabayganna Dulmi ay isaaqu Ka Galeen Dhulbahante oo ah Leyn baa ku Sababay.
Markii Dambe ee ay dhulbahantu Soo Gabyeenna Wuu iska Daayay inuu u jawaabo oo wuu ka Socdey.
Ilahey haku geeyo jantlul farduso
waxaa oo gabay ah Isaaq kama jawaabin laakiin hadda malaha in la jawaabo ayaaba haboon
Maxay ku jawaabi dhulbahantuu u furanyahay gabayga maanta
Aad buu xanaaqsanaa maalintaas illahayse maanta ma soo gaarsiin iyo cabdimadoobe
Gabaygan dhubahante kaftanka ka xiira
Ogaadeenku waa badweenta gabayga wax kadaba dhufta ama kudhow runtii majiro ama wuuba yaryahay. Bal taatiiqda dib uraaca
Hada muuna guubabi yey mise wuuna caayey😂😂😂
Waa guubaabo gacal
Alfidnah ashadu mina Alqatal Ehelu Naar Alnaar bad Allnaar Naar afuuf ba tahey waxba uma tareysid ( Allah idili ee iidoor adaa iiga sii darranee ii daa Dugaag iyo Harti ayay igaga deyraane )
Illahy ha unaxariisto AL abwan helale maanta idoor waa laga adkaaday xaqdarii SNM ay dhulka ku haysatayna waa laga gudbay
25/08/2023 jawaantii gabayga ayaa lahelay
Allow yaa Heellaale gaadhsiiya waxaan ku dhigey iidoor 25/8/2023.
Allah haunaxaristo
Ninkani wuu naga hooseya 5 6 2024
Dhulbahantana wa gabawarmo wa ugabileye
Doqon ❤
- Gunbaan ahay ganbo cad baan xidhnahay, iyo gar naagoode
- Gashaantida sideedoo kalaan, guur u sugayaaye
- Anigiyo hablaha loo galmoodo, waan gudboonahaye
- Jeeroon ganboolka iska rido, guudka iga saaran
Waaaaxiib💜💜💜💜🌜🌛🥰😍🤩🤑
💜💜😭😭😭😭💯💫💫⭐🌟❤️🧡💛💛💚💙💜🤎🖤
Nin rag ah buu ahaa markaad dadka kicinayso wax yaabo badan baa gabayga so galo
Alle waa lakulmay namaamnimo Alle hakacafiyo wax khayr ah kuma hadlin😢😢😢😢
Tolkis ayu gobabiyay sxb
Dulmiga in ladiido namaamnimo ma aha ee adu wll qoraalkaaga ka tawbadken allah unaxariisto
Gud gude maantay taagan tahay.
Ilaahey ha unaxariisto
Duulkan soomalilayidhi weligood bay isdilijireen isbabiyen waxlakalaqaadayna majirto kanadhimay kakalenadhimay
meeshan inladhinto o nafolaguciyaaromoye xalkalemajiromiya ninkana wuxu Allaah kayaboohsaday wuhayamaanta
dadkuwa gacankudhiigle afkudhiigle uurkudhiigle isaguwa afkudhiigle iyo uurkudhiigle marka wuyahayba Allaah wayslajoogan maslaxo ayalagashaqeyaye yakuyidhi umada ilahayba layskudira
Habarjeclo maxay dhulbahante dhib badeen oo dhulka qaadeen caynba garadag ceelafweyn qorilugud habari heshay hayayare hayawayne coodanle habuura baalidhaye iyo qaarkaloo badan laascaanood baanoo hadhay car tuulo habarjeclo ayka qaadeen hasheegaan afkayka noolyihiin dhulbahante wlhi kkkkk
Manta se daremaysa cidhiidhiba qaranki se meel igu sheg
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gunbaan ahay gambo cadbaan xidhnahay iyo gar naagoode gashaantida sideedookalaan guur u sugaya aniga iyo hablaha loo galmoon waan gudboonahay Cali dhuux
Tiii manta bay taagan tahay Ssc guul dhulbahante wuu is raacay
Waxaa lajogaa xiligii gabaygan laga jawabilaha iyo dhulbahntoo aan wax dhaliil ah lahayn manta
Wuu dhintay abwaanku lkn anigaa kasii wadaaya halkii uu kuistaagy abwaanku
alaha iga beray baan ku mahadiyaa
Alxamduluaah..ina adeer Qaali
Aniga iyo hablaha loo galmoodo waan gudboonahay e
Dhulbahantena isaaq baa guursaday
Ogaadeena tigrey baa guursaday
waa sidey afkooda ka sheegeen
labada nin ee isugabyaya
Heelaale iyo boos
miyaanay wax kale oo lagu maahmaaho
aqoon tolow
Tigree Somali oo dhan waxii mesha dagan ayuu gumeysta Ogaden Waa iska celiya Tigrega adigane Waa u qabata. Qalbi dhagax somalia Qabate.
hooyadaa ayay tikree qabaan ogaden afka ayay xabad ka galiyeen ina mooryaanoow🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🐖🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕
Tigree somali oo dhan buu guursaday waana gumaysi 100 milyan aha re galbedkuna ilaliyan ee jifo jifo guumaysata wax la arkay ma aha
Hooyada iyo dhiladii ku dhashey bay guursatay nacalaa nacaladii ku dhashay ku yaaale I’m the only qabiil oo la tagaala 120m qoomiyad nacala hooyada ku yaaale adna dilaaal baad u tahay nacala ina gumeedkii ku dhalay ku yaaale
hoyada u sheef wxas
wad ogtahay ogaden haduu gacanta kuu qaado wlee in aad qabri aadiye aamun nio
25 8 2023
Garaadadii hubkay ka dhiigeen iidoorkii
0000000000000000000
Alow ugargar aaamin aaamin aaamin yaarabi
00000000000000000000
AHUN
Dowlada jamuhuriyada Somaliland baa ka talisa dhulkeeda ay xoriyada ka qaadatay ingriiska June 26,1960 caasimadiisu tahay Hargeisa
NUUGULAA
Dhulbahante waa utusaale
Guul
Aloow unaxriiso abwaan helale
Aduun
hee Wll Maaad Qiirootey Mise Waad Qaraartey 😂
@@mascuudabdi9401hhhh 😂
Uf Hablaha Loogal moon kulahaa Gabaygaba wuu IGA Dhintay Aqas
Nasro Salaamulaah sow maaha marwo
Mawaxad kaxanaaqday tusaalaha uu soo qatay ali dhuux mise wxkle
Abwaanka magiciisa iisheega
Waanba ka helay
Abwaan Ahmed Heelale
Abwaan helaale alle swt ha unaxariiato ❤❤❤
Ali duux bu uu daa dacey wuxuu ka xunyahay Dhoqonki ogaden doolo laga. Qadye
Waxa geeriyoon waa ayaga laba geesood
Munaafaqad weeye gabaygani waana dembi
Aztaqfirulaah gabaygan dumigii iyo xadgudubkii SNM ay ku qabsatay dhul aysan lahayn ayuu ka hadlayaa abwaanku waa saxnaa allah unaxriiste🤲 lkn maanta dhulbhante waa iska dulqaaday heeyadii idoorka guuul I a darod oo dhanba
gabay munafaqad ayuh ahaa waxanu jawaabayey ama uu kadibaaqay gabaygii la orsn jirey (Doqonkii Ogadeen ahaa Dolla laga qaadye ) ee uu Cali Dhuux. tiriyey.
Gabaygii cali dhuux waxaa ka jawaabay qamaam bulxan, abwaan heelaale wuxuu isbarbar dhigayaa, cali dhuux wuxuu Ogaden ku ceebeynayay ceelashii lahaayeen baa waxaa kala cabaya niman isaaqa. Lakin 100 sano kadib nimankii ogaden sidoodii bay ceelashoodii ooga cabaan oo wali udagan yihiin. Halka nimankii dhulbahante dhulkoodii maanta isaaq marti ooga yihiin oo si xun loo dhibaateeyay.
Marka waxaan dhihi karaa gabayga waa digasho iyo guubaabo,
@@coolkahil Cali dhuux sow isaga yidhi ma'ahan gun baan ahay ganbo cad baan xidhaa
@@coolkahil sax
Ala maxaa xuntiin insha alaah waalaydinqabsan
Qoodhay iyo xeraday Tani waa guba 3 lkn aan dhuloos tolkay hadal uga furnayn.
Heelaale Wuxuu Ahaa biyoole laangaab ah oo nagu dhex noola
Oo uu Ogaadeen soo gumeeyey maantana isagaa
Wadadii iska soo xidhey kaliya ee ufurneyd
Iska waddo waan dhowraa libinta sokeeye
Allah u naxariisto hadad abwaan heleel ku tilmaantay langaab runtii waad iska hadashay waxuu ahaa halgamaa kamid ah jabhada xoroynta ogadenia sxb waad u gaftay abwaanka nin ogadenia langab ku tilmaamay ayaad tahay
Beenaale waa la yaqaan heelaale allah ha unaxariisto waa nin ogaadeen ah oo maxamed subeer ah oo laandheerihii ree cabdile ah reer amadin jeeraar ugaas yadii ah
Ogaadeen
Maxamad Subeer
Ree Cabdille
Ree Amaadin
Ree Jeeraar
Ree Faarax
A,U,N abwaanka,wxuu ahaa laandheere
Astaq furulah wudhinty ilhy haunaxristo
Asc gesi 🙋♂️👍👍👍👍💪💪💪🤝🤝🤝🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌿🌿
Maaha gabaygan in la dhagaysto
Gud gude
Guba waxaa ku jirtey caynba hadhuub kama dartaan holaca jiilaale
Maantana lascaanood ayaa muran laydika geliyey caynabana waad ka quusateen
Dhul durug dhul bahante dhalay armeyba qeer idin ahed
Isaaq maxaa uu gumeeyey darood isaaq waa reer ka kaliye ee ka adag darood
Ok
doqonkii ogaaden doolo laga qaad
😅😅😅😅
maxaa Sawkan kule eegga
Gogoshaa utaal Reerahaad ugu Gabaydeen dhulbahantow
Ilahayow kunaxariiso
I'm sorry my bo.im Leelkase and I stand on u r side..Dont trust Majeerteen
They are very manipulative and cowards don’t ever trust mj